Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: Horta Xamar Yaa Iskaleh?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mataan

Sunday, December 31, 2000 - 06:49 am
Sidaan baryahan dambe Bbcda iyo dacaayadaheeda ey wadey ku wajahan arimaha Somaliya iyo kuwa isu ururiyey Teendhada carta ey go'aan ka dhigteen in Xamar ey u dhaxeyso Soomali Cajiib.

Waa su'aal da weynoo horta xamar masoomali baa leh mise dad'aan Soomali aheyn, marka haddii ey Soomali leedahey maxa carab iyo nij shisheeye wax looga weydiiyaa?

Gabagabo waxaa magaalada Muqdisho Qarniyo badan soo daganaa Qabiilka Mudullod maantase waxey noqotey meel hiraab taaso kacareysiisey kuwa badan sidedoo kale mana ogolin ogolaan meynano arintaa Xamar is for us taasna waxaa cadeyn karo iney noqon doonto caasimadi dalka haddi kale dagal waligaa madhamaanayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ex bb

Tuesday, January 02, 2001 - 08:44 am
Muddoloodka aad sheegeysid wxay xamar yimaadeen 1947, marka sidee bay xamar ku yeelan karaan. Teeda kale, Who cares, meel kasta waad ka degi kartaa Somalia, cid meel lehna ma jirto.
Maskaxdaada fur doqon yahow...ee dib ugu noqo xumaanta ay qabyaladda ka dhex dhalisay dadka Soomaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Celi

Tuesday, January 02, 2001 - 09:25 am
Haye adigana inteed joogtay reer baadiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIDAN

Friday, January 05, 2001 - 09:26 am
HAMAR IS FOR MUNDULOOD!!!

WHERE DO LIVE DAINUASOR..
IF YOU KNOW ANY THING ABOUT MULTCULTURAL, YOU SHOULD PRECIATE THAT HAMR BECOME CAPITAL OF SOMALIA AND MULTICULTURAL CITY.
THAT IS WHAT GAVE THE NAME FIRST PLACE, AND NOW
SEE , EVERYTHING BACK TO IT IS ORAGINAL.

THINK B4 YOU SAY (ANIMAL)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 07:09 am
MUDULOOD- SUPER POWER

WAXAAD OGAATAA IN EEY XAMAR LEEYIHIIN
NIN WALBOOWNA KU QANAC MEESHAAD KA
TIMID MARKA AAD LEE DAHAY 1947 AYEEY
XAMAR YIMAADEEN 1964 KII QOF UUSAN
ABGAAL KAFIIL KA AHEYN XAMAR MAJOOGI
KARIN WAANA LA TIRXIILI JIREY
HAWIYE-DAAROOD-ISAAQ-XAGEEY SOO
MARAAN- WAXAAN ARKEY NIN KU SHALAAYEY
OO MAJEERTEEN AH QOF I WAKIISHA
AYAAN WAAYEY MARKAAS AYAA LEYGU
XIREY DEKADII HORE KADIB AYAA
BARI LEYGU CELIYEY WAXAANA ILA
SOCDEY 5 YEMEN AH IYO 2 CUMAAN
NOOLOW SIYAAD HA ILOOBINA
ISAGAA QASKAAN KEENAY HADDII
KALE SHARCIGA AYAA QABAN LAHAA
MADAGANOOW WAAD OGTAHAY
WAALA NOQONAYAA DIB BAA LOO
NOQONAYAA. DHULKAAGA KA SAMEE
WAXYAABAHA NOLOSHA LAMA
HURAANKA HADAAD AQOONA OGOW
ISBITAALO-ISKOOLO-JAAMICADO
ISGAARSIIN-SIDA KOONTADA
BIYAHA-JIDADKA
QOFKII LAGA TAGO GUMEYSI
DIYAAR HA U NOQDO-
ABGAALNA GOOF DANBE OO XOOG
LOOGA QAADO WAA DHAMAATEY TII
HORE HAKU EKAATO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaa arkey

Sunday, January 07, 2001 - 12:25 am
Cool Bro Annoynmous

Duqa taariiq baad heysaa,

Dalxiin Dalkisa haye, nin hurdaayow maxaaa argati kuu laaban bal maxey ka yaqaanaan Mudulood?
Uguu dambeyn Ninki Dhoof Kuyimid baay Geeridi Dhibeysaa horta gidireey Xageyy ku dambeyn?


