Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Waqooyi Galbeed: Reer Sh. Madar Iyo Ciyaala Beerihii......
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAGAX

Wednesday, January 17, 2001 - 08:50 am
Salaam Calaykum....

Waar waxaan deganaa xaafida Sh.Madar, waxaanu jaar ahayn ilma Cusman Saban Iyo Ilma Xadiid...waxaan Saaxiibo ahayn Hassan Macalin Guray, Ajaafo (Allaha u naxariistee), Kayse Cabdi Nuur iyo C/Kariim Ahmed Mooge....Hadda waxaan deganahay Ottawa, Canada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Monday, January 29, 2001 - 10:06 pm
dhagaxaw>Waad salaamantay marka hore adigoo isooxusuusiyey xaafidii qaraamkii aan ku dhushay kunasoobarbaaray waa (SHEEKH-MADARE) Dhamaan asxaabtaa aad soo tirisay waan kulagartay inta nool iyo inta faqash URAYSEY INagadishay . Aadna waad ugumahadsantaytaa ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 03:39 pm
SALAAM DHAGAX
ANIGU REER HARGAYSA MA IHI LAAKIIN WALAASHAY AYAA AH I THINK HARGEYSA IS A BEUTIFULL CITY SO I HEARD, A/KARIM AHMED ETHIOPIA AYUU JOOGAA OO DHAWR BILOOD KA HOR AYUU GUURSADAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed jokson

Thursday, March 01, 2001 - 12:35 am
to dhagax anaa ah reer sheekh madar waxaanuna daganyan fiidiyowga la odhan jiray caalami
waxaanu saaxiib ahay ninka aad sheegayso ee ina axmed mooge iyo xiirayso makii danbe waxxan daganayn canab baradho gurigii abawaan xasan ganay iyo abwaan cimaan askri dhexdooda bal markaa war faahfaasan isoo sii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 08:28 am
well, i guess so far i'm only female in here!!
1st salaam to all of u from harageesa specialy those of u from Sh.madar.

even though i born and grown up SH.mader but i left age of 12 so i didn't got chance to know more about the ppl but i still respect any one who from there and i feel that they more closer then to me comparing other ppl from hargeesa

Thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Friday, March 09, 2001 - 04:08 am
to dhamantiin marka hore waad wada salaaman tihiin waxaan kuusheegayaa dhagaxaw inaanu wada jooganay cabdikariim axmed ethoipia bishii sideedaad ee 2000 kuna guuraday gabh joogta sida aan umalaynaayo norway addis ababa markaa hadaad raadinayso wax reer sheekh madar ah way ku nool yihiin aduunka gaar ahaan london norway iyo swedenba waanad ku mahad santahay sida aad noo xusuusisay xaafadii naanu kusoo barbaarnay laakiin wax aan lahadlayaa ninka labaxay daruuraha sheekh madar wax ahayd xaafad barakaysane iskadaa af lagaada intii dhimatayna ala ha unaxariisto

salaan wacan dhagax

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Friday, March 09, 2001 - 06:33 am
to;QAADIRO,WAARNIYAW xageed iga abaartay hadaan faqshcaayey oo sheekhmadar qudbigiisii xataa ixtiraamiweyday oo xafadihiiodhan madfac kaladaashayaan caayey hadaadtahay reersheekhmadar sidaaba umaad hadasheene mafaqshbaad tahay????mise dadaadaa yar?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Tuesday, March 13, 2001 - 07:26 pm
To ;Qaadiro (matahay qaadiro dheere reersheekhmadar ahaa)hadaadtahay ninkaa aan kahadlayo oo ah reerka sheekhmadar ,waxaad iigawarantaa goorma ayaa kuugudanbeeysay wadankii s\land,haddaadtahay ninkaa waad salaanmantey lakiin faqshta meelkastooyjoogto naxariis umahaynayo (faqshta aan kahadlayaana waa intii burburusay daarahaygii).LONG LIFE S\LAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Thursday, March 15, 2001 - 03:54 am
to daruuraha

waxaan kuu sheegayaa inaan ahay ninka aad sheegatay balse haanu nahay reer sheekh madar waxaanu isugu jir nay umad fara badan markaa hadaynu ka hadalyno qabiili mise xaafadii hseekh waanu wada hadli karnaa laakiin mawada hadli karno hadaad ka hadlayso qabiili mida kale iiga saa sheekee hadaad tahay reer sheekh madar cilaalkii xaafada yaad ka taqaanaa soo sheeg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 16, 2001 - 05:45 am
March 15/01

Re" Qaadiro"
walaal kuma aqano laakin waxaan aad ugu bogay markaad tiri"Ma wada hadli karno haddadd qabiil ka hadlaysid".

