We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Tuesday, January 09, 2001 - 07:41 pm walaalayaal saal dhamantiin yaa yaqaano saxibteey saynab oodaganeed dabakaayo madoow agteeda waxaa isla dhigan jirney iskool baarbe 1987kii saaxiibadeey oo kala ahaa saynab, amino, batuulo, iyo rooma aa walalo ahaa iyo saynab oo kaligeed waxaa eheen best friend saynb yaa i caawinikaro aniga waxaa daganaa farmashiye danoot agtiisa kasaayo saynb oo oo ladhaltey faiyo gabarladhoho alaaa manoshay saaxiibteey walaal yaal iga caaina ilaah qeyr hani siiyo i never forget my frien saynab plz help ?????????????????????????????????????????????????thank thank thanks thanks thanks thanks thanks .
|
| | Thursday, January 11, 2001 - 02:00 am Waryaa adigu haddaad ciyaal barbe ahayd magacaaga maxaa la yiraahdaa?? Ma is qarinaysaa? Anigu reer Baarbe ayan Ahaa. War ha lagaa helo Cabdi
|
| | Thursday, January 11, 2001 - 02:57 pm cabdi aboowe waa ku salaamey aniga aboowe mais qarin ee waaba kuu sheegee seecamal kaa adi calaa kulixaal sandkee iyo waqtigee eheeyd ciyaal baarbe aniga raxmo waaye magaceeyga hala is ka warhelo saynab ma ka see iis oo jawaab thanks widaayoow waa mahadsantahay bye
|
| | Tuesday, January 16, 2001 - 04:28 am Ananymous Anigu waxaan Barbe ka baxay 1987/1988 wxaana waqtigaa ka ahaa Maamule Axmed Elle...Maamule ku xigeen ABuu ayaa ahaa Xasan dheerena warqaduhuu u hayn jiray!! Waxaa macallin ka ahaa..Shekh C/qadir oo fisikiska dhigi jirey Jeesto oo marmar Kimistari dhigi jitay Caroog oo taariikhda dhigi jiray iyo Axmed Sablaalle oo marmar Biolaji dhigi jiray. Warkaaga sii caddee!
|
| | Monday, January 22, 2001 - 02:33 am abdi walaal waad mahad santahy aiga waxaa ahaa dugsiga hoose dhexe ee baarbe ayaa dhigan jirey mar ka igu soo celi hadaa garaneesid gabadhaas ama ardaydaas mahadsanid galas ka 7aad ayaa ahaa
|
| | Thursday, January 25, 2001 - 12:27 am Anonymous warkaaga waa lagartay: Waa midda koowaad ee Baarbe ma ahayn dugsi dhexe, oo dugsiga dhexe waxaa la oran jiray Giirre, marka waxaad sheegaysid si ayaa wax uga khaldan yihiin. Gabadha aad sheegaysid hadaan u soo noqdo..seynab...tobannaal Seynab ayaa jira ee Naanays ma lahayd..ama wax kale oo lagu garto?? Waad salaaman tahay
|
| | Thursday, January 25, 2001 - 02:20 am Aqyaarey waan idinsalmay nafteedu waxan kamid ahaa dhalinyaradii dugsi hoose dhexe x.x.giire kadibna waxan kasi bilaabey dugsire sare. inkastoo aan laba sano kadib ka bedeshey oon xagaas iyo beledka sii aadeey.. mc.baarbe.xiligaas waxa wax kdhighjire maamulka hayey intaas ninkaas odeyga ah ee Abdi uu kore ku xusey(xasuusta ale ha udaaye) xasan dheere waxad uwadaa aan filaa xassan shiiqoow). hadaan dib ufiriyo dadkaan xiligaas isku loodka aheeyd waxeey kala ahaayen hadaan mudanaanta hore raga siiyo oon ku hormaro iyaga.. xalane xareed f- sharma,arke xassan j- sheekh nuur oownuunoow- zakariye ilkodheere- cabdi samad oon norwey ku ogaa iyo qaarkale oon hada sooqabankariwaayey! dhanak gabdhaha waxeey kala ahaayen-- saxarla farax zahro qaldaan- zubuur- oomarkidame farsamada u wareegtey deeqo warsame zahro macalin shamso .. iyo qaarkale o badan
|
