We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 11:33 am Gobol kasta waxa uu leeyahay dad taariikhada u gala oo baal dahaba kaga jirra Hadaba aan ku bilaabo Boorame; Aden Isaq........... wasiir.. iyo safiir Somaliya Muse Rabile..........Wasiir............. somaliya Jama Rabile..........Wasiir............. Somaliya Yusuf talan ,........genaral.............Somaliya Ugaas Nuur...........Ugaska Ugaasyada... Somaliya Jiga Biga. isgiiji inna dhanmadoobe Hadana Dilla Hibo Ma aha reer Dilla ee waxay ku dhalatey GOGTI hadan bal raaci Dilla Heesaa....Waberi Somaliya Abdi Sinamo .. Heesaa iyo arts firts somali man Doobiye'..... Quljeed: Maxmed Rayaale.... Mdaxweyne ku xigeen. Somaliland... Sanjibaar. Boon. Maxamuud ciise Omer(Timo-Jilic).. Heesaa Heegan Aamina farah.. ( Heesa) Waaberi iyo Djibouti Qadiija ciye Balwo,....Gabadhii ugu horeysay ee Soomaliyeed ee heesta. Abdillahi Sharmarke....Atletic Maratho..1984 Olypic games ..Djibuti Aabayaashii Iskaa wax U qabso AW osman Waberi Nur osman Elmi Amir Roble Xosh Mohamed maygag Muhumed saad Atteye fahiye Gitariste Mxamed Cawaale Oggiile. Bisadeeye; Warkaas waxaan ka soo xigetay Gurriga Taariikh dhigista ee Gobolka Awdal diid ama doon.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 03:56 pm Waxaad waliba ku darsataa xaga ciyaala suuqnimoda dhalinyarta raga ah ee waayo waayo laga cabdsoon jirey dacaayadooda iyo dagaal yahan ahaan tooda maaha wax ceeba hana u qaadan in cid lagu xumaynayo ee waa is xasuusin waayo waayo iyo dhalinyaradii waayo waayo Cabdi Boorama...xaafada xalane Halac........xaafada axmed gurey Basho......xaafada xalane Gamuumka...... xaafada xalane Mustafe Doobiye.....xaafada axmed gurey Gaariile........Ina sacaado cadamiyo Diingo.....xaafadaha waraabe salaan Dhiile....xaafada waraaba salaan Cabdi risaaq cadow...xaafada waraabe salaan Shunburo.......Xaafada Xalane Ximirka.......Xaafada Xalane Faysal Curi......Xaafada Axmed Gurey Xaga Hablaha waxaa ugu Nagaad ......Xafaada Xalane Firiyo......Liinka booliiska Rooda Xuux......Xaafada Axmed Gurey Luula Waal.... Xaafada Xalane Farduun....Xaafada Xalane Hadaaya....Xaafada Xalane Suleekha...Xaafada Axmed Hadaad Garanayso in kale soo sheek ceebna ha u qaadanin waa waayo waayo iyo noloshii hore ee Boorama sidaana u lasoco Wixii intaa ka danbeeya Mr Ruug-Cadaa modo badan deganaa Boorama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 04:12 pm Waxaa Kale oo Boorama Caan Ahaa Ina Nuur Beegsi .......Waa Kaari Baabuurta dharwanaaje ayuu kireeyaa Been ina Been Libaax .....Waa kaari baabuurta Hargeysa ayuu Kireeyaa Xaga Busines ka Waxaa Caan ahaa Xaaji Axmed Miisan origenal from Ethopia Cabdi Raxmaan Cileeye origenal from Ethopia Cali Afaan...ina muxumed Daarood origenal from Ethopia Xaga Tukaanada Jaamac Biriir Daheeye Dheera Ibraahin Bile Rashiid Xaaji Yuusuf Soomane Dhido Andaad Aw Cali Aw Dhuub Aw Bile Xaga Bacadlahii hore ee Boorame Cismaan hufane Cali Khayre Ilma Abaadir Maxamed Haayir Xaaji Xasan Food Ibraahin Gadabuursi Dhooqeeye iyo Kuwo kale oo farabadan oo aan hada aanan hada xasuusanin cidii gaanaysa inka mid ah please noo soo sheek maaha ceeb waa xasuus hana u daymo la aan inaad waayo waayo xasuusato Ceebna maaha lamana caayayo cid ee waa magacii aan anigu kumaqlay looguna yeedhi jirey waayadii aan ogaa hadii aan imika laga badalin sidaa iyo nadbad gelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, January 11, 2001 - 07:07 pm Walaalkayga ka sheekeyey taariikhda Awdal maxaad uga ilowday Cabdi xasan buuni Raysal wasaare ku xigeenkii soomaaliya iyo Yuusuf Cilmi nacaye oo ahaa garyaanka guud ee soomaaliya iyo jibriil aamin oo ahaa madax hanti dhowka