Yaa arkey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer xamar

Sunday, January 07, 2001 - 03:18 pm
TO:DADKA ISKU TILMAAMAY IN AY XAMAR LEEYIHIIN:::
WAXAAN IDIIN WEEYDIIYAY DAMEERKII AWOOWGIIN AHAA EE MUDULOOD XAGUU JIRAY MARKII AY DALXIIN DALXIINTU IMAANAYEEN XAMAR? HADII AAD OGTIHIINA WAAD OGTIHIIN HADII AYDAAN OGEEYNA ANIGAA IDIIN SHEEGAAYEE IGA HOOYA.AWOOWGIIN MUDULOOD WAGAAS WUXUU LA DAAQI JIRAY DAMEERAHA KU NOOL DHULKA HUUTUUGA IYO TUUTSIGA DAGANYIHIIN OO HADA LOO YAQAAN RUWANDA:MARKA XAMARNA WAXAA ISKA LEH DADKA WALIGOODBA LUGAHA IDIINKA CALAAMEEYN JIRAY MARKA AAD GABDHAHIINA IYO CAANAHIINA USOO IIB GEEYNEEYSAAN XAMAR.WAXAAN SHAKI KU JIRIN IN AAD MAANTA XOOG KU HEEYSATID DHULKII SHALAY LAGUUGU SOO DHAWEEYAY OGOOWNA WAXAA IMAAN DOONTO MAALIN AAN XOOG WAXBA LAGU QAADAN KARIN:XAMARNA WAXAA ISKA LEH DADKA AAD UGU TIMID XAMAR ISLA MARKAASNA AAD U BIXISAY (REER XAMAR)HADII AADAN QIRSANEEYN HADE OGOOW MAGACAAS ADIGAA BIXIYAY.KOLEYBA ANIGA WAXEEY ILA TAHAY IN ADINKA IYO DAMEERIHIINA AYDAAN WAXBA IS DHAAMIN HORAANA LOO YIRI DAMEER IYO DOC KA YEERBA DAANKAA LAGU DHUFTAA.WAXA AAD SUGEEYSAAN WAA QUWAD IDIINKA XOOGBADAN OO ILAAH IDIINKU SOO DAJIYO SIDII 1992KIIBA 15KA DAGMO OO AY XAMAR KA KOOBAN TAHAY AAD OGA NOOLEEYD HAL DAGMO:::::::WAA WIIL REER XAMAR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil dhuusa mareeb

Monday, January 08, 2001 - 03:03 am
To: Wiil reerxammar iyo dhammaan dadka muddulood iskusheegaya. Waan arkaa inaad ishaysataane horta adinku maxaad ahaydeen, maxaadse isdhaantaan? war bal annagaa bela aragnay, laba naagood oo la isla qabo intii odaga qaba u heshii lahaayeen iyagaa alla wax iska tusay! inta caqligiinnu sidaa yahay aniga faaiido ayey ii tahay oo mid seddexaad ayaan idinla mehrinaya, wacadalle inaadan wiil dhuusa mareeb aadan wax ka aqoon adigaasa baran doona.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.salaan

Monday, January 08, 2001 - 04:01 am
To kalabka reer xamar

Waryaa nacas cardiif ah ma iloowday inuu mudullood idiin soo dajiyay idinkoo qoxooti ah oow halkaas ku dajiyay idinkoon meelna aqoon oo camoolayaal ah,maantaad daba dhilifyaal u noqoteen reer waqooyi,waxaana hubanti ah haddii yuhuud ay soo duuli lahayd inaad kobaha u qaadi lahaydeen,waryaa doqoneey dabkaa ba' ogaada Abgaal wuxuu iska difaacay huwantii reer waqooyi haddana diyaar u yahay difaaca dadnimada sharafta iyo gobonimada ABgaal iyo mudullood,bal halkii aad u baxsa lahaydeen sii diyaarsada doqomiin Wallee ABGAAL taas idiinkagama haro ídinka iyo xulufadiina aad dabadhilifka u tihiin mahbaro na suga way inoo taal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer xamar

