Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Doqoniimadiibaa Pakistan dagtay hadaan laga dabiibayne raga meesha joogow miyaad meher waydeen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Wednesday, January 17, 2001 - 07:51 am
Pakistaan doqoniimadaiibaa dagtay hadaan laga dabiibaynin dhaliyarta Pakistaan joogta waxaan kula talin lahaa inay iskaa daayaan dhaqan xumida ay isticmaalayaan magacda shaqsiyaad sharaf iyo waxyaabaha ay ku hadlayaan waan maqlay inaad xashiishada wada cabtaan intiina badan dulinimadii ayaa dagtay Pakistan hadaan lga dawaynaynin waan joogi u dhiman maayo waxba ma barataan oo waan ogaa halkii uu aab joogtaa Alaha idiin naxariisto