We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Monday, January 15, 2001 - 05:40 am MARKA ILLAAHAY LAGA BAQO'OO DAAROODKA iyo HAWIYAHA' afkabartay anagaa taabsanay meeshaas laiska dhaafo' ooloo noqdo taariikhda dhabta' ah waxaa iskaleh BIMAAL horta ciyaar ciyaar wax laguma yeesho nibanyahow dhiigbaa wadankan kusoodaatay oonaf iyo maalbaa loosoohuray waxaab idiin kufilan in aad maanta tiraahdaan anagaa iskaleh war horta shalay xageed joogteen ma maantaad dhalateen war wax iskufala oo islayaaba.
|
| | Monday, January 15, 2001 - 10:28 am war soco wiryaa meel khaldan baad soo gashay. adigaa dal sheeganaaya miyaa? maad is fiirisid oo is cabirtid halka aad ummadda ugu jirtid? orgiyadaadii iska raro oo halkii marana soo gunto adigoo dhinacu ku qaawan yahay. duur kana shab isaga dheel oo dumarka ilma adeertaada ah alkun iyo sharuud ku fuul fuul. waan aqaan dhaqan kooda oo gabar haddi la guursado habeenka la aqal geeyo waxaa u imaada ninkay alkunka ama sharuuda la ahayd oo ka xaysta isla habeen kaas. 7 habeen ka dib markay la seexato oo ay shuruudii saaxiibnimo soo guddo ayay u soo noqonaysaa ninkii guursaday. Marka saaxiib anigu maba ku dhihi karo sidaa ayaa ku dhalatay ee bal isdku xishoo oo dar alle ku deg.akay.
|
| | Wednesday, January 17, 2001 - 07:23 pm To lambar50 war aniga sheegtay inaan dhaqan leeyahay ceebna ma'aha'aduunka qolowalba dhaqan bay leedahay ee'adigu dhaqankeed leedahay xagee laguugu soohagaagaa hadab anaa kuusheegi dhaqankaaga waa munaafiqnimo iyo idskudir soomaaliyeed iyonajaasa oodhan waxaana jeclaan lahaa inaad qoysa aad katahay labada shaydaan ee wadanka qaribay'anigu aflagaadada waan ka xishoodaa sidaada mooryaan maihi ama qaatil illaahay kagoay ooimaan laawa ah oobeer uun lahayn iyo xoolo islaameed oo booli ah kunool oo qaatil ah.
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 08:23 am saaxiibayaal maa wax lakala faa iidaysto oo la is xasuusiyo cibaadada ilaahay iyo dhibaataada na haysata sidii loog bixi lahaa figrado is waydaarsi inta laysku caynaayo qabiil qabiilka intii hore ee qabiil noo goystey cashar manoogu fila miyaa ninkii aan umada wax faaiida leh u sheegaynoow faadlan nagala dhex bax qurunkiyo qabiilka
|
| | Sunday, January 28, 2001 - 03:39 pm to nasir saaxiib waad mahad santahay khayrna allaha kusiiyo waadna wacdisay waadna noocaqlicelisay laakiin nacasyadu uma ay fikiraayaan noocaadoo kale waxaan ilaahay kabar yay naa in uu faham siiyo xaqqa
|
| | Monday, January 29, 2001 - 12:32 pm asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhyu salaantaas islaamka kadib waad mahad santihiin laakiin walaalayaal bal kawrama nin beertiisii iyo dhulkiisii lahaysto,oohadana waliba laleeyahay anagaaleh ooreehebel ah.
|
| | Monday, January 29, 2001 - 01:55 pm WACALAYUMU ASALAAM WARAXMATULLAAHI WABARAKAATUHUU WALAAL WAA DHIBAATEE SIDEE LOOGABIXI KARAA?
