Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: CIYAAL WAABERI SIIBA INTA U DHAXEESA VIA LAYBEERIA ILAA 21OKTOBER TAREE BIYAANO ILAA BEERTA AFFISIONI,,HERE PLACE TO BEEEEEE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOOBKA

Saturday, January 13, 2001 - 08:49 am
SAAXIIBAYAALOOW SOO DHAWAADA OO SOO TARAARAXA NOO TEESARAHA MUNISHIIBIYONA LA SOO BAXA HADII KALE SANKAAN CLINEX IDINKA SAARAA LOL QOLKAAN QOLKIINA WAAYE NIN IYO NAAG WALBOO G'O GADUUD IYO CADAAN WATO OO REER WABERI AHNA HA IMAADO XIRSI AA LOO GOYNAA OK

PEACE LOVE & RESPECT LOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaberian

Monday, March 05, 2001 - 11:06 am
To:dhoobka

waryaa cismaan dhoobeey maa tahay, xabashoow walaalkiis,iska waran yaman ayaan kugu ogaa yaman miyaad wali joogtaa.hooyo iiga waran cabduqaadir iiga waran warkiina waa la waayey igala soo xiriir emailkan TUKULUSH@hotmail.com

Abdi peace&love to all ciyaal waaberi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaberi-Via-Laybeeriya

Friday, March 09, 2001 - 05:48 pm
slmu calaykum.....
Aryaa magacyadaan waan kasaa. Waa reer Waaberi weliba ka sii reer Maajo. Anigu waxaan ahay XassanYare waxaanan degenaa via-laybeeriya waloow aan u badnaa Dhanka Maajo. Tukulush iyo CismaanDHoobeey magacyadiina wey igu yaalaan si fiican. Torontaan joogaa ee idinka inteed ka soo kala hadleysaan.

Walaalkiin..
Wassalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Saturday, March 31, 2001 - 08:53 pm
dhoobka
macalinka waa ku salaamey,bilad sharaflehna waa ku siiyey,waxaad fiirisaa qaybta oo baafinta waxaan furey meel oo reer waaberi,afisyooni xjajab,askool boolisiyo aan rabo in warka lagu kala qaatu,muudeyna bog ayaa u furan waxa uu radinayaa,reerwaaberi isagana fiiri.
ani waxaan ahaa reer xerada afisyooni,ar maxaan jidka laabeeriya bajiye iyo saambuus ka cuney, kur u socdey iyo shaqqalaha,xaaji ciisana xalwo ka duubtey, maqaaxidii shaneemo soomaaliya dhinac ka xigtey qamiir-muufo-ka jabiyey,ar iga daa ha isoo xasuusan,meesha hada reer baadiyo ayaa ku nool.
ninka oo reer toronto ee la baxay waaberi-via- laybeeriya anigu cananda-ayaan ku nooley but not in ontario,walaalow waxaad tiraa reer-afisyooniga oo toronto ku nool hurdada ka kaca,mise sida enternetka,loo galo ayaaney aqoon.
anigu waxaan aqaana reer-waaberiga canada- jooga,ninka layiraa -6- sayga isna-long time,ayaa igu dambeyses.
xiriir wanaagsan.
jaaw.