We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 01, 2001 - 05:15 am CIID WANAAGSAN REER DHAHAREED IDIN AAWAY? WAA CABDIRASHIID.M.BURAALE INJIR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 01:34 am heer dhahar, where my sister in low told me 2 represent ur town niggas, come out where ya @?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 05:52 am -------------------------------------------------------------------------------- Assalamu calaykom Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan. 1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii? 2. maxay ku suganyihiin? 3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay? 4. miyaan ka aqoon liidanaa? 5. miyaan ka hanti yarnahay? 6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay? 7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno? 8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub? 9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa? 10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli? dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 03:31 pm salaama caleykum dhaan war maxaa helay dhalintii dhahareed miyaydaan caalamka wax la qaybsanayn xagee ka dhacdeen maxaa laydiin waayey ma shaqaad ku maqan tihiin mise waa hurudaan qoruhu waa gurey hure
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 01:01 pm wanakene anaga mahurudnee danaheenaa naqaanaa manakahelno inaan waxaan danaheena ahayn kahadalno ee adiga maxaad heysaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 01:20 pm To gurey hure. Salaama caleykum. dadka badenkii waa Mashquulsanyihiin wax lagu hayo meeshaana maleh. wixii talo ama tusaale ah haleykasoo xiriiro by Email............ Waa maxamed Abdulaahi Faarax From Minneapolis. Email kaygu waa. Ninlacagleh@aol.com Dhahar hanoolaato.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 09:27 pm S/ALAIKUM, TO WARSANGALI MAN, RUN AHAANTII CAAWA KAHOR INDHAHEYGU MA ILMEENIN QIIRO, BALSE SU AALAHAAGU JAWAABAHOODU AAD BEY U ADAGYIHIIN BALSE WAA WAX LOOBAAHANYAHAY IN LAGA WADA HADLO LA ISKUNA DARSADO TALO IYO TUSAALE,SABABTOO AH DHULKEENU AAD BUU U LADNAA BALSE HADA WAXAAD MOODAA IN UU UGU LIITO. S/ALAIKUM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 09:35 pm SALAAN YO, THIS PLACE SMELLS REAL GOOD AND I LOVE TO BE IN HERE FOR A WHILE; AM A BROTHA WHO IS FROM DHAHAR CITY AND CANT WRITE AS MACH SOMALI BUT THE QUESTION AM WONDERING IS WHY WARSANGALI PPL DONT EVEN LOVE EACHOTHER AS WELL AS OTHER TRIPES??? ONE LOVE TO ALL WARSANGALI PEACE MA PPL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 20, 2001 - 05:47 am To:Abdirashiid M Buraale Injir Marka u horeysa waan ku salaamayaa salaan ka dib waxaan aad ugu faraxsan ahay inaan Netka ka arko badhan oo runtii meel qiimo leh iyo dadkeedaba,waxaana weliba aan aad u aaminsan ahay reerka aad ka dhalatay ee reer Xaaji faarah iney yihiin dad aad u qiimo badan,weliba siciid xaaji faarah dhawr bilood ka hor ayaan taleex wada joognay,weliba sida aan la socdo qoyska aad ka dhalatay waa qoyska hada haya saldanada Dubeys amaba reer mohamed,almuhiim ujeedadaydu salaan bay aheyd sidaa iyo nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 04:10 pm asalaama caleykum walaal maxamed aad baan kuugu mahad celinayaa jawaabta wanaagsan ee aad ii soo dirtay meesha aad joogto waana ku badantihiin kamana muuqataan markaa usheeg reer dhahareed halaydin helo dheh