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 22, 2001 - 06:24 pm Waxaan Layaabaa magacda dhulkeena hooyo lo bixiyaya iyo kuwa dadku isku bixiyeen ood moodo inay naxsi huwan yihiin bal aan wax yar ka sheeg sheegno waanada kuwani magacda dadku isku bixiyeen: CALI BOOB NACAYB,MEELXUN DHUUQ GALIYE, MUUSE DHEXDHIG DHILO CASARIYE, TOOSIYE AW DADHABAAN,AW BOOD BOOD AW BIG BIG,AW DHUUB, AW YAAMIS XAGA DHULKA: CAD-MADOONI, TULI-CAGAAGAN FADHI-XUN,WEERAAR, DHUUSA-QUDHMUUNE LAFO-CIISE, GEES-TIIR,MADAX-DADLAY JIIF,CEEL-GAAL,CAYNAAN-SHALADHIG HAR-QUDHUN,WARAABALAY,AF-CAS, AASO-CADO IYO KUWO KALE OO FARABADAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 24, 2001 - 04:07 am Waraabe Salaan waa iga suaaale ma waxa ka mid tahay dadkii borama magacyada xun xuni ay kas soo raaceen. walee waxa la waayay nin reer borama ah oo magac fiican ka wata. waxa aan arkay nin la yidhaahdo ali hight oo markaan weydiiyay xageed ka keentay magacani ayuu iigu jawaabay nin reer burco ah oo aanu amoud wada dhigani jirnay ayaa ii bixiyay waa runtaaye xagay inaga soo galeen magacyadani xun xuni. nin baa laga hayaa ilaahay iyo reer boramaba ka baq waayo magac xun ayeey bixin og yihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 26, 2001 - 05:19 am u darsada oo waxa aad ka iloowdeen dadkii waal waalnaa ileen iyakuna caan ayeey ahaayeene. ma wada xasuusto kuwii gobolka oo dhan lakiin kuwii borama ayaan xasuustaa.. waxaana ka mid ahaa.. ina-tukaale ara-ara ahmed-dhac-dhacoo bisadeeye mowliid-bis wiilo ina-dayuuro iyo qaar kaloo badan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 07:09 pm Mr Af-Farax walaal ma ihi dadka magacadaa xunxuni ku dhacday ee waan ka nabad galay laakiin waxaan kuu sheegi markaan boorama joogay inay iska caadi ahaa yeen hada markaan dhulkan westranka imid uun baan dib u fiiriyay oon ogaaday inay xunyihiin waxaan u malayn in adiguna aad ka badbaaday laakiin waad taqaan baan filayaa dadkaasi dhamaantood. Hadii aanad arag waxaa lagayaaba waad maqli jirtay hada ka hor oo maaha kuwo aan aniga jeebkayga kala soobaxayo ee waa wax xaqiiqa sidaa iyo is-arag xiiso leh mr aw-farax
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 08:17 pm waxaan kaloo rabaa in aan isdiin ku daro dhinaca culimada diin ta ee ugu caansanay boorama waana ku wan hoos ku qoran in ta aan ka xasuusto... sheekh cismaan qalinle..oo caan ku ah Dayrka ugu dheer magaalada sheekh cali jowhar... sheekh cali ayaanle sheekh cali waasac. sheekh aw gaab.. skeekh ibraahim bakaal sheekh aw bustaale... iyo sheekh samaroon oo ah sheekhiin ka ka tafiiranay... intaas ayaan ka xasuustaa inta kale idinka ayaa ku dari.... bye mujaahid bye mujaahid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 07:34 am waraabe salaan. aniga wax magac ah oo iga soo raacay ma jiro. waana ka badbaaday magacyadaasi naxsiga ah. waxa aan jeclahay inaan dhaho mid yar qofkani isku cadeeyay mujaahid. ma haboona culimada diinta in halkani lagu soo qoro sidaan aaminsanahay waayo qaarkood ayaa xijaabtay wakhtiyo hore sharaf iyo in loo duceeyo ayeey xagayga ka mudan yihiin ee inaga jir wax danbe oo