Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Shabeelada Dhexe: Caadleey. Miirtaqwo. Biyo cade. Mahadayweyn. Ceelbaraf. halkan soo gala
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.YAR .G

Saturday, January 06, 2001 - 01:17 pm
DHAMAAN INTII KA TIMID MEELIHII AAN KOR KU XUSAY IS BARAD WANAAGSAN SOO GALA HALKAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 02:03 pm
I HONNESTLY SUPPORT THE COMMENWELTH OF MUDULOOD. IMAAM MAXAMUUD IS HERO AND ALWAYS TRIED TO FIND SOLUTIONS FOR MUDULOOD. SO FAR HE HAS DONNE EXCELLENT JOB. ALSO I WANNA SHOW SUPPORT FOR MUUSE SUUDI, ALI MAHDI, XUSSEIN XAAJI BOOT, AADEN CABDULLE [AADEN CADE]. ALL OF THEM ARE THE STARS OF THE MOST MUDULLOD. SOON YOU WILL REALIZE WHAT SHIEKH DAA'UUD CULUSOW AND ABTOW STRUGGLED FOR. AND THAT IS A COMMENWELTH STATE NAMED[COMMENWELTH OF DEERO MUDULOOD] AF SOOMAALI WAXAA LAGU YIRAA [BARWAAQO SOORKA DEERO MUDULOOD]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iimaan kaahow

Tuesday, February 20, 2001 - 08:56 am
isbarad fiican ebow.madaama aan inta soo galay bariga,bal aan idin way diiyo su aa;o? yaa xiiseeya fashonka? yaa se xii seeya sports tennis,basketball,soccer, football,baseball,hocky,figureskating,and any other sports. fadlan qor e-mailkaaga. mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muke samaale

Tuesday, February 20, 2001 - 09:05 am
iimaanow ebow aad u xiiseyaa fashonka. siiba dhaqanka hidaha soomaliyeed. waxaana raadiyowhaayaa taarikhyahano ogaal gaar ah uleh dhaqanka soomaaliyeed. muga raga xeeladaha leh ee garashada u leh ariinkaas fariinda meehaan ha ku qoraan. aniga e-mail malihi. balse mugaan samaysto,meehaan anaa ku dhigi doona insha'allaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.YAR.. G

Wednesday, February 21, 2001 - 06:49 am
Eeboow caadley miirtaqwo mahadayweyn biyo cade-
& ceelbaraf xaan tuulo uga saari waynay oo magaalo dhisan oo loo dalxiis tago looga dhigi waayay lehna dhaqtarkooda iyo aqoomaha kale oo -
loo baahanyahy oo xataa ku jirto dayaxa sidaan tuulooyinkaan boos lagu magacaabo uga dhisan lahayn. waa riyo waxaanse jeclaa in la dhabeeyo-
waa eeboowgiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muke samaale

Wednesday, February 21, 2001 - 08:06 pm
eeboow inkastoo aan kumaqsuuday dadaalkaaga,waxaan rabaa in aan xuso meelaha aad soo magacawday in qaarkamida ay magaalo yihiin sida mahaday. sidaad adiga la socoto aqoon yahanadeena oo dhan dibada ay jiraan. waxaa laga yabaa in aad adiga kamid tahay. madaama aad jeceshahay ciidamida deegaanka gargaar ka socda gacan ka gaar siiso. anigana waa wadaa howshayda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

commonwealth

Tuesday, March 13, 2001 - 04:04 pm
hoodi kuligiin, gedislayda raacdayneesa ganacsiga oo rabta in ay laxiriirto ganacsatada kale noo dhaaf fariintaada anagaa kula soo xiriirayno
E-mail keena waa (commonwealth49@hotmail.com)

fursad suubinaysa heerkaaga dhaqaale waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COMMONWEALTH

Thursday, March 15, 2001 - 08:48 am
WE ARE HAVING FUN TOGETHER WANT TO JOIN? REGISTER TODAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COMMONWEALTH

Friday, March 16, 2001 - 12:05 pm
SU'AAL FIICAN MEEQO DUSI AY DAGMADAAN LEEDAHAY

HADAADAN GARASHO U LAHAY TIRADOODA OO KOOBAN, NOO SOOTABI INTA AAD TAQAAN . 11,4, 19, 17, INTA AAD KA GARANEESO. WAYDII ODAYADA KA YIMAADAY MEEHAAS AMBA SAFAR UGU HOYDAY. ISKU DAY INAAD HESHID MACALIMIINTA MAGACYADOODA DIGSIYADANA WAXAY U KALE BAXAAN SAAN
DUGSI QURAAN
MAWLAC
MASAAJID WAXLAGA BARTO
DUGSI MAADEED
IYO DUGSI GAAR AH "PRIVETE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COMMONWEALTH

Friday, March 16, 2001 - 12:07 pm
SAXIIB SU AASHA WAA DUGSIYADA DEGMADAAN MAHADAY IYO NAWAAXIGEEDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 07:04 am
caadlayaasha noirobi jooga waa dad ixsaan badan.wixii nairobi ku sooqaxay oo ka soo jeeda degmada mahaday ay wax u qaban kareen oo dhan waxba kama hagran.anigaan qudhayda abaal naxariisleh ay igu gacan siiyiin mukaan martida ku ahaa magaaladaas noirobi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer-mahaday

Saturday, March 24, 2001 - 04:25 am
aryada wani salamey kuligiin warama salayahay
eba ogee rer cadley iyo miir tuuge iyo celbaraf iyo rer mahadaay ma yimadeen mahan waa qeyr batee

hadaan an introduction sameeyo waxan ahay reer mahaday inkasto an ka imid cadleey (celi-agoonyar)
waxan jogaa asia waxan barta engineeriya hada wa dhamenyn rabaa wakaas hayeh haley barto dhalinyaro waxan raba intina maha isku timid ninkasto inuu i sheego mahoow joogo iyo waxuu qabta ileen waxa nahaay ragi beri wadankeni u noqon lahaa wakaas program fiicana wa no hayaa ileen beri waxey noqohee ninkasto gobalkiisa inu dhisto (kuli shay un yarjicu ila ahlihi ) haahey wa nikas dhalinyaro imtixaana aa isocdanee isma dhafno duulki isku so foorsha alaha anga dhigo

TO ANONYOMOUS eebow reer cadley kenya joogan wa aqiine majooga ninki la dhehi jirey DEELE ninkalena waxu aha kaas waba degna maha reer cadleyna wax badan u utarey wasa ku jisariyeen sharif dhagaweyne
bye all my allah bless u

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 26, 2001 - 05:49 pm
reer-mahaday sxb ma aqaan deele lkiin daahir aan aqaanaa. sikastaba ha ahaate anaa kuu waydiindoona.marka kale aan lahadlo niorobi,insah alaah.