Monday, January 08, 2001 - 10:38 am
TO:C.SALAAN
SXB WAXAAD ISA SHEEGTAY ADIGA IYO DAMEER AABAHAA WADI JIRAY IN AAD ISKU CAQLI TIHIIN INTA AAD MEESHA LASOO ISTAAGI LAHEEYD WAX LA TAABAN KARO YAAD LA SOO SHIR TAGTAY (KALAB CARDIIF CAD)TAAS HADAL KUUMA NOQOTO EE ADEER HADII AAD RABTID IN AAN WADANKA WAX KA NOQOTID AMA AAD DAMEERKAAGA NABAD UGU WADATID ILEEN MEESHA WAX KALE KUUMA OOLIN'E KU NOQO CALIYAALE IYO CADOOW UUL.REER XAMARKA AAD CAAYEEYSIDNA WAA KII ADOO CALI BEESTEEN AH OO QAAWAN DHARKA KUU XIRAY MARKA WAX LA TAABAN KARO MEESHA LA'IMOOW OGOOWNA WAXAAD TAHAY KALAB DAMEERKIISA KU CAQLI AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.salaan

Tuesday, January 09, 2001 - 02:25 am
To baac

Waryaa maxaad dadka aadan ahayn magacooda ugu soo dhuumanaysaa hadaad nin tahay maad is cadaysid qurunyahoow adiga oo kale waan ku aqaan Abgaal iyo reer xamarba afkaada qurunka ah kala dheeroow kalab kalabkiis mar kalena ha soo sheegan reer xamar jaasuus waaxid Abgaal waa gob kumana diri kartid reer xamar,doqon doqonkiis,baac caqli lix saac adigoo kale kulama murmo inaan waqti isaga kaa dhumiyo sharaftaydaa ka weyn doqon dad is oo dameeruhu hooyadii dhabi jireen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil dhuusa mareeb

Tuesday, January 09, 2001 - 04:24 am
Hayaay war annagaa mashaakil aragnay weli wey ishaystaan kuwi ee bal ila eega! weligaaba duqon baraaruji adiga umbaa kudaalaya, bal maxaad isku haysataan maa nin kastaba howshii uu caanka ku ahaa qabsado isgoon ka habsaamin, dowladdana aad tiraahadaan (Dowladaa gacan dheer= Abgaal). (Maana iisho dhillaas ahaan jirtay hooyaa laga dhigay, doowladdaa ka dhigtay ee kor allaha ka yeelo, laakiin jaalle madaxweyne midkoo mariixaan oo la dhoho aa nawareeeeeriyay ee gacan nugu sii sidi lusoo khaban lahaa.= Reer xammar). Haddii kale shaqaan idinka qabaneynaa maxaa yeelay ma arki karno shacabki aan mas,uulka ka ahayn oo is qabqabsanaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/llaahi

Tuesday, January 09, 2001 - 11:06 am
Carab yaab waaye hadana waxey sheganaayaan xamar saaxiib xamar qabiil maahan ee waa magaalo soomaliyaana iskaleh muduloodna soomali waaye, dameerahana shaqo waaye ceeb maahan adna maxaa kaqaban jirtey waqtigaas. Sxb u better grow up haddii uu qabiil qabiil ku hayana waad ogtahey inad wax katari weydeeen Mudulka. Duqa horta yaa farqorista ku barey?

Is kailaali xaq yuu ku qaban waxaadan hureyna horaa loo galaa, kana bagekaaga maahan ee orod meelaha kale ku xaar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil reer xamar

Tuesday, January 09, 2001 - 05:23 pm
TO:ADOON ADOON DHALAY=A.ASIIS+ABDULAAHI
SXBYAAL IDINKA IYO AWOOWAYAASHIINBA ANIGAAD ADOON II AHAAN JIRTEEN HARAANA LOO YIRI (SINJI WAA MAGUURAAN KOL'UU SUULASHA KAA GALO)OGAADA BARITONA ANIGAAD ADOON II NOQON TOONTIIN!MIDA KALE HUURADA LA BAXDAY A.LAAHI WAXAAN KU LEEYAHAY WAA RUNTAA OO XAMAR WAA MAGAALO OO MAAHA QABIIL SOONA BARO AQRINTA AF SOOMAALIGA=WAXAANU KA HADLEEYNAY LAHAANSHAHA XAMAR EE QABIIL MAANAAN KA HADLEEYNIN.AWWOWGAANA ISAGOO CALI BEESTEEN AH OO AAN DHAR XIRNEEY ANAGAA DHAR U XIRNAY ADIGANA MAADAAMA AAD DADKA NOOGU SOO HOREERSAY ANAGAA DAMEERKA KUU DHIIBNAY BARITONA ANAGAA SHAQOOYIN KALE KUU HAYNO!
ADOONTIYEEY BALANTEENU WAA IDINKOO LA SOO SHIRTAGA WAX LA TAABAN KARO
INTI AAN ADOON AHEEY WAXAAN IDIINKAAGA TAGAY QEEEEYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awoowgaa was

