Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: WAXAAN RABAA SHAN NIN OO USU BAAHAYSANO SIDII DADKA DULMAN DULMIGA LOOGA SAARI LAHAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Monday, January 15, 2001 - 05:14 pm
Walaalayaal wali sadex qof ayaan meeshan ka gartay wali wax hadal madhan haya mooyaane maan arag wax wax aan qabsano leh ama ficil la imaanaya qofka isku sheegaya inuu yahay ina sheekh cisman Abdiwaaxid ayaan kasoo xaqiijinayaa haduu noqdo waan laxidhiidh si dadban iyo si muuqata sobobtoo ah waa inaadeerkay xagkasta ama si walba bal adigu maskax dada kaasho oo hadii samaroonimadu dhab idinka tahay aan wada xidhiidhno dhow jeer ayaan hadalkaa carabka ku dhuftay walin wax kaama hayo adiga iyo koox kale oo halkan aad ku bahoodeen dadka aan u jihayno waa inteena oo mowqif qaadata midaysan ayaa wax qaban karta anigu dhawaan ayaan idinku soo biiray hadii aan idin fahmi waayo waan iska daynayaa arintan sabobtooah wakhtiga iskaga lumin maayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aamin

Sunday, February 18, 2001 - 07:12 am
waar ninyohow nin jaahilnimadii qabiilku indhatirtay ayaad tahay. ummada samaroonka haka dhex saarin, waxaanan aaminsanahay kuwa kula soo xiriira in aad seejindoonta aakhiradooda waayo waxaad tahay nin jiran oo aamisan qabiil. byeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amakaak

Wednesday, March 07, 2001 - 02:56 am
waad waalantihiin reer Booramow ee waligiin hurda