Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: CEELEFWEYN IS THE PLACE TO BE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TRUE CEEL

Thursday, January 04, 2001 - 12:03 pm
ceelafweyn is the place to be, it's officially the second biggest town after ceerigaabo.

so if your reer sanaag and you have not seen Elefweyn yet, i have one think to say to you!

Man you don't what you missing out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Thursday, January 04, 2001 - 08:09 pm
who care mann

Ceel af weyn cadan wey ka sidataa marka caaneheedda iyo ,,,,,,,,,lagu daro
Mr or Mrs. TRUE CEEL orod suf dheere iskaga noqo hadii kale Budeweise ku jaq North America!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True Ceel

Friday, January 05, 2001 - 03:54 am
to my man mowlidmacaane

you reer xiis right! well xiise is a tuule, where as ceelka is town, so plzzzzzzzzz go get some info and stimulate your brain.lol

as for budwies, i love my milk from ceelka so i might settle for that bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Friday, January 05, 2001 - 06:16 am
True Ceel@caanogeel.ceelka,lol

I'm from Karinbiyood & midhcanyo not Hies iyo xasarad.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True ceel

Sunday, January 07, 2001 - 11:59 am
To Molidmacaan@kainbiyood.com

how about the trueceel@karinbiyood, karamaan,and dhugukule lol

Still get me milk from ceelka everyday even though, i live thousands of miles away, how about?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Sunday, January 07, 2001 - 08:21 pm
http://wwwTrue-ceel.dhugukule
No matter if you live thousands of miles away, you are odacali.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True-ceel

Monday, January 08, 2001 - 09:07 am
hey man i was thinking of constructing a web site for reer ceelka, so i was wondering if you could contribute.lol

what i need is a vital infos, like the histroy of the place, the culture if it's different to the rest of the ppl in sanaag.

the distinctive features of the place, is probably the ceelka, but is there any thing else?.lol

if so can you forward this to me.

Ps this also applies to anyone else who has any other important info.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Monday, January 08, 2001 - 04:41 pm
To: True-ceelka@bayla-kalaaqi.baligga
I'm going to keep this I do want to spend my time the histroy of the place, the culture of Sanaag and Ceelka, Let me start by saying this page you create is for people who have something called a brain in their heads. I suggest you "waa inoo galabta Caydhaf Restaurant and eat 2 wasladood Bahay-Awlal" so we can relate to people with a higher intelligence level such as Reer-ceelka. This page is for something valuable to say, Ceelka I'll come back soon.

I'll applies to anyone else who has any other important info.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True- Ceel

Wednesday, January 10, 2001 - 05:18 am
i have got better idea man, instead of eating at caydhaf why not get two girls to the gol jinaabo.lol

but may be i'll settle for my bahay awlal .. had one that.

actually this page will feature caydhaf too,and ofcourse the legendry digaale dabadhige. who started of the place.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel-man

Wednesday, January 10, 2001 - 11:51 pm
ku true-ceel
ma caydhaf ayaad wax ka cuni jirtay digaale se maxaad u caayaysaa
xagee ka soo qortaa wax
waxaan ahay nin ceelka u dhashay adigu is sheeg lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Thursday, January 11, 2001 - 04:52 am
Mr ceel-mann,

hey coooooool, comedown mann, Awawgey Digaale allah ha u naxariistee, isagaa na baray caydhaf.

Waxaan xusuusta berisamaadkii, maalin maalmaha ka mida oonu ku'yuu ugu jiray Caydhaf anagoo wado Baho ah, ragaasna waxa ugu horeeyey.
1- Muuse Jama Farax
2- Aw-Yuusuf M Guuleed "Jiib-laqe
3- Axmed Waraabe
4- Hamle
5-Dabo-ka fuul
Ragaas oo wado libaaxyo lagu tilmmaami jiray, iyo anigoo safka ugu danbeeyey uguna yaraa oo caga Baruur laygu tilmaami jirey, markaanu anagu fulo ayaa dadka kale ee Ceelka loo ogolaa inay Daaha soo dhaafaan.lol

TRUE-CEELK@xanig&wareeg

Waxaan wiig ka dib kuu soo post-garayn markaan fasaxa ka soo noqdo,web page ceelka laga leeyahay halkaa saad libaaxyadii oo dhan ka heli doontaa iyo wararka iyo horumarinta Ceelka insha allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True-ceel

Thursday, January 11, 2001 - 12:26 pm
To Ceel-man

digaale allah ha u naxariistee qof cayayaa majiro saxiib.

anigu waxaan nin reer ceelefwyn u dhashey. awoowe digaale nin cayaay majiro.

adigu isa sheeg ceel-man

To mowlidmacaan@ceelka

thanx for those heroes of reer ceelka that u have poited out.

insha marka aad awoodikartoo isoo sheeg any other reer ceelka.
Trueceel@Kurtii Abakor guray

To Mo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel man

Friday, January 12, 2001 - 12:47 am
kan ina digaale sheeganayow waa beentaa wee is soo cadee
leg baruura ma curtay weli caydhaf hudheelkiisii
mise timir ayaad miisan jirtey oo karin biyood iyo caday musbaax ayaad qaban jitay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True ceel

Friday, January 12, 2001 - 12:13 pm
To Ceel man

ina digaale mi ih sxb ee ha khaldami. waxaan ahey nin ceelefweyn u dheshey.

digaale was a legendary reer ceelefweyn ah, nin walaboo reer ceelka ah uu garaneyaa.

anigu waxaa ahey nin baruuro iyo timirba cuni jirey. ceelkana ku noolaa.

ee adigu yaad aheeyd. ma reer caday musbaax mise karin biyood??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Friday, January 12, 2001 - 09:52 pm
Oh my dear TRUE-CEELK@xanig.samaadka, say what! Kal-jinaabo, I still remember my first girlfriend Ceelka after what transpired last time in Ceelka 19 kala yaacii... with Mss Y, I knew I use to promise her that I'd devote my whole life to making sure that she'd never shed a tear, and believe me every word came straight from heart. It wasn't the first time I tried to close up Mss world who born in Ceelka, lol, something special has been bestowed upon me. When I remember those chicks and the old days.
Anyway I'm going to spend the next week in UK, and I will not have internet access for a while cuz yeah, obviously I have other things to concentrate on, like Qaraabo salaan but I will miss to you a lot.
Well bro. that's it for now. If there's anything that isn't clear regarding what I posted, just drop me an e-mail, mmowlid@hotmail.com cuz I have regular access after week.

