Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Nugaal: Warsaxaafadeedka ay soo saareen reer Qardho?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khayr

Tuesday, January 16, 2001 - 04:34 am
Waxay ahayd arrin cilmiyeysan oo runtii loo baahnaa, kamahadlayo arrimaha gudaha ee Puntland ee waxaan kahadlayaa mawqifka ay ka'istaageen siyaasadda soomaaliya oo runtii ay kamuuqatay soomaali jacaul iyo xilkas.
Anigoo ah soomaali soo booqday godkan waan u hambalyeeynayaa Reer Qardho go'aankaa sharafta leh ee ay soo saareen, tan iyo markaan yaraa ayaan maqli jiray inayna ahayn dad fudud,sidoo kale waxaan hubaa inay doorwacan kuyeelan mustaqbalka soomaaliyo hadduu alle idmo.
Xaaji Cali Faahiye Geeddii dadkisii dheh.
Midda kale waxaan iswaydiiyey waxaa liiska kujirey nin iila ekaa inuu ku'abtirasado Xaaji Cali Faahiye?
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Tuesday, January 16, 2001 - 05:32 am
War maxaad ka hadli, lagumaba fahmine?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ducaysane

Friday, February 02, 2001 - 12:01 pm
to: Khayr;
This page is for Nugaal not Qardho nor Bari.
Good luck!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bireeye

Friday, February 16, 2001 - 02:59 am
Majeerteen waa jahuud
FROM.bireeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ninja

Monday, March 12, 2001 - 09:05 am
bireeye waxaan kuu haaynaa labo shaqo?
xabaaloqod in aad kawaanka xoolaha xataa si aad
uga heshid maqaarka aad huwan leheed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 05:45 pm
war somaaliyeey doqon nimada iyo jaahlnimada iskadaayoo. waxaasameesaan iskaduceesta ee nacnacda daaya. dhibaato xunbaanihaaysa