    sanaagiesguy | Sunday, December 31, 2000 - 05:06 am HI ALL, walaalyal dhamaan, i like us to contripute some valuble information regarding our region sanaag as whole. the reason being that sanaag is as we all know some what unknown in terms of general info.. such as size of the region, the climate, the poupulation natural resources, potential and ethnic diversoty. as well as many other usefull information. many sanaagies youngesters including my self, as well as olders lack many of the above info. thank you and any contripution is greatly appreciated. waa salaamu calakuum waraxmatuulahi waa baraktu |
    mrKNOWLEDGE | Saturday, January 06, 2001 - 05:21 am HELLO PPL. 1-do u know that sanaag is the third largest provence in the SOMALIA??????????? 2-DO U KNOW THAT SANAAG IS COLDEST REGION IN THE OUNTRY?????????? 3-do u know that sanaag has some highest areas above the sea level, in somalia??????? 4-DO U KNOW THAT VOLCANOS USE TO IRRUPT 1000000 OF YEARS AGO VERY frequently &INTENSLLY IN THIS REGION??????????? 5-do u know that sanaag was part of the ancient puntland along with BARI and THE NORTH WEST and it was especially famous for its 'FOOX' from the the deep moors and mountains of 'CALMADOW' or the dark heels?????????????????. those are some of the general information that i have managed to obtain. i still have plenty more. i would appreciate very much if other brothers and sisters could contripute with more information and genral knoweldge regarding our region. thank you! |
    newman | Friday, January 12, 2001 - 01:23 am do u know this bro: sanaag along with sool has great potential in terms of petrolium discovery! infact in 89 a great amounts of petrol was found in the sool><sanaag district! this region our REGION has great potential, in becoming a leading and example 4 all the regions in the country, in the near future! piece! |
    warsongli | Sunday, January 14, 2001 - 09:48 am sanaag 4 live |
    Sanaag | Saturday, January 20, 2001 - 04:02 am Waa runtaa you newham! I am from Jidali brother! I am nalaye Ahmed! GO on all the Sanaag boys! Let us say yesssssssss! |
    jama | Saturday, February 03, 2001 - 01:47 pm sanaag waa tiii lagu wasay laguna baabiyey faqash .. weli ma waxaa hunguri idinka hayaa ceergaabo iyo somaliland .. qurjiili iyo daba dhilifkii faqashta waa tii laga maydhey sanaag .. gahayle iyo dhilooyinka warsengeli waa tii dhiigooda laga kacay.. mee wahaaabi , saalax mire.. iyo washeysigii la mida ahaa sanaaag waa somali land waana tiii idikoo baryaya ka cararteen jama |
    Jidali | Sunday, February 11, 2001 - 03:23 am Jama Ciyaalka qabyaaladu maskaxda kawastey lama sheekeysanno. Jidali |
    Faqash | Friday, February 16, 2001 - 02:24 pm To da mother fucker Roo Dee Poo Punk ass nigga: let me tell u fucking iidoor whore, till today ppl in sanag when it comes a war u cant with no body, who niggaz died more in there? iidoor so u can still save da drama for u r mama and eat a and go to hell whore. |
    WAR | Friday, February 16, 2001 - 06:08 pm war jama maxaad laba nin ka sheegaysaa. maydkiina yaa tiriyey. dagaalka si naagnimo ah waad u bilawdeen anaguna warsangeli ahaan si sharaf ah waa ku dhamaynay. dagaalkii ugu dambayey ma xussuusantahay ee aanu tuugtiina iyo carruurtiina gaajadu wadday ku qaqabanay, ka dibna idiin soo dayney. laba nin baad sheegaysaa, anigu halka ka sheegimaayo caaqiladii, taliyayaashii, lagu dilay ceergaabo. midda kale, jaama, nimankan aad sheegtay kuway sadaqadda siin jireen baa dilay. hore loo yiri, ninkii mas korsaday isaga meleg. |
    LOL | Saturday, March 17, 2001 - 04:32 am lol war Jaamac, meeshawey ku riyoonayeene sowdigan intiiba ka kala tuuray. |
