    Cali | Friday, December 29, 2000 - 09:45 am Haba la is warsadee, yaa leh Shabeelaha hoose? Ma Dir, mise Haawiye? Daaarood mise RRA? Ha la ii sheego fadlan |
    maxamad | Saturday, January 06, 2001 - 07:53 pm Waryaa Gobolga waxaa Leh. Geledi ama Digil people. |
    DHUL-RAADIYE | Tuesday, January 09, 2001 - 09:28 pm CALI CIDNA MA LEH EE MA QABSANAA HADII AAD DIYAAR TAHAY II SOO SHEEG,,,, |
    MUJAAHID | Wednesday, January 10, 2001 - 03:31 pm inteen aadnaa haddii meelwalba naloo diidan yahay marwlbana qori masidi karno goormaan nasanaa. dadow maad nala talisaan GEYIGA SOOMAALI BAA LEH . GAYIGA GAYIGA SOOMAALI BAA LEH. UMADDII OO DHAN AYAA INDHAHA NALA DABA TAAGAN... SU'AAL YAA NATUSAY? |
    I SAID | Sunday, January 14, 2001 - 04:15 pm waadhaar ama hajabaad kasoo baxday ururka SSNM mar labaad waxaan oogadigaynaa warxuma tashiilayaasha erayada xun xun sida yaa iskaleh SHBEELAHA HOOSE waxaana markale usheegaynaa inay kawaan toobaan waaba cajiib nin laleeyahay gurigiisii yaaleh waa eray xaaraan ah , |
    HABARYOONIS BOY | Sunday, January 21, 2001 - 04:04 pm WARYAADA SHABEELADA HOOSE WAA LEH ISAAQ HABAR YOOSIS AYAA LE EE ISKA JIRA WAA II NOO DAGAAL CUSUB IYO QARNI CUSUB BYYYYYYY |
    BIAMAAL BOY | Monday, January 22, 2001 - 06:01 am to, habar yoonis boy war nacas yahaw orod iskatag mawaxbaa kuudhiman habaryoonis iyo shabeelada hoose maxa iska soogalay waxaan umalaynayaa inaadan,ahayn reerkaas aad sheeganayso war islayaab koleey ciyaal baad tahay ayaan umalaynayaa misa Biamaal dhumay ayaa tahay waa yaabee. |
    Kharumbo | Tuesday, January 23, 2001 - 08:23 pm KA DHEELTEE KA DHEEL KII BIIMAAL KOO WEENYEE. Dadkaan Bimal reer bilaayo ma aha, laakin maalintii bilaayo ay galaan Taariikh ay dhigaan. Talyaani tii ay ku dhigeen. Bimaaloo LilLaahi maxaa loo labaa, Bimaaloo LiLLaahi wa socdaayee sabaab. |
    SALAAM | Wednesday, January 24, 2001 - 07:04 am TO,kharumbo waan kusalaamay sx halayaabin waa samin aakhir oo waxaalayiri wax walba wuu isbadalaa nacaswalba waxbuu ismoodayaa ee usheeg taariikhda Bimaal iyo halgankii loosoomaray jiritaanka umada soomaaliyeed wasalaamu calaykum. |
    MARKA HOMEBOY | Friday, January 26, 2001 - 02:37 pm TO dhamaal reer Bimaal wad salaamantihiin reer Bimaalaw waxaan ahay wiil bimaal lamagodle (Gaadsan)waxaan idan leeyahay maxaa inagudhacay aaway taariikhdeenii aawey dalkeenii aaway aseendooyinkeenii kaca oo rag iska dhiciya salaama |
    Kharumbo | Tuesday, January 30, 2001 - 06:42 pm Ani Bimaal ma ihi, laakin taariikhda bimaal marne ha umudhina in aay dhimaheeso. Ar lama goodloo ashahaado, Lee Ilaaha Ila Laah. |
    SALAAM | Tuesday, February 06, 2001 - 09:46 am to,khurba warnin yahaw aadbakuuma afgaranine waamaxay ujeedadaadu runtii aad ayaan oogahelaa lahjiga reer Bimaal marka walaal bal iisoo fasir warqadii ugudanbaysay waxaan ahay Bimaal,lamagoodle. |
    kharumbo | Monday, February 12, 2001 - 09:32 pm My God. i write in english? i am no bimal. histry of bimal great. |
    marka boy | Thursday, February 15, 2001 - 12:36 pm to khurtubo khutubo waan ku salaamay sida aad u ogtahay tariikhda bimaal ka aadna ayaan u jeclaaday jahjiga aad ii saaqotay waana ka xumahay hadalkii uu ku yiri salaam waxaad ku hadashay lahjigii bimaal thanks bra |
    kharuumbo=GOT AW SUUFI | Saturday, February 17, 2001 - 11:11 am marka boy salaanta waa kaa gaddoomi. taarikh bimaal ibnu batuuta or reer marooko ahaay buugnahiisa, qasiidayaasha sheekh awees axmid buug la dheho <la guerra di bimaal>, meel badan aad ka heleesa. markii qaxa aas dhaci, nin aa tegi miyuusiimka somaaliya waxii ay qarihaayiin dhan waa soo daldali. ameerika as ku haayaa taariikhda dhan. lama goodlay intii dahab iyo bulkaati aay jironooso ninkaan waxii qeema lahayi dhan aas badbaadiyi. waane la haayaa taariikhda bimaal iyo tan soomaali weenbo |
