Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Bari: Qardo.......The Kindom City!!!!!!!!!!!11
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Wednesday, January 17, 2001 - 09:24 pm
hello my fellow brother from Qardo.
my name is abdhullahi and athough I've never been to Qardo, in fact I was born in Hodan district of Mogadishu, I still feel that my roots are in Qardo
I long to see the beautiful city of Qardo....
Qardo, my life, my soul, all my dreams and aspirations.
Qardo: the kindom city

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal K

Sunday, January 21, 2001 - 03:04 am
Walaal abdullahi waan ku salaamay
Meela badan ayaa isaga egnahay labadeena, horta mid xamar baan ku soo koray mida kalena dhulka aan u dhashay baan aad u jeclahay. Hase yeeshe waxaa dhulkii jooga dad aan la fahmi karin waxay yihiin, sheekadoodu waa caay,,,amaankoodu waa caay,,,jaceelkooduna waa caay,, bal ka warran. Skeekada yaanu kugu dheereenin, waxaan ku oran lahaa, koleyba waad la kulmi doontaa dad noocaa ah, isdifaac oo naxariis iyo ixtiraam ha tusin. Markaad sidaa sameysid ayaa ixtiraam buux ah ka helaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

King of Qardho

Tuesday, January 23, 2001 - 01:45 pm
I am agree with you Mr abdullahi Qardho is Kingdom City And I am the king of Qardho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldaan

Thursday, January 25, 2001 - 05:45 pm
Waryaada nimankaan hebelkaa boqor sheekadiinii way dhamaatay meeshana boqortooyo kama jirto oo waataa caaqilkiini ina boqorba jooga xamar ee yaa idin yiraahdo waxa aad sheegaeysaan daaya oo dadkiina dhinac ka soo raaca what a joke of kingdom don t you know even donkeis have a kingdom. get out of here.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beeldaajiye

Friday, January 26, 2001 - 02:18 am
Salaadiinta iyo boqorada dhulkeena waa salaamantihiin.

Beeldaajiye Hasan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 11:57 pm
To: Suldaan.

War ninkaaga suldaan ah wax iskula har nina wax lagama sheegin,ina boqorna afkaaga ka reeb, qof shaqsigiisa waxa uu rabo ayuu sameeynayaa. free your mind and be cool. Ninkastana waxa uu dadaalayo waa horumarka dadkiisa & dalkiisa, caaqilkeena marna waa siyaasigeena marna waa caaqilkeena intee laga helaayo qof noocaasi ah.
Waxaad ogeeyn marna ha isku qodin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL QADHO

Tuesday, January 30, 2001 - 03:38 pm
WAA WAREEY WAR ISU SOOBAXWAR CEEBTAAN YAAMAQLAY ??ODAYGII AMA MADAXWAYNIHII NAMATALAYAY AROOS WUXUU UYAHAY MELEZ ZANAAWI ILAAHOW CEEB YAYADA ASTUR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sudaan

Wednesday, January 31, 2001 - 05:49 pm
saaxiib taasu waa ceeb aad uxun sheegisteedana way nadibaysaaye nagadaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, February 01, 2001 - 07:33 pm
Nin boqor isku sheega iyo nin suldaan ah iyo kuwa kaloo diidaba haatan xaalku waa sida la ogyahay oo nin walbaaba waa lasimanyahay, kii miskiinka ahaa iyo kii wax maamuli jirey labaduba. Runtiina taasi aniga waxy iigula muuqataa fair and justice come through at last, cause waxaan ognahay boqorkii jirijirey iyo madaxdii ka horeysay inay ahaayeen dad keliya ilaashada dantooda u gaar ka ah, waxaana taas cadeynaysa fiiri siyaasiyiinta somalida iyo kuwii soo hab baray kuli waxaad moodaa in layiri kala booba umada iyo waxeeda. Markaa niman yahow anigu boqor, suldaan beeleed, madaxweyne, siyaasi kuli sharaf uma hayo, runtiina waa layga shidaa. Dhalinyarow inteynu waxaa dayno aynu kuxisaabtano modern society sidi aan bulshada iga dhigi lahayn, fair, equal apportunity, free market, free education, every voice should be heard. Talo taas bey iga tahay, ninkii qaatow welcome kiikalow hacaytamin ee fekraadada dhiibo that because internet is free market of descusion.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil mudug

Friday, February 02, 2001 - 06:11 am
anigoo ah wiil mudug ayaan waxaan idin lee yahay
dadkii naan lugaha gaagaaban ee reer barigaa
waligii waxaad hoos imaanaysaa (cabdulaahi)
iyo caqliga mudug hadii aad isku daydaan madax
gilgilna waad og tahiin waxa ay yihiin reer mudug.
midu waa midaas mida kale yaa heerkaan aad ku jirtaan maanta idin gaar siiyay yaase idinka hor
taagan cadaga raba in uu soo bililiqaysto
guryihiina waa idinka malayga dabanayee.
waxaad caadaysateen in aad tiraahdaan cabdulaahi
gadaal ayuu inoo wadaa. waxaan idin ogaysiinayaa
hadii xataa doorasho loo ga helo xukunka in aanu
xoogayaga idinku xukumi doono.
maxaa yeelay wadankaan anagu waan usoo halganay
wiilashayadii ayaana ku waynay.
hadaba waxaa iga dardaarana in aad iska raacdaan
cabdullahi yuusuf hadii kale qasaarihiina ayaa
badanay. waxaadna waynaysaan nolosh yartaa ee aad
haysataa hana ufadhiyina in uu wiil bari xukumo
buntiland ita uu joogo wiil (mudug)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. President