TO: Mr. CEEL-Mann
Odey, waxaan arkaa mar kasta adigoo mowduuca bedelaya oo waxaan loo jeedin ka hadlaya, hadii ay English ku dhibayso noo sheeg si aanu Afkii hooyo ugu wado sheekaysano, pagekuna sidii saaxiibkeen ugu talo galay reer Ceelku ku kulmaan, ma ila socotaa, waxaanan kuu sheegayaa ilaa 50 qof oo reer ceelka ah ayaa dhawaan ina soo booqan doona, salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, January 13, 2001 - 06:46 pm
Meeshan Faqash aa isugu timi,
yaan loo jawaabin faqash.
Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii
ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

basanbuur

Tuesday, January 16, 2001 - 05:43 am
meeshan bahay baa isugu yimi
indhoweydba iyagaa miyigii iyo tuulooyinkii ka soo cararoo yurub ilbax ka soo doontay u mahadiya dagaalkii soomaaliya wuu idin hagaajiyee waa kaa yurub idinkeenee
laakiin weli dhaqankii miyigaad wadataan ee ilbax nimo maaha dhar la gashto kuli wada xaasid baad tihiin danayste ah uduruxmiin baa xaasid inmada aan ku xaman jirney idinkaa ka liita markaan debeda loo soo baxaan kala baranay dadkii yaa intaas hoos shirqool ka wada baho anagoo walaalihiin idinma ogaano intaas sidii gabdhihii baad xintamaysaan ee tuulooyinkii iyo geeli ku noqda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True-Ceel

Tuesday, January 16, 2001 - 10:06 am
To Ba'sanbuur

xinkan aad sheegeysid xagaad ku aragtey man?

Basanbuurtaa iyo udirixmiinka ayaa lagu xaman jirey xaasidnimo.

bahana waxaa loo yaqaanaa niman dagaalamayaal ah.

hadaanu baaho nahay kuma soo hoos naqon walaalayaasha yada basanbur.

ibaxnimadaa sheegeyso hayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Tuesday, January 16, 2001 - 02:43 pm
To: TRUE-CEELKA
Subjec:CEELKA@egroups.com
The ultimate goal of this forum is to provide assistance to those who are lessfortunate, living in our region. Unfortunately, these remote (such as Eil Afweyn) places do not get attention or help from the outside world. Therefore we should take a full responsibility for our people.
any of you need further questions you can contact me at: mmowlid@mail.com}, also if you would like to subscribe/invite a new member to this forum please do so or send me an email if you have any technical difficulties.

May Allah Bless you all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 04:36 am
waxan ahay ninkii basanbuur sheegtay

sxb qolooyinkaa midna ma ihi inaan madaxa isukiin gesho ayaan rebey xitaa isku qabiila ma nihin raali ahaada yaanan dadkaa walaalaha ah madaxa isu geline hana lay cafiyo anigu waxan ahay qolkaloo idinla degta . markaas waxan eegayaya saad noqotaan waanse fogaadee ha lay saamaxo
idina wax iska hubsada intaydaan walaalihiin aan waxba ogayn aflegaadayn ana denbigan baan leeyahay waana sheegtay idina dadkaa aflegaadeyseen baad leedihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karinbiyood/cadaymusbaax

Thursday, January 18, 2001 - 12:38 am
salaan reer ceelka
maxaa cusub saaka
mise barkinta ayaa la dheeraystay markii biyihii qadhaadha la ga raystay
caydhaf iyo max´uud qawdhan liis ayay soo direen uu leeyahay ragi lega iyo awlalka isla dhici jiray ee amaahada lagu lahaa intii nabadu jirta ee xamar u qaxay kadibna yurub maxay amaahihii lagu lahaa u soo diri waayeen mise waxay is leeyihiin mar danbe soo noqon maysaan

take it easy reer ceelka this is joke of the day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True-Ceel

Thursday, January 18, 2001 - 10:11 am
waxaan idin waydiin lahaa, wali caydhaf ma furan yahay, waa baan u xiisoodey awlaldii anaa isla dhici jirey?

waxaa dhowaan kayimi ceelkii mesha majoogaan??

Ceelkii in loo rakibey motorkii iyo inkale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Thursday, January 18, 2001 - 06:13 pm
True-Ceel,

Haa weli wuu furan yahay Caydhaf.
.
.
.Maxaadse CEELKA@egroups.com ula soo xidhiidhii weydey, meeshaas waxaad ka heli wararkii ceelka ugu danbeeyey, iyo dhalinyaro badan oo aad garanay!
Wa billahi towfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

karinbiyood/cadaymusbaax

Friday, January 19, 2001 - 12:58 am
salaan reer ceelka
waar waa maxay dadakan hurdaa ceelkii riig ma loo sameeye ayaad iminka is waydiinaysaan yaa u samayn lahaa hadii idinkii ceelka u dhashay aad qabyaalada isku caayaysaan markaa saaxiibayaal caydhaf waa furan yahay legiina waa diyaar ragii awlala iyo lega lagu yaqiina waa joogaan oo sidii ayay isula dhacaan lega iyo awalalkaba
bye reer ceelka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer.okt

Friday, January 19, 2001 - 01:21 am
war reer ceel waad salaamantihiin
waan idin soo yare booqdee waa inoo markale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBOY

Saturday, February 03, 2001 - 11:48 am
DHAMAAN WAAD SALAAMANTIHIN
MAXAA WARA OO SAAKA KU SOO BIIRAY CEELKII
ANIGU XAGA IYO TOGA DHERERAN BAAN KA IMI I
MALAHA RAGANI WAA DA YAR YIHIINOO TOGAABA MA GARANAYAAN WIXII WARA HA LA II DHAAFO XAGAA IYO CEERYAAN BAAN SII QABANAYAAE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheere

Tuesday, February 06, 2001 - 12:10 am
salaan reer ceelka
maxaa cusub warar ceelkii, beryahan waad isla aamusteen malaa waa la mashquulay soodaaya fikredaha, wararka, qosolka iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel boy

Tuesday, February 06, 2001 - 08:49 am
to sufdheere
saaxib waa lagu salamay wax wara oo cusub maanta kugu biirin maayo wax qosolena hadalkiisaba daa waayo waxaan ahay nerves maanta tasna waxaa sababay sxb imtixaan ferenji qaadayo
sxb waa inoo iyo markale oo waxaan ku weydiyey sufdheere halkaad ka degi jirteen ma xigleydii mise waraqii gaadhagu ka soo dhici jirey
waa maxaay nin wadanka kala garanayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheer

