    XOGHAYE | Thursday, January 18, 2001 - 06:52 am DHAWAAN TARTANKA XIFDIGA QURAANKA KARIIKA AH OO SANADKIIBA MAR LAGU QABTO MAGAALADA HARGEYSA AYAA WAXA SANADKAN KAALINTA KOOWAAD GALEY ARDER KA SOCDAY DEGMADA GEBILAY OO KATIRSAN W/GALBEED KAALINTA LABAADNA WAXA GALAY ARDAY KA SOCDAY AWDAL. WAANA RUNTII ARIN AAD U FIICAN OO HADA BERYAHN DAMBE CAAN KA NOQOTAY SOAMLILAND |
    sanaag | Wednesday, January 24, 2001 - 05:16 am asal bay u lahaayeen reer gabiley diinta iyo culuunta kaleba. |
    DAWLI | Tuesday, February 20, 2001 - 04:56 pm GABILAY WAA TEE ,MA TII GOOLADA AHAYD MA TAY FAQASHTA UGA YAACEEN.TAARIIKH MALOO MA MUUDO MUDAKARKEEDU. GABILAY WAA GUN ,GUUMO XUNOO MAGAAL LAHAYN |
    HARGAYSAAWI | Wednesday, March 14, 2001 - 12:28 am waan u tahniyadeynayaa gabiley aad iyo aad walaalayaal hakaa ka sii wada dadaalka cadgan ha dhadhagaysanina.Dameer aad ku fadhidaan maxay dhuusadiisu idinka dhibaysaa. Dawlyow xaasid dhagayso. power,money,and Gabiley peace and longlive SOMALILAND |
    SOMALILAND THE ONE AND THE ONLY | Tuesday, April 03, 2001 - 03:49 am GABILEY IS THE BEST OF THE WORLD. CHIBRIL ABOKOR BAA ISKALE. PEACE SOMALILAND!!!!!! |
    Daruuraha | Tuesday, April 03, 2001 - 09:01 am GABILAY AMAAN BEEY LEEDAHAY,Halkaa kawada hawsha qaranka.S|lAND |