Dadkii way bukaan oo cudur qabiil ah ayaa haya.
Qabiilkuna ma dhamaado oo jilib jilib iyo bah bah buu tagaa.
goormay ummaddii qabiil ka koraysaa?


Adiguse waxay u muuqataa inaad qabiil iska tuurtay macna darradiisa.
Halkaa ka sii wad oo ummadda wax u sheeg wanaag baad ka gaadhiye.

Yaan lagugulasoo gaban bahalkaa
qudhunka ee qabiilka la yiraahdo.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Friday, March 16, 2001 - 12:49 pm
To;qaadiro-warniyaw xageed igadhaafaysaa aan isfahano horta anigu qabiilkamahadlayo hadaadfahansantay (FAQASH)Waa kuwii dhiigyacabyada ahaa ee bilaadamiirka iyo akhlaaqda xumaa ee dumarka iyo caruurta madaafiicda iyo diyaaradaha ku garaacay magaalda hargaysa dhulkana lasimay maatibadan oo aan lasookoobikarina kudilay oo anigaygan kulahadlaya ehliyada igaga dhimatay ee madfaca lala eegtey iyagoo guryahoogiijooga iyo bakhaaradoodii ayaa badan ,iyo magaalooyinka kaleba sida burco,barbara,markaa anigu saamiximaayo iyo dhamaan inta s\land joogtaa dadkii waxaa geeystey cisha aan fogeyna waa lasooqabanayaa .markaa faqsh urayso sharaf male aduun aakhrana dadkay kibirka kulaayeen ayaa sugaysa ,midakale adigu mafaqshbaad ahayd gabanaysay????????LONG LIFE S|LAND>ciyaalkaad isoowaydiisayna anigu waan idinka waynaa waxoogaa lakiin waxaa kuusheegay qaar (keyse xudhuun,siciid muxumad khayre dhagax,,...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Monday, March 19, 2001 - 12:59 am
TO DARUURAHA

waar nin yahaw wax aan kuu sheegayaa inay ahaayeen wax isku sheegaya dawlad balase aan ahayn markaa waan ogalahay in maxakabad lasoosaaro laakiin inaynu sheekaynu halkan sxb aan is fahano waayo dadkan aad sheegaysid cid aanay wax kadilin malaha bal hadana nin akstaaba waxa uu lasugayaa inuu uhelo fursad uu kusoo saaro maxkabad ee adigu maxaad laqaylinay saa mida kale su,aal
qofkii yidhaahada hala tartiibsado ma faqashbaa??????????????????? waar miyaad ka waynad xuuto???? wali ismaadan soo caday wax aanan u malaynayaa inaad iska sheeganaysid reer sh.madar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Tuesday, March 20, 2001 - 10:03 am
TO;Qaadiro horta waad salaamantay,Marka labaad qofkii yidhaahda halatartiibsado (ama ha la isdajiyo)maxuma manadiidani taa laakiin waxaan diidanay oo aanan maqlikarin ama aanan arkikarin FAQSH QADHMUUN Iyo dadka difaacaya wali ,Aniguna ma ihi kii kaweeynaa Xuuto Laakiin waxaan ahay nin SheeKhmadar Ilaahay naxriistii hakawaraabiyee kudhashay qudbiga Sheekhmadar dabadiisa.LONG LIFE S|LAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qadiro