Thursday, January 11, 2001 - 09:03 am
waxaan ku leeyahey magaca reexr xamar daa adiga doqonta ku lamida reer xamra maahan, reer xamar iyo abgaal waa dad dhaqan shariif iyo diin ba leh, balse adoo kale waa lagu yaqaan waxad ka dhalatey qabiil aan wax isku faleyn saas ayaadna shaqo nin heesto wax kasheegeysaa, dameerkana gobolwalbo nin ka u dhashey ayaa wado, hadii ad fahantey qabilna yeelo qaacin yahoow haku gaban dadka sharafta leh.

stupid lakordhabey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 10:32 am
Assalaamu Calaykum

Walaalayaal salaantaa ka dib waxaan jeclaan lahaa inaan is xusuusino cabsida Ilaahaygii na abuurtay iyo in wax walba uu isagu lee yahay, cid wax leh ama wax sheegan kartaa ma jirto, kuligeen waxaan nahay addoomo Alle, dhulka iwm isagaa leh oo abuurtay, sida qur'aanka ku cadna wuxuu qof kasta oo muslin ah xaq u lee yahay inuu ku noolaado meel kasta oo ay dad muslimiin ahi ku nool yihiin, sidoo kale inuu dego, ka guursado, ka ganacsado iwm, isagoon u baahnayn viise, baasaboor iwm.

Halkaa waxaa inooga cad in uu qof kasta ee muslin ahi uu lee yahay degi karana Xamar iyo magaalooyinka kale ee dad muslim ahi ay ku nool yihiin, markaa maxaad u malaynaysaa mid Soomaali ah oo walaalkaa ah?

Walaalayaalow Xamar Allaha u kaso nasiib ay ku yeelato in lagu gorgortamo ee bal aan u ducayno, annagana qaxootinimada iyo qabowga Allaha naga saaro.

Aan yeelano caqli, yaynaan u hadlin sidii ay naftu jecashahay, aan ka taxadarno sheydaan iyo naf, aana iska dayno walaalayaal af lagaadada iyo caayda, gaar ahaan mida waalidiintii, iyadoo weliba aan lagaa cafinayn, hadduusan kaa cafinin qofkaad u geysatay, sidaana Aakhiro aad ku noqonaysid mufliskii uu Rasuulku (csw) noo sheegay.

Waad mahadsan tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Monday, January 15, 2001 - 09:25 am
War anagaa balaaya aragnay, war maxaad taariikhda ugu cayaaraysaan, war ama sida ay taariikhdu tahay uga hadla amase iska aamusa,
waryaa wiilka rer xamarow waxaan ku leeyahay somalidu waxay tiraahdaa been sheeg oo been run u eg sheeg ha lagaaga qaatee,war anigu mudulood ma ahi hawiyana ma ahi laakiinse taariikhdu qabiil malaha ee siday tahay ayaa loo sheegaa hadaadan aqoonna waa la soo bartaa,anigu sannadkii 1985
kii ayaan la sheekaystay oday abgaala oo da"diisu ay ahayd 87 sano,wuxuu daganaa xaafada shangaani wuxuu ii sheegay dadkaan reer xamarka ahi in ay ku noolaayeen ex:bost iyo isbitaal martiini inta u dhaxaysa asalkooduna uu ka soo jeedo boortuqiis iyo turki xilligii turkigu uu ka ganacsan jiray muqdusho iyo marka,waxaana laga joogaa qiyaas dhan 800 oo sano,fadlan caydu waa ceeb ee hadii aad taariikh haysidna soo sheeg hadii kalana jooji dameerkaan aad odayaasha amase dadka ku caayaysid,markii aan hadalkaaga u dhabagalay waxaad u egtahay nin ciil qaba waayo cay xun oo aan sheekada iyo kaftankaba soo galin ayaad ku caytamaysaa ee iska daa lana imow taariikhda reer xamar uu xamar ku yeeshay adoon caytamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/qani

