Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Kumaa wanaagsan. Inna Rayaale iyo Tolaawe
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Sunday, January 14, 2001 - 04:25 am
Waxay anniga ila tahay in Cabdirahmaan
ka wanaagsanyahay Dahir rayaale
waayo waligii ma musuqmaasuqin wax
gobolka dan u ah. caruurna ma layn
askarigii dilay cunigii waxa uu joogaa
Boorama. yaa saatir astur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adaayaaban

Sunday, January 14, 2001 - 05:30 am
inta aaden qorin ka fiirso walaalkayoow inaad i fahantay ayaan u malaynayaa labaduba waa reer awdal waana madax mana haboona in halkani arintaasi lagaga hadlo labaduba waxa ay mudan yihiin sharaf iyo maamuus ee sheekadasi joogi ninka yaabanow
tareenkana haka dhicin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulayaabay

Sunday, March 11, 2001 - 09:18 pm
kula yaabay oo waxaan arkay waxaad aragtay waxaana qaldan ina riyaale oo aan kuhaboonayn madaxtinimo from bush to power,,,,,,,,?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KULMIYE

Friday, April 06, 2001 - 05:26 pm
ADAAYAABANOW LAGUMA ISTICMAALI KARO DADKA MUJRIMIINTA AH OO ILAAHAY IYO UMADABA KU XAD GUDBAY ILAAHAY AYAANA KU ABAAL MARINDOONA NAAR SIDUU ILAAHAY YIDHI,
MIYAAD OGAYD 700-DII BOQOL EE BOORAME 1991 LAGU DILAY INUU HOOGAAMIYE U AHAA DABO CAYUUNTA.
RAYAALENA DHAGARTII WELI WAA AY QOYAN TAHAY.
WAA ILMO NABRUUD OO SHEEKO MA LAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Tuesday, April 10, 2001 - 02:51 am
cabdirahmaan waligii Samaroon makala qaad-qaadin
inna Rayaale waa nin u dhashay basaasnimo iyo rufiyaaan dadka iska horkeena
walian ma uu ogaan in Reer nuur iyo maxamed case ay yihiin tolkood.
annigaa wax arkey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaxleyboy

Tuesday, April 10, 2001 - 07:38 am
Aflagaadadu way reebantahay
Inna Rayaale ayaad barbardhigeysa A/raxmaan
waligiina baal dahaba ka gali maayo Taariikhda
Samaroonka iyo tan Gobolka marka loo eego
Abdiraman Aw cali
Cawaale Bustaale
Sheekh male
Ugaas nuur
Rooble afdeeb
Xaaji diide
Talan
Nakruuma
iwm.