Friday, February 02, 2001 - 10:43 am
My Dear Fellow Somalis,

Can't you see that almost all the major Somali clans have got their appropriate provinces and towns in the country except my clan. You can see that the Isaaq clan has a productive and luxurious land in the north, the Majeerteens are enjoying the coastal area of the three regions; Mudug, Nugaal and Bari with an inland area suitable for grazing. The Muddulood (Abgaal, etc)always reap the luxuriant harvests of the Shabeelle and Banaadir area. The Digil & Mirifle permenantly cultivate the bread basket of the Horn. So what is left for my clan? A barren land in the central part of the country! Very inhospitable! Harsh! A desert! Nope.

I don't think it is fair. They should have a fair share of the most hospitable part of the country. They suffered so long. They can no longer live in that part of the land. Now that they have reaped the fruits of the fertile land of Shabeelle and Jubba, do you all think that they would give back this land? I don't think.

It is now my responsibilty to legalise whatever they hold now, be it properties, farms, national assets, and power. After all whoever would be a Somali president would do the same. I hope you would understand this and forgive me.

Your faithful president,
Former minister for whole 21 years of Barre's regime,
Consultant and Policy maker of the USC during the peak of the Civil war,
Witness of the murder of Abdalla Faadil, an SRC member.
Now your faithful and honest president.

Dr Abdiqaasim Salaad Hassan (ina Salaad Booy)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galeyr

Friday, February 02, 2001 - 01:09 pm
umada reer boosaaso tariikhda iyay gelayaan.
mudaharaadada laga soo hojeedo.xabashida iyo cabdilaahi yuusufba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Bari

Friday, February 02, 2001 - 07:24 pm
waryaa wiil mudug, horta reeer mudug haddaad tihiin, xumaan iyo laalaab la idiinkam horreeyo, sidaas awgeed imminka noo shaqeeya oo na daafaca, berrtana maamulku waa annaga ee lasoco, sababtoo ah idinka meelkastaad cadaw ku leedihiin oo lavidinka necebyahay, belaayo kasta oo aad samaysaanna, annagana way nataabanaysaa, sababtoo ah magacaan wadaagnaa.
Marka haddaad laalaabka iska daysaan laga yaabee inaan idinka qallayno.
marhoraan hilfaha idiin qaadi lahayne, magacaasaan idinku dhaafnay.
iska fahan ulajeedada bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baribari

Monday, February 12, 2001 - 09:39 am
to-wiilmudug marka hore waxaan ku leeyahay waxaad
tahay naag xun wiilmudug wiilmudug waryaa ma ogtahay waxa ay mudugtahay hadaba ogow mudug waa
goobta ay soomaaliyoodhami ka dagi ladahay.
hadaba hadii aad moodid in aad reer bari iyo nugal
aad xukunto ma xukuntid ee ayagaa meesha kugu haya
hadan waanu idinka tashanay oo markale reer mugdi
ama reer caqliyar danbe noaytalin mayso.
taasna waxaa marqaati ka ah waa tan uu cabdulaahi
yuusuf uu dibadaha meeraysanaya taasoo ay sababtay
kalsoonidii oon kala laabanay.hadaba waxaa kaloo
in taas ii sii dheer anagoo banaanka iska dhigi
doona wuxuushtan isku sheegaysa reer muduga. hadan
wuu socdaa kacdoonkaas mardhawna adaa idhahaaga
wax ku arkidoona wiilmugdi ninka sheegtayoow,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDULL-RAHMAN MOHAMUD MOHAMED