|
| | Saturday, February 03, 2001 - 07:17 pm TO LAMBAR 50 Waxaad tahay nin marinkiisii gafay waad ogtahay BIMAAl inaysan orgiyo raran ,ee waxad tahay dadkii ku dhex noolaa ee kibray marka ay qorbaha soo aadeen waryaa ma adiga oo labar 50 sheeganaya ayaa BIMAAL wax ka sheegaya miyaadan in lagu dilo ka baqaynin waryaa ma danbe ha soo qorin
|
| | Sunday, February 11, 2001 - 08:10 am Waryaada waxba waxbaa kasii daran maantana ma kismaayo iyo Jubada Dhexe ayaa lagu murmayaa,war dadkan murmaya awoowyadood xagay jireen markii gobolka raga udhashay ay mamulayeen waar bal taariikhda dib ubaadha oo mapka iyo khariidada gobolka dib ugu noqda reerka iskaleh gobolka way cadahay ila mantana way dagan yihin gobolna magalo kaliya laguma yeeshee degankiisa ayaa la eegaa iyo badiyiihsa yaa dagan waar islayaaba nimanyhaow ugas Magan qof aan soo marin kama hadli karo kismaayo
|
| | Monday, February 12, 2001 - 09:58 am anigaoo kadhashay beesha majeerteen ahna caqliga ogaadeen waxaan halkan ka qirayaa oo aan ka run sheegayaa in (JUBADAHOOSE)in ay dagaan utahay beesha SADE maxaa yeelay walaalayaal waxaa nala faray in aanu runta sheegno runtuna waa taas. hadii aad rabtaan in aan idiin bayaaniyo sida ay ku yeesheena walaalayaal magaalo waxaa iska leh dadka dagaankeeda dagan oo caanaha keena. taasna cid walba ayaa ugaranaysa in dakaasu yihiin SADE MAREEXAAN. hadaba walaalayaal yaanan runta laga meeraysan ee halaga run sheego. hadii kale cadaabtaala galayaa ee ogaada,,,,,,,,
|
| | Tuesday, February 13, 2001 - 09:04 am qofkasta haiska hadlo runtu waxaytahay jubada hoose in Bimaal uuleeyahay laakiin markii xaga mooryaani mada iyo dhiig sukeeya daadinta lookoco waxaa leh Daarood.
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 06:06 am waryaahade biimaalkan aad sheegayso muxuu yahay magaalada kismaayo waxaa iskale daarood qaasatan qabiilka mareexaan hadii aad cadayn rabtidna waxaa lasoo xiriiri kadhaa mahadcay@hotmail.com halkaas ood ka helayso wixii xaqiiqada ah,,,,,
|
| | Wednesday, February 21, 2001 - 07:07 am Salaankadib War (WAXMA OGE) Goormaad caanaha keentaa kismaayo war balmagacaaw magaalada kismaato udhow ee marexaan dego hadii saad sheegtay uu magaalo leeyahay qofka caanaha keena warbal sheeg hadaad xog ogaalyahay qabiilka dega war waad iska yeelyeeleeysaa ee waa OGAADEEN ilaa NFD ilaa OGADENIA ayuu dhulku ishaystaa ee MAABKA aduunka fiiri taariikhdana aqri waqtiguu dhulku haystay gumeysigii INGIRIISKA SULDAAMADII OGAADEENKA ayuunbuu kala xaajoonjiray ee waxaan layaabanahay waxeey soomaalidu kunaceen OGAADEENKA (ILEEN QUFKII GUMEYSATAHA LADIRIRO SAAS UUN BAA LOONICI)Odayaashii hore ee OGAANEEDNKA abaalkey ugaleen soomaalidii hore walee kuwiinan gumeystaha daba nashleenayo magudi kartaan
|
| | Friday, February 23, 2001 - 03:10 am naayaa waamida aan magaceeda halkaaku sheegineey waxaa iiga marqaatiya in magaalada kismaayo ay mareexaanku leeyihiin waligoo ayay kasoo gali jireen magaaladaas balse waajirtaa xiligii siyaad bare in uu idinku maslixi jiray kismaayaad leedihiin taasoo keentay in uu kuxunkiisii idku ilaalsado ileen cawaan baad tihiine,kadibna markii xukukii siyaad bare uu dhacayna nin walba wuxuu kulaabtay meeshii udagaan ahayd. kismaayana waa dagaan kaygii waxaan kaloo cadayn ahaan aan kuu siinayaa anigu xilgii uu dagaalku ku dhexmaray mareexaanka iyo majeerteenka markii ay kabaxeen mareexaanku magaalada maxay ku noolaayeen jawaabtu waa xoolahoodii daaqayay magaalada daafaheeda.waxaad itiri meesheebaad baadiyaha kadagtaan anagu meel cayiman madago ee meel walba oo gobalkaa ayaan dagnaa dadkaan aad moodid giirgiirtuna ogow waa mareexaane
|
| | Friday, February 23, 2001 - 12:53 pm war ilaahey amuurtiis badanaa , war yaa ileen dadkaan meesha waa dhoobnaayeen , war war cusub oo ku aan facaayo aa kuu hayaa waa kuwaan dhahaayo mareexaan aa leh iyo majeerteen .. war miyaadan ogeeyn in gedo ay leeyihiin FIQI MUXUMED! runta waa taas hadaan ilaahey laga cabsaneen , ee gormuu kismaayo gaaray waa yaabe..
