Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: YAA GARANAAYA DEYR KII UGU DHEERA MAGAALADA BOORAMA IYO CIDI LAHAYD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Tuesday, January 09, 2001 - 07:44 pm
Waxaan rabaa in la ii sheego cidii garanaysa ama taqaan xaafadii ugu deyr dheerayd ee ku taalay xaafada xalane dhinaca laga soo galayo hargeysa tadka deyrkaa leh oo ah dad caan ah oo reer booramahii asalkii ah hada intooda badani waxay ku kala maqan yahiin dibadaha iyo dalkii hooyo hadaba waxaan rabaa inaan helo xaafaadahaa, cidii lahay iyo meeshay hada kala joogan.

Aad baan idiinku mahadinayaa dadaalkiina sidaa iyo soo helid ama garasho wanaagsan...
i wish u all the best my SAmroon..community ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Wednesday, January 10, 2001 - 08:31 am
salaan marka hore.
saaxiib dhigtii xagay ka xigtaa.
ma ina sheekh cali joohar. mise.
oday la oran jiray jar iska xuur.
oo bahabar aadanahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Wednesday, January 10, 2001 - 01:54 pm
Waxaay Ka ka hooseysaa dhigta agagaarkeeda waxayna ka xigtaa xaga suuqa jar is ka xuurna waxay ka xigtaa xaga cadceed ka dhaca ee magaaladii boorama maaha meeshad joogto waxay waliba u dhawdahay beerahii la odhan jiray ama ay leeyihiin Ilma Sumal waxaan rajaynayaa inaan faah faahin midii ugu fiicnayd aan ku siiyay
maaha dhinaca reer sh.cali jowhar kuwaasi waa axmed gurey aniguna waxaan kuwaydiiyay xalane markaa fahan oo raadi xaafada xalane waliba agagaarka dhigta
sidaa iyo nabad gelyo
Aad baan idiinku mahadinayaa dadaalkiina sidaa iyo soo helid ama garasho wanaagsan...
I wish u all the best my Samroon..community ....
Wherever You might be around the world......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin xog ogaal ah

Thursday, January 11, 2001 - 07:39 am
Hey the so- called AWdallist!

I doubt as to what your real motive is!! surprisinglly enough, you avoided all other sound means to trace the steemed family back. I firmly believe that you are out there to "pollute' the unshakeable reputation of the esteemed family .
I think you should take a high moral ground and refrain from indulging yourself into a senseless discussion about who's who of Awdal.I wonder as what your next inquary shall be and about whom? I am yet to discover any real importance or logic attached to your nasty question. Stop kidding and stay tuned!.Watch your steps ,You know what I mean!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Thursday, January 11, 2001 - 07:24 pm
Walaal waxaad soo bandhigtay suaal ah adiga oo iga raali ah tii caruuraha la waydiinaye waan naqaan cida dagan dayrka aad sheegayso wuxuu ku yaal xaafada xalane wuxuu kasoo horjeeda masjidka cusub ee hada laga dhisay xaga xalane waxana lagu magacaaba Alaha u naxariistee Sheekh Osman Qalinle laakiin isagu malaha kaligii ee waxaa la lahaa Galbeedi ninkii wasiirka ahaan jiray Alaha u naxariista reerkood iyo ilmo AWYuusuf suubane iyo ilma Cabdi xaaji waa xadradii Sheekh ilma sheekh Osmana mawada laha mana ah reer boorame asala ee waxay soo galeen wadanka oo ay itoobiya ka yimaadeen 77 taariikhda adigoon aqoon la iskama hadlo dadka boorame ku dhashay ayaa wax la way diiyaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Sunday, January 14, 2001 - 05:52 pm
Waa runta walaalkay Akram oo reer sh.cismaan qalinle mawada lahayn ee waxaa wada lahaa reer sh.yuusuf aw suubane iyo reer cabdi dhinbiil waana sidaa aad sheegtay oo reer sh.cismaan qalinle maha reer booramahii aslakii ee waxay yimaadeen boorama 1977kii markii laga soo qaxay dalka Ehopia.

Waxay su' aashaydu ahad mid aan rabay bal inaan helo cid xalane kala taqaan hadaba waxaad ii sheegtaa mid ka mid ah laba Beerood ee ugu waawaynaa xaafada xalane oo hadabadi ka mid noqotay gudaha magaalada labadaa beerood midi xaafada reer sh.cismaan waxay ka xigtaa xaga bari mida kalena waxay ka xigtaa dhinaca galbeed waxaana lahaa laba reer oo caan ka ahaa samaroon gaar ahaan xaafadaha sare hadaba waxaan rajaynayaa inaan isfahmikarno oon aqal aqal iyo cidii lahad garan doono xalane marak hore kadibna aan ogaan doono boorama inteeda kale ee sidaa ula soco waanan kaa sugayaa jawaab wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Sunday, January 14, 2001 - 06:38 pm
ASALAAMU CALEYKUM AKAM!!!!
Walaal waaan kugu raacsanahay in aanay dary ka dheer aani reer sheekh cismaan kaliya aanay lahay.ee ay wada lahaayeen dad fara badan.ta kalena waa ku saxsantahay marka ad leedahay reer sheekh cismaan qalinle ma aanay ahayn reer booramihii asalka ahaa waxaanay iila muuqataa in aaad tahay nin dad ka aad u kala yaqaana ...oo una eg in aad tahay rer booramihii asal ka ahaa ..laakiin waxaan saaxiib ku sheegayaa in ay reer sheekh cismaan ahaayeen.dad ka aad u caan ah oo cidwal ba taqaano...even marka laga eego dhinaca xaafada sare.......
runtii su;aalahan nuucan oo kle ahi waxay keenay saa kale faa'iidaysi ah dhinaca tolnimada iyo barashada dhulkeeni hooyo eee aan u dhalanay in aan barano....
waxaana rabaa in aan ku awaydiiyo su'aal private ah goorma ayaa kuugu danbaysay magaalada boorama????
thank bro...
and i wish u all the best
wasalaamu caleykum!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Sunday, January 14, 2001 - 07:31 pm
Mr Muhaajid waxaa iigu danbasay Boorama 1993 markaas oo aan si toosa uga soo tegin laakiin waxaa iigu danbaysay argti ahaan second Jan 1995
markaas oon sitoosa uga soo tagay hadaan mid gaar ahaaneed kuwaydiiyo adiga goormaa kuugu danbaysay boorama xageebaadse ka degenayd waxaan rajaynayaa inaan garto meeshaa ama laga yaabo hadaad idea iga siiso reerkiina iyo ciduu daris la ahaan jirey inaan garto ayaa laga yaabaa raalina ahaw waa wax loo baahan yahay inaan isbarano waayo waxay soomaalidu tidaa barasho horteed ha inicin ee la soco waa mr AWDALIST