Monday, January 15, 2001 - 10:07 am
Goodman Bro abdurizaaq carabtu waxey dhihi jirtey alayacizak

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gure

Monday, January 15, 2001 - 03:24 pm
Abdirizak waad mahadsantahay sida aad noogu sheegtay taariikhda waxaba ka jiro dadka gibil cad waxay yimaadeen qarnigii sagaalaad mana k imaanin turkiya ee waxay ka yimaadeen Shiraasi oo ku taal Iran iyo Cumaan badankoodana waa reer shiraazi ood waxaad ku garan kartaa Shaanshida , Camuudig, reer fiqi ku waxay u labistaan sidii reer shirazi oo xitaa naagaha isku shuko bay qaataan. waa dad soomaali ah oo degan 10 qarni
Muduloodna waa dad dego magaalada xamar inkastoo ee xamar tahay National Capital oo leh qof walba haddana mudulood waa dadkii na martigaliye ee u deyno Habargidir......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamad cabdi

Tuesday, January 16, 2001 - 01:02 am
Mar hadi dhalinta Soomaliyeed ey u aqoonsantahey tariqda dalkoodi sidas waa mahad ala, balse waxaa su'aal mudan dadka Mudulod waxey wali awood u la'yihiin iney nabad ku soo celshaan magaalada muqdisho dsababtoo ah wax nabad soomali kadhicimeyso inta laisku hesto Muqdisho. Anagoo og in Reer Muduloodku uu yahey kuwa darisnimo leh ayaan waxaan sugeynaa in muqdisho nabad ka keenaan.

Wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raghe

Tuesday, January 16, 2001 - 07:17 am
War nimanyaho maxaan MUDULOOD ka rabnaa waa niman leh shaqo kasto oo la qabto rag ugaar leh qaar Dameer wado qaar Xamaali ah qaar Biyatoon ah qaar Taqtar iyo Madaxweynihii Kowaad oo ah nin Mudulood qaar Suuqa ka shaqeysto oo dad field walba ka shaqeyn karo, waxaa ka xun dadka rabo in ay wax maamuloon oo kaliyah, waa ilaah mahadiisa qaar badan baa ka faa'iideystay qurbaha oo ku leh shaqooyinka Mudulood u gaar ahaay jiray sida Kawaanle, Xamaali, Saxan dhaqow, Dameer wadoo oo mator la saaray(la casriyeeyey) ect.
Halkaas waxaa nooga muuqato in ey naga fiicnaayeen reer Mudulood waayo ma aheyn dad Tuugsado, Shaxaad, Xatooyo, Laaluush, Qaad ect.
Laakiin late 70s wax kasto wey ku jireen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysaawi

Tuesday, January 16, 2001 - 06:18 pm
waar Dhegaysta ama Mudolood ha lahaado ama Dameer ha lahaado xamar

sow ma ogidin xamar in ay magacii ka bedeleen

Habargidir oo iminka loo bixiyey Damar

xamar waxay ahayd magaalo qurux leh iyo sharaf
laakiin waxaa ilaahay usoo diray habar gidir oo jarka tuurtay abgaal

1. Xamar in aan lagu noqonayn waa lawada ogyahay
2. Xamar in aynan sideedii ku soo noqonayn waa lawada ogyahay
3. xamar in Dameero qaar madoobi qabsadeen waa lawada ogyahay

4. hadaan anigu iska hadlo

xamar transit kuma mareen hadii dayuuradu itidhaahdo waan fadhiisan (((( I will change the flight )))))

so take xamar and stick it up your Nastyyyyyyy FUTO's

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c el reer mat

Friday, January 26, 2001 - 02:01 am
xamar waxaa leh celi iyo reer mataan inta kale waa
xoogsi habar giddir horteedaa laga dhacay waxaana
dhacay daarood kuna gumeystay mugaasaa habar gidiroo gaajo hayso utimid er tiihoraa dhaantay
xaytahay horor kuleh walaalaan nahay kudilaaysana
daarood laga xuree laakiin habar gidirna xoogey
latimi xoogse xabad kama faa,iidin yaayaa
xamar carab maleh eedadkaleh waa layaqaan
caadiyan gobalwalba qabiil aadagan xamarna
waxaa dagan mudulood habar gidirna waxba iskuma ahan laakiin wee sheegataa in ay ladhalatay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Sunday, January 28, 2001 - 06:50 am
XAMAR WAXAA LEH SOOMAALI.
ABGAAL HADAAD LEEDAHIIN XAMAR ANAKAA LEH WAXAAN KU DHIHILAHAA: XAMAR DAAROOD BAA HELAY OO DHISAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdule Galmaax

