Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sool: GUGA DA,,AY GALAYDHOOW,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAMAAN

Thursday, January 11, 2001 - 08:11 pm
GUGA DA,AY GALAYDHOW ADIGU HAYS GALOFAYNE RAGGA GOONYAHAAGAA FADHIYA GAAJO HAW DILINE GOVERKABA WAXAN KAAGA DHIGAY GEESIGAAD TAHAYE GUNTINWEYNAYAASHII FADHIYAY GOOBTA AAD JOOGTO AAN GARAWSHIINYIYO AQOON GURIGA LAHAGAAJO WAAR GUNIMO HAYGU CELIN YAAN KU GAWRICINE GUNTIGA GIIJI GABANYOHOW WAA GAR XAAJADUYE ANA GEESKAAGA IGA EEG ILEEN WAAN KU GAYDHNAHAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal

Friday, January 12, 2001 - 11:21 am
Gamaan

that is just great bro

i love it keep it up


we shall see the light

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUDUN

Sunday, January 14, 2001 - 02:04 pm
WONDERFULL"""""""" BRO.
LONG LIFE GALAYDH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HOOG

Friday, February 09, 2001 - 03:04 pm
ninka gabaygan qoray waxaan ku idhi gabayaa doono


GABAYGABA HADDII AAN KA HADHAY GA UGU YEEDHKIISA
MARKA AY GUD BOON TAHAY HADDAN WAAN GED MARIYAAE
GODOD II IRMAAN BAAN DHUFTAA GOORTAN OO KALE

GOVERNOOYINKA TAMANIDEEN GAADHADH BAA JIRA
GAASAS IYO RAG BAA HOOS HURDIYO GUUTO WADAREED
GUN IN AHAYDEEN IYO DAD AAN GEESI LAGU SHEEGIN
GOFNAHA SIDDII SAA CUNTEEN DOWLADDA GABIYEED
GAAJONA AGTAADAY AHAYD TANIYO GOORTAS E
GUNTIINADUN NAANAYS ADAY GACALE KUU YEESHAY
QOWSAARKA GABAANKAN KA DHIGEE GEELA II JIRA
GUUDKIISA WIIL KAAN RARTEE GOGOSHA II QAADA
GUGA DA AY GALAYDH UMA CURANE HAYS GARSIININ


GARASHAN ILLAH WUXUU KU BADAY FAANKA GABADHEEDE
HADAD GAAS HELLAYSIYO RAG AAN GACANTA SOO LAABIN
GALAB BAD U SOO JEEDIN LAYD GOOBA HAAN JIRO
GUNUUS BAA NAF MOODEEN MARKAAD GACANTI WAYDEENE
GAWRAC HARTIGA WAAN AQAAN GABIGA DAAROODE
WAXAAN U GAAGAABIYA WAA GAF BADANYIINE
GAROWSHIIYO WAXAAN SIIN AQAAN UUNKA KII GAYE
ALLA GOO AFKAAGOO KU GABAY GODOBNA KAA SAARIN
GUGA DA AY GALAYDH UMA CURANE GAABSO ERAYGAAGA

HAWIYAHA HADAD GOOSTAN GOONI INUU JOOGO GARABKANA ISAAQ BAA KA XIGGA GACAN WALAALKIISE
RAG IRIRKA GODOBTII BARTAAN GAADH KA KA HAYAAYE
GANTAALIHII SALAAN BAAD OGTIIN GABAYADII YAWLE
GEERAARADII FARAX NUUR GUBA LAFTEEDII DHEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harti kismaayo

Friday, February 09, 2001 - 05:07 pm
wiil hoog: zio waxba ma isku haysid, gabay waqtigiis waa laga baxay(expire). caqligaadana sidaas oo kale lee waaye. meel khaldana waa ku jirtaa, gurigii maakaa dhumay.

gabaygaada jawaabtiisa waa tanaa:
GAWAYGAYGU WAA GANTAAL IYO GAMUUNKA OO KALE EE
GEESIYAAN AHAY GADAALNA MA U GADOOMAAYEE
GUUDKAAN UGA SOO DEGAAN GARAAD LAAWAHAAN CAMALE
GARAACNA MA KA DAAHAAYO INTIIS KA GEERIYOODEE
GURIGIISA IYO WAXAAN GUBAA GOOBTIIS GALO EE
MA GEEYO GUUMAYSYAHA REER WAKHOOYIGA EE
GASHAANTI IYO MALAHA GAWAR ASTURANEE
GEERASH IYO WAA LAGU BOGAY GOGOSHA FIRAASHKEE
GADAAL AY DHIIBTAAN HABEENKII LAGUU GEEYA EE
GUNTA IYO WAXAA GALA GABANADA REER DAAMIGA EE.

waa ka qalaynaa miskiinkaan. aniga lee ii dhaafa hadiis mar kale yuuq dhaho.