wararku waa badan yihiin u sheeg ana weli waxaan joogaa philly waxaana ku soo salasamaya axmed cabdi dhalintana igu wada salaan asalaama caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 05:13 am Warsageli man, Dhahar boy, M. debeys iyo kuwa kale ee afka qabiilka ku hadlaya. War qabiil naga daaya nimanyahow waaad bugtaane. Qabiil haddanaydin sheegin ma xumad baa idunku dhacaysa? war degmo ahaan u xisaabtama oo qabiil afkiina ka daaya. Qabiil waa kii ummada oo dhan halaagay idinkuna haddaad noo xarakaynaysaan. Ilaahy ka baqa. Ilaaahy qabiil ku dhaqankiisa, xarakayntiisa, isku colaadintiisa, isugu eexashadiisa ma ogola. War dad muslim iska dhiga annigu waxba idinka garan maayo haddaad weli qabiil sidaa u jeceshihiin waa laydiin yaabaye. Mahadsanid Ninkii qabiilkii necbaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 07:54 am waxaan jeclahay inaan usheego dhalinyarada ku dayacaysa qabiil iyo xumo ka talis inay wakhtigiinba kaga faaiidaysataan wax qabsi iyo waxbarasha marar badan baan ka akhriyey qabiil qwarsangeli dhulbahante iyo isaaqba kuwaas oo dhigma cudurka ku dhacay xoolaha yurub muoth and foot disease , marka dadka reer sanaag waxay ahaan jireen dad ilbaxnimo lagu tilmaamo laakiin noqonweydey oo waxay kuwo had iyo goor ka hadla qaras iyo qurun waxaan idin dhihi lahaa gobolka sanaag waa gobolka 2aad ee ugu baaxada weyn soomaliya ninkastana ha dego waxaa haboon in dadka reer sanaag gartaan waxaa dani ugu jirto oo ay laberetamaan w/galbeed t/dheer bari iyo banaadirba. thanks lot greetings duban2001@yahoo.no
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 08:03 am waxaan rabaa inaan weydiiyo ninka u doodaya dulkeena iyo dadkeena oo leh maxaa loo waayey m.A.shire oo kale maxamuud cali shire muxuu ahaa? muxuu qabtay? waxaan kuu arkaa inaad tahay nin u jidbaysan reer ahaa waxaanse ujidboonow qaranimo mahadsanid duban2001@yahoo.no
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 08:05 am waxaan rabaa inaan weydiiyo ninka u doodaya dulkeena iyo dadkeena oo leh maxaa loo waayey m.A.shire oo kale maxamuud cali shire muxuu ahaa? muxuu qabtay? waxaan kuu arkaa inaad tahay nin u jidbaysan reer ahaa waxaanse ku oran lahaa ujidboonow qaranimo mahadsanid duban2001@yahoo.no
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 31, 2001 - 07:25 am Maxamuud Cli Shire jano iyo raxmo Ilaahay ha siiyo waa layaqaan wuxuu qabtayna lama ilaawin jaahil cuqdadoole ah loo sheegi maayee doqonyahow dadka kaa hoosiya ee dhintay hakaa amaan heleen
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 02, 2001 - 03:02 am ninka isku sheegay real sanagman waxaan ku dhehayaa marka ugu horaysa baro sida loo adeegsado wadahadalada waxaadna nooshaya qarnigii 21aadoo aan ehelkaa weli koronto iyo biyo nadiifah haysan aanna klahayn fayadhowr cafimaad marka wma fiicna inaad ku tiraaho qof jaahilcuqdadoole ah baad tahay waxaadna ka hadashay aragtidaa, Haddaan kuu caqli celiyo nin habawsan ba tahaye weligay waxaan ku noolaa sanaag m.a.shire waxaan maqlay 1987 september , alla na ha u naxariisto oo kama xumi laakiin waxaan kuu arkaa inaadan ahayn nin isku sheegi kara real sanag marka is qabooji cuqdanana iska saar oo raac qayrkaa maadaama aad joogtoq.21aad iskana ilaali cayda oo ha noqon nin habawsan ama siisow ha ku jiiro. nabadey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 06:55 am waxaan u jawaabayaa ninka duban oo lah M.A.Shire muxuu ahaa ma haduu dhashay mise qabiilka uu isku sheegayo ayaanu ahayn. war markii uu xero wersengeli u talinayey m.a.shire waa la ogaa inay somaliya ugu magac dheeraayeen. ee maxay kaa tahay xaqiraadu mise waxaad isleedahay fidmo abuur looma baahna fidmo iyo xaqiraad. ee waxaa loo baahan yahay wixii dhulka wax u qabanaya.nacasyahow.