Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: RAGA MAAMTA JOOGOW MAXAAD INAGU HALAYSEEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Monday, January 15, 2001 - 05:23 pm
waxaan dhawaan idiin soo galin doonaa mmeeshan Alaha u naxariistu halyeygii samaroonka geesigii dhamaanteen aan la murugoon mudada General YUUSUF TALAN ALI Gabayadii loo geeridiisii ka dib cidii u baahan inay ogaato taariikh nololeedkiisii hala soo xidhiidho Akram H. AL Samarooni

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mmj

Wednesday, February 21, 2001 - 08:55 am
akramey xageed kunoo shahay walaaley,aan ku soo doontee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubaxii kacaanka

Monday, April 09, 2001 - 03:52 pm
Ikram: Xageed ku nooshahay. Ma waxaad joogtaa North America? Waa loo baahan yahay Gabdhaha adigoo kale ah. Fadlan halkan ku soo qor gabayadaasi. ABWAANIMADA WAA LOO DHASHAA IIBSE LAGU WAAYE. Waxan filayaa adiga ayey kugu dambeeysay. Ubaxii Kacaanka ee Xaafada Xalene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI BAHABAR CELI

Monday, April 09, 2001 - 04:24 pm
NAAYAA IKRAM HABAR CAFAANTII MIYAY RAG WAAYEEN.
MIDA KALE MAHAYSAA TAARIIKHDII SHINBIR.
HODHAA LOO YIDHI GEELII MAXAD CASE MEELKALA WAA WAA BA HALE YAROO MAKAAHIIL KUWA HABAR CAFAANA HADALKOOGA DAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adel

Tuesday, April 10, 2001 - 02:56 am
Ikram: horta magacani halkuu ka yimid, ma ah magac ay reer awdal la bixi jireen. Wallaal anigu si kale uma qaadanayo hadii aad gabayo soo qortaan laakiin Yusuf Talan Cali Illaahii abuurtey buu u noqdey xasuusta badana dhibaatey dadka soo dhexdhigtaa mar marka qaarkood, ha la yareeyo.

Ikram hadii aad gabartahey ood rabto nin reer Borame/Awdal ah oo cidlada kaa saara isa soo sheeq, hadii kale NINKAA SHEEGTEY GEESI--- ayuun baad isku jabineysaa. Runtii magaca Ikram halkuu ka yimid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoosiis

Tuesday, April 10, 2001 - 02:52 pm
Horta miyaad ka fiirsataan magaca meesha ku qoran ma Ikrambaa oo magac dumar ah mise waa Akram oo magac rag ah inteydaan u boodin wax aan meeshaba jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Cafaan

Tuesday, April 10, 2001 - 03:44 pm
ku: geesi bahabar celi
waligey waxaan maqli jiray maxadcase xin laga waayay waa midhicir xaar laga waayay. ma imikaad rabtaan inaad dadkii dhinteyna la xintantaan,
shimbirse waa nin samaroone miyaad adba taariikhdiisa soo qortid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WILL SAMAROON

Tuesday, April 10, 2001 - 05:54 pm
Walaalkey Ina Samaroon Saciidow, haweenkaana maan wax ula kala hadhno oo aan sidan u dhaano la'aantood ooda ma jiidi karne. Qayrkeen tooda dhilaysatoo ku sheegaa shariifad. Ragii Samaroon haddaan nahay shariifadii baan ku sheegnaa wax kale. Tani waa iga talo nin weyn ee Gabdhaheena sidan ha loo dhaamo. Haddii ay gabari garatay in wax soo kordhiso maxaa keenay in af lagaado loogu badalo taasi waxay halkan ka cadaynaysaa in ay kaa karti badan tahay kaana cilmi dheertahay sidaasi darteed waxaa kugu haboon in aad ku faanto HUUNADAA. Waa nasiib daro in maanta taariikhda Soomali weyn u qormaysa aan meel ka gali weeynay oo aan ku dambeeyey in aan gabdhaheena cayno ama talada ay soo jeediniyaan aan inta aan ka xumaano cay ugu badalno.

