Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: HELLO JUFO; INDHAN GARBAHAADLAY TULI WAJAALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Tuesday, January 16, 2001 - 05:40 pm
Nimaan kuu arxamayn abti kuu garanaynaa jarjaraaya jidkaaga gedebkaa ka talowsan garbahaadlay kabaydh yaan lagu cunin hayaay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahabo

Wednesday, January 17, 2001 - 04:06 am
Akram marka hore waad salaamentahey.
marlabaad waxan kaa codsanayaa hadii aad heyso ama heli karaso gabayadii (alla ha u naxariistee ALI TADHASE),walaalo jawaab deg-deg ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wajaale

Wednesday, January 24, 2001 - 03:46 am
aliyoow dhamashadaadii tolkaa waa ka dhiidhiyay dhawaca iyo dhimashadu minute kaama ay dabaynine
intakale waa soo qoridoonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Wednesday, January 31, 2001 - 12:40 am
Wajaale walaalo aad ayad ugu mahadsentahey gabeygaga baroor diigda ah waxaan suganaa gaybega intiisa kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wajaale

Friday, February 02, 2001 - 07:41 am
alaha u naxariistee waa gabay ka mid aha gabayadii cali tadhase. Mujaahid tadhase.

darood ismacil muu kala danbayn waayay Mareexaan dulqaad wuxuu lahaa kibir ma daandamay.
majeerteen dabku shiday miyaa da'aa la odhan waayay, isaaq wixii lagu diray iyo lacag ma'doondoonay, ogaadeen dilaalkii miyuu subaxba diin keenay gadabuursigii daacada aha dano muxuu gaadhay ma dareertay maymaay markay darifyadii eegtay dakanooyinkaa dhacaya hawiye dood ma celin waayay hadaan laga danbaynin gari muxuu jaarso ugu duulay, duulkii dhulbahante muxuu habar jecele u doontay guleed ma daadihinayaa dawladnimo ciise miyuu somali kala durkoo xabashi daawaystay danakilo halkii lagu ogaa ka sii durugtay, borama degmoba ma aha iyo meel dad lee yahaye dalxiis baaba loo imani lahaa dawasho iyo laydhe dam maxaa ka dhigay soow dereg la.aan ma ah durduradaa agteeda maxaa mishiin dara u diiday
ragayaga dagaalkiyo maxaa daafaca u buriyay hadba meesha ugu daran maxaa loogu dalaqsiiyay dalacaad la qaatiyo maxaa darajo una sheegtay ragayagu ma dacawooyibaa daw waliba yaala
wakaa kulqaadkii badnaa nooga sii daree ma dameer jin raray baanu nahay duudkii na caadye!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dahabo

Monday, February 05, 2001 - 01:34 am
marka hore waad salamentahey.marlabad waxad ku mahadsentahey gabeyga aad halkan ga soo siisey oo aan mudo baden raadineyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wajaale

Monday, February 05, 2001 - 03:51 am
adaa mudo walaal. dahabo hadii aad u bahato gabayadii dhulkeena laga tiriyay waan kuu hayaa iyakana nabad galyo walaal