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 05:53 am Assalamu Callaykum, Salaan ka dib, Walaalayaal waxaan idinka codsanayaa intiina qurbaha joogta in aad wax ka qabsataan qurbaha intaad Jaaniska haysataan oo aad wax ka barataan. Ma aha in aad waqtiga iskaga lumisaaan wax aan faaiido idiin lahayn, sida: QABIILADA, MAGAALOOYINKA MAGACYADA LAGA DHIGANAYO IWM. Taas oo aan wax faaiido ah idiinlahayn.Xagee baad ku ilowdeen wadankeenii iyo dhibaatada ka jirta? Maxaadse kula noqonaysaan berito markaad ku noqotaan? Assalamu-callaykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 04, 2001 - 01:55 pm Walaalayaal waa sidaa nabadoon sheegaye waqtiga wax macne leh ha lagaga faai'deysto. M. A. Shire nina uma baahna ee wakhtiga ha iskaga luminina waxaanaydin waxba ka qaban karin. Maxaad maanta samyaseen oo caruurtiina aayo u noqonaysa? Qabiil waa cudur ee iska tuura. Kii aan tuurina Ilaahay baa ku cadaabi waayo eexasho, isku dir iyo qudhun diintu ma ogola.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 07:02 am waxa aan garan waayey waxa ay dad badan oo had iyo goor ka hadla maxamuud cali shire ay uga hadli waayeen wax ka fiican sid ainformation technology iyo aaladaha wax lagu baaro m.a. shire sow ma ha kii naagtuu qabey furay oo walaasheed guursday dadka uu hogaaminayeyna waxay ahaayeen wax ma garato. marka ninka hadiyo goor m.a.shire xayasiinayow wax maanta la akhrisan karo sheeg xitaa wuxuu sameeyey wiilal 3jir iyo sannd jir yuu madaxa dhulka ugu dhuftay been maha waxay ahaayeen ilma saalax dhegaweyn marka ninka xayaysiinayow isku xishood oo wax fiican ka hadaloo webka geli kara mise waxaa tahay kuwa taakuuleeya qawlaysatada marka ninkaas warkissa dhaaf oo wax cusub oo caalamka ka hirgeli kara sheeg
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 07:47 am to mr sibaayo waxaad ka ogtahay ayaaba is ka yar m.a.shire ee wax kale ka hadal taariikhdiisa ayaadan wax ka aqoon reer sibaayona ma tihid markii m,a,shire talinayay dadku waa edebsanaa waana lays jeclaa waxaananse kuula yaabayn mar hore ayaa ina cabdalle xasan yiri wersengeli ninka ay xamanayaa ka soo dila marka ninka halkan wax xun lagaga soo qoraa waa keena ugu fiican waayo waa sidii uu sheegay sayidku.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:20 am wa a mr sibaayo oo soo laabtay waxaan u sheegayaa nninka maxamuud cali shire u doodayow oo ina cabdulle xasan ku maahmaahayo labaduba waxay ahaayeen laba dilka iyo dhacu u banaanaa ooaan wax kale aqoon ina cabdulle xasana ma ahayn soomaali ee wuxuu ahaa nin la aqoon isirkiisa oo isku sheegay inuu yahay ogaadeen, kaas oo ahaa nin dadka dhaca naagaha kufsada maalka dadka dhaca oo caruurta laaya , marka ina cali shire baaba roonaaye ina cabdule xasan haba ka hadlin marka waxaa tahay nin aan waxba kala ogayn waxaadna sheegtay in dadku edebsanaa waayo naagaha ayuu dhici jirey mise ogtahay hadda inuu soo baxay nin la yiraahdo general dabaylo qor oo haysta ciidan dhan 500 oo askari oo la magacbaxay makhir republican army marka haddad nin hubaysan taageerayso dabaylo qor taageer. haddaad reer xamarka u sheegto m.cali shire makuu yaqaaniin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 08:52 am to sibaayo. war ganaral dabayla qor iyo m.a.shire waa inan iyo adeerkii ee bal adigu wax soo saar waxaan u malaynayaa naagihii ay kufsadeen adiga ayey ku dhaleen. debdambe ma kuugu soo jawaabayo waayo maskaxdaada ayaa yar. waxaana kaa buuxa qabiil iyo cuqdad.ee ceyaal raadso ama dubeyska la hadal meeshu waa maxadad dubayse.