Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Hiiraan: Hiiraanland yaa igu raacsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XawHGidGugMak

Tuesday, January 16, 2001 - 03:27 pm
Maamul gooni ah inaan sameysano oo aayaheena ka tashano, anakoo dowlad federal ah ogol maxaa ku jaban?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 08:52 am
Goori goor intay tahay waa inaan dhisnaa maamul noo qaas ah,cabdiqasin waxba aanan ka sugin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adde

Friday, January 19, 2001 - 05:29 pm
Waar waa ragiinaan reer Hiiraan ,fikradahaan quruxda badan maad Hiiraan Online ku soo qortaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Monday, January 22, 2001 - 01:27 am
Runtii markaan arkey hiiraan waan soo doontey, sababtoo ah asalkeyga ayaa ka soo jeedo Hiiraan,laakiin
ma hadaad rabtaan gobol cusun, noogu filan somali inta ay hada tahay,iyo inta ay isu qeybisey e.g buntland, baydhaboland and somalilan. marka ma rabno mid cusub.



wa bilaah tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 03:46 am
hiiraan wexey u bahaantahay in la dhiso dhinac walba (dhaqaaleed, tacliimeed ama caafimaadeed)laakiin wax Dhulhiiraan waa iney jirin oo xuquuqdeeni ey ahaato mid caadil ah sida gobolada oo gale
Hiiraan yaa intaas u saweyngaro waa dadgeeda oo maal iyo maskax kishan garo soomaaliweyn isu geeni karaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 11:10 am
yaakhay saaxiibow gooso haddaa rabto laakiin halbaan kaaga diga yaa.
somalida hal baan ku nacay waa isku daydaan. hadaa biibito furto waa lagaa ag furaa.
hadaba eraygaan (land) iskaa ha istismaalin waayo gaadadu uma aqoon. somliland,puntland iyo jubbaland ayaa la yaqaan.
hiiran hadaadan sideeda ku daynay wax kale raacso waayo wixii labo-labo ay noqonayaan oo dadku qiimo uma lahaanayso waxay la mid noqonaysaa 3da xaraf ee qabqablayaasha dagaalku wataan.


anigu uma dhalan gobolka iyo qabiilkiisaba laakiin qof ahaan ayaan talo iyo ra'yi kuugu darsaday. raalina noqo hadaa dhibsateen reer hiiraanow.nabaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Thursday, February 01, 2001 - 12:32 pm
Adde;Hiiraan Online woxow ahaay sababta lagu soo qoriwaayey,Online waxaa leh jufo yaroo Xawaadle ah "Agoon"oo C/lahi Gacal Tageerta wasiir isku sheega dibudhiska.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, February 03, 2001 - 03:07 am
anga waxey ila tahay in si faseex warka loo kal saaro hiiran maamul gobelee waa dooneynaa laakiin ma rabno in ay cadow u daneeysao fekerkaas saxa ah iyadoo dad soomaaliyeed iyo dal soomaaliyed lagu kal qoqobayo kan hanagu daysanina yirrina waxaan kuu sheegayaaa in wax isku daysho la yiraahdo ayan jirin fekerkan land waxuu ka yimid tigre iyo dabodhalifyo somali isku sheega oo qabiil walba leh o ay wadato amxarada dadweynaha reer hiraan waxey taageersan yihiin madaxbanaanida dalka soomaaliyeed iyo aayo ka tashiga arimahiisa siyaasada iyo dhowrida xaduuda dalka waxaana ka soo horjeednaan farogelinta tigreeda arimaheena gudaha ee soomaliya ay ku heyso taas darteed ayaan u taagereynaa dowlada soomaaliyeed weligeen waddanimo anaga ayaa somali uga horeyney maanta hadaan dooneyno maamul gobeleed hoose oo ka mid ah dalka soomaaliyeed waxaan ka raadsaneynaa baarlamanka sharciga ah ee soomaaliyeed ee xamar fadhiya jidkaas ayaana sax oo xaqqa dadweynah iyo danta reer hiiraan ku jirtaa kan maanta la wado waa uun mid dan shisheeye iyo isticmaar u adega uun wataan marnab ma yeeleyno kuman dayaneyno xaar cunayalka caado qaatayaasha ah ee landka la baxay kan kale ee rabbo in uu samotalis isku diro waxaan kuu sheegyaa sedexeeyoow boos kuuma banana hiiraan online is the best online page soomaali oo dhan waana meel uumadda nabada jecel isugu timaado dadka soomaaliyeedna isku soo dhaweeye ee ha moogaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Saturday, February 03, 2001 - 07:36 am
ahmed;arhooy samotolis xaad warka u keeneysa adiga jufo yar oo AGOONaa ka dhalatee.URaadso Barlamankusheega AGOON ee xamar fadhiyo sharci.


