Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: Yaa ar kay ciyaala milateri hargeysa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Monday, January 08, 2001 - 02:50 pm
saaxiibayaal sanad wanaagsan,
iyaa ar key ciyaala meleteri ilaa iyo kaga soo
qabo, 1973 kii wixii ciyaala meleteri ahaan jiray
sheega meel ay ku dan beeyeen..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiDmAcAaNe

Monday, January 08, 2001 - 06:50 pm
Bon-annèe
Hadaynu nahay reer waqooyi ma isticmaalo "Ciyaal"
sidaa daraadeed sheekhoow soo bedel luqadaas!!!!?
hana xanaaqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhto

Monday, January 08, 2001 - 07:55 pm
saaxiib anigu ma ahi ciyaala milatarigii laakiin
kubadaanu wada ciyaari jirnay isku ikuulna waanu
ahayn janaraal daa.uud waxan garanayaa ilma cabdile bidaar bayta. ayaanle ilma cali cigaal
ilma cali bood bood adigu soodaa ciyaala isha
boorama wax maka taqaanaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, January 13, 2001 - 06:32 pm
Meeshan Faqash aa isugu timi,
yaan loo jawaabin faqash.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, January 13, 2001 - 06:37 pm
Meeshan Faqash aa isugu timi,
yaan loo jawaabin faqash.
Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii
ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

realhargaysaawi

Tuesday, January 16, 2001 - 07:12 am
Ali adigaa faqash ahe ka bax meesha khaniisyahow walaweynta ahi,waxaa laga garan karaa luuqadaada sida markaad leedahay"meesha faqash aa isugu timide, waa maxay "aa" yaa ku hadla luuqadaas waa luuqad faqash.
Mida kale dadkii walaalaha ahaa ee wada deganaa Hargaysa colaadii waa ka dhamaatay,qof wala oo u dhashay SOMALILAND xaq buu u leeyahay inuu dib ugu soo laabto gurigiisii,markaa waad bugtaaye,isa soo daawee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tafay

Wednesday, January 17, 2001 - 08:55 am
Real Hargeysaawi...Rageedii sxb...wallaahi waad u dhamaysay Jidhxunkan meelwalba "faqashta" ka haya!..... Hargeysaawi sxb...ma ciyaala Sh. Madar ayaad ahayd mise Daruuraha???.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalia ha noolato

Friday, January 19, 2001 - 10:53 pm
Ninka isticmaalaya kalmada "walawayn"
Waxaan leeyahay Af caytamaa ninkiis
ayuu ku yaalaa.
waa "Real Faqash". Waxuu isku dirayaa
Reer waqooyi iyo Somalis.