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 09:02 am waxaan kaaga jawaabayaa suaashan waxaad ku hadashay cay haddiise naago laga hadlo, hooyadaa iyo naagaha reer garaad wax ka qas wayni ma jiraan guncabdalle waa alxamdulilaah haduu intaa eeagayo dubays oo aan ahayn warsangeli oo aad isku khasbaysaann, dubays anigu ma aihi ee dadka caayin waxaan ahay 3 midkood kaad doontona u qaado reer carab , ogayslabe, iyo curdudub,reer garaad iyo dubays iyo wixii daarood sheegtaba isirkoodaan nebcahay,odayaasha reer garaadna waa khanisinoo ogayslabaa wasa iyaga iyonaagahoodaba. adigana ogayslabaa ku wasa AAKHIRNA AADAN SACIID BAA IDIN GUMAYSANAYA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 10:52 am ninka sibaayo isku khasbaayaa, horaan kuu gartay inaad jaahil cuqdadi jarjartay tahay, sadexda qolaad magacowdayna matihid waa dad sharaf leh munaafaqnimada iskadaa in lacaayaad doonaysaaye intaad dad aadan gaadhi karin higsanayso duliyahow horta af soomaaliga sida loo qoro soo baro hadaad sifiican wax uqori kartid baa lagula hadlaaya inaad garac tahayna adaa noo sheegay markaad natidhi naaga nalaga kufsaday khaniisnimadana malaha adaaba sheegaye kaama foga
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 03:41 am ku real sanagman,sibaayo, anonymous fadlan waxaad ku qoraysaan meesha ka dhaafa garac,khaniis iyo qabiilba kadaaya waayo waad ogtihiin idinba .inaanay fiicnayn marka dadkana iska daaya waxaana gaar ahaan ula hadlayaa sibaayoo iyo ninka kale oo aan umalaynayoin aanay ahayn mid na waxa kale oo uu yahay siiba ninka magacaabay 3da qoys iyo naagaha iyo ninka dubays caayaba fadlan ha la dhaafo waxa waxaana idin oran lahaa fadlan ka dhaafa netka qabiilka iyo xasarada ninkii xun iyo kii fiicniba waa arrin u gaar marka haddaydan wax fiican sheegayn fadlan iska dhaafa qabiilkan aad ka hadlaysan oo dhami waa macne drro iyo isku dir iyo dad aan waxba ogayn oo masaakiin ah. waxaase aan garan waayey jilibka la dhaho sibaayo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 03:50 am ku real sanagman,sibaayo, anonymous fadlan waxaad ku qoraysaan meesha ka dhaafa garac,khaniis iyo qabiilba kadaaya waayo waad ogtihiin idinba .inaanay fiicnayn marka dadkana iska daaya waxaana gaar ahaan ula hadlayaa sibaayoo iyo ninka kale oo aan umalaynayoin aanay ahayn mid na waxa kale oo uu yahay siiba ninka magacaabay 3da qoys iyo naagaha iyo ninka dubays caayaba fadlan ha la dhaafo waxa waxaana idin oran lahaa fadlan ka dhaafa netka qabiilka iyo xasarada ninkii xun iyo kii fiicniba waa arrin u gaar marka haddaydan wax fiican sheegayn fadlan iska dhaafa qabiilkan aad ka hadlaysan oo dhami waa macne drro iyo isku dir iyo dad aan waxba ogayn oo masaakiin ah. waxaase aan garan waayey jilibka la dhaho sibaayo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 06, 2001 - 05:31 am War macna leh ka hadla dadyahow qabyaaladu la tagtay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 