| | Friday, February 09, 2001 - 01:00 am Daqare waan ku salaamay, Salaan ka dib dadka aad sheegaysid waxaan u malaynayaa waxay ahaayeen X ama J, C/samad iyo Zuhuur ayaan ka gartay..Zuhuur waxaa dhalay C/laahi Xaajiga ka hadla BBC?? C/samadna waxaa u malaynayaa inuu Greenland soo galay 1989?? Sahra qaldaantaas ma degganayd soonaha Xoosh? Anigu waxaan garanayaa: Shardi Xamze Fowzi Kaafi Feisal Cawar Cali Dheere Ma shallaaye Senegaal...walaalkiis..Malaaq Gabdhahana Istarliin Kaltuumo Falastiin Shukri Aniisa iyo kuwo kale oo badan run ahaantii Xasan dheere waa Xasankii xoghaynta ahaa..waxaan u malaynayaa inuu Xasan Sheekhow ahaa!! Ciao
|
| | Monday, February 19, 2001 - 10:11 pm waa laydin salaamay, aniga laftigaygu reer giire iyo baarbaba waan ahaa inkastoo aan u malaynayo inaanu saynab isku da' dhownahay. aniisa walalaan ahayn.waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado halakay ku danbeeyeen ilmo maxamad cali fuaad. raage , xuseen. tolow xagay joogaan. xamze wuxuu joogaa norway. waa hadii uu yahay kaan sheegayo. waa xamze sayid murshad. waxaa halkan oo ah london ila joog mahdi cagaarwayne, yuusuf iyo maxamad deeqle iidle. saxarla waxaan isku aragnay holland iyadoo guursatay oo weliba maashalaah lamaan. waxaan warkooda aad u jeclaan lahaa inaan ogaado xuseen oo ay walaalo ahaayeen khadra oo dagaaladii aan isku kalaas ahayn waxaan ahayn foomtirii.warninyahoow waa yaabe dadkii xagay kala aadeen. waxaa iskuulkaa dhigan jiray dad aan ku tilmaami karo gob. waxaan kaloon jeclaan ahaa inaan warkooda helo ilmo qodax.
|
| | Thursday, February 22, 2001 - 01:52 am Amiin Cadde waan ku salaamay. Allay lehe waan isla garannay Xamse waana Xamsa Shariif Murshid waxaan ku ogaa Finland anigu. Aniisada aad sheegaysid ee aad walaalaha ahydeenna waan gartay oo waa tii giirre dabadiisa degganayd...Allaylehe inay gob ahaayeen dadkaasi. Dadka aad sheegtay waxba ka garan maayo..inma qodax..rooble iyo miyaad sheegaysaa?? Kuwaas qixii ka hor ayaa iigu danbaysay... War ninyahow saadaat miyaad walaalo tihiin?? Salaama Abdi
|
| | Friday, February 23, 2001 - 11:59 am salama/caleykum salaan dhalinyro walaal waan khaldey schoolka ee waa runtaa waxaa ladhihijirey giire waana hose dhexe waxan eheen galska 7aad waxaana diritoor kahaa waqtigaas bashiir macaliminti maxa suusto kuligood waxaan ka xasuustaa maclin ladhihijirey caraaye iyo ciise oo xisaabta noodhigijirey c/rasaaq o taariikhda ahaa iyo xamdi oo somaliga noo dhigjirtey oo hada jogto usa mar ka hadaa taqaanid saaxiibtey saynab walaalo ila socdsii mana aqaano family name keeda lakiin wexeey u dhawaayeen dabokaayo-madoow galska T ayey eheed anigana J marka hadaa taqaanid plzzzzz help me? raxma
|
| | Saturday, February 24, 2001 - 07:12 am salaamu calaykum, Dhalinyaro dhamaantiin waad salaamantihiin. abdi walaal haa saadaad baan walaalo ahayn. waxan filayaa inaad isaga isku kalaas ahaydeen. waxaa halkan jooga muqtaar cabdi sharmaarke. raxmo walaal sidaad sheegtay waxaad ahyd kalaaskii iga hooseeyay kolkaa ma garanayo gabartaa daydayaysid. ilaahay waxaan ka rajaynayaa in qof og meeshay joogto la heli doono. waad ku mahadsan tahay sidaad mowduucan u furtay. miyaadse raxmaay xusuusataa nin xisaabta noo dhigi jiray dugsigii hoose oo very abusive ahaa yacni physically oo ciyaalka dhagaha cidiyihiisa kaga qaban jiray oo la oran jiray cabdi xayle? salaamu calaykum
|
| | Monday, February 26, 2001 - 12:02 am amiin sxb markaas aad giire dhiganaysay anigu waxaan ahaa nin katirsan sare baarbe ninkaad sheegtey ee cabdi xeyle tirina waxaan filayaa mid aan ku maqley inuu xabsi daa,in ku galay dalka finland waa sidaan maqlaye,hadu yahay kaan filayo ee dhame yaasiin cartan wax kadhigijirey. salaama.