HIIRAAN ONLINE = AGOON ON LINIE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Wednesday, February 07, 2001 - 01:06 pm
lol lol lol lol jufo yar AGOONA lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi xasan jaamac

Friday, February 09, 2001 - 12:59 pm
Hiiraanland waxaa samayn kara marka ay isku tagaan beelaha GUGUN DHABE (Gaal jecel, baadi cade, jajeele, iyo jiidle). Sababtoo ah 80% ayaga ayaa hiiraan dagan. 20% waxaa dagan inta kale oo ah Xawaadle, Habar gidir iyo jareer.
Sidaas darteed qolooyinka raba inay dhisaan HIIRANLAND hala xiriiraan dadka ugu tirada badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samotalis

Saturday, February 17, 2001 - 07:15 am
Hiiraaland waxaa kugu raacsan xawaadle,jajeele, gugundhabe iyo qoloooyinka kale.Guul Hiiraanland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Saturday, February 17, 2001 - 05:26 pm
GUUL GUUL HIIRAANLAND GUUL GUUL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somatlais

Tuesday, February 20, 2001 - 04:00 pm
Wolalayol HIIRAANLAND WAN U BAHANAHAY AAN KA WADNO GUUSHA HIIRAANLAND HALKAAS> GUUL HIIRAANLAND< GUUL HIIRAAN LEADERS >>>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

midnimo

Wednesday, February 21, 2001 - 05:43 am
to baqbaqlayaasha


war anaga hadaan nahay beesha Gaaljecel & walaalaheena Gugundhabe waxaan leenahay wax layiraahdo hiiraanland majiraano wixii waxaas oo kale la yimaadana qoorta ayaan u jaraynaa


halays ilaaliyo baqbaqlayaasha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wacadleqabe

Wednesday, February 21, 2001 - 07:05 am
Gaaljecel iyo gugundhabe maxaa la yiraahda, halkeese degan yihiin? Hiiraan waa dhul Xawaadle kuwa baqbaqda war sida habergedir yeynan idinku dhicin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoordheere &budeeyste

Thursday, March 01, 2001 - 09:34 am
xawaadle 1997 kahor waligiis ma'uusan arkin B/weyne cawaadloo dhane maanta waxeey ku soo aruureen in u dhaxeeyso maxaas iyo moqo kori xawaadloo dhan waxaa reer magaal u ahaa qalaad oo isagana caada qaato iyo garooso oo muuse suude istaaf u ahaan jire xawaadle runta haddii aad rabtaa aniga oo magaceeyga qarineeynin ayaan waxaan idiin ka siinayaa warbixin dheer sagaalkii bilood oo habar gidir ayaa jano idiin noqon doonto haddi uusan aheey mahamud abdi gaab mar hore ayaad suuqa ka bixi laheeydeen haddii aad hadal u baahantahay ila sooxirii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesiga

Saturday, March 03, 2001 - 06:05 am
xawaadle cade marka laga reebo agoon urtooy;meesha ay maandhoow joogan rag ayaa ka jooggo;habergedirna waad ogtahay waxa ku dhacay (nin kuu digay kuma dilin}.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

far-libaax boy

Tuesday, March 06, 2001 - 06:59 am
Abti Hiiraan waxaa wax ka sameeyn kara waa gugundhabe marka abti anagana doowlada ayaan raacsanahay marka shut tha hell up or waa ka qaxee hiiraan.
ma iloowday tii kugu dhacday 08-2000 ee beletweeyne lagaa saaray abti wax isku fal ok?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ELALI boy

Wednesday, March 07, 2001 - 03:43 am
farlibax boy illaahayow haiga kaa qaadin awalba geesinimadaas ayaan idiin ogaa mawaxeey maleeynayaa inaga dhoolatuska aan wadno in ay run naga tahay nama garaneeysaan laakiin waa nabaran doontaan xawaadle haddii aad mooday in idinka magaaladaasi aad leedihiin fadlan haisku dirina gugundhabe ha moodina in ay tahaywaxa aan idiin sheegayo dhoola tus cagihiina ka hoose ku socda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesiga

