Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: Waryaadha maxaa inoo tala ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sool boy

Wednesday, January 10, 2001 - 05:37 pm
xooleheenii hore xamar bay yaalaan ama ku baabe,een maxay idinla tahahay waatan oo dawlad soomaaliyeed dhalatay ha xumaato ama ha samaatee inagu maxaynu ka yeelaa ma gobolkeenaynu dhisanaa mise koonfur ayaynu mar kale ku eegnaa hawiye se ma aaminikarnaa mise ma aaminikaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to; reer sool

Wednesday, January 10, 2001 - 05:49 pm
horta salaan bacda salaan , anigu soomaali kama aamin bixin mid koonfur iyo mid waqooyi toona bal se dagaalo qabiil baa dhacay waxana jira dad aan samrin soomaaliyoo dhana waa laga helayaa hadaba waxay ila tahay intii mudo ah ninwaliba gobolkiisa jidadkiisa korotadiisa iyo quruxdiisa ha dhisto hana ugu faano qofka kale intii mudo ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XARGAGABOY

Sunday, January 14, 2001 - 02:23 pm
WAXAA INOO DAN AH INAYNU SOOMALI WEYN SIDII LAGU HELAA AYNAU FALOWGEEDA QABANO,LANA DAGAALANO NIMANKAN INA SHEEGANAYA SIDII XOOLO AY LEEYIHIIN,ILAAHAY MOOYEE CID KALE KUMA LEH LOL.
MIDA KALE XAMAR HADAY NOQOTO MAGAALA MADAXDA WADANKA ANIGU WAXAAN AAMINSANAHAY IN LA DEGI KARO HADII NABAD GELYADII AY SOO NOQOTO.
SOOMAALIYA COLAAD BAA KA DHACDAY HADII COLAADU DHAMAATANA QOF KASTA OO SOOMAALI AH MEESHII UU JECEL YAHAY BUU DEGAYAA,WAANA WAX ISKA CAADI AH,CAADIFADANI WAXAY JIRTAA OO KELIYA INTA COLAADU JIRTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Monday, January 15, 2001 - 11:27 am
war balukaadiya, marka koowaad arintan mahaboona in meeshan lagaga doodo, marlabaad inkastoo oo aan aaminsanahay in lataageero Cali Khalif iyo dadaalka uu ugujiro midnimada soomaaliyeed. hadana waxaa hubaala in xaalada siyaasadeed ee soomaaliyed ay wali aad xuntahay. waxay kudanbeydoontona ilaah uunbaa og. maxaa inoo dana gaarahaan?
1) dhisida gobelkeena iyo iskuduubnaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Malakumowd

Monday, January 15, 2001 - 11:44 am
Ahmed dadkan runbaad u sheegtey, inbadana dhalinyaradan waan u sheegey nacaskata ayaa intuu halkn yimaado oo aan la garanayn meel uu ka yimid waa su'aal xun ku soo qoraya markaa dadka ka fiirsan maa yaane jawaab iyo howlo reer bey bilaabayaan in ay uga hadlaan waar meeshani waa sida Ahemd sheegey ma haboona in laga hadlo waxyalo ku saabsan reer arin u gaar ah ee kuwiinan su'alaha meesha la imanyaa orda suuqa u camal doonta


Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xidhiidho

Tuesday, January 16, 2001 - 02:40 pm
malakumowd

waryaa malakumowd maxaa ku dhacay cawtal gasiir???

sow walaalkaa maahayn cawtal-gasiir????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Malakumowd

Wednesday, January 17, 2001 - 11:36 am
haa Cowtul-gasiir waa walaakey

nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 12:34 pm
Waxaa inoo talo ah inaga oo dhisana Administration la magac baxay Darwiishland.
Luguha kala baxno labada meelood ee kale oon kula jirno.
Dadkaan aad arkeysaan Lacag bay idinku qaataan.
Somaliland iyo puntlandba marka ay hay'adaha sama falka waydiisanayaan inaga maceeney ku waydiistaa.
Marka It about time and heeryada ina saaran iska ridno oo meesha ka kacno oo dhisano Maamul inoo gaar ah. cidii dagaal nagu soo qaadana rag iyo dumarba weer cad intaan u xidhano aan xasuuqno.