|
| | Saturday, February 24, 2001 - 03:53 am Meeshan been ayaad isku maa weelinaysaan Kismaayo waxaa leh dadka dega jamaame , kuntuwaray mareeray iyo kismaayo dadkaasi waa dhuloos ee meesha been iyo faan aan jirin kala taga.. Bimaal maxay ahayd horta ma dadbaa mise waa magaalo magaceed.. waxaan odhan lahaan daroodkale nabab kujooga jubadada haddii kale kabahaad ka cariridoontaan hadaad isku shegataan magalada daraawiishta+Kismaayo... tuugta joogtana mardhow ayaan ka takhalusaynaa
|
| | Monday, March 05, 2001 - 04:09 pm Jamaame salaan baan kuu soo direy. Waxaad i siisey deegaansho kan ugu fiican marka aanu koreye. Ummad u dhaqan si qowmiyad ahaan baa kugu dul nooleeyd. Dhibaatada iyo dheefka waxay ahayd mid aanu kulligeena wada wadaagno. Waxaan ku soo korey meel cid waliba uu wallaakey ahaa. Maalin ma aan baahan inta aanu kugu hoos noolaa. Canbi, moos, zeeytuun, babaay bisil ayaan geedka ka goosan jiray. Duurka markaan u baxo libaaxa, maroodiga iyo xoolaha kale oo qurrux badan baan daawan jirey. Dadkii waa la soo weerarey, ciidan aan iimaan lahayn laakin sito callan fuulxun oo qabiil la yiraahdo ayaa nabar weeyn qowmiyadeeda u geeystey. Qayladooda ayaan weli maqlaa. Cid ku leh ma jirto Jamaame, wixii kugu dul nool muddadooda way gaabantahay, laakin adiga ii sii joog quraxdaaduna yeey lumin.
|
| | Wednesday, March 07, 2001 - 01:41 am walalayaal hadaanka dhiibto ra'igayga Kismaayo waxaa 89% dagga majeerteen amaba dadka looyaqaan harti, dadka dhulkaas daga waxaa la dhahaa Harti marka ha dhihinina waxaa iska leh Biyamaal runtii Biyaal waxuu dagaa jubada Huuse tuulooyin uu ka mid yahay waadagaa Ogaadenkana Afmaodw ayuu dagaa Hartigana waxuu dagaa Buulaxaaji. Jubbada huuse waa la isla dagaa laakiin Magaalada Kismaayo waxaa ubadan Majeerteen maba dadka Hartiga ah waxaan soo qorayna 100% waa sax. cayda waa reeban tahay walaalayaal.
|
| | Saturday, March 10, 2001 - 02:57 pm I dheh hurdaaye ama I dheh 'Idealist', aabahey waxaa uu ku dhashay Qardho, hooyadeey aabaheedna waxaa uu ku dhashay Qardho, hase ahaate ahmiyadda aannu erayada u qorayo waa aniga waxaan ku dhashay Jamaame. Sidaa awgeed, anigu waxaan ahay reer Jamaame marka ugu horeeyso, kadibna Soomaali. Fadlan waa garaan-kartaa qabiilka aan ka imaadey, laakiin to claim the land on my behalf is beyond my understanding. I have never given any consent to anyone to claim Jamaame on my behalf for the simple reason that Qabiil wax yar buu ka ciyaarey soo koritaankeeygu, reer Jamaame oo idil ayaa door weeyn ka ciyaarey korritaankeeygu. Marka waxaan halka aga farayaa dadkii caaqil ahaa oo aan ku soo dhex korey inay cuudubillaaystaan oo yiraahdaan enough is enough and back to the basics. You can take this man out of Jamaame, but, you cant take Jamaame out of this man's head.