02:54 am wa mr sibaayo oo markana raba inuu usaaro dadkii aadka u foosha xumaa oo gaabna oo madowga badnaa waa dadkaynu wada naqaaney ,kuwee waa kuwii aadka u madoobaa oo bahal higlada u ekaa waxanaa la yiraahdaa Dubays ama dubayis kuwaas oo aan lagarananayn meel ay kayimaadeen waana fool xun oo aan u ekayn dadka waxayna sheegtaan inay yihiin warsangeli laakiin waa dad aan la dhaqan ahayn lana af ahayn oo reer miyi ah oo aan ilbaxnimo lahayn markii ninkii igu soo warcelinayow oo difaacey maxamud cali shire ,kuwana difaac waa kuwii aad aadka u nebcayde aniguba weligay waxaan joogay xero 1957markaan dhashay ilaa 1998 ooaan ka soo tegey waxaana kuu sheegayaa in warsangeli oo dhami washaysi yahay iyo qadhmuun,waayo ima dhahaysid waxaan jeclahay dubays
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 03:08 am bogagani wuxuu noqday state of anarchy ama no mansland marka fadlan waxaad qoraysaan waxaan lahadlayaa sibaayo waxaad qorayso waa primative waxaana u malaynayaa inaad rabto inaad diro diro samayso quruxda iyo foolxumadana waxaan umalaynayaa inaad thay nin aad fool xun oo qurux u booy ah fadlan ka daa kuma dhehayo ee ha daalin dad aad isku diri kartaana ma jiree , yaan wakhtigu kaa lumin ee qayrkaa raac ama tuugso oo nnacnaclee.xataa cay iyo jawaab ma istaahishid oo waxaad tahay waxaan waxba isku falayn ee aedaab yeelo afkaaga nadiifiiyo aragaagaba waxaase jira qurunlayaal badan oo waxaa ka shaqeeya oo aan aqoon sid amagaalo loogu noolaado ama qurbe ama nolosha casriga la qabsan waayey oo garan waayey si ayay wax u qabsadaan ama markay dadka la hadlaan la diidey in ayla sheekaysto oo wax afgarta waayey waxba hadalka kuma dheeranayo marka waxaana ku dhihi lahaa ha daalin ee buuxi oo qor waxaad qori kartomise waxaad maqashay internet 2000 take it easy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 07:46 am a.mahdi walaal ninkan sibaayo isku sheegay waa sidaad sheegtay waa munaafiq dira dira wada wuxuu yahayna qoraalkaga kan ka horeeyaan ku sheegay isaga iska daali doona ileen waa lagartay inuu qori dable la wareegayee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 11:40 am Assalamu-Callaykum, Salaan ka dib, waxaan idiin sheegayaa walaalaha meesha ku wada hadlayow in aad ilaahay ka baqdaan (swt) oo aad qabiilka iska daysaan nina qabiil wax ma taro janona ku geli maayo, marka waxay ila tahay in aad wax fiican ku wada hadashaan oo aad is waydiisaan : sidii aynu wax ugu qaban lahayn dadkeena wadankii ku dhibaataysan,kuwa u baahan caawimaada iyo wax tarka iyo in aynu isu sheegno inteena fursada qaaliga ah u heshay internetka oo aynu wax kala faaiidaysano.Ee mase aha in aynu cayno ama aflagaadayno QABIIL,NIN ODEY AH,MAGAALO IYO DHUL.intuba waxay u baahan yihiin ixtiraam iyo xushmad gaar ah!!!! Marka walaalayaalow inaga daaya cayda iyo inta xun oo aynu wax fiican isu sheegno, ninkii caytama yaan loo jawaabin isaga ayaa iska aamusi doona aakhirka markuu waayo cid ka neefisa,ILAAHEY BEYNU KU REEBNAY WIXII FIDMO INAGA DHEX WADA OO AAN WANAAG WADIN. wa bilaahi towfiiq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 08, 2001 - 12:09 pm Assalamu calaykom Dhammaantiin waa iddin dhalliilay halkan waxaan u furay in aan isku dhaafsanno,wixii danta dadka iyo dalka ah,laakiin waxaa muuqata in dadku aanay bislayn oo ay ku warwareegayaan qabyaalah iyo wax aan danteenna ahayn . hadaba ha laysu dul qaato xasaasiyaddana ha la iska dhaafo,waxaan mahay dhammaanteen isku dan ,laakiin arrgtida waa lagu kala duwanaan karaa. ha laisu dul qaato. waa mahadsantihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, April 09, 2001 - 01:39 am boggani hadda waxaa moodaa inyii ahayd maalmo inuu nastay waanasida nabad doon sheegay ma usan ahayn wax loo jawwabo niman ka wadey rabshada iyo isku dirka waxaana la helay dawadoodii oo ahayd inay jjirto dawada paranoidka, iyo xenophobia
