Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: Ciyaal Hamar
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudug

Sunday, January 07, 2001 - 05:40 pm
War nin rag ah oo wali ciyaal sheeganaya ma arkin
hadda ka ho ilaa aan imid qurbaha , isku ciyaal baan nahay, waa ciyaalkayaga, iyo ciyaal xaadda IWM , ayay ku had laan
W.B.T.F.Q

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kooriina

Monday, January 08, 2001 - 07:33 am
Saaxiib ciyaal haddii aadan aqoon waxaa laga
wadaa xaafaddii aad ka timid. Haddii aadan
fahmin macno ma lahan waa laguu jilcinaayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeylani

Monday, January 15, 2001 - 02:50 pm
War ninka mudug la yiraahdo ma tiqaanid ciyaal xamar waayo mudug baa ka timid Home-Boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARBAARTA PUNTLAND

Monday, January 15, 2001 - 04:35 pm
wax ciyaal nala dhaho ma jirto ...

waan bedelnay ciyaal nimaddii oo waxaan u daynay Ciyaal FAACALi IWM..waxaan la baxnay BARBAARTA PUNTLAND.hadday kaaga roon tahay.

Hawiye Beermadoobe aa loo daayay CIyaal nimadii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

raghe

Tuesday, January 16, 2001 - 02:29 am
Barbaartii Puntland waxaa kuu roon in aad gashid Puntland.Com meeshaan waxaa soo gali karo reer xamar kaliyah qabiil kasta ha u dhasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiyaalTokiyo

Monday, January 29, 2001 - 03:14 pm
puntland?

magac ku qaab bdaranidaa, Pnutland Cudur
geela lugaha ka gala miyaa? waraa orod quulahaaga iska Cun ciyaal xamar ma fahmeyside bagdhiyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR HAHAA

Thursday, February 22, 2001 - 01:54 am
To mudug iyo kuwa kaleba.
Waxaa cajiibleh in nin isagaba takarsaarantahay uu la yaabo ka kale takartiisa.
Waxaan booqdey hargeysa 1986kii waxaan la yaabey rag waa weyn oo isbalansanaya lehna.waaryaarahee caawa sow habeenkii shiidka ma aha?marka layaab maleh in rag 40jiro ah eey yiraahdaan ciyaal xaafad. ma ogtahayse in MUDUG SHINEEMOOYINKEEDA LAGU IIBIYO CAD (HILIB)MEESHA XAMAR LOWS IYO DAANKO LOOGA IIBIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 01:39 pm
looooooool mr ahaaha waad iga qosliyay qofwalba qumanhiisa qoorta u suran duqa hada ani waxaan ku dhashay xamar ilaa qaxii waxaan jiraa 27 ma orankaraa ciyaal xamar ?haa waayo xamar aan ku soo koray duqa hakuumacaato byeeeeeee