GAMAAN: bro. sheekada meesha oo kaga sii wad naga dhaaf ninkaa khidmada lagu soo koriyey oo ka masayrsan dadkaan xalaasha ah.

gabay kulahaa. miskiin maxaas u maleeyey in aan joogno waqtigii CANTAR BIN SHIDAAD.

garayr waa nin taariikhda somalida ka galay bog dahaba. qofka dad nimadiisa waxay wax ku tartaa maalinta aad hiil u baahan tahay. somali haddaa nahay maanta maalin aan ka liidano ma soo marin mana noo dhimana. ninka isu taaga xalinta arintaan aduunka oo dhan mucjisada ku noqotay oo ay faraha kala baxeen nin rag ah dheh, kii taageerana rag-rag dhalay dheh. i am proud of him. noolow galayr, Allaha kula garab galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madoobe

Saturday, February 10, 2001 - 01:46 am
Harti Kismaayo:

Nacas baad tahay. Awal markaan arkay ragaa kaa eray horeeyey inaan gabyaan ku talo jiray balse hada adaan rabaa inaan labo eray oo runa ku taabsiiyo.

Haday dhabtahay naanayta aad sheegatay, nacas baad tahay aan iswaydiin lahayn. Galaydh, waa lagartay inuu nin raga yahay, oo guuto khalada ha ku jiro ama yuusanba ku jirine, marka hore inuu noqdo ninka heerkaa gaaray waa isga iyo raganimadiisa.

Balse adigu hadaad Harti Kismaayo tahay, sowkan dhulkiisa lahaysto, hablihiisii la kufsanaayo, xoolihiisa la dhacay, oo welina sidaa ay Kismaayo kaga maqan tahay ma tihid. Maxaad ku amaantaa oo uu kuu qabtay Galaydh. Nin Ra'iisul Wasaare ka dhashay oo gurigiisii qaxooti ku eh oo welina sii dhoola cadeynaya xagee lagu arkay?????

Horta u malayn mayo iska daa inaad Kismaayo ay magaaladaadii tahay inaad weligaa xaaladeeda u warhayso. Marka halkaasaan ku ekaynayaa, waxaa fiican inaad ka fiirsato magacaad la baxayso markaad gole rag la wadaagaysid ama aad hadayba saa tahay dee dhar rageed soo gashato. Shaal soo huwa raga kula hadlaya shaalal bay huwan yihiine...waad hadaad fahmi karayso luuqadayda.

Wa bilaahi Towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil harti

Saturday, February 10, 2001 - 10:30 pm
madoobe= wiilhoog: waa hal qof. aabo waxba magaca habedelan hooyo aa horay iigu sheektay sheekadaas. zio bar go' maa tahay? loool. so fadhiiso waa laguu qaaraamaa. waxba xayraan ha iska dhigin ee maxaa kaa xanaajiyey ina huuno? labada xabo oo gabayga ah miyaa? ee ani ma u malaynaayey in aan sidaan khatar u ahay.
ina firaash oohinta is ka daa, galayr adiga kuma khuseeyso waxa uu yahay iyo waxa uu ii qabtay.
sababta ay kuu dhibaysana waa iska caddahay oo waxaa sii aragtaa in riyadii aad isku sasabaysay uu soo cirib jari rabo.

bogana adi ma ku khuseeyo,keen gacanta anigaa cidahaada ku soo baraaya waayo reer aabahaa ma kasaysid. gabayna ma u baahnin iyo casri jaahili.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhul was yaqaan

Friday, April 06, 2001 - 06:46 am
dhul was moodey inuu galayr
khayr usoo wado anigu waxaan
ku oranlahaa galeyr wuu qayilaad
tegeye nacasyahow dhulwas orodoo
qayilaad tag wakaa galeyr qayilaad
tegye yaan laas canood haraad iyo
gaajo ku dilin .