    Anonymous | Saturday, March 17, 2001 - 05:32 am March 17/01 Gidigiin waxaa tihiin qudhun qabyaaladi la tagtay oo jaahiliin ah. Ilahayna ummadda inteeda wanaagsan haydinka qabto. Kasar ayaad tihiin. Dadka reer ceerigaabo idiinma baahna kuwiina qabiil ku dhaqma. Orod oo tag haddaanad sidaa aaminsanayn.Way ka xoroobeen qabiil. Qabiil waxaa isticmaala dadka badowda ah iyo dadka waalan. Markaa dadkiinan qabiilka ka hadlayaa inaad badow tihiin iyo inaad waalan tihiin baanan kala garanayn. Ilaahi idin abuurayna dusha ayuu idinkala socdaa, wuuna idinku ciqaabi doonaa kuwiina qabiilka wadow. Dadku qabiil uma baahna ee ummadda af xumadiina iyo jaahilnimadiina kala taga. Ilaahay haynaga qabto kuwa qabiilaystayaasha ah. Aamiin. Nin reer Ceerigaabo ah oo qabiilka neceb (#37) |
    Anonymous | Saturday, March 17, 2001 - 05:41 am March 17/2001 war qabiilka naga daaya. Haddii aanaydin wax kale oo macna leh ka hadli karin iska aamusa sidaasaa kheyrku ku jiraaye. maxaad ka heshaan markaad ummad meel wada degan isku diraysaan? Bal haddaad caqli leedihiin suaasha iiga jawaaba kuwiina qabiilku la tegay ee labada dhinacba ka yimiyow. Mar haddaad aragtid qof jecel inuu wuxuun isku diro, waa qof buka(psychological disorders) oo dhakhtar u baahan. Dhakaatiir badan ayaa hadda waxay ku takhasustaa cuduradda maskaxda ku dhac oo ay ka mid tahay qabyaaladdu. Markaa waad aragtaan bahashii dadka qaarkii caadi u haysteen waa xanuun maskaxda ku dhaca. walaalayaal hala sheekaysanina hana ka gurina qofkii qabiil ku hadla labada dhinac meeshuu doonaba haka yimaadee. Aakhirka wuu daali oo isaga ayaa isla yaabi doonee. Mahadsanid |
    some-sanaag-boy | Saturday, March 24, 2001 - 03:26 am yes f**k qabiil lets talk bout sanaag's potential! what do we have in sanaag?? |
    Anonymous | Saturday, March 24, 2001 - 07:58 am Re:some-sanag-boy Sanaag has the potential of becoming the tourist destination of the country.Daalo, the most beutiful spot is located right on Erigavo mountains. There are clean and unspoiled beaches in Sanag region. There are huge mountains(Golis range)for mountain climbing. There used to be fish proceesing plant in Laskoreh which, I believe, can be repaired. There used to be, in Erigavo, saw mill factory as timber is abundant in Sanaag mountains. Sanag is the only place in the whole country where peaches, cabbages and few other items can be grown. There is also "foox' which is grown since time Egyptian dynasty period. The foox is exported to the Middle eaastern countries and Eourope. the tastiest meat in the country comes from sanaag region. Perhaps another person will continue as I run out of gas. |
    Ali | Sunday, March 25, 2001 - 05:26 am I love sanaag thats my home town am habar yoonis and my mom is warsangali reer garaad,ceerigaabo and sanaag are 1 of somalias multiculrural multicaln areas,and thats where I intend to build my future house,one more thing sanaag is for all sanaagians. peace be upon beautiful sanaag |
    AHMED .G | Monday, April 09, 2001 - 11:55 am WAA BEENTAA BEENAALE YAHOW SANAAG WAA CRO DHULBAHANTE WARSANGALI IYO OGAYSLABE IIDOORKU SUBAXII BAY CAANAHA KEENI JIREENHABEENKIINA WAY CARAABI JIREEN HADANA WAXAY LEEYIHIIN WAXBAAN KU LEENAHAY WAA YAAB |
    Ceerigaabawi | Tuesday, April 10, 2001 - 10:29 am TO: AHMED G Aad baad walaal u khaldan tahay. Aniga ayaa ogeyslabe ah hooyadayna warsangeli tahay asxaabtayne Muse ismail iyo Habr jeclo yihiin. Waad ku gaftay inankaa wanaagsan ee ku faraxsan inuu sanaag ka yimi. waana runtii oo wuu ka yimi dadka kale aad sheegatayne way ka yimaadeen. in wax lakala gurona maanat looma baahna. waxaa loo bahan yahay in gobolka la dhiso oo horumar la sameeyo. Ninkii maanta qabyaalda ku fekeriyana waxbaa u dhiman. Ilaahayna ma jecla qofka qabyaalad ku dhaqama ee taa ogow. ALI: walaal raali ahow hana dhegeysan ninkan waalan. Dhalinyarada kale ee hala wax ku qortaa waa dhalinyaro wanaagsan oo aan qabiil ka hadli ee ninyahow wareeresani ka dhex baxa. walaalayaal ninkaa qabiilku jiidhay ha la hadlina wuxuu doonabe ha yiraahdee. |
    QABIIL-MA-RABO | Wednesday, April 11, 2001 - 06:43 am QABIIL UMA BAAHNIN QABIILEESTE HA DHEGAYSANINA \ QABIILKU WAA NOOC MINA WAALI QABIIL WAA NACASNIMO QABIIL WAA DULINIMO QOFKA QABIIL KU DHAQMAA WAA DACIIF QABIIL WAA DEMBI ILAAHAY LAGA GALO ILAAHAY QABIIL K U DHAQANKA WUU NECEB YAHAY WUUNA U CADHOODA QOFKA QABIIL KU DHAQMA QABIIL YUU KU WASAKHAYN. |