Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: WERAAR HANGARY JIRJIR ABASA NADHI SOGSOGLAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Tuesday, January 16, 2001 - 05:44 pm
YAA GARANAYAA DADKAYIMI MEELAHA AAN SOO SHEEGAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Waraqa-Dhigta

Tuesday, January 16, 2001 - 08:41 pm
Waxaan garanayaa jir-jir oo ku taala meel u dhaxaysa boorama iyo quljeed una dhow dhinaca quljeed hadaad doonto cida degta dib ayaa lagaaga soo sheegi karaa

Weeraar waxay u dhawdahay xariirad waxaana mari jirey jidkii hore ee laga tegi jirey jabuuti

Hangari hada waxaa mara baabuurta ka daagta jiif ee siimarta fadhi xun waano tuulo yar

Adigu mataqaanaa Cad-madooni, Waxara-Waaslay, Madax-Dadley, Qalooc, Af-cas, Salax-lay hadaad garato waad igaran ama waxaan kuu soo sheegi my E-mial oo waan waxaana laga yaabaa inaan iskagarano