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Monday, January 15, 2001 - 11:17 am
walaallayaal anigu ayuu ahaa nin ka ka soo jawaabay arinta dayrka lagaga hadlayey waxaan daganahay dalka maraykanka boorame waan tagay 99 bishii sadexaad waxaan ka tagay dalka Qatar waan garanayaa dhamaan reer boorame oo waxaan ahay asal awoowayg aabo iyo awoowgay hooyo waxay ku aasan yihiin xabaalaha boorame walaalkay labada beerood ee uu i waydiiyey waa su aal fudud xagayga ta bariga ka xigta Alaha u naxariisto Sheekh Osman xadradiisii waxaa leh ilma jaamac hadi oo uu kammid yahay jar iska xuur iyo Dr Abdirahman takale ee ka xigta dhanka galbeed waxaa leh Markabo caaya Alaha u naxariisto oo ah ilma Madar hooyadood Suleex madar iyo xasan madar iyo maxamed madar iyo hadaad doonto niman kale oo badan walaakay Abdishakur waxaan u sheegi laa waan ku garanayaa laakiin haduu samaroonimadu dhab inga tahay aynu samaysano urur dhalinyaro isku xidhan wax daacadi inaguma jiro sobobtoo ah aniguba ku ma soo galo meeshan magacayga caadiga ah lamana yaqaan ee hadii larabo in lawada tashado meeshan oo kale laguma wada tashan karo cidkasta ayaa soo gali karta ee si dadban aynu isula socono intii danaynsa beel waynta samaroon Jasaa kumulaahu khayr walaalkay Abdushakur iyo intiina kaleba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Monday, January 15, 2001 - 12:56 pm
Mr Akram aniga hadii aad i garatay waxaan rabaa inaan helo qofkasta oo meesahan garta inuu E-mail ku dhaafo si loowada xidhiidho waayo ujeedada laga lahaa su 'aalaha caynkan ahi waxay ahay mash kaxin lagu baadhayo cidii garata kadibna lawada xidhiidho oo layska kaashado wax yaabo badan oo aan u baahanay mustaqbalka dhow iyo mid dheer sidaa daradeed ku dhaaf E-mail halkan adiga iyo cidii kale ee aad aragtidba waxaan filidoonaa inaan isku soo dhawaansho xaga xiriirka yeelan karno oo layska war helikaro qofkastaa meesha uu joogo
sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOORGAAB

Wednesday, March 14, 2001 - 12:58 am
runtii hadaan ka jawaabo su'aashan ah ayaa leh DAYRka ugu dheer magaalada .runtii dayr kani waxa uu ku yaalaa xaafada xalane .dhinaceeda wadada wayn ee la soo maro marka hargaysa laga soo galayo.. waana dayr dheer oo aad moodo kii jarmalka kala qaybinaayay..aadna u qurux badan...
waxana leh ALAHA U naxariisto SHeekhii waynaa ee ka midka ahaa sheekhayada magaalada ugu waawayn oo ah SHEEKH CISMAAN QALINLE..oo hada aan u malaynayo in Caruurtiisii uu dhalay ay aduun yada in tooda badani ku nool yihiin sida wadamada ..
SWEDEN..
DENMARK.
HOLAND.
AMERICA..
AUSTRALIA oo INTA U badani ay ku nool yihiin..
iyo BORAMA oo ah HOWGII runta ahaa..

LONG LIVE SAMAROON
LONG LIVE SAMAROON.
LONG LIVE SAMAROON.
til next time take care ..
AND HAVE FUNNNNNNNNNNNNNNNNNNN..
BYE QOORGAAB!!..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Wednesday, March 14, 2001 - 07:25 pm
To:QOORGAAB
Aad baad u mahadantahay marka hore waxaanan filayaa inaad ka midtahay raga taariikhda booram
waxbadan ka yaqaana hadaba waxaan kulyeeyahay waad
ku mahadsantahay sida fiican eed warak u kala cadaysay ee nin yohow xagee baad aduunka kaga nooshahay bal waxaan rajaynayaa inaan is
xidhiidhino oon waayo waayo iska waraysanee saaxiib warkaaga soo cadee sidaa iyo nabaday
by awdalist