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 10, 2001 - 11:49 am Thanks,brothers A.M.Buralle&Xadeed, I knew sooner or latter some one will come up with such a healthy and brotherhood approachs, unlike those with deep-rooted self-paranoid and hatred against our valuable people and land by which we should be proud of. Brothers&sisters in this forum,I'd like you to exchange whatever you feel good for our society, in the aspects of:the latest informations,developmental projects,etc. May Allah guide us to the right path.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, April 11, 2001 - 01:14 am mr.nabadoon thank you very much and your view is verywell it is the bestttaking which i read in his page , and i think if every body talkin g like you or same meaning would be nice . thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 05:44 am Thanks,brother A.Mahdi, I have heard that some of our brothers are currently campaining of how to rebuild and then reopen the Dhahar's elementary &Junior school, and a rehabilitation program for our younger siblings who are unfortunately unable to continue their basic education let alone a higher education.So, brothers&sisters in this forum,please let's help those who are in need of our help and donate whatever you feel easy for you such as: $10, $20,$50,$100 or a $1000 whichever you may afford. Therefore, if you agree me about this assistance program for our society we'll then come up with the procedures and how to perform the project. Thanks. May Allah help us achieve our goals.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 12, 2001 - 10:29 am nabadoon waad mahadsan tahay waxaa aad ufiican in arrimahaas oo kale laysugu qoro oo la isu sheego wax yaalaha dadka anfici kara iyo caruuraha yar yar oo soo koraya marka,iskuulka laga dhisayo sanaag iyo meel kasta oo soomaalya ka mid ahba waxaan ka qaadanayaa qaybtayda waana arimaha aad u wanaagsan in lagu qoro dicussionska intii lagu qori lahaa wax akhlaaq xun
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 08:15 am salaamdhamaan hadaanlahadlo ninka isku sheegay sibaayo markii horena isku sheegay sanaag iyo duban waxaad tahay horta ninyohow nin dubeys ah ee hadda hanoo bedelin cidaad tahay. cidaad tahay wexey ka cadahay qoraalkaagii u horeeyey oo aad arinta maxamuud cali shire kaga hadashay. waayo waxaa hadalkaaga ka muuqata inaad kacaraysan tahay magacaabida uu maxamuud cali shire magacaabay nindubeys ihi iyadoo arin dubeys laga hadlayo. hadaba ninyohow waxaad ogaataa in suldaan maxamuud cali shire ahaa ilaah ha u naxariistee suldaan iyo geesi warsangeli. taariikhna maanta ma bedeli kartid. cuqdadaada adaa ku dhimanaya . dhalinyarada kale ee dubays ee aan cuqdadu ku jirin waxaan leeyahay waad mahadsantihiin.ninkana iska qabta yuu idin sumeyne, oo sidii laydiin ka bartay ahaada dad ilaaliya sharafta iyo midnimada warsangeli.