Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: Ciyaal Ansalooti Aaway hee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

woojo

Sunday, December 31, 2000 - 03:09 pm
Ar maxaan u xiisay Ansalooti, Degmada Waaberi iga dheh, ar Maxaan suuqa Ansalooti caano dhadhamis ku dhameeyay, banoonigii iskool buluusiyo, daluugtii, buurkii xamar jajab, una sheeftii, sar gaduuda, ceelka calanka lee ahaa, biibitadii aboow mayaani, abaaba ciil aa i qabanaa iga dhaaf ha isoo xasuusinin.

waxaan deganaay ansalooti, xuseen Loolow gurigiisa oo kasoo horjeeday guriga aw yaroow, derisna la ahaay jaamac jeyte, xaaji buube, cali manishiibiyo. Abaaba magac miskiin malaga aha magaaladiii Maki xaaji banaadir ahaahee.

Aawayhee akhyaartii ansalooti muuse, faaraxeey, kanada, jamaal, sahaloow, daahir dhagool axmadeey iyo cismaan yaroow, qoriyoow, yaa tirin karahee.

reer ansalooti ila soo xiriira akhyaarta

woojo14@hotmail.com aa layga helaa London aana idiin joogaa

Xamar caddeey yaa ku xaal marihaayo

ihi ihi ihiiiiiii!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

m. somali

Sunday, December 31, 2000 - 03:24 pm
maxaan dalfac foorno rooti kasoo daldalay, maxaan baar ha idhaafin baabuurta tiriyay, maxaan farmashiye i don't remember the name at this moment but hanged around all the time. i miss ansalooti, waaberi, xamar jajab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 07:15 pm
alaaaaaaa waan iska ooyay maxaan buurka aansalooti
bacaadka carmaanyada habeenkii ku caweeynany
alaaaaa buundad aan salooti maan halmaamaaaaaaaaa
maxaan suuqa ansalooti jalaato raqay kadoontey
maxaan u lugeeyney dugsiga maclin codka ciil badan
waraa yaa arkey ciyaal aansalooti
alaaaaa an maa ilaabaayo waa u xiisee xaajiyo qamsiintii looooooooooooooooool dhicseey dhubeey manooshahay yaa arkey yaa i love ansalooti loooool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raghe

Monday, January 15, 2001 - 02:33 pm
Helkee ka baxeen ilmo Xaaji Rajab iyo SHAAMOO
Aawey sheego or Cabdi Coon Ilmihii BasketBallka ku cayaari jireen Degmada Xamar jab jab AAWY????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kooriina

Thursday, April 12, 2001 - 04:51 am
ciyaal Ansalooti waxaa halkaa idinka salaamaya
Kooriina "ciyaal sportivo vecchio". Ansalooti
waxay noo ahayd meel laf dhabar u ah Xamar Jajab.