|
| | Monday, February 26, 2001 - 09:52 pm salaamu calaykum, saaxiib anon magacaaga maxaa la yidhaahdaa? sanadkeen dhigan jirtay baarbe? yaadse xusuusataa. ninkaas ma xabsi daain baa lagu xukumay? war cad dheh. ilaahay ha u sahlo nin naxariis daran buu ahaa.
|
| | Tuesday, February 27, 2001 - 03:51 pm Salam all Saaxibyaal aniba waxaan ahaa reer madiino, waxa dhigan jiray baarbe hoose ilaa 7th year. waxaa wagas joogay as Principal C/dheere oo Nairobi aan ku arkay 95. hadii qof oo ka saayo aqyartan inugu jirto fadlan let me know C/nasir Baashi C/wahab (bariire) C/salan (Latiini) Nuuradin SUUFI San weyne Saynab iyo Sahro iyo cali garaase and more waxan daganaa jidcadaha eeryadiis maqayada LIILIYO if u know what I mean. LOVE TO HEAR FROM U ALL.
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 06:36 am Asalmu Calaykum My name is Khadra Abdi, and I am looking for my friends that I went to X.X Giire/ sanadkii 1990, fasalkii 6aad. There names are FARAX BASHIIR DOOLE>>Qabiil(BARTIRE) FARDUSE BARE DUCAALE>>Qabiil(ISAAQ) AMINA NUUR JAAMAC>>Qabiil(ISAAQ) Waxaa kaaba kalaas noo ahaa Basbaas, Cadi wali Samatar Amran Xassan
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 12:49 pm yeah go ahead get to know each other and try to find you GIIRE friends. JOO SOOMLI MKIMBLIZI
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 03:33 am WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAAN REER MADIINO SAAXIIBAYAAL ANIGA WAXAAN KAMID AHAY ASXAABTA SHALEEMO MUQDISHU WAXAANA DHIGAN JIRAY SCHOOLKA CALIXUSEEN KALASKA 7AA SANAD KII 1988 HADANA WAXAAN KUNOOLAHAY MEESHEEDA. SAAXIIBAYAAL WAXAAN NIIGA CODSANAA IN AAD WAX IIQABATIIN HADAAD AWOOTII KOLEY WAAD OGTIHIIN XAALADA SOOMALIYA HADA KAJIRTA SAAXIIBAYAAL WAADNA MAHADSATIHIIN BY HASAN YARE
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 10:20 am hassan-yare am sorry.