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 10:31 am waa idin salaamay aniga oo aan is qarinayn walaalayaal waxaan idinka codsanayaa mar haddii shaydaan idiin macaaniyey qabiil aan meela idin gaadhsiinayn in aad dhaaftaan dadka dhintay cid kasta ha ahaadeene kola gaadhimayno ee magacyadooda ha loo dhaafo Illaah naxariistii janno ha ka waraabiyo. waa fadxiya cali xassan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 11:43 am Cumar salaan ka dib, waxaan horay uga hadalay inaan ninka sibaanyo ,iyo kan la guranayeyba aan loo jawaabin hadduu yahay dubays iyo cumar iyo cumar phobia ah dadka cumarka la deggan waxaana uu isku magacaabay qabiilooyin badan isaga oo caayey dubaysiyo reer garaadba kuna qoray waxaan munaasib ahayn.marka adigu hadda ha soo celin ninkaas iyo kuwa cuqdadaysan oo isaga oo kale ah waxaadna kale oo ogaataa aniga oo aan qabiil sheeganayn inaan maxamud cali shire dubays nebcayn marka dubaysna maha dad cuqdad qaba ee cumariskumagacaabow afkaaga hagaaji oo edaab yeelo uma wado cumar qabiil ee waxaan u wadaa inaad sheegato sida ninka isku sheegaya samaanyo ama sibbaanyoiyo kuwa qaba dubaysphobia marka waxaa fiican in nin edeb daran aan loo saarin dad dhan. maxamuud cali shirehna cudurka ha kaa daweeyo haddaad dubays nebectahayna dubays ilaah baa abuurtey e xaasid yoho fariise mahadsanid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 12:05 pm ku cumar cumar qaba waxaan aniga oo ah mr duban 2001 waxaa boggan ka akhriyey waxyaalo abadan oo lalabbo ah markaana waana waaba iskaga baxay maadaama aan markii ugu horaysey keenay suaashii ahayd m.a.shire muxuu taray qabtayna, waxaa markaa boggan soo galay dad aad u anshax xun marka aniga hadaan waydiin keenay ceeb ma dhihin maxamuud caliga aad naadinaysona orod habar gidirta wedii waxay ku dhehaan waxaan ku jirnaa modern age marka maxamud cali shire iyo nin kaleba webka loogama baahna haddadse jeclaysatay adiga ha kugu ekaado ee dadka sanka ha gelin san walwalo anigu waxaan sheegtay e-mail hadaad hadal hayso ku soo dir boggan dad baa isticmaalee akhlaaqna yeesha oo kala garta dadka wax isku diraya la dabaalo qaraskaaga. duban2001@yahoo.no
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 12:13 pm waa ayaanle ninka wax ka sheegayaa m.cali shire ee ma aha nin wersengeli ah. markaa yaan loo jawaabin oo aanu isku kiin dirin isaga ayaa marba qolo iska dhigay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 12:41 pm asalamu calaykum; anonymous,waryaa dhegayso ma ogtahay ayaanle ayeeyadii hooyadii dhashay in ay tahay murwo ali shire oo ah m, ali shire walaashii markaa ninyohow ayaanle magaciisa uu daa oo shaqo kale raadso ; sidaa iyo salaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 07:39 am ninkan sanaagman isku sheegaya waxaa nasiibdaro ah afsoomaaliga maqori taqaanid mana akhriyi taqaanid baan filayaa waxaad tahayna horaan ugu sheegay halka ama adaaba iskaaya baray kuna celin maayo bal inaad cuqdadoole munaafiqa tihay adaa marna bilaabaaya qabyaalad iyo dad nacayb marna naleh waxaa lagu jiraa modern age markaa ninyahow bukaa cuqdadaada waad udhimanaysaa cidna wax kaga qaadi maysid inlagula hadlana waaba xaaraan waayo ma istaahishid in wakhti laguu lumiyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 07:46 am ninka ayaanle magacaabay war ninyahow Ilaah ka baq oo dadaka shrafta leh magacyadood maaha in wax jaahil qoray lagu wasakheeyo anigu walaahay maan ihi ayaanle lakiin waan aqaan nin waxaa qori kara maaha, markaa walaal denbiga ha laiska dhowro muslin baynu nehee.waad mahad santihiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 07:55 am War qofkii qabiil ku hadla ama qof caaya yan loo jawaabin. Ayaanle anigu waan aqaan oo waa 'GREAT MAN'. Kan wax ka sheegayna waa "JAAHIL". Mida kale qabiil baa idila wada tegaye bahalka iska daaya.