Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: REER XAGEEY MAR WALIBA BAAKOORADA IYO BUDADKA U WATAAN ? GOORMAA AYEEYSE DHIGI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIGJIGA

Friday, January 12, 2001 - 04:01 pm
reer waqooyigu xageey mar waliba budka iyo baakoorada u wataan?
kobo kooya ah iyo macawis.
qof walibana waxa ay aaminsan yihiin in ay ka ilbaxsan yihiin laakiins hee .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, January 13, 2001 - 06:36 pm
Meeshan Faqash aa isugu timi,
yaan loo jawaabin faqash.
Faqash ayaa mawduucan furtay, Ninkii
ragi waa og yahay doqona loo sheegi maayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 17, 2001 - 11:35 am
CALI DHAROOROW...lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KOONFUROOW

Thursday, March 08, 2001 - 08:10 am
YAAKHEEYOOY FAKHASHNA MAXAAS AHAAY
MA'IGA DHAADHICI KARTAA MACNAHA FAKHASH ILAA HADA MAFAHMIN
DHALINYARO REER WAKHOOYI AH AAN SAAXIIBBO NAHAY AAMARKASTO ISTICMAALAAN
LAAKIN ANI HADA WAXAAN RAADINOOYAA MICNAHA ERAYGAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 01:13 am
Jigjiga
waxaa kuu jawaabay ragaa hore laakiin waxaad kuwii daaroodka ahaa ee aanu eryanay anaga iyo usc markaa ciilkaagaa iyo qaxootigaa jigjiga ku joog iyada anaa leh oo maalinta ethoipia kala tashato waxaan fadhiisinayaa The king Abdullmajid.Daroodna mar danbe wallay ka tay.waayo?waxaanu burburinay sayidkii mar labaadna afweyne.Daaroodow mar sadexaad dumakiinu waanu xalaalaysanaynaa oo wallahiya ee joojiya ciyaalnimada
HARRRRRRRRRRRRRRRRRGAYSA POWEEEEEEEEEEEEEERRR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoray

Friday, March 16, 2001 - 05:24 am
March 16/01

Ilaa iyo hadda kuwiina meesha wax ku soo qoray waxaad tihiin kuwo qabiil uun ka hadla.
Qabiil waa jaahilnimo.
Qabiil qof ku dhaqmaa waa qof "brain-washka" lagu sameeyay oo iskaba dulaysan.

Ha oran reer hebel baa sidaa
sameeyay iyo reer hebel baa sidaa sameeyay.
Adigu maanta qabiil iska dhaaf.
Ma farta uun baa lasku fiiqayaa ilaa qiyaamaha?

Goormaad horumar gaadhi haddaad
qabiil uun ka sheekaysid?
ADDUUNYADDII KAA TAGTAY OO MARS IYO
JUBITER AYAA MAGOOLOOYIN LAGA DHISAYAA IDINKUNA(WIXIINA AF SOOMAALI KU
HADLA OO DHAN BAA LA HADLAYAA WAXAAD
DOONTAABA ISUGAU YEEDHOO)
REER HEBEL BAAD WELI TAAGATIHIIN.

ALLA NASIIB DARRO WEYNAA.

weliba weli waad isla fiican tihiin.
Wax fiican oo ummadda oo dhami dani ugu jirto miyaanaydin ka hadli karin?

caqligaagu ma wuxuu ku kooban
yahay qabiil uun?

I feel sorry for you sababtoo ah haddaad qabiiliiste tahay Ilahay hortiisana
wax kuma yaaliin ifkana dadku waxay ku arkaan jaahil aan caqli lahayn.

Qofka qabiiliistaha ah wuu
waalan yahay dhakhtar ayuuna u baahan yahay.
Haddaanu waalayn wayaabaha
fooshu xun ee uu ku kacayo kumuu kaceen.
Cid kale iska daa oo adigu iska
bilow oo qabiil ka xorow.
Markaad adigu qabiil ka xorowdid,
then, cid kale wax ka sheeg.

Qabiil hadduu faa'ido leeyahay bal
eeg halkaynu taaganahay iyo halka
adduunyadu marayso.

War miyaad dhimanaysaa haddaanad wax caayin?
war maad wax wanaagsan ku hadashid
muslinna waad isku sheegaysaaye.

Ma waxaad moodaysaa in Ilaahay
kaa saamaxayo cayda aad dadka caayaysid?
Aakhiro ma aaminsanid miyaa?
Sidaasaa reer hebel sameeyay ka bax,
adigu horta af xumada iyo jaahilnimada
iska daa.

dadyahow af soomaaliga ku hadlaa waan idinla yaabanahay.
Maad sida isu dhaantan oo dad noqotaan.
Hadda dad iyo duunyo midna ma tihidine.