Wednesday, March 21, 2001 - 02:48 am
TO Anonymous
sxb waad mahad san tahay waayo wax aan ogaaday markaan dhex galay dadka sida ay u wada badan yihiin wax uurka kaga jira wax layidhaah qabiil

aniga wax aan isu arkaa inaan ka gudbay wax layidhaah qabiil waana jeclahay wixii kafogaada
waad mahad santahay sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Wednesday, March 21, 2001 - 02:57 am
TO daruuraha

waar wax aan ku waydiiyay ninyahaw ma maamulkii soomaaliya ayaaynu raadsanaa mise wax aan raadinaa ninkii miskiinka ahaa ee maskaxada laga xaday hadaad leedahay waxaan raadinayaa dhamaan wax sheegta faqash masoconayso ee ogaw aniga wax ilaquman inaad ku hamidid inaad raadiso kuwii maamulka haysatay sxb


by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiro

Thursday, March 22, 2001 - 02:19 am
TO Anonymous
sxb waad mahad santahay waayo wax aan ogaaday inay yar yihiin dadka kafogaaday waxa layidhaah ado qabiilka markaa yaan lagula soo galin wax qudhunka ah iska ilaali sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 10:27 am
well, I though this page has been open for communicating with old friends who live a differnt contry.

Now it seems like that page has been open for Daruuraha and qaadiro. ( this is just my thought so i hope my words won't make any of u upset)

Thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Friday, March 23, 2001 - 04:50 am
TO Anonymous

sxb waan ka xumahay waayo maadaama oon nahay dad soomaaliye wax aan jeclahay inaynu ku wada sheekaysano afkeena hooyo yaan lagatagin ayaa aniga ilaquman adiga oon iga xumaan wax aan aad u jeclahay meel kasta oon joogo inaan ku dhaqamo dhaqankayga sidaa wageed wax aan rabaa inaan ku wada sheekay sano luuqadaana hooyo

waad mahad san tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 07:32 am
Well, here is me again

Qaadiro walaal horta marka hore cid dhaqan ka tagtay ma jirto. hadii luqad kale lagu hadlana macnaheedu maha innqofkaasi dhaqankii ka tagay ama uu western isk yeel yeel yahy. ee waxa dhici karta in aay kuba adagtahy markaa raali ha la iga ahaado hadaan wax gafea sameeyay

Ur sister

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Friday, March 23, 2001 - 11:58 pm
TO Anonymous


sxb waad mahadsan tahay maadaama ood ogatahay inayna ciyaar ciyaar ahayn dhaqanka iyo wixii soo raacaba markaa saasbaan kugu ogahay

mahad sanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyeey

Sunday, March 25, 2001 - 11:04 am
Waxaan la hadlayaa ninka isku magaacabay daruuraha, Soomaalidu waxay tidhaahdaa haddii maradaada geed kaa qabsado qunyar baa laga furfurtaa, waxaan uga jeedaa qaylo iyo bac-bac waxba laguma helo, sidaana waddani reer S/Land ah laguma noqdo, af-xumo iyo cayna waxba kuma tarto, ee sida Qaadiro kuu sheegay haddi wax kaa maqan yihiin si deggan wax ku raadso, ogow dadka shacabka ahina inaanu wax kuu geysan waa markaan eegno sida aad u hadlaysid waayo ereyga "Faqash" waxa beryahan dambe loo fasiraa wixii ku abtirsada qabiilka Daarood, haddaad sidaas u jeeddo waad qaldan tahay, khaladna khalad laguma saxo. mise waxaad tahay qoladii la yidhi "BOOG BAAD TIHIIN ISAAQ BEERKA kAGA TAALLE". Adeer kaadso yaan ummaddu noo malayn inaanu kula wada figrad nahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Sunday, March 25, 2001 - 02:00 pm
TO:Isku magacaabe (Halyeey!)Horta adeer waad dheeraynaysaaye madhawaan ayaad soogashay qorbaha ?waayo adoon waxba uhubsan ama fahmin ayaad sidii digtaytar aad kahadashay wax amar u eeg,horta anigu s\land iskama dhigayo laakiin waxaan ku leeyey WAA LOO DHASHAA WADANI takale waxaad tidhi Faqash waxaa looyaqaan (DAAROODKA)taasi waa beentaa hadaad watdiiso qofkasta oo dagaalkii wadanka lagu xoraynayey kasooqaybgalay sida mujaahidiinta SNM ee nool Aaad waydiiso waa yo magacu waxauu kasoobaxay iyaga markay ladagaalamayeen Dhiigyacabyadii afweyne uadeegayey ayey magacaa ubixiyeen (FAQASH)Macnaheegunayey FURUUKHDII AFWEYNE oo ahaa askartii iyo madax kusheegoodii sida bilaa adanimada kabaxsan ku gumaaday shicibka S\land.taana weeye taan u aqaan markaa adigu hadaad wax kale utaqaan ama dad kale wax kale uyaqaanaan iyageyjirtaa waana qofkasta shaksiyadiisa waxuu aaminsanyey ee adigu ujeedadaada kahadal hakahadlin wax dad badaleen mida kale anugu fagradayda iyo waxaan aaminsanay waligay badalimaayo cid ibadalikartaana majirto oo ah FAQASH meelkastooy joogto naxarris uma hayo sidii ay iyaguba ay faleen.LONG LIFE S\land