noocaas ah nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 07:40 pm Hi......AW-FARAX ASALAAMU CALEYKUM.... marka hore aad ayaad ugu mahan san tahay sida naxariista leh ee aad iigu soo jawaab tahay E-mailkaygii .... tan kale ee aan dad ka culimada ah ee aan meesha ku soo QOray walaal wax dhib ahi kuma jirto waxa kaliya oo ay dhibi ku jirtaa hadii qofka dhintay wax xun laga sheegaayo lakiin hadii qofka la sheegaayo wanaagiisa wax dhib ahi kuma jirto yaan qabaa ilaahay baana og ta saxda hadaanad ku qanac sanay na waxxad waydiin kartaa sheekh yada meesha aad joogto ku nool waaanad ila soo socod siin doon taa waxay kugu jawaabaan. aad baanad u mahad san tahay. till next time take care... and have fun.. BYE MUJAAHID
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 07:57 am Mujaahid iyo Waraabe Salaan mid yar aan idin su'aalee sida hadaladiina ka muuqata waxa aad tihiin ninman reer borama ah runtii is barashadu ma xuma meeshii la isku ogaan lahaana ma joogno oo waa somalinetkii meeshuna. ee borama xageed ka deganaydeen anigu shacabka ayaan degana magaladana xagaa iyo xalane la ima weydiiyo eese axmed guray ayaa u badnaa oo mar aan jacayl waday ayaan gaadhi jiraye.. idinku xagee baad ahaydeen.. gartay waraabe salaan oo waxa laga yabaa inuu deganaa duurkii cidlada ahaa xolaha lagu birayni jiraye.. ee mujahidow aduu dhanacee baad ahayd. bal meel farta iigu tilmaama bal inaan si reer magaalnimo leh aynu isku garano.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 01:02 pm TO: aw-farax Anigu hadaan kuu sheego meeshan deganaan jiray waxaan filayaa waad fahantay waraaba salaana maaha oo kaliya meesha xoolaha lagu qalo ee intaas way ka waynayd hadaba adigu dhinaceebaad kadagenayd liinka waxaa laga yaabaa inaan ku garto waxaanad ii soo sheegtaa meelaha aad inta badan liinka ka fadhiisan jirtay saaxiibo farabadan ayaan ku lahaa markaas waa laga yaabaa inaan is-aragnay ama waxaa laga yaabaa inaad kamid tahay asxaabtii aan is naqaanay ee waxaad sheegta meelaha aad ka hawlgalijirtey adiga oon cidna magacaabin waxaa laga yaabaa inaan tilmaan ku keeno ee sidaa lasoco waxaanan fil inaan is fahmi doono by brother Waraabe-Salaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 08:41 pm TO: aw-FARAH!!!! RUNTII BROTHER WAXAAN MAGAALADA KA DAGANAA XAAFADA XALANE GAAR AHAN ...MEEL U DHOW DEYRKA DHEER EE KU LAAYA MARAKA MAGAALADA LAGA SOO GALAYO DHINACA HARGEYSA ......MAGAALADANA RUNTII TAAKO TAAKO YAAN U AQAANAA WAXAANAN HAYAD NIN AH DAD KII HORE EE REER BORAMA ASLA KA AHAA MA IHI DAD KAN DANBE EE AY MAGAALDAD KEEN TAY XABADU..AMA DAGAALADU...MARKAA ..MEELHA AN KU CAWAYN JIRAYA NA WAXAY AHAAYEEN ...SUBAXII WAXAAN IMAN JIRAY SUUQII AMA DOQON MAWAAYE ...MEELAHAAS AYAAN KA SHEEKAYN JIRAY....GALAB TIINA WAXAAN KA SHAAHAY JIRAY OO AAN BBS KU DHAGAY SAN JIRAY.MAKHAAYAD KU TAALAY MEESHII AY AHAAN JIRTAY QAADIGA BORAMA EE DAD KA LAYSKUGU MEHERIN JIRAY..AMA U DHAWAYD MEESHA AY KU LAHAY XAFIISKA SHIRKADA BINTAAFIYA EE DIYAARADAHA. KUNA DHEXTAALAY FARMASIIGII UU LAHAA DR CABDIRAHMAAN JAMAC HADI .IYO SLEEBAAN GURAY OO AHAA WAKIIL KA BUNTAAFIYA ..... SAXIIB MEELAHAAS AYAAN KU CAWAYN JIRAY... WAXSAN UMALAYNAYAA IN HADAAD MEELAHAA GARANAYSID AAN ISU SOO DHAWAAN DOONO ANAN IS FAHMI DOONO IN SHA-ALLAH.. IN AAN WAX BADAN ISU ARAGNAYNA MEELAHAASINA WAA DHICI KARTAA ...... AND I HOPE U ALL THE BEST... wasalaamu caleykum..............