Wednesday, March 07, 2001 - 09:11 am
gagundhabe halkee galaan;maxayse yihiin.sheekada gugundhabaha wadaan waa sheekadii[aabo kanyar igaceli kan weyn baan iskacelinayaa]Baladweyne wixii ka dhacay 2000, xawaalde fartiisa maqaadin ileen wuxuu ogyahay haddiise fartiisa uu u qaado gugudhabble inay ku dhaceyso sheekadii Kuweyt oo kale kudhacaday sidaas ayaa gugundhabe laysaga dhaafay. Hiiraan iyo Xawaadle Soomaali oo dhan baratay laakiin gugundhabe halkee laga yaqaan inay dad ahaan u jiraan C/qasim ma idiin yaqaan waxaa tihiin.wiil Gaaljecel oo igula nool magaalada minneapolis minnosota wuxuu shukaansaday gabar Majeerteen ah markasay ku tiri yaatahay intuu soo booday sidi nin isla quman ayuu yiri Gugundhabe markaasey gabartii intay soo booday ugu jawaabtay iga dhaqaaq waa maxay gugundhabe? wiilkii Gaaljecel oo aan la socday isagoo ogeyn wuxuu ugu jawaabo gabadha baa waxaa ku iri adiga ciyaar miyey kaatahay walaal.markaasey gabadhii iigu jawaabtey kalmada gugundhabe iga yaabisay oo iga qoslisiisey walaal.markaasan u sheegay inay yihiin gugundhabaha laf yar oo Xawaadle sheegato.Gabadhii ayaa waxay ku jawaabtay sida Xawaadle u qabaan sheegato bay Majeerteenkana u qabaan shegato sidaas baan wiilka lagu aqbalay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajaaib

Thursday, March 08, 2001 - 05:50 am
saaxiibayaal waxaan la socday arintii oo maraysay in uu xawaadle dhihi jiray: yaaleytanii kuntu gugundhabaa la facltu kadaa wa kadaa gormee bey is badashay arinta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

B/liiqliiqato

Friday, March 09, 2001 - 03:14 am
allaw xawaadloow qofkaan ku aqoonin u sheeg waxaa dhacday sagaalkii bilood ee xawaadle ku maqnaayeen buuraha in ay xitaa ka carari xireen dhawaaqa xoolaha oo waxaa la maleeyn jiray in ay baabuur soo socdaan oo xitaa markii ay ayaga qaar kamid ahi ay dhib sameeyaan waxeey isku cabsisiin jireen in ay soo xusuustaan gaajadii iyo rafaadkii xawaadle aniga maidiin ku qabsanaayo tuuganimo waa nimanka shinbir inta dabada ka afuufay ukun ka dhexqaaday ayadoon dareemin fadlan taas makuugu haaysto waa iga badisaa sida wax loo xado laakii ha igu qabsan geesinimo maxususataa dagaalkii 93 intaa labo wiil wiil kaliye aan idiin soo dirta ayaa adi adinkana wixii xawaadla ahaa oyo wixii sheeganaya inta ay iswada soo raaceen ugu yaraan adin ka kaliye aad iska disheen 12 ruux.
walaal xawaadla waxaa laga yaabaa in aan aniga kaaga badiyo ee meel fadhiiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesiga

Friday, March 09, 2001 - 09:14 am
xawaadle hadduusan aheyn maandhow Mzaxmed siyad weligiis lama saareyn.qabiil walba oo degan soomaliya xawaadle geesinimadiisa iyo dadnimadiisa waa la yaqaan.ee adiga halkeese lagaa yaqaana gugundhabe?;gaaljecel inuusan dad aheyn soomaali oo dhan baa og iyo gugundhabaha kale ee aniga dad aan jirin inaan la sheekayso sharafteydaa ka weyn ee facaada raadso sida qabiilada yar yar biyomaal, mushunguliga iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashka

Friday, March 09, 2001 - 12:20 pm
geesiga lol abti waxaa meesha la timid Gugundhabe/ gaaljecel aa la garan waayey markaasaa xawaadle la gartay, abti horta marka hore warka majeerteenka meesha kala tag oo adiga iyo wax la mid ah ayaa leelkase sheegta, leelkase oo masaakiin ah aa sheegatiin see camal abti.

mida labaad hiiraanland wax la dhaho ma jirto waxaan ogolnahay oo kaliya waa Gugundhabe land,,,,,,,ok?

i'm out like that.
peaceeeeee
love ya g/dhabe fallow bro/sis's

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geeloos

Tuesday, March 13, 2001 - 05:03 am
to B.liiqliiato


looooooooool sxb aad baad iiga qosolsiisay walaahi dadkaan adaaba si fiican u yaqaano.

