Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Banaadir: Waxaan u hambalyeeneynaa safiyo sharif osman iyo maxamad maxamuud shirwac oo wiil ugu dhashay usa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

harun

Saturday, January 20, 2001 - 05:35 pm
ANAGOO KAL AH
AABE SHARIF OSMAN MOHAMAD
HOOYO CAASHO CUMAR HUSEIN
FAADUMO SHARIF IYO ODAYGEEDA SADIIQ OSMAN QANYARE IYO GABADHOODA (AMIIRA)AAMINO SHARIF OSMAN IYO CIYAALKEEDA
SAHRO SHARIF OSMAN IYO CIYAALKEEDA
HARUN SHARIF OSMAN IYO XAASKIISA GENI AHMED HUSEIN IYO WIILKOODA RIDWAN HARUN SHARIF
DHAMAAN WAXEEY HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAAYAAN GABADHOODA SAFIYO SHARIF OSMAN IYO NINKEEDA MAXAMAD MAXAMUUD (SHIRWAC)OO BISHAN AFARTEEDA WIIL UGU DHASHAY MAGAALADA MENASOTA EE DALKA USA LOONA BIXIYAY(HARUN)HARUN WAXAAN LEENAHAY NOQO KII DADKIISA DIINTIISA IYO DALKIISABA ANFACA IDINKANA AAMIIN SOO DHAHA