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Monday, March 26, 2001 - 02:25 am
TO Halyeeu

sxb waad salaaman tahay marka hore waxaan kuu sheegayaa in umadu ayna isku fikrad ahayn balse hadaan dib ugu noqon reer miyigeenii hore marka xoolo lagaadhoco sideed ku raadsanaysaa weeye su,aashu ? way jirtay inay sixun ula dhaqmeen shacabka ku wii isku sheegayay dawlada balse ma aha s/LAND oo kaliyee waa soomaali oodhan markaa lama helayo maanta in maxkabad lasootaago dhamaantoo ......TO Daruuraha sxb hadagdagin dadka u daji oo qof walba xaalada siyar uuga dhaadhici waa maxay fududidaa ninyahaw waligaa haka tagin gadanaan shaha hana ilaawin inay dadka oo dhami akhariyayaan odhaahda aad ku soo qotay meesha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyeey

Tuesday, March 27, 2001 - 09:50 am
TO QAADDIRIO,
Saaxiib horta dhaqanka reer miyigeenii hore ee aad ka dhawaajisay waa ka aan ku ducaysto yaa nagu celiya, waayo siyaasaddan iyo dinidan casriga ahi way nooga dartay, waayo berigaa odayaal baa talada lahaa wax kastana si laga wada raali yahay baa lagu xallin jiray, saaxiib dadka reer yurub markay ka sheekaynayaan taariikhohoodii hore way ka murugoodaan, aniguse taariikhdaydii horaan u murugoonayaa. Saaxiib dadkaa geystay falalka waxshinimada ah, ha sugi waayin in maxkamad la soo taago ee samirka ogoow, xataa hadii maxkamad adduun la soo taagi waayo, miyaad illwday inay tii ka darrayd sugayso waa ta aakhiree.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyeey

Tuesday, March 27, 2001 - 10:01 am
TO DARUURAHA,
Adeer ma maqashay shalaad dhalataye waa la shubi jiray, malaha qurbuhu aduu kuu cusubyahay waayo bacda kugu xidhan baan arkaaye adeer dalaa-dalaa. Teeda kale waa su´aale markii dagaalku socday billaa calayk miyaad joogtay, mise waxaad ku jirtay qoladii Hargeysa xoreynta, ee bustaha hoostiisa sanqadha xabadda ka dhegeysanaysay, mise hadaaba waa kuu beryey, sidii bahalkii biriishka ka dhacay ee baraarugay goor dad soo baxay. Waayo waxaan kuu waydiinayaa su´aalahaa haddii aad joogi lahayd, bac-bacdaa maad gurteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Wednesday, March 28, 2001 - 03:23 am
TO Halyeey

waad salaaman tahay marka hore wax aan idika wadan codsayaa inaan dhamaantee uwada kaftano si,ay ku jirto daacad nimo yaynaan ilaawin wax aad soo qorto inuu qofkasta oo soo gala meesh uu akhariyi karo dadkuna kuma wada jirin dagaalada badh waa hordeen badh waa socodeen markaa hawada way diin dadka su,aashaa sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha

Wednesday, March 28, 2001 - 05:44 am
To(HALYEEY)Horta kaftankii waad xumaysay waanad yara fududaatay ee su, aalahaa aad isooweeydiisay anigu majoogin markaay dagaaladu dhacayeen laakiin hiil iyo hooba dibada ayaanu ugasoodirayney dalka ,laakiin adigu mawaxaad ahayd FADHATO GADHLE?MISE GAAS WARDOON?MISE GAAS CIGAAL?markaa koley intaad midkamida waad ahayd waayo magacaad labaxday ayaa ueeg inaanad ahayn halyeey halyaygu markuudagaal dhaco waaraga uguhordhinta ee aan dhadhamin xornimada laakiin dadkaaga uga taga,,,,,Nabadayna Hadag dagan warbaan kuu ogahay wiigan dabadeede. LOng life S\LAND ><><><><><><><><><><><

