Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: YAA U BIXIYAY MAGACDA NAXSIGA DHULKA HALKEEB SAKAKEENEEN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Dhar-Wanaaje

Tuesday, January 16, 2001 - 08:53 pm
Waxaan rabaa in layga soo jawaabo su'aal aan markasta iswaydiiyo oo ah magac xumida dhulka xagee laga keenay waayaabe ma inkaar xaga rabi ka ahaatay baa mise waa mid aan dhexdeena ka abuurnaa mise waxaa lagarn waayay magac kale oo waagii magacaa baayay may dadka u gooyeen magacdii fiicnayd oo dhami.

Waxaa magacdaa kamid ah sidan:
BEERKII-AAS,AF-CAS, FADHIXUN, DABADHADHIYE, CAD-MADOONI, WARAABAALE,DHUUSA-QUDHMUUNE, TODOBA-KARMOOD IYO KUWO KALE OO FARABADAN OON FILAAYO IN LAWADA GARANKARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Wednesday, January 17, 2001 - 07:06 am
walaal waxaanad aqoon u lahayn inaad ka hadasho ama aad dhulkeena caydo waar miyaadnad maqal dacar budhuq dhuusa mareeb ma lgu wasay xaarwareeb xuunshaale balanbaale galdogob iyo qaarkaloo badan maxaad sidaa ugu cayday dhulkeena iyo magacdii dadakeenii hore bixiyeen waxkasta in lagu hadlo maaha oo meeshan lagu soo qoro