Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: Cali khaliif galaydh haduu gobalkiisa dhisto ma ceebaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 04:30 pm
midgaantii intay guda naag kale eegaysay keedii qudhmay weeye,beryahan waxan maqlayaa malaayiin doolar oo loo soo dhiibay dalalka dunida xamar keliya maxaq baa in aan maqalo waxbaa lagaga qabanayaa? ninkaan cadkiisa goosan nina wax uma ogola wadaanta isha ka xumaataa faylkay la tagtaa hadaba laascaanood waagobolkeena boohoodlena waa 2aad iyo dhamaan dhukayga alaa ceerigaabo iyo inta aan wax ku leeyahay waa dood inoo furan rag iyo dumar tuuga ina soo dhex gala doodeena aynu isla aragno DOOD FURAN IYO GOOGAALAYSI WEEYE XAAJADU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lascanoodi

Wednesday, January 10, 2001 - 06:37 pm
arita aad ka-hadlaysaa waa arin dhaba walaal
laakiin waxaa jirtay maah maah ah ***war gunta wax siiya yay inaku cawryine*** weeye arintu ninka gobta ahi tiisa waa goosta waana sugi jirey

marka aynu gunta koonfur joogta kala fur furo oo hashiisiino ileen ma hashiin karaane

ayaynu laas caanood dhisaynaa walaal

ha sugi waayin walee nin danbe oo dhulbahante ayaanan ka maqal xamar tan iyo taa

laascaanood waa magaalada qudha ee aan dagaal ka dhicin soomaliya ilaahay mahadiis

odayaasha dhulbahantena wey ku dadaaleen arintaas

garaadada, ugaasyada iyo Suldaanada dhulbahante ha loo mahad noqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAAXDHEER

Sunday, January 14, 2001 - 02:17 pm
Waxaan aad ugu xumahay sida ay goboladeena u hagradeen dawladihii iska danbeeyey ee soomaaliya soo maray,iyadoo weliba loo tirinayo in aynu maamulada wax ka haysane weliba jagooyinka ugu sarsareeya.
Hadaan din tusaaleeyo magaalada laascaanood iskuulada ka dhisan dadka gobolka ayaa lacag ay iyagu iska soo ururiyeen ku dhisay,markaa waxaa la yaab leh iyadoo dawladi jirto ay dadku awoodi waayeen inay gartaan waxay dawlada xaq ugu leeyihiin.
Hada wixii tagay tagee,hada waxaa loo baahan yahay isku duubnaan,kala danbayn,waxwada qabsasho iyo inagoo tixgelina madaxdeena kuwa wanaaga ka shaqaynaya.
hadal iyo gunaanadkiis hadii hadalku yahay horumarinta gobolka waxaa loo baahan yahay in dawlada loola tago qorsho horumarineed,markaana dawladu way ku khasban tahay inay aqbasho.
Hadaba qof waloowba mas,uul baa ku saaran maaha inaad hadal aan wax qabad lahayn la iska sheego.
WE HAVE TO TAKE THE CHANCE BROTHERS AND SISTERS!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulwas yaqaan

Wednesday, April 04, 2001 - 06:27 am
Waa runtaye meelah ugu fiican baa
ka haysateen laakiin in dafle wiil
yar kale ayuu ahaa oo odaygii ayuu
futada uleefi jirey oo dadka usoo
jaajuusi jirey laakiin heer uu gobolka
sool wax ugu qabto ma joogin marka
anigu waxaan idin oran lahaa sida
geela ha jaacina dadka dawlada soo
ahaan jirey oo walaalihiina raaca haddii
aad cid raacaysaan annaguna futada noo
leefa idin oranmayno oo waxaa waan ka
xishoonaynaa ilayn niman hartiya ayaanu
nahay oo boqoradii soomaaliyeed idinkuna
agtayada waad ka dhergeysaane laakiin
haddii aad raacdaan ilko yar hawiye habar jeclo.
ugaadeen futada noo leefa ayey idin oranayaan
jaajuus kasta oo dhul was ah annagaa
shaqo u hayna .