Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: Patroolka ma dhulbahantaa iska leh mise soomaali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Sunday, January 07, 2001 - 04:58 pm
sidaynu ognahay patrool aad ubadan ayaa laga helay ceelkii holhol sanadihii1988-89 waxaana ahay xogogaal hadaba maxaynu ka yeelaa arin tan ah muhiimka ah?qofkasta ha ka hadlo soomaalidu waxay tidhaahdaa ama afeef hore ama adkaysan dambe , qoraal dawladkasta oo dalkeena ka dhalata kamid baynu nahay waa in aynu saxiix helo ah wixii dhaqaale u horeeya ee ka soo baxa gobolkan lagu dhiso kadibna dalka asxaabey arin kan miyuu xun yahay ma kulatahay walaalkaa oo gaajaysan in wax kaa degayaan? waa maya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf qallac

Sunday, January 07, 2001 - 05:43 pm
warkan waxan u dirayaa ragga sool iyo sanaag ku dhaqan wuxuuna yahay fardihii ka hadhay tafiirtii darraawiisheed beryahan dambe hawdkii boohoodle ciid iyo caleentii wax ku batay cagtii fardihii waxa galay qoob cad iyo ragaad waxanay u soo didayaan xagiina sanadan iyo tu dambe waa xagiina ka didiya dhulkii dhuugga iyo qaniinka leh qofkii danaynaya mid debed galay iyo kii la joogaba ha la gaadhsiiyo warkaa kooraha iyo xakamuba waxay ku jaban yihiin maraykanka wax la yidhi waa$15 kooraha keliya oo harragii naaxiga ahaaya.