Wednesday, February 07, 2001 - 12:05 am
ku ceel boy
waa lagaa qaaday salaanta, imtixaankana ilah hakuu fududeeyo aamin anigan ku lahadlayaa iminka itixaan ayaan ka soo baxay oo neerfis ayaan ahaa markii aan sufdheer xususutay ayaan degay oo qaboobay.dhinaca kale waraqii gaadhigu ka sooo dhici jiray hoos ayaan ka xignay dhinaca magaalada ceelka marmar ayaan soo degi jirnay xaga iyo caday musbax marna beeli kalaaqi, hayeesa waanu degnay karinbiyood iyo danwayna hadalkeed daa cagaha ayaa igaga dhamaaday......lol
saaxiib waa inoo mar kale jaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelboy

Saturday, February 10, 2001 - 10:47 am
to sufdheere

sxb waad mahadsantahay imtixankaana rabi hakuu fududeeyo ileeyn waa aduun oo hawli kama dhamaatee balse anigu alxamdu lilaah sidaan rabey buu iigu dhacay oo wan ku guuleystey adigana sidaas oo kale ayaan kuu rajeynayaa sxb

tu kaleeto sxb dhulkaa aad soo tirisay oo dhan waan kula garanayaa ala maxaan maray oo ido iyo geel iyo riyaba ku raacay alloow ku adi dhowaana waanba ku sii socdaa sxb iga wala inaan habeen qudha qurbaha raaxo ku seexan ilaa aan tago ceelkiina u malayn maayo inaan raaxaysanayo
waaa inoo iyo guga danbe waxaana sugayaa jawaabtaada nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheer

Monday, February 12, 2001 - 12:53 am
salaan ceelboy
aad ayaad ugu mahadsan tahay salaan taadii aad ii soo dirtay, dhulkii maxaa war ah riigii ma la sameeyey?
suf-dheere ayaa qaar reer galbeed ah gaadhigu kaga aasmay markay ceelka yimaadeen ayaa la yidhi waar warama waxay ku jawaabeen
"dee meel yusuf dheer la yidhaa ayaa gawaadhidii dhaafi kari la´dahay" it is joke of the day
ala maxaan aniga lagtaydu wqax ka qoday gaadhi cabaadku ka dhamaada oo karin-biyood, suf-dheer,bancade iyo dagaarba......
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelboy

Tuesday, February 13, 2001 - 10:47 am
to sufdheere
sxb riigii ogaalkay lama taagin wax kale oo wara oo cusubna mahayo wixii soo kordha waynu isla socodsiin doonaa waxaay ana iigu qosol badanayd malintaan maqlay gabadh leh horta soow caaydhaf geed lagu shiro maaha waar yaab iyo amakaag badanaa waa hada waa caydhaf ninkaay ku sheegaysaa geed aloow ku adi
nabadeey maanta waa inoo iyo waqti kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheere

Friday, February 16, 2001 - 12:36 am
salaan reer ceerka
wax cusub ma hayo idinku maxaad haysaan ceelkii ma la dhisay riigiisi ma la dhisay war i soo siiya
xagii baa laysala marayaa
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel boy

Friday, February 16, 2001 - 06:37 am
to sufdheere
sxb ogalaakay waa la nabdoon yahay wax dhibina ma jirto riigii weli lama taagin laakin waxaa la gartay in biyo macaan magaalada loo soo saaro qiimuhu waa ilaa $30,000 waxaana la yiri halga dhigo private oo dad ha qaataan shares markaa arintaa ayaa jirta kana soo waran inaad ka mid tahay dadka qaadanaya shareska ama arintini sidaay kuula muuqato
nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhahar

Friday, February 16, 2001 - 02:36 pm
Ali
waar reer sanaagow nin ali layiraah malaha faqashtu hada kahow wastaa halakan kujiro ee wax daawo ah yaa u haayo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel boy

Saturday, February 17, 2001 - 10:14 am
ku dhahar,
sxb waxaad soo gashay meel qalada meeshani afsoomaliga aad ku hadlayso lagagama hadlo waxaa isugu yimaada dad aqyaara markaa jooji hadal xumada meeshana waxaasoo kale dib ha ugu qorin maanatan anagaa xaal is siinay
thanks for ur coopertion

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheer

Tuesday, February 20, 2001 - 06:51 am
to ceel boy
sxb iska soo waran anaga xagayaga waa caadi welwel ceelkii ah mooyee, waxaad isoo tidhi
$30,000 ayaa ku baxaaya oo sheer lagu gelaayo nin keliya ayaa bixin kara sheer uma baahna ayaan u malyanayaa. biyaha macaan xagee laga qodayaa waatii chine hii agagarka ka waayeen 1980s kii ma haga buurta ayaa biyo bacaanlaga heley bise kuwii bixin ayaa lagu soo xidhayaa ilaa ceelka bal wixii faahfaahin ah ii dhaaf wararka maalmaha soo socda
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAQASH DIDIYE

Wednesday, February 21, 2001 - 02:11 pm
war nimanyahow waad salaamantihiin...sida ceel boy iyo suufdheere.

war nimanyahow research baan wadaa ay rabaan hiyi,ad baniaadan ahi. Researchku wuxu ku saabsan tahay sannadkii 1988-89 markii faqashtu gashay ceelka oo ay ku laayeen dad badan oo shicib ah. ragga faqashta ah waxa watay oo laga garanayaa nin warsangeli ah oo ku magacdheer indhayare. ninkii waxa dhici karta inuu maanta qurbaha idin la joogo oo uu jaar idin la yahay. waa inaynu ku qorraa raggaa magacooda meelkasta si ayna u seexan, meelkasta ha joogeene. waxaad ka garanaysaan faqashtii soo gashay ceelka beryahaas soo qora. sidaa iyo nabadgelyo. ISMA OGA AGOON IYO IYO NINKII AABAHEED DILAY E................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheer

Thursday, February 22, 2001 - 02:20 am
ku faqash didiye
sxb horta ma xuma in la raadiyo denbiilayaasha lakiin miyaan agayn in somaliland isa saamaxday wixii ka dhacay somaliland ee ay isu geesteen dadka wada dhashay waa lasu cafiyey aniga ra´ayigayagana ma aha ee waa kii odayaasha beelaha wada dega s/land si loo gaadho wada nolaan dhab ah iyo nolol hor leh waxaa la iska dhaafay wixi gocasha ah ee lakala qabo. markaa sxb hadii aarsi la radiyo maanta s/land nabad ma ahaateen ee qalalaase ayaa ka taagnaan lahaa sida xamar oo kale.waxaan kugula talin lahaa in aad adiga laftaadu iska ilowdo gocashada wixii denbi ka kalay walaalahood xuquuqdooda u dagalamayey ilaah ayaa ka amaal siin doona. iyaga laftoodu nolol ma haystaan oo ninkii denbi galay habeen saani uma seexdo markaa ilaah ayaa denbiile ciqaabay ifka aakhirona waa u danbaysaa ee iska ilow saaxiib ..
iminkana aan u daadegno sidii loo hore marin lahaa degaanka aan ka dhalanay waxna la qabsano wixii nabada ogol iyo walalnimada wixii diidana danba waa odhan in la soo qabqabto waayo maanta s/ land waa dowlad awood leh
wabilaahi towfiiq..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceelboy

Saturday, February 24, 2001 - 01:43 am
to sufdheere
sxb waan ku salamayaa wax dhiilaha ma jirto dhamaan waa la iska fiican yahay intaan ka war qabo sxb waxaa biyaha laga soo saarayaa laantii gobka halkaasaa lagu tibaaxay oo lagu sheegay wixii wara dibaan kaagala soo socodsiinayaa insh alaah nabadeey iminka waan yare deg degsanahee sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel boy

Saturday, February 24, 2001 - 01:51 am
to faqash didye

sxb waa lagu salamay waadna ku mahadsantahy hawsha aad wado hadii aay umada iyo dadka khaayr ugu jiro hadii kalena rabi hakaa masaxo intaanay meel xun kula tegin if iyo aakhiraba

ducadaa yar ka gadaal umad waliba waxaay leedahay buug taariikheed oo lagu qoro waxyaabihii soo maray hadaay ahayeen horumar ama hoos u dhac inaga tobonkiisanee ugu danbeyey waxaa ina soo gaadhey dhibaato aad iyo aad u xun gebi ahanba somaali waxaana waxa keeystey dad waxaayna waajib u leeyihiin in laga abaal mariyo si looga bogsado dhibaatadii soo gaadhey anigu shaqsiyan waan rabaa in dembiilayaashii maxkamad la hor keeno laaakiin bal kawaran hadaay taasi sababy isku dhac mar labaad waayo bulshadeenu uma bisla sharciga markiiba waxaa laga dhigayaa arin qabiil dabdeedna tii hore mid ka xun ayaa dhacaysa markaa inagoo ka fogaanayna intaasi mar labaad dhacdo iminka ku deg degi mayno inaaynu qab qabano dembiilayaashii ka danbeeyey boqolaal qof oo si xaqdaro ah maalin kasta lo dilayey hadalkii waan badiyee adigoo raali ah waxaad noqotaa qof qoraa ah oo wax qora mana xuma qofku wuxuu sameeyo in lagu sheego hadaay tahay xumaan ama wanaag #
ala mahadleh ee nabde gelyo maanta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Saturday, February 24, 2001 - 05:50 pm
horta anigu shakhsiyan waxaan aaminsanahay ninkii
faqash ahaa ee la garanayo ee dad shicib ah ku dilay waa isaaq in aan laga hadhin ama somali ha joogo ama somaliland ha joogee.ta ilaahay ay dan baysaa laakiin ta ifka waa in dambigiisa la soo
hor taage maxkamad. ninkaasi hadii uu dibad joogo waa in dambigiisii, iyo dadkii uu laayay
magacyadoodii la hor geeyaa amnesy international
waa in wax walba oo documented ah oo run ah la hor geeya wadan kasta oo uu joogo hadii lasoo musaafurin kari waayo waa in wadankaas uu jooga
la hor keena maxkamad. waxa jira wax la yidhaahdo gross humn mass murderer lagu soo oogo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Saturday, February 24, 2001 - 05:53 pm
As the saying goes, "YOU can run but you can't hide"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Friday, March 02, 2001 - 01:54 am
to. basanbuur
basanbuurta ilbaxnimada sheeganaysaa miyaanay ahayn tii sayidku isku taxay ee furatay ee tidhi sayid furfuranay kaalay na xidhxidh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Friday, March 02, 2001 - 03:49 am
to faqash didiye
sxb dad badan baa dadka iyo dalkaba denbi ka galay dhamaan toodna waa la garanayaa xitaa markii nabada la galay rag baa wadankii dad badan ku laayey intay khayaameeyeen. sida ina mire oo abtiyaashii laayey welina wuxu joogaa somaliland markaa ma dadka aan isaaq ahayn uun baad adigu ururinaysaa mise arin dadka oo dhami dan ugu jirto baad wadaa. sida magaacaaga ka muuqata nin qabyaalad wada uun baad tahay dadkuna nabad bay hada ku wada nool yihiin markaa anigu waxan ku odhan lahaa dadka dib haysugu dirin.
dadbadan baa u haysta inay qabyaalada nadiif ka yihiin markaa walaalayaal dadku way is wada dhaleen wayna wada degan yihiine qabyaaladuna waxay inoo dhinto maahee wax inaguma kordhinayso markaa ka waantooba arimaha qabyaalada ku salaysan ha la ilaabo wixii hore u dhacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Saturday, March 10, 2001 - 12:58 am
meesha waa lagukaftamayey ee hadalka ha fogeyn waa runtaa qabyaaladi macno malaha laakiin ogow mujaahidiinta meel hakaga dhicin ina mire waa ninkii dhaliyey miraha aad maanta daaqayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Saturday, March 10, 2001 - 05:02 am
asalamu calaykum;
waryaadha anigu waxaan garan la ahay sababta aad dadka dagaalka sokeeye ku dhintay waxaad ugu magcowdeen mujaahidiin?.elayn meesha waxaa ka dhacay waxay ahayd dagaal dadka somaaliyeed dhex marey,civi war,ee ma ahayn wax dad ama dal shisheeye ina soo weeraray .no hard feeling please;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Sunday, March 11, 2001 - 11:32 pm
cadowgii ku dilaaba waa shisheeye adeer soomaalida aad sheegayso isku soomali maaha maanta markii lakala adkaaday ayay soomaali ku cararaysaa berigii hore ee wixii dhacay la ogaa maxaa soomaalida loo waayey ninkii gabyey wuxuu yiri.Muslinimo ninkaan igu dhaqayn muuminimo khaasa gaal maxasta ii urursha oon magansadaa dhaama.
Gaalka uu sheegayaa waa itoobiya oo kale
runtii soomaalida badh baan xabashida ka jeclahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Monday, March 12, 2001 - 02:39 am
sxb moxor hadii aad dadka walaalahaa ah e somalida ha xabashi ka dooratay adiga ayay kula jirtaa. laakiin walaalo umad dhan oo shiikh iyo shariifba leh lama naco. tan kale cid mujaahi ahi ma jirto ninka walaalkii diley mujaahid anigu uma arko ( waa aragtidayda) ina mire hadii uu adiga mujaahid kuu yahay anigana gacan ku dhiigle ayuu ii yahay. soomaalidu way is dishaa wayna heshiiyaan laakiin waxa fiican in runta laysu sheego runtuna ma qarsoonto dadkuna way is yaqaaniin wayna wada degaan markaa walaalo runta raadi intaanad waxaadan hubin ku hadlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIDLE

