We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 12, 2001 - 08:25 am dhamaantiin waxaan idin leeyay soo dhawaada oo si qalbi furan aanu isu barano wada xiriirno aniga aan iska bilaabee magaca hirsi dagan denmark da,da 25sano wixii dheeraad ah waxaan u sheegayaa inantii i xiiseyneysa iyo weliba waxaa intaa ii dheer wax balwad ah aan laheyn iyo weliba bla,bla,bla,iwm hadaba guriga gurigiinii weeyaan soo dhawaada ganbaro qaata ekhyaareeeeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 15, 2001 - 09:50 pm HIRSI,WAAN KUGU RAACSANAHAY MOOWDUUCA AAD FURTAY EE FADLAN GABDHA HANAGU HA NALA SOO XIRIIREEN OO HA ISKA ILAALIYAAN DOOFAARTA U DHUUMANAYSA AMASE YAA KU DHUUMAN KARA GOB ILAYN WAAN IS WADA NAQAANE, AAN BILAABE ANIGA WAXAAN JIRAA 28 YEARS OLD,WAXAAN JOOGAA MAGAALADA VANCOUVER EE WADANKA CANADA WAXAAN KU NOOLAHAY MEESHAAS MUDO HADA LAGA JOOGO 11 SANO MARKA BARSHO WANAAGSAN WALAALAHAYGA REER GEDO IYO CAABUD-WAAQBA BARASHO WANAAGSAN.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 12:25 pm Wow i would say this is wonderfull i like the idea. can i said my choice and may be some have it please get application and filled. iam looking for tall brown or light gentlaman has from high-school level or hight but you should have highschool basic. no matter where you finshed has sense of humer,opend minded good at his religoin iam well respect and practice the religion. you must be in usa please brothers from any where else are exculeded. you should have a postive attitude and you should be good speaker when you talking you should hava alot awerness and bright mind. my feverite part of men is you should be tall not shorter than 5/11. if i explianded mine to you is iam 25yrs college student. have great personality toward the postive iam normal short 5/6 lighj. my fevarite is studying i stuy most of my time some times i vounteer to teach. enjoy the applications.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 29, 2001 - 08:12 pm hello brother's and sister's mulki sister you forget to leave your email,so plaese leave your email next time i'll email you us soon i can i also live in usa.love to heard 4u soon.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 04:27 pm TO BROTHER SIYAD. brother would you please write me yours belive me i don't even know how to post emils here i hope you will agree thanks for your comments. mulki says to you take care
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 05, 2001 - 08:28 am anigoo ah wiil ka dada yar ee magaciisa la yiraahdo. (MAHAD SIYO) jira 27 oo ku nool wadanka (ingiriiska) ayaan waxaan doonayaa in aan helo midii aan nolosha la qaybsan lahaa. hadaba waamidii mida aan raadinayaa waa mid aniga ii qalanta. waa in ay qurxoon tahay ugu yaraana ay dugsi sare ka baxday. hadaba midii aniga i danaynaysa waxaan lee yahay ku soo dhawaw gacmo furan,,,,,,,,,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 01:53 am To:Mulki. Hi. i'm what u looking for. Don't hasitate to emil me. You won't be disappointed.... Here is my email: ferei31@hotmail.com Bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 01:55 am Sorry an error. The correct email is: ferie31@hotmail.com bye again.....
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 06, 2001 - 07:10 am hey guyz wz up this is mr diini you know what i mean? first of all i am glad to be this page and second of all i am giving all sallan after that as i mation my back ground is garbaharey and i will die for it 4real this is mr diini i am from sweden bye ps diini oh i forget if u wordering i am 26
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, February 10, 2001 - 04:56 pm TO Ferie. I'm just wondering what happen to your mail not right either. so if you got pls respones. yours mulki.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, February 12, 2001 - 09:16 am waxaa magacaga la yiraahdaa cumar waxaa doonayaa gabar guurdoon ah waxaan jiraa (26) hadaba hadaba midii idoonaysaay igala soo xiriir email address kaga oo ah omaryou@postmaster.com.uk.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, February 13, 2001 - 01:24 am Hei Mulki! This is the correct mail ferie31@hotmail.com So use it.... bye
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 12:23 pm hi ALL; anigu waxaan jiraa 19 sano. i finished yr 12 and i work, i have brown skin and i am not mareexaan but my friend is mareexaan. any way i like wiilasha diinta jecel and that pracrice the din. he has to be older than 23 and under 29, tall and strong biult, id also like dark skin.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 18, 2001 - 01:37 pm aniga waxaan joogaa SEATTLE U.S.A waxaan ahey mareexaan laakiin marabo guur hada waxaan jiraa 20 sano waxaan rabaa saaxiibo gabdho iyo wiilal dhamaantiin gacmo furan ku soo dhawaada. e mailkeyga waa abdiweli111@hotmail.com
|