Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Dilla
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDALE

Saturday, December 30, 2000 - 02:51 pm
WAXAN LEEYAHAY CIID IYO SANAD WANAAGSAN GUUDAHAAN UMMADAHA MUSLIMIINTA, GAAR AHAAN SHACABKA REER AWADAL. WAXA KALE OO AAN CIID WANAAGSAN LEEYAHAY BULASHADA MAGAALADA DILA YAR IYO WAYNBA. CAAFIMAAD IYO CIBAADO SUUBAN IYO SANAD LOO HAN WAYN YAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 31, 2000 - 03:36 am
WAAD MAHADSANTAHAY CABDALE. IGA GUDOON SALAAN TAA LA MID AH. WAXA KALE OO AAN SALAAMAYAA TOLKAY GADABUURSI OO DHAN IYO REER ABTIGAY ISAAQ OO DHAN OO AAN LEEYAHAY DHAMMAATEEN ILLAAHAY JANNADA HA INAGEEYO AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abti jecle

Wednesday, January 10, 2001 - 02:36 pm
dila markaan soo xasuustay ayaa qalbigu ikacay
waa magaa ladii reer abti yaashay waxanan ku
noolaa mudo badan waxan lee yahay reer dilaad
ilaahay bash bash iyo barwaaqo ha idinku nooleeyo
ninkii garanaya abtigay waa xasan sheekh muumin
muude oo caanka ah awdal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 02:16 pm
waar, huuno,dili dililiq ma leedahay,
askari, askari ma lana moodaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr joker

Monday, January 15, 2001 - 07:38 am
Meeshii aan ku dhashay iyo dadkii la iga beeray ee reer DIllAD waxaan idin samaalay waxaan ahay nin reer dillad ah ama reer kuwait ah waxaan xasuustaa quruxdii dillad ama geedihii waaweeynaa ee gobka ahaa iyo baxarasaafkii. waan ka xumay sidii dilla reer abtigay ay u dumiyeen lakiin waa la dhisi raga yaa u maqan....
CARAYAHAY HA OOYIN RAG BAA KUU CUMAAMADANE
VIVA LA DILLA and LONG LIFE DILLA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 10:47 am
halkan waxa ku soo biiray guddomiyaha/dila oo salaamay dhaman reer dilla oo leh waa la isku soo noq waxii nabad ah aduunyad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BORAMAAWI

Thursday, April 05, 2001 - 07:49 pm
WAXA AAN RABAA INAAN HALKAN KA SALAAMO DHAMAAN DADKA UDHASHAY MAGAALADA DILA,MEELKASTOOY JOOGAANBA. ANIGU RUNTII WAXA AAN KU DHASHAY MAGAALADA KUNA KORAY MAGAALADA BORAMA.DILANA WAA MAGAALADAYDII AABAHAY AYAANA KU DHASHAY.INKASTOON DILA DHEXDEEDA AANAN DAD BADAN KA AQOON .LAAKINN DIBADAHA AYAAN KU BARTAY DHALINYARO BADAN OO REER DILAAD AH.
DHAMAAN ILMAADERAYAAL MAALIN WANAAGSAN