Thursday, February 15, 2001 - 06:47 am
waad salaaman tihiin walaalayaal markahore, mar kaxigta waxaan lahadlayaa walaalahay reer qardhood
ka ahi, walaalayaal somali waxaay kamah maahdaa intaadan falin kafiirso what ever it's, marka waa idinka iska burqanayee horta maxaad u hubin weydeen ninka ina dacaaya deeyay, mise halkii uu idiin qabtay unbaad idina kala qaadeen boowa yaalow, marna haku dagdagina xaaladan oo kale maxaa yeelay, qof aanan ahayn baa iska soo qori kara oo howl la'aani intay qabatay wuxuu doono iskaga hadlaayo maka ay marxaladu tahay inaynu sidaa oo kale la'isugu jawaabayo laguma dagdago,
maxaa yeelay meeshaanu waanu wada gara neynaayoo waa meel iska madax banaan oo cidii doonta waxay doonta isaga qorikarta, marka haddii uu noqdo xataa kaba soo qaad nin unasab sheeganaya cumar maxamud, ninkaasi inagama dhaxeynin inuu sidaa fagaare dacaaya deyo, hadda xeerkeenu sidaa maysan ahaan jirin ineynu fagaaraha isku aflagaadeyno,waxaan orankaraa haddiiba uu yahay xataa ninkaasi cumar maxamud, walaal keen ayaad tahay xushmad ayaanu kaa mudanahay fagaarahana dib- dambe hanugu aflagaadeyn haddii ay cuqdad kugu jirtana waxba dibada hanaga caayine inoo imow waanu kaa daaweyne saa walaal keenoo bukatahay cidla kaaga tagi miyno, garanmaayo haddii aad adiga sidaa noqota markasta anagaa kaa roonaa neyna, walaala heena aanu jecel nahay ama aanu is jecelna hayna gurada hana isu kaaya galinin ninyahow.
walaalo haddii ay xataa wax isku afgaran waayaana ayagaa kaa badiya sidii xal kooda iyo maslaxa dooda ugu jirto ee ha unoqon mardabe walaalo wada dhashay inaad isku dirto.
dhammaan walaalayaal sidaa iyo nabad galiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arooryo suuban

Friday, February 16, 2001 - 02:27 am
magacaga waxaa layaraahdaa arooryo suuban,hadaba
waxaan doonayaa in aan idhaahdo wiilka sheegtay in
uu kasoo jeedo mudug.
aan ku darsadee tani waa iga waano walaal koley
waxaad tahay walaalkaye jooji waxaad wado.
hadii aadan iska dayn in aad ku soo qorto waxaan
foosha xun ee aad baratay ku soo qorkooda meeshaan
waxay dhalaysaa in aad ku noqoto yicibtii.
oo aadan arag bari mardanbe,,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jama Bayra

Saturday, March 03, 2001 - 08:44 pm
Bismilahi,ACRW

Walaalayaal iga gudooma salaan qaali ah intaa ka dib waxaan idiin sheegayaa horta anigu nin reer MUDUG ah ayaa ahay oo Cumar Maxamud ah,waxaan aad iyo aad uga xumahay in nin isku sheegay in uu yahay Reer Mudug in qadaf ka dhacay hase ahaatee sida raga ikhyaarta ah ay sheegeen miyeyna dhici karin in uu san ahayn dadka uu isku sheegay ee uu yahay umadahaas kale,hadaba horta ilaahbaa garanaya ninkaasi wax uu yahay.Marka akhyaaray ninkii halkaan ka caytamaba yaan loo qaadan dadka uu sheeganayo waa iga talo, waayo hadii uu been abuuranayo yaa ka masu'uul ah waxa halkaan ka dhacay? Adinkuba caqli baad leedihiine miyey caado inoo ahaan jirtay in aynu isu cayno sidii laba gabdhood oo yar yar? maya xaasha lilaahi dhaqan iyo caado midna uma aynaan lahayn adinkuba waad ogtihiin,marka waxaan idin ka codsanayaa in aad dib isugu noqotaan oo aad marwalba aan la dhaawicin sharataya iyo karaamadda shacabka reer Puntland,waxaa laga yaabaa qaarkiin in aad tihiin niman yar yar oo aan garan karin aflagaadadu in ay ku xuntahay xag islaan iyo xag bani'aadantinmoba.Waxaan kale oo idiin sheegayaa waqtigiina wax wanaagsan uga faa'idaysta oo waxaan macne lahayn ha ku khasaarinina,mar walba xasuusta in shaqsigu tagayo laakiin shacabka iyo dhulkuba ay yihiin ma guuraan,marka walaalayaal ku hamiya sidaad wadankiina amma aad u dhisanlahaydeen ama aad u difaaacanlahaydeen.
Mida kale aan idin xasuusiyo waxaa weeye bil khayr badan ayaa lagu jiraa oo ilaahay dami dhaaf la waydiisto ee ilaahay ka baqa oo ka xishooda.

Nabad iyo warsan
Jama Bayra

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Wednesday, March 21, 2001 - 02:07 am
waad salaamtihiin
walaalayaal yuusan idiin dhuuman tuugga isku sheegaya inuu yahay reer mudug oo raba in uu isku keen diro kaas oo kale waxaa loogu jawaabaa jawaab uqalanta adiga oo aan caayin cidkale,mudugna majeerteen keliya madagana ee wax kasta ayaa dagan marka is dejiya.
thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dirta bari afhayeenkooda

Saturday, April 07, 2001 - 09:11 am
qardho waxaad ku ,magacawdeen magaaladii boqortooyada ,boqortooyadee, ma tii kushitiga , ma tii funjiga , mise tii ninka madow boqortooyo aduunka jirta isma qariso , xitaa haday tahay bikaaso marka ,hadday runtahay waxaa qori lahaa encyclopedia ee beenta iyo faanka dhaafa waxaa idin yaqaan mareexaane iyo hawiye,e