I hope dad kale oo badan oo
qabiilka necebi inay igu soo biiri doonaan.

Mahadsanid

Nin Af soomaaliga
ku hadla oo qabiil ka xoroobay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 05:35 am
March 16/01

RE:'Nin af soomaligaa ku hadla oo qabiil neceb"


Walaal aad baad u mahadsantahy madaama aad qabiil neceb tahay.

Dad badan oo kula mid ah oo qabiil ka xoroobay ayaa jira. You are not alone.

Halkaa ka sii wad anniguna waan
ku taageersanahy.

Wixii qabiil ku dhaqmaana yay
ku wasakhayn way waalan yihiine.

Ilaaahay iyo aakhiradaadana yay ku seejin.
Do what you can do dadka duliga ah ee qabiilku dilayna ka fogow.

Dadkeenii Soomaaliyeed(somalia, somaliland. puntland, iyo wixii af soomali ku hadlaaba)
waxaa dib u dhigay qabiil.
Welina waxay u haystaan in qabiil faa'ido leeyahay.

hoosta ayay ka wada jecel yihiin qabiilkii , laakin Ilaahay wax kama qarsoona.
iyaga ayuun baa ku futa xun oo dhib u dhici doonaa.

Mahadsanid

Nin kale oo Walaalkaa ah oo
isna qabiilka neceb.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 10:30 pm
Waar nimankiinani meeshan Hragaysa ayaa leh caasmada ee qabiilkan aad sheegaysaana somali anagaa ka xoraynay as a SAomaliland ee miyaad u fiirsataan ninnka Jigjiga wax ka soo duqaynaya intaad leedihiin qabiil dhaafa.Afweyne iyo xaarkuu watayba ee qabiilka iyo qarankii isku walaaqanayay ayaa maantan ku leh qabiil oo soo muslimay.Markii aanu ishaynay maad tiraahdaan qayaalada hala dhaafo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waqooyi

Monday, March 19, 2001 - 12:38 pm
koonfurow:
anaa kuu haya macnaha faqash iyo qashuushba
faqash: askarii dawladii hore u shaqaynjirtay wixii taabacsanaa sida: doorood,,haawiye iyo ixaaq.laakiin kelmadda qashuush waa sidan
qashuush: dadka qaadyacunka ah oo ilkuhu xumaadaan ama ay ka dhacaan, waana rag iyo dumarba. hadda hadaad tagtid laascaanood, burco iyo hargaysa waxaa ka buuxa dad qashuush ah. waa kelmad dhowaan ka soo baxday somaliland iyo puntland ilayn majeerteenkiina bare qaadkii eh.
i hope inaan suaashii ka jawaabay iyo mid kaleba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 20, 2001 - 06:39 am
March 19/01

Ninka reer hargeysow Afweyne wuxuu sameeyay ha u eedayn ummad dhan.
Dikteetar afweyne la yiraahdo oo cid wlaba hoosta ku watay ayaa ummadda dhibaato u geystat. waxaana la shaqaynayay cid walba xitaa qabiilkaagaa inay qaar kaga jireen ayaa la hayaa. Gidigood waxay ahaayeen danaystayaal aan ilaahay aqoon.

Markaa qof miskiin ah oo aan awood lahayn ha ugu dudin muxuu wax u qaban waayay waqtigaas.
isaga ayaa naftiisa u baqayay.

hadiise hadda lagu yiri qabiilka ha layska daayo waa wax wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Tuesday, March 20, 2001 - 07:09 am
To ;shakhsiga wata magaca (Jigjiga)Ee bilaabay doodan Reer waqooyigu xageey bakoorada usitaan(S\Land]?Anaa kaaga jawaabaya taa hadaad lasocoto taariikhda anagu waayadii hore ee faqsh qadhmuun ka talinjirtay dalkayaga budhka iyo bakoorada iyo hub aan kaxoogay faqashta ayaan ku xoreeystay dalkaayga bakooradana waxaa loositaa si aan uladhaco cadawgeeyga sida adookale ee maaha in aan dadkayga ladhacayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 05:42 am
War qabiil sika daaya oo ilaahay ka baqa.

Wadada naarta loo maro waxaa la yiraahdaa:QABIIL.


Ninkii ilaahay ka quustayow, qabiil ku dhaqan.
ninkii ilaahay ka baqayow, qabiil afkaaga ka ilaasho ilayn kolayba haddaad aamisantahy eexasho, colaad, dulinimo, dib u dhac, isku dir dir, ka fogaanmayside.


War illahi idin abuuray ka baqa qabiil dib buu idiin wada dhigaye.