    Shariif | Friday, January 12, 2001 - 09:50 pm Open debate!! |
    HEEGAALE | Sunday, January 14, 2001 - 02:00 pm QAYBE IYO FAGADHE WAA CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAAL U ADEEGA IIDOOR OO AAN WAX TAAGEERO AH KA HAYSAN BEESHA DHULBAHANTE,MID WALBANA WAA LA HAYAA WUXUU GALO IYO WUXUU GUDO. BALSE CALI KHALIIF WAA NIN SHARAFTIISA ILASHADA,ISKII U SHAQAYSTA,AQOON OO UU WAX KU HOGAAMIYO LEH,DHULBAHNTENA AAN KALA JECLAYN OO DHEX U AH. ANIGU WAXAAN AHAY NIN REER BUUHOODLE AH WAXAAN TAAGEERAYAA GALAYDH,QOF WALBA OO DHULBAHANTE AH OO WAX GARAD AHINA WAA TAAGEERSANA YAHAY MARKA LAGA SAARO KUWA KU DADAALA KAL QAYBINTA DHULBAHANTE IYO ISKU DIRKA BEESHA. WAAD MAHANSAN TAHAY |
    malakumowd | Monday, January 15, 2001 - 08:01 am heegaale inaadeer laftigaygu waxaan ahay reer Buhoodle sheekadan hore ayaan u arkay su'aasha kama jawaabin sababtoo ah waa naagihii masayrey ee IIdoor oo hadal nac nac meesha ku soo qoraya ee ha ubixin , waligiin iska ilaaliya su'aasha nacasnimada ah ee dadka kale ku soo qoraan looma jawaabo dadkani waa fahi ku dirir nabdey |
    nin hor u socod ah | Saturday, April 07, 2001 - 06:21 am Shariif; Qaybe iyo Faghade waa rag wadankoodi u halgamaaya mana aha inaad barbar dhigtid ina-Buuba, Galeydh iyo Kaluuun oo ah calooshooda u shaqeystayaal danbi ka galey dadka iyo dalkoodii hooyo. Waxa kuu cadeyneysa inay wada yihiin calooshoda u shaqeystayaal 1. Ina Buuba markii u heliwaayey jagada wasiirul daakhiliyaha Somaliland ayuu koonfur aadey 2. Galeydh waxa u isku soo sharaxay jagada madaxweyne ku xigeenka Somaliland 1993, markii laga helay ayuu isna koonfur tagay 2. Kaluun markii similar situation lagaga guulaystay ayuu isna koonfur aaday. Ragan meesha qabiilka dhafoorka ka galay: Waa suaale goormaad ka waynaaneysaan Qabiil? Qabiil inuu dib inoo dhigo mooye inu hore inoo wado waa baabacadaas timo may ka soo bixi. |
    Ina Goroyo | Monday, April 09, 2001 - 12:56 pm Waxay nimanka aad ka hadashey sida BUUBAAL IYO GALAYDH uga soo tageen S/land waa iyaga oo ay ku dhacdey Disillusionment. marka walaalow bal haduu qof caloshood u shaqeeyste yahay oo dhuuni raac ah waa kan ku dawanaya SOmali oo sayladii suuqa inta la geeyey laga Iibinya eithopian. afkaaga ha ku soo taagin Galeydh iyo buubaal iyo rag somaliyeed ee geesinima muujiyey hadana dhex jooga waxuushtii Reer Koofurka aheyd. |
    WARSAN | Wednesday, April 11, 2001 - 12:35 pm WARYAA ISMADHAANTO SOOMAALI INTAYDUN KUTAAGNAYDEEN NINKALE OO SOOMAALI AH AYAA DHASHIINII IYO DALKINII BAA GAALO IDIIN DABAMARTAY WAXAASNA WAA RAGA SOOMAALIYEED DHAMAANTOOD IDINKU QABIIL AMA MAGAC KUSHEEGA WAA SOOMAALI KU DHASHEEDA CUNTO LAMAGAC BAXDAY QARNIGAN AYNU KUJIRNO .WAAR MEEYE CARUURTIINII' DUMARKIINII' GURYIHIINII INTUBA GUDAHAY KAGUBANAYAAN RAGAANA USABAB AH.SIFIICAN ISU EE GA IDINKU NAFTIINA INTAAD NINKALE TIISU IDIIN MUUQATO WASALAAMU CALAYKUM |
    s/land | Thursday, April 12, 2001 - 12:48 pm sxb in buba iyo ina Ghalyr waa rag hawiya oo rer Xamar. Qabye iyo Faghde waa rag waqoyoi. long peace and love with S/land. |
    WÝÝL-DHULOS | Sunday, April 15, 2001 - 07:04 am Marka hore waad salaamntihiin reer sool.kadib waxaan jeclaa in aan orah deyda ka dhiibto arinka laga faalonayo.3 nin waa niman dhulos ah hadii ey jago ka heleen 3 guri maxaa loogu diidayaa?Waad ogtihiin nin maanta kursi doon yahay marka haddii Ilaah noogu keeney sool 3 kursi oo aad u fiican,anigu waxaan qabaa in ragaa faraha laga qaado. Teeda kale waxaan filayaa in dhulos ey central administration sameystaan.Sababtoo ah maamul laan waa dhibaato.Aan ku sii daree dadka halka wax ku qora dhulbahante umabadna ee taa ha la ogaado,Iidoor iyo hawiye futo madobe ayey u badnyihiin.Marka dadkina dhoohan ee dhulos sirtiin ha ku mantagina halkan. Sidaa iyo nabad gelyo Waa niga Walaalkiin, Wiil-dhulos |