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 10:23 am anonymous walaal aan kula raadina oo saynab maxaa loogu daraa? hope i know.
|
| | Thursday, March 08, 2001 - 10:05 pm saaxiib waa maxay i am sorry. reer baadiye
|
| | Saturday, March 10, 2001 - 04:11 am salamu calaykum, sister khadra waxaad iila egtahay gabadh aan macalin u ahaa. hadii aad lixaad ahayd 90gii. waxaan dhigi jiray xisaabta. waxaan xusuustaa khadro reer waqooyi ahayd. ma rabo inaan tafsiir sii galo. hadii aad adigii tahay e_mail me @ jos_4000@yahoo.com
|
| | Monday, March 12, 2001 - 05:47 pm salaam all AMIIN loooooooooooool easy man you were her teacher 4 god sake, now whatu gonna tell her. By the did u know a female teacher i GIIRE 89/90 call CULUMO I use to hate that teacher seriously may be u were her CRACKER. KHADRO do u know JID CADE near LIILAN bar? lol just kidding dear
|
| | Monday, March 12, 2001 - 09:17 pm salaamu calaykum kaafi, u really made me laugh. i am sure i am too old for her, so no worries. u have better chance of making it. culumo i think i remember that name but not quite sure. i used to teach maths. ma giiraad dhigan jirtay 90-91kii, kalaaskeed ahayd? salaam
|
| | Monday, March 19, 2001 - 07:11 am To Amiin: Macalin "that is if you were my teacher", Walaal reer waqooyi ma ihi anigu, but I could be mistaken by one, I do sometimes talk like them just because of my mothers side. Anyways to make a long story short waxaan kujiray classkii lixaad ee T. So if you were my teacher you did a horrible job, in teaching me math, cause now I can't stand math ya heard. So can you like totur me in Calculas.(hey I am just kidding)!!! Peace & blessings Khadra
|
| | Thursday, March 22, 2001 - 08:38 am Sablaale maraykankuu ku geeriyoodey waad iga nixisay markaad magaciisa soo Sheegtay Alla yaa raxma :Cabdi
|
| | Wednesday, April 04, 2001 - 03:43 am waan idin salaamay dhamaan tiin waxaan rabaa in aan ogaado hasan yare mgacaaga maxasan qaldaanaa?
|
| | Wednesday, April 04, 2001 - 03:48 am asalaamu caleekum yaa daganaa baarbe agtiisa magaceeyga feysal! waxaa raadinayaa dhamaan saaxiibadeey sanadkii 1994.96
|
| | Monday, April 09, 2001 - 12:50 am Saalaman dhammaantiin. Ammin nin culus ayaad tahay oo si wanaagsan ayaad wax u qortay, sidoo kale Khadra ayaa iga qoslisay run ahaantii. SUMAYA...Sablaalaha aad sheegaysaa ma Axmad Sablaalaa?? OO biolagyga dhigi jiray 1987/88, lafoolena dhigan jiray??? Wallaahi waan ka naxay iyadoo geerisu xaq tahay!!! Allow u naxariiso isaga iyo muslimkoo dhanba. FEYSAL anaa Baarbe gadaadhiisa degganaa ee maad warka faahfaahisid. Kulligiin soo nabad ahaada.
|
| | Monday, April 09, 2001 - 01:04 am Saaxiibow ANONYMOUS waan ku salaamay laakiin Seynab Tabakaayo madow degganayd ma garanayo. Runtii waan ka xumahay inaanan ku caawin karin, laakiin waxaan ka shakiyay waxaad magacaaga u qarinaysid??? Anyway, waxaan kuu rajaynayaa guul. Farmashiye Danood..si fiican baanba u garanayaaye...Xaggaad ka degganayd??/ Dhinaca gardheere miyaad jirtay?? Ha kuu acaanaato saaxiib
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 02:35 am adiga abdi madaganaan jirtay agagaarka barbe sanadka markuu ahaa 1994\96 iganaraa li ahaaw MAHADSANID
|
| | Tuesday, April 10, 2001 - 02:56 am War ninyahow Anonymous isku sheegay, su'aal xumi ma jiro laakiin jawaab xun ayaa jirta ayaa la yiri. Marka sannadka aad sheegaysid ee 1994/1996..dadkii xaafaddaas degganaa qaxooti bay badankood noqdeen anna ka mid baan ahay..marka waxaa iigu danbaysay aniga xaafaddaas sannadkii 1991 weliba janauary. Wixii markaas ka horreeyey saaxiibow waxbaan kaaga sheegi karaa. Guul baan kuu rajayanayaa mar kale saaxiib. Abdi
|