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, January 31, 2001 - 11:11 pm Waraabe Salaan iyo Odey Mujaahid!! aad ayaad ugu mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad iigu soo jawaabteen. sidaan hore idiinku soo sheegay waxa aan degaan jiray shacabka inkastuu Waraabe-salaan isagu isku mid u yaqaano. halkaas wiilal iyo hablo akhiyaar ah ayanu wada deganayan jirnay. liinka police-ka waan imani jiray waxa aan subaxdii aan u badnaa oo aan fadhiisani jiray khashtanka hortiisa halki haweeya jujuub ayaan Nescafe-ka aan ka cabi-jiray subaxdii kadiba galinka danbe shacabka ayuun baan joogi jiray ,habeenkiise xagaa iyo axmed guray ayaan u kici jiray oo aan hawl qaran aan ka waday. marka aan queentay-da aan isa soo raacno waxa aan dib ugu soo noqoni jirnay dhanka shacabka.iyo hotel amoud oo aanu cabitan iyo casho aanu ka cuni jirnay. xalane marnaba ma aanu tagin aniga iyo qoftayda oo wada socona waanu ka baqi jirnay inay na qash qashadaan lol reer xalane iska dulqaata waa kaftane. mukhayadaasi uu sheegayo mujaahid ninka inta uu fadhiistay ma ahi ee shah ka cabay. waayo Nescafe ayaan xagaa iyo khashtanka aan ku kabi jiray hadaba hotel amoud ma imani jirteen habeenka jimcaha basketball-ka ma ciyaari jirteen.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 01, 2001 - 07:16 pm TO: AW_FARAX!!!! war nin yahow makhaayada aad shegayso iyo meelahaa ad adiga iyo Queen taadu ku cawayn jirteen si fiican baan u garanayaa in kasta oo aanan ku badnayn dhicaha hotel camuud laakiin mar mar waan imaan jiray aniga oo u immnaya daawa shada Basketball ka markaa waxaan u malaynaya in an isa soo fahmayno isuna soo dhow dhaw nahay sida hada ay sheekadu inoo dhex marayso.....bal adigu waxaad ii sheegtaa ragii saaxiibadaa ahaa qaar ka mid ah in aan garto.......hada dhinaca magaalada waa isla fahan sanahay.....waxaan kaloo rabaa in aan ku waydiiyo.... su'aalo dhowr ah hadaad danaynayso.... 1- goorma ayaa borama kugu danbaysay??? 2-hada halkeed joogtaa.???? 3-maxad se qabataaa???????? so aad yaanad ugu mahadsan tahay sida qiimaha leh ee aad ii siisay wakhtigaga si aan u sheekaysano ... so till next time take care u self.. WASALAAMU CALEYKUM.... BYE MUJAAHID....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, February 02, 2001 - 06:58 am Mr Mujaahid iyo waraabe Salaan wakhtigii magalada iigu danbsay waxa ahayd 89 waxa aanu basketball-ka wada cayaari jirnay dhalinyaro faro badan oo aanan hada aanan wada xasuusan magaca yadooda. waxaana aan ka xasuustaa oo kaliya. shiine. ahmed isha. bidha tacawo. saciid birimo hassen kayd diiriye in kastoon aan socsocod badana nahay hada waxa aan deganahay europe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 03:23 pm ala maxaa sheekada la is ag dhigay oo Sarbeebtu dhawaaqday, inaad reer borama wada tihiin shaki kama taagna ee bal hala isku waramo hasawaha iyo sheekada inoo fura aniga laftaydu waxaan ahay reer borama
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 05:31 pm To; XOOQSADE!!!! war nin yahow warkaaga cadee halka aad borama ka daganayd iyo waxaad qaban jirtay ...iyo goortii kuugu danbaysay wadanka iyo meesha aad hada aduunyada ka joogto... maxaa ka loo cusub oo aad haysaa brother.. so warkaaga hala helo!!! Till next time take u self... and have fun..........brother.. bye mujaahid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, February 18, 2001 - 07:32 am Waryaadhiheen miyaad ilawdeen geesiyaashiini hore! Away Imaam axmed Gurey, Away Robleh Afteeb, away Haji Diide, Away Jama Saylici, Away Jibriil Chiilaneh, Away Diiriye Malayste, Away fahiye Noor haad, away haji hadliye, away Abdillahi mahamuud, away Geeli Jidgoo.Away diirrooyinkii gabdhihii labaxay- Khadiija Ciye Dharaar( kHadiija Balwo)iyo Maryan Ciye Dharaar. Away Haji khayreh. Away dabshid aw Husseen. away Suleex Madar.