Monday, March 12, 2001 - 09:29 am
ku mawliid macaane

haddaa dunida dabadeeda joogtaana ma cunto iyo caydhaf uun baa ka waramaysaan waa halkii ina gabaydhe e

'SIDA QAATANAA YIBIR OO QOLQOL REER U SOO DHACAY OO QOODHO WIIL U MUUQDEEN HALKAY BAHO QUUD KA SUGAYAAN QOSOL LABADA GAAR JOOGIYO QOOLAALI BADANAA'.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Monday, March 12, 2001 - 11:39 pm
ku.runsheeg.
walaal horta xaqiiqda ha ka fogaan,waxaan qabaa ina aad adigu wado qof nac waayo marka aad ka hadlayso ina mire maxaad usheegi weydey moorgan iyo gaani taas ayaa udaliila in aad wado qof nacayb .
qurbaha ayaad ku raagtey oo waxaad ka hadlaysaa waqti hore.
Nin aan soomaali oo dhami u kala harin ayaad leedahay soomali jeclow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxar

Tuesday, March 13, 2001 - 01:32 am
waaryaadhaheen reer celefweyn,yaa haya,ahmed hasan huseen oo uduruxmiin ah,iyo cumar dhilmaanyo oo walaalkii ah ooay iigu wardambesey keneda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Tuesday, March 13, 2001 - 11:48 pm
moxor
sxb waad mahadsantahay. runtiina anigu qof nacayb ma wado laakiin waxan ku odhanayaa aynu iska deyno wax kala gurka sababtu tahay dadku way wada degaan wayna is dhaleen cid walbana wax baa laga diley cid bayna u aanaynayaan wayna yaqaaniin cida wax ka dishey. markaa wakhti xun baynu soo marnay aynu ilowna wixii hore u dhacay oo aynu ka fekero sidii aynu dadkeena una hormarin lahayn kuna dedaalo si aanay waxa inagu dhacay dib inoogu soo noqon.
ninkii jirey wuxu yidhi:
haduu dhidar qodo qubuur
qabsoo u dhiciisu waa qudhun.

hadii aynu wadno hebel baa denbi naga galay waxba inooma hagaagayaan sababtu tahay kuligeen wada denbiile baynu wada nahay qaar haka denbi badnaadeen kuwa kale.

Mida meesha taal walaalayaal waxa weeye dadkii wada dhashay ee milixda iyo sonkorta kala qaadan jirey sidee baynu isugu soo celinaa. sidee baynu dadkaa biyaha duljooga ee haraadku hayo u tusnaa waxa ay haystaan.
no matter how painful it's let's fold the chapter of darkness and open a new and fresher page.
enough is enough my brothers and sisters let's reunite our people ones again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Wednesday, March 14, 2001 - 12:43 am
runsheeg,waadmahadsantahay maanta meesha mataal dad laysku soo celinayaa oo waad ogtahay in ay soomaliland tashatay mida kale naxariis iyo somalinimo kama aanan tegin, oo markaan wadankaygii qabsaday,waataan dadkii ila deganaa nabad ka dhexdhaliyey oo aanan ka aar goosan.
maantana waad ogtahay in cidkastaa somaliland, xor u utahay in ay timaado oo ka adeegato.
islamarkaasna uu ka jiro maamul loo dhanyahay.
taas ayaa cadaynaysa,in aanan islamnimoiyo somalinimo midna aanan ka tegin, waxaana fiican in wax laysu qiro.
hadii kale la sheekaysankari maayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Wednesday, March 14, 2001 - 06:32 am
asalamu calaykum dhamaantiin;
moxor, waryaa dhagayso marka dagaalka sokeeye dhaco dhibaato fara badan baa ka timaada,markaa waxaa ogaataa nimankan aad magacawday ,morgan,gaani,iyo kuwii kale oo ka tirsanaa dawladii hore nina ugu garaabi maayo waxa ay soomaaliya ka geeysteen ,qabiil keliyana yaan lagu eedayn wixii ka dhacay.
markaa waxaan taa uga jeedaa wixii dhacay dhece wixii tagayna tago ,markaa maxaa inoo dan ah hadaynu nahay reer sanaag .ta kale waxaan ku gula talinlahaa arintan aad leedahay somalida qaarkeed
waxaan ka jeclahay xabashid inaad meel ka dhacday,
markaa ilaahay ka baq oodembi dhaaf waydiiso.
Tusaale,maanta haddii mushaakil kugu yimaado oo aad caawinimo weydiisato nin xabashi ah iyo nin soomaali ah , waxaan hubaa in ninka soomaaliga ahi uu kuu dedaali lahaa kuuna qaban lahaa wax kasta oo uu kuu awoodi karo,kan xabashiga ah waxaan hubaa iskaba dhaaf wax kale eh inaanu ku waraabiyeen
taasina waa dhab oo adba waad ogtahay.

sidaa iyo salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Wednesday, March 14, 2001 - 11:56 pm
seed,waad mahadsantahay hadaad leedahay wixii dhacay yaan qabiil lagu eedayn kuwa dhibta geystey waxay adeegsanayeen qabiil ee iyagu waxba ma qaban kareen,maarkaas weli runta waad ka fogtahay,xabashiga waxaan somalida qaar uga doortay horaan kuugu sheegay,
Muslinimo ninkaan igu dhaqayn muuminimo khaas ah,gaal maxasta ii urursha oon magansadaa dhaama.
adna hadaad reer sanaag tahay soo dhawow,somaliland,ayaynu wada nahay danteeniina waan garanay oo waad aragtaa waxaynu qabsanay iyo,
nabada aynu daaqayno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MATTAN

