We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 06, 2001 - 07:11 am ASSALAMU CALAYKOM REER CEELAAYO. DADKII REER CEELAAYO XAGAY MAREEN CEELAAYO WAA HOOYADDA TAARIIKHDA GOBOLKA SANAAG WAXAAN RAADINAYAA CEELAAYO WARKEEDA HADII AAD HAYSO HALKAN KU SO QOR
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 05:55 am Assalamu calaykom Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan. 1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii? 2. maxay ku suganyihiin? 3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay? 4. miyaan ka aqoon liidanaa? 5. miyaan ka hanti yarnahay? 6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay? 7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno? 8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub? 9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa? 10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli? dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 04, 2001 - 03:51 pm asalaama caleykum walaal waa laguu hayaa warka ceelaayo hadaad u baahan tahay waa lagu nabad qabaa warshadna waa laga dhisayaa waqti dhow waxaa bilaaban doona wax soo saarkii warshadaas hadii aad ubaahan tahay war dheeraad ah la soo xiriir gurey hure dirir
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 11, 2001 - 10:13 am walaal ii maad soo sheegin wershedda laga dhisay waxa ay soo saarto,markaa ii soo dir information dhan iiguna soo hagaaji e-mailkan zlitan97@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 15, 2001 - 06:07 pm war meesha laga dhisayo maaha ceelaayo. waa laasqoray . ee tigidh ha goosan, intaanad hubsan. waxad kaloo ka warrantaa..in qabuurihii reer xaaji iyo kuwii dubays laysu furay...mise xaalku weli waa haddii dhahar yari allaah yari.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 01:39 pm asalaama caleykum walaal waan ogahay tan laasqoray ee waa mid kale ee hadii aad u baahan tahay faahfaahin igala soo xiriir ccm38@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 09:47 am War kaagan warsengeli magiciisa sita dadka magacoodu u daa oo magacaaga sheeg haddii kalena ananymous meesha ku soo gal. Ma rabno inaanu maqalo magac qabiil qabiilkuu doonaba ha noqdee. qabyaalada sun ayaanu u aragnaa. markaa bahasha qudhunkeeda naga daa ha nagu furfurine. Miyaad xumadoonaysaa haddaanad qabiil sheegin. Nabadgelyo
|