Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Awdal: Waa maxay macnaha shaleybaan qox-daaqney ?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meseum

Wednesday, January 17, 2001 - 09:45 am
Yaa iiga sheekeeya shaleybaan gox daaqney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Akram

Wednesday, January 17, 2001 - 10:50 am
hadii aad rabto inaad wax walba aad ogaato anaguna waxaan rabnaa inaad noo sheegto hooyadaa iyo aabaha siday isku guursadeen iyo siday u wada noolyihiin hadaad rabto ceebaha umada kasoo matal taadoo kale ha is odhan cidi ku taqaane dadka cay cay hayaay ka kac meesha gaadhigaagu wuu gaabinayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciiltire

Saturday, February 17, 2001 - 01:56 am
waad salaamantihii.waxaan oran lahaa mr akram walaal maxaa ku daaray ilayn su,aal buu wiilku dadka waydiiyee mise waxaabad ku jirtay kuwii qoxda daaqay ilayn waadiga ceebaha dadka joojiya lasoo boodaye. waar anagaa wax aragnay.