Thursday, March 15, 2001 - 12:20 am
to baxar. WAAD SALAAMAN TAHAY
REER CEELAFWAYN MA IHI LAAKIIN DHILMAANYO IYO AHMED HASAN HUSEN BAANU ILMAADEER NAHAY.DHILMAAYO WUXU JOOGAA KUWAYT AHMED SIDAAD SHEEGTAY CANADA,
WAR FAAHFAAHSAN HADAAD KA DOONAYSID AYNU SOO WADA XIDHIIDHNO
WAAD MAHAD SANTAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Thursday, March 15, 2001 - 07:14 am
maxor,marka hore waad mahadsantahay waxaan laga
yaabaa amaba iila muuqataa in aad tahay nin aanu
is afgaran karno hadii aad ka soo dhowaato meeshan aadleedahay somaalida qaarkeed xabashidaan ka jeclahay;ta kale anigu waxaan ahay
nin reer sanaag ah,anugu waxay iila muuqataa wixii
somaliya ka dhacay wax wanagsan ma ahayn cidkasta
ha lagu eedayee,that was unfortunate,markaa ninyohow wixii dhacay dhece wixii tegayna tege ,nin muslina ayaad tahay markaa waxaad sameysaa ilaahay u tobad keen ;waxaad ogaataain aaney somali meelkastaba ha joogtee amba qabiil kastaba ha ahaadeene aaney meel kala tagayn.
sidaa iyo salaan iyo wada hadal wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Friday, March 16, 2001 - 01:11 am
seed waad salaamantahay,horta cumar dhilmaayo, kama warhayo laakiin ahmed xiriirkiisa mudo ka hor ayaa iigu dambeysey,markaa waxaan jeclaa in aad isku kaayo xirto,
ta kale ninyohow hadaan laysu garaabin waxba hagaagi maayaan,hadaad adigu idisho xabashina i bixiyo,oo imagangeliyo ka waran.
ma waxaad leedahay aan ku dilo oo ijeclow taasi suuragalmaaha,mida kale anigu cidba waxba maan daba qaadin oomaan aarsan,oo waaniga dadkii qabiilka ii dilaayey waan soo dhaweeyey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Friday, March 16, 2001 - 04:21 am
kuwan reer ceel afwayn iska dhigaya qaar ka mid ahi waa faqashtii tan nin ragi waa ogyahay doqona loo sheegi maayo.faqash=faqash=faqash.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Sunday, March 18, 2001 - 01:34 pm
Farxaan, You need to grow up! Shaytan is arrogant like you. What makes you think you are better than that! All people are created like the tooth of a comb and judged according to thier piety! GROW UP! May Allah guide you InshAllah.

mohor, Brother I know it is confusing and life is a test. Man does not know why these things happen. Allah alone knows! Allah says to love your brother(in islam) Allah says war is bad.....but sometimes is good. First ask yourself why? why am I at war? God is all forgiving and it is hard to forgive and forget the past, but we must put that aside and come together. Nabad gelyo , waadmahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Monday, March 19, 2001 - 02:41 am
ku. farxaan. waar farxaan waad salaamantahay aniga.
in aan reer celafweyn ahay magacayga ka garo.
qaar faqash ah ayaanu is haysaney, bal qoraaalkayga dib u eeg,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Monday, March 19, 2001 - 04:07 am
moxor
sxb inaad inta ka fiican tahay baan ku moodayey miyaanad weli qabyaaladii ka waantoobin. dadku way fiican tahay inay waxa jira ka wada hadlaan oo ay khaladkooda isu sheegaan laakiin hadaad xaga xun ka marto oo faqash iyo cayi soo gasho wax inoo hagaagayaa ma jiraan walaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Tuesday, March 20, 2001 - 12:52 am
ku.runsheeg.
waar horta miyaanad fahmin waxaan ku iri, somalinimo kamaan tegin oo waanigaa dadkii walaaleeyey,oo kii qabiilka igu dilayey ee faqashta ii soo raacay,xuquuqdiisii siiyey oo wasiir iyo maareeye miidhan ka dhigay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Tuesday, March 20, 2001 - 03:53 am
moxor
sxb sheekadii ishaad ka ridey waa ayo dadkan aad leedahay wax baan siiyey iyo wasiirada aad ka sheekaynaysaa. nimanku ma bakhaar bay kuu hayaan somaliyase ma qariib bay ku yihiin. meesha aad leedahay ee aad cid wax ka siisey waa xagee? faqashtan aad sheegaysaa waa ayo? sxb shinbiri laba geed ma wada gurato. ee iska badheedh oo marna faqash haygu yeedhin marna ha odhan faqash baad ii soo raacday. iska badheed ragu inay wax isu qiraan baa fiicane.
Yes wakhti xun baynu soo marnay dadkii wada deganaana waa laysku diray hadana iyaga uun baa dhexdooda ka heshiiyey. ilaahayna heshiiska haw sii siyaadiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar-biciide

Wednesday, March 21, 2001 - 10:41 pm
matoor
sxb hubsa dadka walaalaha isku dirayaa dadkalaa inaga dhexshaqaysanaa ee ninka basanbuur sheegtay waa dadkale ee adigu is ilaali waa diraadiraalayaal
teeda kale waad iska hadashaa ee afkaaga ka leexi basanbuur yaan meeshan isku qasmine hadadaad mardanbe soo fara gashato waa inaan cay iyo ceeb isu dhamaynaa dhexdeena dad walaalo ah oo dhashaan nahay oo dhan walba iska war haya ha ka kharibin dhalin yarad bogan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xog ogaal

Wednesday, March 21, 2001 - 11:32 pm
Xog Ogaal.

Horta ninka wax ka soo qoray arrimaha ka dhexaya Cabdullahi Jama iyo Mahdi cali ayaan, waxaad tahay fidma wade, waxaana ku sheegayaa colaada laba qof ka dhexaysaa meel kasta ha gaadho, laakiin waxaa jirta in ey somalidu tiraahdo nina intii kuu jiro kuuma so dhaafo. Waa marka hore mahdi iyo cabdullahi waxaa run ah in ey kaa iska xigaan, arinkan aad soo qaadayna inkasto wax ka jiraan, si quman oo sax ah uma aad sheegin, haddaadan fidma wade ahayna golahan maad soo digteen.

anigoo xog ogaal u ah labada ninba, waxaa jirta in colaada aad sheektay ey wax ka jiraan,laakiin waxtar dab ah oo gees walba ka socoda in ey ilaa iyo maanta labada guriba ey ka jirto baa run ah.