Gunaanadkii talo waxaan leeyahay HADALKU INTA UU AFKAGA KU JIRO AYUU AMAANADAADA YAHAY. Mida kale ogow in meeshan ay tahay public oo xataa dadka shisheeyaha ahi soo galaan, waxaana taasi u markhaatiya waxaa ii soo sheegay nin ISAAQ Ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adel

Wednesday, April 11, 2001 - 08:17 am
Haye waan kaa qaatey Will Samaron runbaad nagula hadeshey. Waxaanen wallashey iyo wallaalkey midey taheyba ku lee yahey IGA RAALI NOQO WAA DAACAD. Wallaal anigu ma diidin in ay gabari iyo nin ba taladoona ka dhiibtaan halkan.
Waxaanse inigu diidey in aad nidhaahno reer hebel ayaa diley. Waxaan aaminsaney QADAR ALLAH. Waxan kaloon rumaysanahey in aan hor u socono oo ku noqnoqon wixii dhacey sababtoo an inaguba waan ka tagi doonaa noloshan. Waxa la iyidhaa AWDALMAN somali kale mooyee dadka reer awdal waxba kama aqqaano.

Mid kaleya ayaan inugu odhan lahaa, maanta maalintii Cafaan Cafaan Lagu hadlaayey maaha lakiin Samaron. Raali iga noqda ma rabin innaan ku dheeraado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI BAHABAR CELI

Wednesday, April 11, 2001 - 06:46 pm
TO/HABAR CAFAAN
ANIGOO KA DHASHAY QABIILADA UGU WAAWEYN UGUNA DAGAAL YAHANSAN SAMAROON INAAN LA KAFTAMO QABIILADA YAR-YAR EE IGU HOOSNOOL EE MAGACAYGA KU DAAQA EE CADAWGU DARTAY UGA BAQO INAAN LA TIRSADAA WAA CEEB.
MARKAA WALAAL REER AXAMAD AYAA IDINKA WAKIILA USOO SHEEGO WAXA AAD RABTO AYAGNA ANIGA AYAY NOO SOO GUDBIN DOONAAN.
HA JABIN XEERKA INOO YAALAY WALIGEEN.

GEESI BAHABAR CELI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SAMAROON

Wednesday, April 11, 2001 - 06:49 pm
SALAAMU CALAYKUM DHAMAANTIIN.

Adel runtii Walaalkayow aad iyo aad bad u mahadsan tahay runtii waxaa halkasi ka cadaatay in aad tahay SAMAROON DALAD AH. Somaalina horey ayey hadal u dhameeysay oo tiri "GAR DIID WAA ALLA DIID". Waxaanse wali ka war sugayaa raggii tuuray dhagax aadka u dheer laakiin nasiib daro ku dhacay aqalkooda ardaagiisa. Runtii naf kastaaba goortii ILAAHAY u qorayey ayey ka tageysaa aduunyadaan laakiin geeridu kala magac fican kalana wanaagsan. marka AUX Maruux TALLAN tiise waa mid fool xun. Hadal dambena cida ka soo celin mayso oo adigaa ADEL gooyey warkii.
Waxaan filaaya dadka halkan wax ku soo qora adigaa ugu maskax fiican uguna wanaagsane maxaad ka war haysaa dhulkeenii. WALAALKAA WIIL SAMAROOM SICIID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SAMAROON

Wednesday, April 11, 2001 - 06:58 pm
TO: GEESI BAHABAR CELI:

Runtii Somali horey ayey u maahmaahday oo Tiri "AF CAYTAMAY NINKIISU KU YAALAA". Markaa inadderkayow laba mid uun soo gala "AMA XISHOO AMA CABSOO" Haddii labadaasi aad mid uun geli weydo waxay ilahay tahay kama aadan dhalanin BAHABAR CELI. iyo toona Samaroon. Sababtoo ah Samaroonka dhaladka waxaa lagu yaqaan "AQOON IYO WAX GARAD". Inaadeer ma hurdo ayaad ka soo kacaday after 10 years where have you been my dear? Wake up and smell the Coffee. There is no differences among the SAMAROON SACIID.