Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Iyaa arkey dhalintii boorama, canka ka ahyd. wiilal iyo gabdho 1980 ilaa 88kii
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Tuesday, January 09, 2001 - 09:27 am
wiilaal
mustafe gaab.barbaraawi.rashiid cumar madoobe.jaamac afrikaan.daahiro.ina cilmi jiir.
maxamed nuux.inadiiriye.mulac. abiib muxumad.cali hindiyo.axmed dhakhtar.jiqiiq.xasan cismaan iyo walaalkiis,axmaed cismaan. budeeye.cali cige.cabdi saadiq. bade gufi. rashiid xaaji yuusuf.dano dhagi fiiq.ina cansharaar.inacali madoobe wararac.guray. cirguje. ina waraabe.gaariile iyowalaalihii.cawlo.geesh.cumar yuusuf.ina suleex.malaga ina cabdi muruud.
[hablaha]
madaamada,cudhka,duud, roodawaal,hibo waal,kaba cad,ximiro.dudumo.saamiya tuuray.foosiya tuuray.
kur iyo laba naas.xuud.faysa muxumad.ina fulki.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 09, 2001 - 07:10 pm
Waxaan ka aqaana oo kaliya Meeshay joogaan hada gabada layidhaa duud oo looyaqaan malyuun waxay joogtaa Melbourne Australia oo lagu qabaa,
Jaamac Afri caan oo la yidhaa Jaamac Suldaan Riiraash oo jooga boorama
Barbaraawi oo hada insa jooga boorama
Mulac oo hada degen dalkaa Canada
Axmed Dhakhtar oo farmasii ku haysta Boorama
Jiiq Jiiq oo hada looyaqaan Xamsa wuxuu shaybaadh kuleeyahay Boorama oo uu dadka ku baadhaa habeenkii Cabdu Waraabe oo isna jooga Boorama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin reer xalane ah.

Wednesday, January 10, 2001 - 07:08 am
Hey Folks!

It is so great that you are willing to trace your old folks back. I also had to laugh for hours after reading all this names. It took me back to the good old days. I really appreciate.
My only and only objection is that you should be extra vigilant while using the names of the girls. some of them might be SODOHO now. It might ,therefore, be nasty to refer them with such names.

Waar iska sheekaysta inta la idin soo qabanayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 02:13 pm
kudarsoo adaa kuhaystaa, ma iloowday xaga hablaha,
1]mindiyi
2]xaydha
3]nfd
4]araweelo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 11, 2001 - 02:14 pm
iyo. laga baloogay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

`Akram

Thursday, January 11, 2001 - 08:14 pm
Waxaan garanaya DR Xamse Aden Nur Macaad oo aad adigu u taqaanay jiqiiq waa laga badalay magacaa jiiqiiq adigoo iga raali ah ma yoomul kaafbaad seexatay waa laga badalay magacaas hadad ubaahantahay waxaad kala xidhiidhi kartaa Email muscabyare@yahoo.com ama tel.2522613036 office or 2522613037 home or 2522456003 mobil takale waxaan ku waydiin lahaa adigu maxaad naanaustaada ugu soo qori wayday eed aad isla qarinaysaa dadka aad sheegtay cudhku way dhimatay ximiro boorame ayey joogtaa laakiin waa hooyooyin waxaad meesha ku soo qortay ee Ilaahay ka baq hadaada rabto inaad wax ka ogaato gobolk awdal lasoo xidhiidh Emailkan mabruuk24@maktoob.com