Tuesday, January 30, 2001 - 03:09 am
Celi iyo Reer Matan cool i agree with you but try to not forget you follow brothers Mudulood so dont call your self only Xamar.

Yours

Abdule Galmaax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shingani

Thursday, February 08, 2001 - 12:00 pm
I could not agree more with Mr Abdulle galmaax.In fact, we nned to stick together in order to reach our goal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isaaqwase

Tuesday, February 13, 2001 - 12:32 pm
anigoo ah isaaqwase waxaan u sheegayee hooyadiiswasaha qowdhanka inoon waxba ka ogeen xamarcade,maxaad ka'ogtaha habar-gidir marka waxaan kuu sheegayaa HARGESAAWITOOW marka uku horeesa waxaad qaraar kaahaayaa xamar oo dowlad ka jirto ee mother fucker you did not now XAMAR so stay outside.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade

Thursday, March 08, 2001 - 10:34 am
War saxibyalo waad isku waalateen ee bal aan idiin aqliyeeyo Xamar waxaa leh Murusade Abgaal iyo Gibilcad, balse hada somali oo dhan baa wada degto Hawiye iyo Daroodba Xamar waa dhul Murusade Abgaal iyo Gibilcad ee waxaad raadisaa taariiqda banadir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-ABGAAL

Friday, March 09, 2001 - 06:25 am
TO: MURUSADE

WAA RUNTAA XAQIIQADANA WAA SAAD SHEEGTEY, LAAKIN KUWAAN AAN JID KU LAHEYN MEESHA INAY KA HADLAAN UMABA BANAANA, ANAGA OO WADA AH SEDEXDAA QABIIL EE WALAALKEY MURUSADE SHEEGEY AYAA GO'AANKA LEH QOFKII, SIDII,IYO MEESHA AY DEGI LAHAAYEEN DADKA WALAALAHEENA OO SOOMAALI AH, HADDIISE DAAROOD FUTO DAANYEERAALE OWSAN WELI QIRSAN ARINTAN ASAGOO OG TII AAN KU GAARSIIYEY ARAARE IYO INTA U DHAXEYSA HAMAR OO AY WELI WAX U DHIAMAN YIHIIN WAXAAN KU DHIHI LAHAA WAX SIKA REEB WAX HA KAA HARAANE WAXAAD TIHIIN DAAROOD DHAMAANTIIN SIDII DOOLIGII KU HESHIIYEY INAY MUKULAASHA BELKA U XIRAAN LAAKIIN LAGA WAAYEY KI KU XIRI LAHAA, MARKA DAAROOD MEELAHA SIDII DAANYEERKA KA FUTO GADUUDNADA MARNA HA KU SEEXAN INAAD HAWIYE & REER XAMAR AAD UGU TAKRI FASHO SIDII HORE MARKA OGOW WAXA AAD KU HADLESO DOQON DAAROOD OO FUTTO GADUUDAN SIDII DAANYEERKA.

IGAAR HARTI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil cali ismaan

Saturday, March 10, 2001 - 02:41 am
sakiin ma,goyso geed sal wayn sagaal abgaalna waa sidaas, abgaal cismaan ninkaan ahayn i shiisa ilimaa ku tal dalxiin dalxiin dalkiisi geey daaroodna doonti keentay saar ,ninka wato magaca reer xamar halkeed jirtay marki gabdhihiina lagu kufsanayay shan gaani,c/casiis iyo xamar wayne.

SHANBA HA.IGA SOO HERTEE SHANGAANI LAYLA SHEEGA MAA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL GAALGALE.

Tuesday, March 13, 2001 - 01:36 pm
Sahal waaye sakiin ku gooy suuf sal weyn
sagaal abgaalna waa sidaas.

