    Puntland Home | Sunday, December 31, 2000 - 04:53 pm Buugga tacsida iyo ducada ee Ugaas Yaasiin waxaa laga furay boggaan www.puntonline.homestead.com ee fadlan orodoo ugu qor erayo duca ah. |
    realboosaaso | Tuesday, January 02, 2001 - 03:29 am real boosaaso allaha unaxariisto ugaas yaasiin cabduraxmaan waxaa uu ahaa dadkii kasoo shaqeeyey gobolada bari ilaahow unaxariiso aamin aamin caailadiisina samir iyo iimaan allaha kasiiyo aamiin |
    Meheri | Wednesday, January 17, 2001 - 01:15 pm Ugaas Yasin allaha unaxariisto janadiisana haka waraabiyo, wixii ehelkiisa ahaana samir iyo iimaan allaha ka siiyo!!! |
    cali jabuuti | Friday, February 02, 2001 - 01:02 pm dhalintii reer jabuuti ugaaska ilaahey ha unaxariisto,angoo ku hadlayna dhamaan dad weynaha reer jabuuti afkooda. |
    ilma maxamed cabdalle | Saturday, February 03, 2001 - 10:11 pm Aniga oo ku hadlaya magaca ilma maxamed cabdalle oo kunool waddanka kanada, waxaan tacsi u diraynaa dhamaan eheladii oo ka geeriyooday Ugaas Yaasiin (naxariis Janno ilaahay hasiiyee), Gaar ahaan Caruurtiisa oo dhan Cabdiraxmaan Yaasiin oo ah nin aan sifiican u iqiin gaar ahaan caaruurnimadii iyo magaalada Boosaaso, iyo dhamaan ehelka intiisa kale. |
    REER BOOSAASO/QANDALA | Saturday, February 10, 2001 - 10:34 am ANIGA OO KU HADLAAYE MAGACA REER QANDALA/BOOSAASO EE CALISALEEBAAN GAAR AHAAN REER UUNLAAYE WAXAAN TACSI U DIRAYAA EHELADAII IYO QARAABADII UU KA DHINTAY MARXUUMKA (UGAAS YAASIIN) MA MALEENAYO IN GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMI MARXUUMKA AANU U DAREENAY SI AAN LA QIYAASIN KARIN, WAXAANAN ILAAH DHAMAANTEEN UGA BARYANAA IN ILAAH JANADII KA WARAABIYO. |
    montana | Thursday, March 01, 2001 - 03:13 am ANAIGA OO KU HADLAYA MAGACA DHALINYARADA KU NOOL GOBOLKA MONTANA USA WAXAAN DACSI U DIRAYAA DHAMAAN EHELADI IYO ASXAABTI UU KA GEERIYOODAY ALLAHA U NAXARIISTEE(UGAAS YAASIIN UGAAS C/RAXMAAN)JANADIISA FARDOWSA AHNA ALLAHA KA WARAABIYEE INUU SAMIR IYO IIMAAN KA SIIYO ILAAHAYOW AAMIIN |
    Anonymous | Sunday, March 18, 2001 - 10:41 am anigoo ku hadlaya magaca dhallinyarada wersengeli waxaan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii iyo ummadda soomaliyeed dhamaan geeridii naxdinta lahayd ee Ugaas Yaasiin.Illaah janaddi ha ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan ha inaka siiyo aamiin aamiin. |