Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Jubada Hoose: BAAFIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulqadir

Thursday, January 18, 2001 - 08:56 am
Waxaan halkaan ka baafinayaa dhalinyaradii dhigan jirtay dugsiga Sare ee Khalid Bin Walid khaasatan kuwii ka baxay sanadkii ugu danbeeyay ee sanad dugsiyeedkii 89/90 Cilmi ama Adabi kay rabaan ha ahaadeen.

Waxaan ka codsanayaa cid walba oo akhrisa isla markaasna ah Reer Khalid Bin Walid in ay arintaan ka gudbin si aan uga faa'idaysano una soo xusuusano waayo waayo

Mahadsanidiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siciid

Friday, January 19, 2001 - 07:57 am
Akhyaarta waad mahadsan tihiin cidda pagekaan noo sameesay aniga waxaan baafinooyaa dhalinyaradii dhigan jirtay dugsiga Sare ee Ganaane ama dhalinyaradii laamiga faanoole guud ahaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faysal

Thursday, January 25, 2001 - 11:59 pm
Saciid dhalinyarada aad raadinaysid ma kuwa cuslaaday baa, ee Ganane dhigan jiray in the 70, s
mise 80, s . Anigu waxaan ahay dhalinyarada cuslaatay ee Ganane ka baxday 1977, ee ciddii kuwaas ka mid ah let us hear from u.

Faysal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.Muse

Sunday, January 28, 2001 - 06:29 am
Faysal iyo Saciid. anigu waxaan ahay ardadii ka baxday ganaane 77dii. yaa raadinaysaan oo la idinka caawiyaa? fadlan marka dame reeba magaca cidda aaraadinaysaan iyo magaciina sidaan waa laga fiican yahay. bogu waa jubada hoose waana bogii baafinta waxay ku fiican tahay in uu qofku uusan qarin magaciisa iyo waxii kaloo faah-faahin ah. okay. iga raali noqda hadaan meel ka dhacay.


magacaygu waa maxamed muse cali waxaan joogaa Maryland usa. nabaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Thursday, February 01, 2001 - 01:19 am
Maxamed Muuse , waa lagu gartay waa Xabbani.
waa ninkii canjeel ahaa oo magaca badashay.
Faysal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abd-Wahab

Wednesday, February 07, 2001 - 08:22 am
Waxaan halkan ka baafinayaa dhalinyaradii Reer fii afmadow ahayd ee bal akhyaarey meesha ku soo qora fariimahiina ama iigu soo dira emailkaan oo ah salah@spray.se

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hodaneeeey

Monday, March 12, 2001 - 10:51 pm
Waaw aad ayaan ugu faraxsanahay dhalinyaro in aad saan ku xiriiraysiin.Aniga waxaan daganaa faanoole lamiga argada.waxana ahaa markii dagaalada dhacayeen foom2 waxaana dhiganayey qaalid binu walid.Abdulqadir yaad raadinaysay sababtoo ah waxaan garanaa dhaliyaro badan oo waqtigaas dhameeyey.