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyeey

Thursday, March 29, 2001 - 01:00 am
TO QAADDIRO,

Alla show maxaad in Caaqil laguu bixiyo ku wanaagsanayd, sxb aad baad u mahadsantahay, waana kaa qaatay taladaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Thursday, March 29, 2001 - 01:43 am
TO Halyeey

sxb waad mahad santahay marka hore waana kaa qaaday takale sxb inoosiiwad kaftana oo dagamadeed katimid bal aan is waraysanee daruuruhu wax uu noosheegtay xaafadii aanu ku dhalanay ilaa,iyo hadan isma soo cadaynayo hana ilaawin in dhalin yaradu ay fudud yihiin oo iyaga oon wax hobsan ay dag dagaan maata ma joogono halkii aynu isku waydiin lahayn ma dagaalkaad ku jiratay mise kumaadan jirin e wax aan joognaa halkii dalka citiraaf looga raadin lahaa ee aan iska ilawno dagaaladii si,aan horomar u gaadhano taas ayaa ilaqoman aniga sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 03:21 am
TO labada isku sheegay ( HALYEEY IYO DARUURAHA) QUDHUN NIMADA MEESHA KALA BAXA WAXAAD TIHIIN AY DHAQAN XUNE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Saturday, March 31, 2001 - 04:18 pm
to qaadiro
walaal waad salaaman tahay, walaal hadaad c/karim ahmed taqaan kolay yasmin mohamedna waad taqaan ayaan u malynayaa walaal waxaan kaa codsanayaa inaad iiga waranto halkaadan joogtaa hada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Monday, April 02, 2001 - 03:38 am
TO Saqal

sxb waad salaaman tahay wax aan kuu sheegayaa inuu wakhati badani kasoo wareegay wakhatigii wac naayee lawadaganaa markaa wax aad ii soo sheegtaa gurigiina iyo c/kariim mooyee dhalintii kale eed taqaanay sxb anigu wax aan joogaa norway adigu xageed joogtaa iisoo jawaab iina soo waran wax aad hayso iyo meesha aad joogto sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Monday, April 02, 2001 - 01:47 pm
to qaadiro
salaan walaal horta waad mahad santahy inaad i soo jawaabtay, anigu reer hargeysa ma ihi hada waxaan degenahay ingriiska c/karimna waxaan ku bartay yasmin mohamed oo walaashay ah oo dhawr iyo toban sano iigu danbaysay asxaabta reer hargaysana hada uun baan bartay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaadiro

Tuesday, April 03, 2001 - 12:52 am
TO Saqal

sxb waad salaaman tahay aad baad u mahad santahay wax lagayaabaa c/kariim inuu yimaado wadankan aan joogo waayo wax joogta xaaskiisa marka sxb aan soo wada xidhiidhno waxaa lagayaabaa inaan imaado bishadambe ingiriiska markaa waan iska war hayan doonaa sxb


sidaaiyo nabad galayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABUUTAAWI

Tuesday, April 10, 2001 - 02:10 am
To Sagal
hello walaalo yaswmin mohamed mooge waxan ku aqaanay itoopia mudo laga joogo 9 sano,oo walaashay bay asxaab awaaheen.I knew her son as well, walaalo as you saying,she's your sister isin't so Ithink I know you. you live in north london, isin't.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samira

Wednesday, April 11, 2001 - 08:30 pm
TO; Dhamaan inta ka doodaysay Faqash


Faqash si xun ayay u gashay dadkan iyo dalkanba, balse maxaa ka danbeeyay faqash, faqash daarihii ay dumisay iyadoo in badan oo ka mid ah la dhisay & iyadoo faqash caruurtay agoomaysay ay ka soo kabanayaa oo Hooyadood ay u shaqayso, ayaynu inagu dib u duminay daarihii la dhisay oo aynu madfac dib ula dhacnay oo aynu caruurtii hore u agoomowday Hooyadoodii u shaqaynaysay aynu ka dilnay rajo & agoon ayaynu iskugu darnay.