Waxaad mooda in nin labadaba u war haya aad tahay. si kastaba war u hel, ee halka aad isleedahay wax isku dir, ma laga yaabaa in aad isu soo dhowayso. waxaan marag ka ahay in aad ka mid tahay raga golahan laisku caayaayo ku jira, oo marba si aad ugu noolaato cayda dadka, aad sii xoojiso ummuurahan sirgacan oo hadda aan gacan ku jirin, waxaad ka heshosi baad leedahay.

intaad dad wallala ah iskudiraysid orod dan taada raac nin nasab ah ma tihidi. dadka la magcaabay oo la yiri golahan bay wax ku qoraan na, waxaan oran lahaa, inaad isla yaabtaan oo tan dadnimada iyo islaamnimadaba aad dhowrtaan baa fiicnaan lahayd, haddaad wax sheegaysaana wax macquul ah aad sheegtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xog ogaal

Thursday, March 22, 2001 - 06:33 am
Dhamaan akhyaarta reer ceel-afwayn waa salaamantihiin. Fadlan maqaalka "xog ogaal" oo kor ku xusen, iska ilaawa, waayo waxay u socotay qayb kale oo golahan ka mid ah. waa mahadsantihiin

greetings to all the members of ceel-afwayn, please disregard the above article "xog ogaal" it was intended for another section of this FORUM. Thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

True Ceel

Thursday, March 22, 2001 - 08:46 am
Warning to all of you peepz here specially...>>> Moxor<< who wants to incite a verbal abuse among the bros in ceel-afweyn..

I didn't creat this forum so that you can come on and insult other tribes, i created this so that we can exchange ideas and contemplate how we could eliminate our predictments, regarding the ceel issue.

So if you have something constructive to say do so, if not don't bother, we have had enough trouble and turmoil in the last ten years, we don't want this to dragg on in the twenty second centry.

Mowlidmacaane
I'm really sorry for taking long time to come back to here i have been quite bussy as you might have gathered by now.

Idle

Caydhaf was major part of ceel-afweyn histroy and only fool can totally disregard and pretend that caydhaf never existed.

samatar-biciide
To all of the duriyad BA'sanbuur I would like to offer my sincere opplogy on behalf of our fellow ceel-aweyn brother.. so call if i might add.

Finally i would like to say, plzz take this opportunity to get to know each other so that we can start progressing forward rather then backwards.

unity = prosperity

piece thanx for ur attension.

bye for now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxar

Tuesday, March 27, 2001 - 10:21 pm
waar ka basanbuurta sheeganaya, idikaa bilaabay cayd iyo kaftan -xumada ee joojiya.
rag faqash ah ayaa ina soo dhexgalay,
ee iska jira.
bal aynu is waraysanee reer cel-afweyn ,
halkan kaalaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Thursday, March 29, 2001 - 10:40 pm
waar runsheeg,ma maqashay in itoobiya noqotay,dawladii u horeeysey ee somaliland diyaaradaheedu duulimaad ka sameeyaan,markaan ku lahaa nimankaasu waa walaalahay waad ila yaabeysey.
xamarse bal ka waran maxaad ka haysaa,aynu iswaraysanee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Friday, March 30, 2001 - 04:46 am
moxor
sxb kuligeen waynu og nahay in soomaali weyn ay tahay cadowga itoopiya markaa itoobiya ma rabto inay soomaliyi isu timaado waxayna rabtaa inay ina kala qoqobto. maxaad ka sheegaysaa diyaarad dalkii oo dhan bay inagu haystaane ayaan dhoweyd bay ahayd oo ay laba nin ku dileen waqooyiga soomaliya maxay somaliland ka qabatay. waad ogtahay inay aidskii soo geliyeen hargeysa. maxay kuu tahay itobia. soomalidu way is cuntay laakiin ilaah baa isbaday waa inay heshiiyaan oo ay aayahooda gartaan sxb. itopia waa cadowgeena kowaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Monday, April 02, 2001 - 09:14 pm
asalamu calaykum;

moxor,waxaa la yidhi laba nin ayaa sadcaalay waxay socdaanba waxay la kulmeen nin, makaasay waxay waydiiyeen sida ugu fudud oo ay ku tegi karaan meeshii ay doonaayeen,markaasaa ninkii waxa uu u timaamay labadii nin sidan;waxaanu yidhi wadadaa raaca marka aad meel heblaayo gaadhana wadadu waxay u qaybsantaa mid u leexata dhinaca midigta iyo mid u leexata dhinaca bidixda,markaa waxaad raacdaan tan u leexata dhinaca midigta .
labadii nin waxay socdaanba markii ay gaadheen meel heblaayo ayey

kala garan waayeen in uu ninkii tilmaantiisii ay ahayd dhinaca bidix iyo dhinaca midigta.
adigu yaanan sheeko kugu daaline labadii nin waxay isku raaceen in ay maraan ama raacaan wadadii bidixda ahayd ,markay socdeen mudo dhowr cisho iyo dhowr habeen ah oo aanay waxna cunin waxna cabin ayaa nimankii naftii isugu timid,markaa iyagoo aad u liita ayey waxay heleen neef bakhtiya markaasay cuneen ilayn waa niman haraad iyo gaajo haysaaye,marka halkii ayey ka sii wateen socdaalkoodii,markay gaadheen meeshii ay doonaayeen ayaa labaddii nin mid ka mid ihi yidhi waryaa hebelow hadii aynu ninkii tilmaantiisii raaci lahayn waynu dhiman lahayn oo ma haleen neefkaa bakhtiyey,markaasaa ninkii kalana yidhi war walaahay waa runtaa .
1;labada nin marka ay la kulmeen ninkii tilmaantaasiiyey ,tilmaantii si feejigan ama haboon ugamay qaadan.2;tan ay isku raaceen waynu bakhtiyi lahayn hadaynu wadaadaa marnona qiil bay u samaysanayeen bakhtigii ay cuneen ;
markaa taa waxaan uga jeedaa markan aad leedahay somaalida qaarkeed xabadaa noo dhaanta ;
markaa ninyohow waxa layidhi wax wax kuu sheegana wax yar baad aragtaa ,wax wax ku siiyanana wax badan,markaa ninyohow waad qaldan tahay ee dhegayso;ilahy nin rag ah ayuu kaa dhigeye dib isu qabo oo kasoo noqo hadalkaa ,somalinimadana meel ha kaga dhicin ;
by the way ;labadaa nin waxaan maqlay in ay ahaayeen reer ceel afwayn;
sidaa iyo salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Monday, April 02, 2001 - 09:28 pm

markaa taa waxaan uga jeedaa markan aad leedahay somaalida qaarkeed xabashidaa noo dhaanta ;
markaa ninyohow waxa layidhi wax wax kuu sheegana wax yar baad aragtaa ,wax wax ku siiyanana wax badan,markaa ninyohow waad qaldan tahay ee dhegayso;ilahy nin rag ah ayuu kaa dhigeye dib isu qabo oo kasoo noqo hadalkaa ,somalinimadana meel ha kaga dhicin ;
by the way ;labadaa nin waxaan maqlay in ay ahaayeen reer ceel afwayn;
sidaa iyo salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOXOR