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 09:14 am dubeysow idinkana ayaanlephopia dii ma idin soo gaartay. war ayaanle raganimo bbadanaa ileyn warsangeli oo dhan baa ku selelayee laga bilaabo dhahar ilaa laasqoray. Ayaanle arintan inuu ku lug leeyahay horuu uga dhaartay hadana cid kale iney difaacdo umaba baahna. laakiin kuwii bogaga kale waanu ogeyn cidey ahaayeen laakiin bal dubeyskana haddii la baaray iyagana waxaa soo baxay ninka qaba ayaanle pgobiaha inuu yahay Maxamuud maxamed xasan(ina dabakawareen) oo ah ninka forumka sanaag hadda madaxda u ah. waa ninkii horena u soo diri jirey mahad cali ayaan. dubeyska kale wax jiran kuma ogeyn hadaanu isagu qaadsiin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 09:19 am assalamu calaykum rag iyo dumarba war dadow ninkan wax caayaya ee magacyada sheegayaa waa ninkii sumeysnaa ee laga soo eryey qolalaka kale . waa kii la bixi jirey magacyada badan sida wardsangeli. markaa kii baa suntiisii raba inuu halka la yimaado. waa kii markii hore caayi jirey ogeyslabe , reer saalax , reer faatax etc. hadana wuxuu rabaa inuu wixii la yimaado halka oo caayo dubeys . markaa ninkaa ilaah baa lagu reebaye iska ilaaliya oo ilaah ha ka qabto dadka.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 14, 2001 - 10:09 pm Dear bro/sisters, Waan idin salaamayaa dhamaantiin. Waxaan ku faraxsanahay sida ay Walaalaheena wanaagsani waa (Nabadoon,Nin ilaah ka cabsaday iyo qaarka kaleba u jecel yihiin in layska dhega tiro kuwa dadka walaalaha ah isku diraya,jecelna in meel ninkastaaba akhrisanayo laysku caayo. Aniguna sidoo kale ayaan jeclahay in layska dhaafo hadlkoodana aan la qaadan dadkan aad ka sharafta daran ee aan la socon meel lamarayo iyo waxaa waajibkeenu yahay inaynu dhulkeenii u qabano iyo dadkeenii iyagoo isku mid ah dhamaantood. Markaas balanteenu waa in aynu wax barano, dhulkiina ka fekerno soona jeedino sidii dhulkii iyo Dadkii (W) wax loogu qaban lahaa. Finally, To: Gobta-gobtu dhashayoow: as you said Inkastoo aanan aqoon gar ahaaneed u lahayn hadana Waxaan hubaa in 2bada nin ee aad soo sheegtay ay yihiin laba nin oo walaalo ah, iskana kaa jecel adigaagan sidan u hadlaya waa ( MM, Hassan iyo Ayaanle sidaan ka arkay fekradahooda iyagoo aan oran karo waa nin sharaf leh oo odayaal ah. markaas iska ilow kana bax sheekadaa ayaan kusoo jeedinayaa. But, hadii aad jeceshahay ninka Canada waa (Mr: Dabaka-wareen) Hadii aad tahay geesigaa gobtu dhashay, maxaad ula hadli wayday uguna sheegi wayday waxaad ka qabtid oo dhan. Waxaan filayaa inaad dhexda u xiratid sidaad wanaaga u garan lahayd, isagana dhaafi lahayd waxaad qoraysid ee aanay dantu kuugu jirin. Iga raali ahaada. Walaalkiin. United man.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, April 15, 2001 - 07:24 am gobta kan isku sheegayaa isaga laftiisu waa munaafiq qabiilaysta ah taa ha la ogaado magacuu sheeganaayona waa been umana qalmo isaga laftiisu waa magacya badanyahaye hala iska ilaaliyo munaafiq iyo dira diraale oo dhan Ilaah haynaga qabto
|