    YUUFEY | Thursday, March 01, 2001 - 08:47 am BIYOMAAL MEESHA QABIIL MAHA EE WAXAA LAYSKUGU YIMID IN LAYSKU BARTO WAXAD LAHAYDEEN KISMAAYO YAA LEH HADDANA GOBOLKAN YAA LEH MARKA QABIILKA KA DAAYA HADDAAD WAX LEEDIHIIN MAR HORAAD XOREYSAN LAHEEYDEENNEE |
    SULDAAN | Sunday, March 04, 2001 - 08:07 pm TO; YUUFEY WAAD SALAAMANTAHAY MARKA HORE MIDA KALE WAXAA JIRA DAD AAD U EDEB DARAN OO AF LAGAADO LASOCDA WAA IN LOO JAWAAWAA BIMAALNA MA ,AHA DAD LOO GAFI KARO |
    YUUFEY | Monday, March 05, 2001 - 11:07 am TO;SULDAAN ANIGA UMA ANAN GAFIN BIYOMAAL EE WAXAAN IRI BIYOMAAL MEESHA KA DAAYA WAXAA LAYSKUGU YIMID IN ASXAABTII DADKA MOR HORAA ISKUGU DAMBAYSAY ASXAABTII MARKA CADDEEY HAKALA FAAIIDEYSTAAN HANA KU BAASHAALAAN BOGGAN LOO FURAY MEESHA QABIIL LOOMA FURIN. MARKA BIYAMAAL MALAHA EE QABIILO BADAN AYUU KA DHEXEEYAA,MARKA GADAAL AAD QABIIL KA BARATEEN BIS WAAYE WAA ISKA WADAYSIIN>>>>>>>>>>>>><<<<<<<<>>>>> |
    maxamad | Monday, March 05, 2001 - 06:41 pm War biyomaal wax ee yihiin majirdho. Somaali dhan wee lasocotaa waxa ee Suldaanka Geledi kudhigti. Marka ay soo dejiyeen talyaaniga wadanka. Biyomaal waligeed waxee hoos imaan jireen Geledi. Waa qoxoodi oo ladijiyi shabeel. Everybody know Shebeele and all south of somali was rule by Geledi Suldaans for more than 700 years, so Biyomaal stop lying to your selfs. Geledi Geledi for every. |
    Bimaal/Gadsan | Friday, March 09, 2001 - 02:08 pm to mahamed waa yaab!!!!!!!!!!!!!! walaal waad salaamantahay ,kadib maxaa layiraahdaa Galedi ma Qabiilbaa ?ma soomaalibaa? mida kale hadii aad Qabiil tihiin ma Barawaani ayaad tihiin walaal waan ka xumahay hadii aad Bimaal iyo Dad aan la aqoonin isgarab dhigtay saaxiibayaal Bimaal baa wada hadlayee iskaga baxa .waxaan ahay Bimaal lama godleh(Gadsan) |
    KING !!!!!!!!!! | Friday, March 09, 2001 - 02:20 pm to yuufey layaab iska hadal wax ku arkaya malaha ,mahadaad tiri Bimaal hada ayuu Qabiil bartay ,midakale hadii aad dagto gobolkan soo cadee waxa aad tahay miyaad ka xishoonaysaa marka aad Bimaal caayayso Who are you? I am the King of the shabeelada hoose king Bimaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal |
    maxamad digil | Saturday, March 17, 2001 - 05:56 pm I are not what you say you are if you do not know Geledi you r not biyomaal. Let me tell you Geledi are the people who lost alot of their people to protect you from the ajuraan suldaan. Geledi gave you home and food, shulter etc. Geledi ruled from afgooye to buur hakaba to jamaame. Read somali history book and i asure you that you will find Great Geledi suldaan in there. We are not strong as we used to be because of you. |
    REER MARKA | Sunday, March 25, 2001 - 10:18 pm Maxamad Digil, If you are claiming that you are not as strong as you used to be, that only means you were never strong enough to last. So shut your mouth and show respect to your neighbor. If you are questioning the Bimal royalty and protector of the region name your references, such as historical books and/or documents. |
    kurtunwaarey | Thursday, April 12, 2001 - 10:39 am kurtunwaarey aaweey. waxaa laga reebay oo aan weli dad u soo bixin kurtunwaarey oo ahyd caasimada g.sh.hoose oo badbaadisey boqolaal kun oo ah habar gidir.mareexaan iyo isaaq iyo dhulbahante laga soo qaadey caynabo iyo jeexan waxaana ka mid ahaa cabdi qaasin. caydiid iyo gaani |