Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Shabeelada Hoose: Marka minan bimaal
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARKA

Sunday, January 14, 2001 - 04:26 pm
SHABEELAHA HOOSE IYO JUBADA HOOSABA waxaa iskaleh BIMAAL waana wax ku qoran taariikhda soomaalida wax qarsoomi doonana ma aha waana wax qoran lana ogsoonyahay talyaaniga iyo soomaalida dagaalkii kadhexeeyay muxuu ahaa ma soomaali aan BIMAAL ahaynbaa jirtay jiritaanka soomaalida adeer ragbaa noloshoodii uwaayay oo usoodhintay qashinkan hada soobaxay ee waxbaan leenahayda kuhaya waa wax lalyaabo waana mucjiso??????.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bulajan

Tuesday, January 23, 2001 - 08:16 pm
Gaaddada waa laga qabaa. Gartiid gooyso gaalo iyo Islaan, gargooskayga guulaa kaa yeeli.