|
| | Wednesday, March 14, 2001 - 01:20 am Inta sheeganeyso kismaanyo waxa kaliya ooy ku sheegan karaan waa soomaalinimo uun. Balse haddaan runta isweydiino oo aan usoo laabano degaanka J/HOOse dadka isku haystaa waa qax hore keenay waagaasn muslimnino wannaagsan ayaa jirtey waan lasoo dhaweeyey.Laakiin ilmihii ayey caanihii ka cabeen. Haddane sheegasheyba ku darsadeen.Laakiin waagii waaberyey. Waxaana layiraahdaa kuli shey,in yarjicu illaa aslihi oo maanta dadkii qaxii horekeenay waa kuwaa meeshey awal kasoo qaxeen ka AA,AA Leh. Marka waqti haiskaga luminina waxaan danihiina aheyn.
|
| | Wednesday, March 14, 2001 - 12:25 pm Magambade This is how your teacher would have assessed you. Language 2.5% Essay 2.45% History 0.00% Intelligence 0.00% You cant be reer Jubbada Hoose, so go to hell mate.
|
| | Wednesday, March 14, 2001 - 09:49 pm Xasandhuusaaye xasan, reer jubadahoose sheegasho iyo magac lala baxo laguma noqdo ee waa loo dhashaa.Balse haddii macnahaadu yahay Nimanka AA,AA leh oo doraad yimid ayaa jubada leh.Adigaan kuweydiiyee maxaa udiiday Kuwa shalay yimid.Midda kale innaanan taariikhda waxba ka ogeyn ayaad igu sheegtay. Hadaba ma iisheegi kartaa waxa keeney kismaanyo Dadka kuqaraabto magaca(HARTI).Ileyn sidaan lasocono soomaalidu reerguuraa ayey aheyd oo daaqsinbaa meel geyn jirey. Gaarigii most of them lagu soo daadgureeyey oo uu lahaa Haaji Ibraahim-gaab waa joogaa weli ee lasoco hana isku deyin weligaa innaad taariikhda marin habaabisid.
|
| | Thursday, March 15, 2001 - 06:31 am xasan dhusaaye; waa ka helay sida cilmiga ku dhisan ee aad u sawirtay caqliga iyo aqoonta magabade. haduu wax garad yahay wuu is ceshan lahaa, balse yaa garan siinaaya waa ma gartee. magabde; marar buu ammusku ka fiican yahay iska hadalka. Hartiguna wax lagu qaraabto ma aha ee waa wax loo dhasho. haddii aadan garanay sidii ay ku imaadeen, iska daa mala awaalka, haddii reerihiinu ahaa yeen welina yihiin reer guuraa HARTIGU boqolaal sano ka hor ayey dawladaha aduunka xiriir ganacsi iyo wax wada qabsi la lahaa yeen. yaa ku eedaysaa oo aan abkaa ahaa, ileen iyagaa seexday waa horee. iyadoo ay sidaa tahay ayaan ku leenahay j/hoose nin kaa xiga ma jirto ku noolow kuna dhaqan, xaqbaad u leedahay intaa somali tahay. bala eray oo aad meeshaan ku qortid wax kama bedelayso taariikhda dhabta ah ee dalka, ama qabiil. from: margaritta(ninkii kasaaya aa kasaaya, kii kalana yaa kasiisihaa).
|
| | Monday, March 19, 2001 - 03:23 pm What the hell is going on those pages. Are people still claiming as their own what was a no man's land? Lower/Juba belongs to the Somali people and not to Biimaal, Harti, Hawiye or anyonelse, so please do us a favor and shut-up your little-tweedy brains. Somalis are in urgent need of healing and reconciliation and please let us stop divissive arguments and act like responsible human-beings. Wake-up Qabiilists
|