Umadu wax jireey la ooysayee
abgaal ismaanse xoow ogeey?

Shingaani shaanshiyaa lehee
shimaad bilaawdey sheegadkaas?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to,gaal,gal

Wednesday, March 14, 2001 - 05:04 am
hadaad ka guurtay geedi xayr garoowe goof ma kugu yil
ninki barbaarshay bahal nool kabaxsay ama boqna goy
tabeelahaas waxaa ku tiil tumaal tumaal dhalaa tihiin
usoo aroor aadan yabaal abaalna kuuma erganaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL GAALGALE.

Wednesday, March 14, 2001 - 06:03 am
Garoowe waa goofki aabahey
geedi xeerna waa gawaan

Anaa barbaarshey baahal nool
ilaa boontii abgaalaan boos dejee

Tabeelahaas waxaa ku tiil
tumaal waa togoogii abgaal

Ayax ayax dhalaa tihiin
abgaal ismaana waa abees.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali.

Thursday, March 15, 2001 - 06:58 pm
waar waa kuwiina meesha ku caytamayo iimaan iyo -
diin malihidin.Damiir iyo sharafna idinkuma jirto.
Waayaabe xagey kutaalaa Xamarta aad isku hasataan?
Ma meeshaan noqotey qabuurihii umada Soomaaliyeed.
Ma meeshaan ciyaala suuqa iyo mooryaantu dadka ku-
gawracaan,naagahana ku kufsadaan.Bal xisaabtanoo -
xasuuso sidii ay Xamar u ekaan jirtey markii ay -
joogeen umadii Soomaaliyeed iyo Qarankii umadu ay
qaadatey sanadkii 1960-1991.Maantase sideebey u -
egtahay.Oogu danbeyn waxeynu ubaahanahey ineynu -
ogaano qiimaha iyo sharafta uu leeyahay wadajrku.
Looma baahno wali ineynu isku colaadino qabyaaladi
asaageen naga reebtey dadkeeniina ayku aduun iyo -
aakhiro seegeen. SOOMAALIYU HA ISRAACDO..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiilhala dilo

Thursday, March 15, 2001 - 07:23 pm
kuwa meesha ku caytamaaya hadey run idiinka tahay ma tagtiinoo xamar idinkaa ka soo carari doona ee ilaah ka barya inoo waddankeena sidii hore ku soo celiyo . qabiil diin maleh imaan ma leh idinkana dhuuxa aas niiga galey. salaamu caleykum hana leyga xumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HIIRAAN

Tuesday, March 27, 2001 - 09:10 pm
TO DHAMAAN DADKA MEESHAAN KU WADA MURMAYA DHULKA WAA DHUL ILLAAHEEY ,, BALSE DHULKASTO OO ILLAAHEY LEEYAHAY DAD BUU KU ABUURAY AMA UGU SOO HAREEYAY EE DADKA XAMAR ISKALEH XAWAADLE MAKUJIRAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin,habar-yoonis

Tuesday, April 03, 2001 - 04:39 pm
WAAR-SOOMAALIYEY,MA RUN,MISE,ISJIIDASHO.
runta marka aynu ka hadleynu inteena madax madow,
waar aynu runta isku sheegno,dhulkan la isku haysto,waxaa iska leh-ABGAAL-inteena kalena marti
ayeynu meesha ku aheyn,markaa ninkan ilaa in mudaa
oo laga gardarnaa ayuu dul qaadanayey,markuu cadhoodayna,waa la wada ogyahay,in aduunka,oo
dhami sookala dhex-galeen,oo wax qaadi waayeen,
waarniyow qolooyinkiinankale,mar-labaad ninka ha ka cadheysiinina,idinkuna madax,adeega iska daaya
weynu ogney,meesheynu,ilbaxnimada usoo doonanjirney,-ninkan abgaal-isaga miyigiisa
ayey aheyd oo xoolaha ayuu ku raaci jirey,taasina
ciib maaha,markaa runta ha la isku sheego
ninkani,haduu yiri ninkastaa,meeshii,awoowgii
xoolaha ku raacayey ha ku noqdo,wuu ku saxsanyahay
waaba intaas waxa la iku haystaa,
inkastoo aan xamar,kusoo korey,hadana awoowgey
waxuu ka yimi-OOD,WEYNA-that is my home.