Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Xagee bay kudanbeeyeen ardaydii lamantariga 1982-84
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDALIST

Sunday, January 14, 2001 - 07:42 pm
Yaa garanaaya xagee aby ku danbeeyeen ardaydii dhiganaysay dugsiga hoose ee Lamantariga in tuu u dhaxaysay 1982-84 hadaba hadaad ka mid ahayd arrdayadaa waa lagu rabaa si loo xusu waayo waayo loona ogaado meelaha lakala joogo anugu hada waxaan degenahay qaarada Australia gaar ahaan magaalada Melbourne magacayga dib baan kasoo sheegi hadii loo baahado laakiin E-mail kaygu waa sidan cqalinle@Hotmail.com. Hadaba Waa in la raadiyaa meesha lagu kala danbeeyay ama laka joogo fadlan lasoo xiriir E-mail kaas oo hadaad garanayso cidkale soo sheeg meeshay joogan iyo waxay qabanayaan una sheeg in larabo in la is ogaado meesha lakala joogo waxaa laga yaabaa in wax lawada qabsado mudo aan dheerany
sidaa iyo nabad gelyo
from AWDALIST