Bal faqash shisheeye ayay ahayd muxuu sokeeye sokeeye u dilay, dhibtay faqash dalka u gaysatay mid la mid ah ayaynu isku gaysanay, maxaad isku waydiin waydeen taa inta aad had kala wadaan faqash oo bari hor ahayd, SNMta aad sheegaysaa ilaahay ha ka jasaa'i siiyo xoraytii dalka, balse ma ogtahay in ay badidoodu ahaayeen kuwii mar labaad dalkan oo soo kabanay dib ugu celiyay qol madow.

Walaalo, Faqash & Qaarkale midna uma roonayn maatida ku nool dalka hooyo, ee waxaan idin odhan lahaa hadaad dalkan & dadkan wax u qabanaysaan way idiinka fadhiyaan caruurtii ku rajoobay ee ku agoomoobay labadii dagaal ee iskaga danbeeyay Hargeisa, Burco & Berbera.


Ilaahay ha ina garansiiyo dhamaanteed jidka xaqa ah, hana inaga maydho qabiilka iyo qolada uurkeena jiifa ee ina gaadhsiinayay dunida meeshii ugu hoosaysay, waxaan u malaynayaa ragiinaa hadlayaa dalka waxba kamaydaan ogayn ee anagaa kun dagaal iyo kun dhibaato u soo joognay, iminkaano nabadku helnay qaybo dalka ka mid ah ee afka hanagaga burburinina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAADIRO

Thursday, April 12, 2001 - 05:47 am
TO SAMIRA
walaal waad salaaman tahay sida aad runta noogu sheegatay wax aan kaa cosanayaa inaad sidaa dadka wax ugu wada sheegto gaar ahaan ninka labaxay daruuraha oo meel kasta uu ku jiro kula jira afkiisa wax aan ku haboonayan waanan kugu taageersanahay waanad ku mahad san tahay


good by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daruuraha.

Thursday, April 12, 2001 - 02:53 pm
To;Samiira,Horta aad ayaad ugumahadsantay sida cad eed wax nooguwada sheegtay dhamaan adoo sheegay wax run ah,halkaana ka hay arintaadaa ee sida cad aad ucadaysay; imainka waxaan lahadlayaa 2-qaadiro;War haaedhe sxb weeey igaga kaadhagtay ma istidhi meelkasta anuubaad halqabsi igadhiganaysaa aduu igu sharxaya inaan khaldanay ,laakiin adeer qofkastaaba fagrad ayuu aaminsanyey oo aan cidina kabadalikarin markaa haad fikradeeyda diidantay ha iska diidanaw,laakiin aniga tusaale xun hayga bixin ,waayo Samiiri shakhsi kamay hadal ee tusaale guud oo run ah oo dalkeena kdhacay ayay taabatay iyadoo qofkasta lahadlaysa ,laakiin adigu waxaad la soobooday inaad tidhaa (daruuraha0 magacayga ah usheeg taa ,markaa sxb hadag dagina wax hubso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Thursday, April 12, 2001 - 03:05 pm
to jabutaawi
thnx walaal walaashay ila dhalatay maaha laakiin we were like sisters wayback in ethiopia waan aqaan reer kaada northka dagan laakiin. waad mahad san tahay walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samira

Saturday, April 14, 2001 - 01:30 am
To: Qaadiro & Daruuraha


Walaalo, Salaan iga guddoma, aad iyo aad ayaan idiinka mahadnaqaayaa sida aad hadalkayga tixgalinta u siiseen, waxaanan idinka codsanayaa in aad iska daysaan muranka ilowdaana xurguftan idinku dhexmartay Internetka, walaalo aynu ka wada shaqayno nabada, Walaalo, maxaa idin dhexyaala ee aad meelkasta labadiinu iskugu haysataan, labadiina oo kaliya ayaa is afgaranle maxaad u malayndoontaan qoomiyad dhana, ilaawa wixii hore aynu ka wada shaqayno waxa imika taagan & sidii dalka & dadka horumar loo gaadhsiin lahaa.


Wa Bilaahi Tawfiiq.