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 19, 2001 - 07:20 am ASAL, W/SALAAN, MUJAAHID, Marka Hore salaan iga gudooma. waxaan u malaynayaa baryahani weynu kala baadnay waxaan kale oo aan lee yahay XOOGSADE iyo AWDAL MAN, gacmo furan ku soo dhawaada, si aynu u kala faa'iidaysano siiba ASAL iyo MUJAAHID waa laba rugca.daa is arag danbe ASAXAABTA sharafta mudan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, February 22, 2001 - 06:58 pm To ..... AW-FARAX...... war nin yahow aad baad u mahad san tahay.. waana sidaad sheegtee baryahan wax xidhiidh ah may naan wada yeelanin.. ee bal ii waran oo maxaa cusub oo war ah oo aad haysaa dhinac walba xaga nolosha iyo warar kii ugu dan beeyay ee dhulkeenii hooyo.... sidaa iyo war wacan ... till next time take care u self... and have funnnnnnnnnnnnnnnnnn....brother
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 26, 2001 - 01:45 am To: Odey Mujaahid! Waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad i soo weydiisay sida ay xaladaydu tahay, Aad ayaan u wanaagsan nahay waa ilaahay galadii runtii waxa dhulkii ku cusub oo aan hayaayi ma jiro sida aynu ka wada warqabnana waa nicmad ilaahay, sidaas iyo israg danbe oo xiso leh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 03, 2001 - 04:47 pm TO; Aw-farax!!!! how are you btother..... where have u been???? long time not see you??? i hope you alright brother.... so maxaa war lagaaga waayay..... so til next time take care u self.... wasalaamu caleykum...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 03, 2001 - 11:41 pm waa ninkale oo reer waraabe salaantii hore ah. waxaan jeclaa in aan ku ogaado sobobtoo ah wali lama kulmin nin reer waraabe salaan ah mudo 12 sano ah.markaa hadii aad tahay asalkii hore inwaan ku garan si sahal ah. markaa xagee ayaad ka daganayd waraabe salaan dhalinyaradee ayaad la soconjirtay. anigu waxaan ahaa kooxddii hure,indho,budul shoode xay aw koombe,qoti.dhamac,markaa adigu ma waxaad ahayd kooxii hore sida budeeye,diingo,ahmed osman ,abdoo ibrahim,xasan nuur,cawlo,a/risaaq,abdi jacayl,waji,shuun,etc. markaa isku kaysheeg bro.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 05, 2001 - 10:14 am saaxiib anigaa ah kooxdii budeeye diingo iyoxertaas. laakiin adigu aad yaad nooga yartahay. xageedse degenayd. xaafadee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 04:20 am to:waraabe salaan 4. saxiib waxaan daganaa xaafadihii u dhawaa ilmo xasan diiriye,malcaamadii sheekh xuseen and ilma ibraahin aw daahir. adigu xagee ayaad ka daganayd.kubada ma ciyaari jirtay. thanks
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 06, 2001 - 08:33 am waraaba salaan 2 saaxiib axmed badaw iyo xageed ka xigteen iyo ilma cali qaraami. abukoonbe gartay,iyo qotiga waana walaalo. waxaana layidhaa.ilma daqare, xasan,siciid dheel dheel iyayna ilma adeer yihiin. anu waxaan daganaa.buurta sare ilma jaamac ordaye iyaanan jaar nahay sida cawlo biimiye, iyo walaalahood.adigu iyaad walaalo tihiin. ama isku dhawdihiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 07, 2001 - 10:02 am saxiib ma waxaad tahay Guraate ama cumar budeno. anigu waxaan jaarnahay reer ibrahim awdaahir ii soo qor e-mailkaaga xagan kuuguma sheegi karo in detail. ok take care
