Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: CANNANLEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muusow

Friday, January 05, 2001 - 11:14 pm
Salaamun Laah,

War aawaye reer cannanleey, waa reer cannanleeydii dhaladka ahayde iyadaa is garan.
Dhamaan waxaan idin lee yahay is maqal xiise leh

Muusow,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.Muse

Saturday, January 06, 2001 - 02:48 am
muusow. waa ku salaamay . anigu reer faanoole ayaan ahay lakiin asal kayga iyo waalidkayba waa reer calanley.

WAXAAN JECLAAN LAHAA QOF KASTO OO REER CALANLAY AH AMA REER KISIMA AH EE BOGAAN SOO GALA IN UU MAGACIISA SAXDA AH IYO MEESHA UU JOOGA QORO SI AAN ISKAGA WAR HAYNO OO AAN ISULA XIRIIRNO.


Aniga magacaygu waa, Maxamed Muse Cali, waxaan deganaa lugabaxsi zonaha qaali kaba cadda.
wagii hore warshada hilibka aan u deeli jiray, GOOBDOON ayaan walaal ahayn, wuu dhintay (a.u.n.).
Maxamed muuse cabdi ayaa jira oo isna warshadda u deeli jiray laakiin waxuu deganaa calanlay, hadana yurubta ayaan ku ogaa. dadku badan kooda waa isku kaaya qaldaan.

waxaan deganahay state ka MARYLAND, USA.
Reer calanley waxaan isu dhawnahay KHALIIF SHIRE MUSE (khalif riko) gobol ii dhaw ayuu degan yahay oo VIRGINIA. waxaa ka loo Virginia degan reer jamaame fara badan oo caan ah sida SOMALIYOW, MAXAMED QAASIN , CABDI XAAJI ETC.

reer kisima meeshaan waa ku yaryihiin, waxay u badan yihiin OHIO, MINESOTA iyo TORONTO CANADA.

NABADY KULLIGIIN WAA IDIN SALAAMAYAA IGUNA SALAAMA WAXII IDIIN DHAW. INSHAA ALLAAH HADDII LA NOOL YAHAY MAR BAA LAWADA KULMI DOONAA. DADKII IYO BELEDKIIBA WAA U XIISAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiya

Friday, January 19, 2001 - 01:46 am
Waa salaamantihiin dhamaan reer calanley iyo kissimaba aniga waxaan ahaa reer calanley laakiin tobankii sano ugu danbeeyey intuu dagaalki dhicin ayaann ka soo gurney familkeena qaxii ayaanse ku soo noqoney dadka meesha ku qorana waxaan ka xasuustaa ilmo cabdi riikoow iyo maxamed muse cali haduu yahay jabroos oo walaalkis aan aad u aqaan waxaan degeneyn naadada agteeda magaceyguna waa farxiya jaamac waxaana degenahay holland in rotterdam halkaana waxaa jooga reer kismaayo tiro badan saas iyo isla xiriir wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodaneeeey

Monday, March 12, 2001 - 10:27 pm
Hi walaalihiis aad ayaan ugu faraxsanahay in aad meeshaan ku wada kulanteen aniga waxaan dagan argada waxaan ka wadaa tan faanoole,waxaana daganahay hada holland gaar ahaan magalada rotterdam...aad iyo aad ayaana loo buuxaa meeshaan.