Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: Fardo aad u jaban oo ah suunaarigii qoobyarta ahaa waa jiraan weli
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 05:59 pm
waxad ku helaysaa qiimo aad u jaba ma aha baqligii wajaale ee waa suunaarigii awowgaa lahaan jiray koore iyo xakame jaban boohoodle,xudun ama dharkayn geenyo la xidhiidh x. axmed <boohoodle>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, January 07, 2001 - 09:46 pm
waalahubaa beeshu iney diyaar utahay iney fuusho fardihii, kaligood soomaali kayaqeeneen in lagu dagaalamo. balse xagee loofuuli? anigu waxaan ahay qfka ugu horeeya eekaqay qaadanaya jihaad lagu xoreynayo soomaaliya marlabaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dan-guban

Wednesday, January 10, 2001 - 06:32 pm
waar fardahaas xagaan ka helaa saaxiib?

waa in aan ilaa iyo xalin isa sii taagaaaaaa

isagoo qoobyare ah waxaa laga helaa

baliyada Fadhiweyn