Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: BOGA RAADISKA AWDAL WAA OPEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Tuesday, January 16, 2001 - 03:15 pm
WAA U FURAN YAHAY QOFKASTA OO QOWL RUNA KU HADLAYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Aan Reer Boorama Asala ah ahayn

Monday, January 22, 2001 - 12:21 pm
Akram Xageed ka Joogtaa Maraykan? East coast, West coast ,central or mountain? Ha lagu Maqlo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Monday, January 22, 2001 - 12:51 pm
saaxiib waxaan joogaa COlumbus OHIO Adigu se maxaad asalk aad sheegayso se muxuu yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beeni maxay qaban borama ayaan ka imidaye

Wednesday, January 24, 2001 - 06:10 am
Akram ma jooho USA waxa uu joogaa borama sida la iiga soo sheegay borama waxa uu ka shaqeeyaa al-barakad borama internet accesska ayuuna uu ka haystaa.. dhawaana waa la geeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Wednesday, January 24, 2001 - 09:26 am
saxiib ma aqaan albarakaatka aad sheegayso waa nigii ku waydiiyey yaale maqaan cida ad sheegayso iyo albarakaat mana aqaan beenta mxaad adigu iga daba guraysaa boorame waxaa igu dabaysay lix sano ka hor manaan arag al baraakaat wax la yidhaa ciwaan qalada ayaad soo qaadatay saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

san kubaayo

Friday, January 26, 2001 - 01:35 pm
waar yaa ar kay nin la oran jiray, ina dayngoo.
oo, ahaa dhalintii,82 gii magaalada laga yaqaan.
oo liinka booliiska ahaa iyo ina cabdi cade oo
isna liinka booliiska haa. wax dhintay iyo wax nool.saaxiib iisheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIJAAHID

Monday, January 29, 2001 - 08:00 pm
Hi sankubayo!!!!
war ninyahow nin ka aad raadinayso waxaa iigu danbaysay lix sano ka hor in uu joogay Djabouti...
markaas oo aan halkaa isu aragnay isaga oo meeshaa ku nool.isaga iyo walaashii ISBIIRTO...

sidaa iyo is arag wacan...
have good fun brother.

bye mujaahid