Wednesday, April 04, 2001 - 11:52 pm
ku.runsheeg.iyoseed<
waaryaadhaheen-sheeko yar baad haysaan-maxaad ka sheegaysaan laba nin oo woqooyiga hargeysa lagu diley-aan runta idiin sheegee daaroodku sow kuwii 100ka isku xiraayey dadka rayadka ah.
waa laydin yaqaan marka laydinka adkaado baa weligiin,somaali iyo wadaad baan ahay ku carartaan.
waxaa wacan in qofku hadduu muslim dhab ah yahay,xilliga dhibka iyo xiliga wanaaggaba,isku si illaah uga baqo-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheer

Thursday, April 05, 2001 - 12:13 am
ku raga oo dhan
waar waxaan la yaabay kuwa marka ay meel ay cuskadaan waayeen ku meeraysata waad baan ahay iyo ilahay ha laga baqo...
waar ma ilowdeen ragii aad iskaroga ku dalacdeen maydkoodii magaalda KALSHIIKH iyo ragii iyo xoolihii aad ku xasuuqden karamaan iyo bancade ilaa ceel-afwayn inta u dhaxaysa..
ilaahay ayaa dadkaa dulmanaa u gargaaray oo dulmigii ka kor qaaday waxbana kamay aarsan kuwii dulmiga ku sameeyey ee walaaltinimo ayay ku soo dhoweeyeen.....
dadkiina iminka leh wadaabaan ahay iyo ilahay ka baqa miyaan diintu iyo ilaah ka baqu jirin markii aad falalka foosha xun ee kufsi, dhac, dil iwm aad ka samaynayseen degaan aydin u dhalan..
waxaan ku raacsanahay moxor in qofku isku si uga boqo ilahay xiliga dhibka iyo barwaaqadaba..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheeg

Thursday, April 05, 2001 - 01:06 am
waryaadhaheen hadalkii meel xun baad mariseen. weliba ninka suf-dheer la baxay. sxb dhibaatada sooomaliya ku dhacday cid waliba wax bay geysatey reerkana ha ceebaynina intaa waa nala laayey uun baad leedihiine idinku kuwii aad layseen ee weliba iyagoo salaad ciid tukanaya aad u soo dhuumateen miyaanay rag ahayn. kuwii aad iyagoon dhibaatoba jirin wadada ka af duubateen oo aad colaadaba ku bilowdeen meeyey. war ragu waa is dilaa waana heshiiyaaye idinku meel kalaad ka fekereysaan. Soomali majeerteen baa u bilaabay mucaaradnimo soomali oo dhan baa isugu tagtay idinkuna kuwii leynayey baad ku jirteen weli may odhan waa nala laayey. sxb soomali oo dhan baa ku dhimatay dhibaatadii ku dhacday dalkeena markaa idinku uun haysku koobina.

sxb boga reer ceel afweyn nadiif buu ahaa markii hore hadana miidii baa idin soconaysa. waxan u malaynayaa idinku wadankiiba maydinaan arag oo waxad tihiin qolyaha debeda qabyalada ku bartay markaa walaalayaal soo ogaada runtu waxa ay tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Thursday, April 05, 2001 - 06:49 pm
moxor,sufdheer,marka hore waad salaamantihiin,
somalidu waxay tidhaa nin waliba garaadkiisuu hadlaa,markaa nimanyohow idinla yaabi maayo ee taa ogaada,ta kale nimanyohow sheekadeenii halkaa ha inoo joogto sidaa iyo nabadgelyo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

23

Friday, April 06, 2001 - 08:44 am
I am moreran fram the h poele

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moxor

Saturday, April 07, 2001 - 12:54 am
waar-sufdheere faqash baynu la hadlaynaa,hadeer illaahay ku cararaysa waxaad moodaa in aanay markii hore muslin ahayn.
malaha hadda bay islaameen,anigu haday yiraahdaan
berigii hore gaalaanu ahayn waan ka maqlilahaa
xagaad joogtaa,sufdheere,kuwan inaga daayoo,
malaha qoladii iska rogada lagu dalacay ee sufdheere-ayaad ka hadhay.
bal ii waran,cid kale oo reer celafweyn ah ma haysaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheere

Monday, April 09, 2001 - 11:47 pm
ku moxor
waad salaaman tahay sxb kamaan mid ahayn ragii iskarogada laakiin ilmaabtiyaday iyo adeeraday iyo abtiyaday ayaa ka buuxay..
dhacdo la ilaawi karona ma aha markii aan ka aarsan waynay ayay iminka hadlayaan oo marba anagaa sidan ah anagaa sideer ah gurayaan...
maalintii miinadu gaadhiga kalshiikh kula kacday ee labada ugaadeen cirka u tuurtay ayaa qayladoo ceergaabo la joogi kari waayey.. (ceeri iyo ugaadeen) waa wax la la yaabo
markaas ayaay odayaal waawayn sida SAWAAXILI.MAXAMED GARASE oo aan midna hub haysan kalshiikh ku dileen..
waar wuxu wax ilahay ka baqaaya ma aha hadii ay wax iska celinayaa raga hubka haystaa waxay joogeen cadaado iyo garadag may aadaan oo dagaalmaan sida yuhuuda ayay caruur iyo odayaal laynayaan... iminkana muslimiin ayaanu nahay ee ilaah ka baqa ayaa leeyihiin ....
wadaadow alif wax mala´ iyo alaf wax buu leeyahay
adigaa lagaa hayaa....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOXOR

Monday, April 09, 2001 - 11:56 pm
KU_SUFDHEERE::saaxiib waan ku salaamayaa,salaan ay ku dheehantahay gacaltooyo,waxaan meesha ka hadlaya waan wada ognahay,somaalidaa tiraahda-barawaxo badani bahalo u yeeris bay leedahay-markaa iyagaaba dadka isugu yeeraya oo leh kaalaya naga aarsada.
anigu waxaan ku noolahay norwey,ee xagaad joogtaa saaxiib-
WAAD SALAAMANTAHAY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suf-dheere

Tuesday, April 10, 2001 - 11:07 pm
ku moxor
wa laga qaaday sxb. aad ayaad ugu mahadsan tahay xidhiidhkaaga... wixii ceelka warkiisa ah igala soo xidhiidh cinwaanka hoos ku qoran
bancade@hotmail.com
ka dib ayaan is waraysanaynaa...
waad salaaman tahay..