laakiin haduu xawaadle wax isku sheegaayo muu buundada kala qabisa baladweyne uu dhinaca kale uugu gudbo..........wax ma tarayaal waaxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 19, 2001 - 12:22 am
Waad salaamantihiin dhammaan Reer Hiiraan, salaan ka bacdi .Raggiinnaan meesha ku caytamayo fadlan ka baxa ama ku soo qora wax wanaagsan Xawadle,Gaaljecel,gugundhabe waa dad WALAALO ah ee meel aan kala jirin,ee walaalayaal yaan la aflagadeyn ummadda wanaagsan ee waligeed nabada ku soo wada noolaan jirtay
Wabillaah Towfiiq.
HIIRAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuleey

Monday, April 09, 2001 - 02:11 pm
Aniga waa iga talo qoloo yinkiina isku caaynaya qabiil qabiilka waa ceeb waa inaad ka faaideeysataan waqtiga oo aadan isku caayina internetka waa ceeb isku faaideeya Hiiraan xawaadle kaligiis maleh gugundhabana kaligoodmaleh ee yaan lais aflagaadeen Waala wadadhashay kuligiin waad wada dhalateen
wax isku fala contact me e-mail farxaan2002@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 10, 2001 - 06:46 am
TO: ALL MY HIIRAAN BOTHERS AND SISTERS.

WAXAAAN U MALEEY NAYAA QOF REER HIIRAAN AH OO DIIDAYSO INEEYNA JIRIN IN HIIRAAN GOONI ISKU TAAKTO HADII SOOMAALIDA KALE HESHIIN WAAYSO SIIBA REER MUQDISHO..........................


PEACE................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saalim

Wednesday, April 11, 2001 - 07:49 am
maasha allah, war ma aduunyo gadoonbaa!!!!!!!!
gaaljecel$ gugundhabe ayaabe xawaadle latirsanaya.
war heedaha maad tartiib isaga joogtaan.
magangelyo wanaagsan ayaad haasataane.
mise waxaad ogtihiin in uu xawaadle wax idin yeeleen?? war hanaga xaajinaha!!!!
seeeeeee yaaaaaaaaaaa
bower to the people

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Buulaay

Wednesday, April 11, 2001 - 11:40 am
Hiiraanland ha noolaato.Guul Guul Hiiraanland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 08:16 am
GEESIGA = FULAY BIIQAY
waxaan kuweydiiyey adiga koley taariikh wax la yiraahdo waxba kama ogid ee fadlan iska seexo FULEY waaxid . waxad tiri aniga oo MN jooga ayaa waxaan la kulmay gabar majeerjeen ah markaas ayaa waxay wiil GUGUNDHABE ah ku tiri waligeey ma aan maqal gugundhabe wax la jiraahdo.balse tan ugu horeyso waxaad ii sheegtaa naagta ••••••••• oo majeerteenka ah oo aan garaneyn gugundhabe oo taqaano xawaadle ii sheeg mise waxaad aheyd adiga ninka naagaha booyerkooda ama iibiyo ? tankale beenloow baad tahay sababtoo ah magaaladaas MN waxaa ku badan dadka gugundhabaha waliba gaaljecelka ah ee fulay yahow hadaad joogto magalada aad kor ku soo sheegtay maxan kuu arki weynay beenaale cauze waxii xawaadle ah anaga ayaa meesha ku soo dhaweyn jirney maadaama aad ka timaadeen maxaas iyo moqokori oo aad halkaas noogu keeni jirteen JICIBTA IYO QORI CUDAHA hadaad caasi noqoteen sorry reer caduunka .
GUGUNDHABELAND NO X LAND GET YA DHAGAXJIBIS PPL?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARLIBBAX

Saturday, April 14, 2001 - 08:29 am
geesiga hoyadaa iyo tii caduunka kaa keentay wase waxa aad la imaaneysay bal fiiri gugundhabe lagama yaqaan aaaaaaaaa ? waxaan aqoon kaliya naagaha aad iibiso ama sidaadoo kale meesha aan ku aragnay oo ah dhilooyin ee plz wax kale la imoow meesha.?????????????
gugundhabe is pest so the rest like xawwadle .
cauze we are hawiyaha gobta ah but xawaadle from where ?????????? asalkiisa are you midgaanta majeerteenka or leelkase ? i wanna know xawaaaaaaddddddllllloooooowwww xawaale diid.