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 08, 2001 - 01:23 pm w.salaan 2 saaxiib mayee cumar budeeno waanka siiwaynahay. xogee. waxaan xaga dambe ka xignaa ilma cabdilaahi wadaad adigi ilma ibraahin awdaahir ilma cismaan jibriir iyay isku dhajisanaayeen. ee xageed ka xigtaa ilma cabdi dhakaar.iyo agaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 09, 2001 - 10:31 am saxiib xaafadahaa aad timaamayso ayaan ahay midkood. aniga ayaan isku kaasheegi e-mailkaaga halkan kaga tag. adiga wali kuma garan xaafadahaa aad tilmaantay intii aan ka xasuusanaayey ee dhalinyaro daganayd waan sheegay laakiin adiga wali kuma xasuusto. thx
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 08:00 am waryaa w salaan saaxiib aad iyaan ugu farxee bal hategin, war badan, iyaabad haysaaye, xageedse joogtaa, e-mailkayga waxbaa ka khaldan mid kalaan samaynayaaye, bal iyara sug. cabdoo ibraahin maraykan iyaan wada joognaa, axmed cismaan iyo cabdirisaaq cismaan,war maka haysaa.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 10, 2001 - 05:05 pm Waraabe salaan dhamaantiin aad baan u garanayaa magacda iyo meelaha aad ka sheekaysanysaan oo dhan waxaana ahay nin reer xalane ah laakiin asxaab badan baan oon is naqaanay ayaad hada ka dhawaajiseen bal ragyahow sifiican aan isku barano ee soo wada sheekada oo xiddhiidhka balaadhiya ha ka dhigina oo kaliya reer waraabe salaan oo qudha waayo waxaa jira rag farabadan oon ahay laakiin asxaab ku lahaa hadba bal aan isla xidhiidhno ee balaariya sheekada sidaa iyo barasho hor leh
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, March 13, 2001 - 01:56 am to; waraabe salaan 4. saxiib akhbaar badan ayeynu iska waraysan doonaa halkanina waa meel dadka oo dhani isticmaalaan. markaa wixii gaar ah e-mailka ayeynu iskugu wada warami doonaa. to:xalane sxb soo dhawoow halkee ayaad ka daganaydeen xalanle ayaad se isku lod ahaydeen saaxiibadaa ma ii sheegi kartaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, April 03, 2001 - 07:36 pm WAARYAADEHEEN W/SALAAN2 IYO W/SALAAN4 MARKA HORE IGA GUDOOMA SALAAN AAD U QIIMO BADAN, MARKA XIGA WAXA AAN RABAA INAAN IDIN WAYDIIYO HALKAAD KA DHACDEEN WAAYO MUDO AYAAN LA SOCDAY SHEEKADIINA HADASE WAAD KALA AAMUSTEEN,ANIGU WAXA AAN FILAYAA INAAN ISKU WAKHTI AHAYN W/SALAAN4WAAYO DHALINYARADA AAD SHEEGTAY INAAD ASXAAB AHAYDEEN OODHAN WAAN GARANAYAA,WAXA AANAN JECLAHAY INAAN KU WAYDIIYO SUAAL TAASOO AH MAGARANAYSAA DHALINYARADII LAGU MAGACAABI JIRAY ARDAYDA RUUSHKA,IYO HALKAY KU DANBEEYEEN.IGU SALAAN ABDO IBRAHIM OOD TIDHI MEELBAAD WADA JOOGTAAN. AYAXLAHA..
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 10:01 am TO ayaxlaha saaxiib marka hore salaan iga gudoon marka xigta saxiib waad iga qoslisay. waayo askartii ruushka iyaa la odhan jiray, anagana waxa la na odhanjiray (galool)cidii xasuusan iyaa xasuusan. markaa askarta ruushka raga ugu caansan waxay ahaayeen sidan. 1)cadi waraabe 2)fahmi 3)sitiin 4)axmed cali 5)cir guje 6)rashiid cadi dugsiiye. iyo qaar kaloo badan. saaxiib intaas iyaan ka xasuustaa.dhaLINTAAS. adiguse.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, April 07, 2001 - 10:07 am TO waraabe salaan 2 saaxiib ila soo xiriir waan ku sugayee xageed ka dhacday baryahan ninyow. miicaadhaa@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, April 13, 2001 - 09:16 am Salaamu Caleekum. Odayaal raga caanka ka ah gobolka waxaad kailowdeen abwaankii waynaa XASAN SH.MUUNIN waa ninkii qoray sheekadii caanka ahayd ee afaka qalaad lagu turjumey SHABEEL NAAGOOD riwaayadna way ahayd. Waad mahad santihiin
|