    ahmed | Monday, January 22, 2001 - 05:48 pm (SomaliNet) Magaalada Laascaanood ayaa habeenkii sabtidu aheyd Qoreyaasha: Saciid Axmed Axmed Cabdulwaxid - Sweden Cusman Cabdinuur Xaashi - Laascaanood warakakale ee laascaanood kaqereyn waxaa kamida doofaaro laascaanood soogaley iyo hayadkaliya ayaa joogta. waanu ognahay xaalada laascaanood yio buuhoodle inay aad ufiicantahay. anigoo 11 sano kasoomaqnaa waan uqaadan waayey video lagasooduubey, nolosha dadkeenu kunool yihiin io horimarka ay gaadheen. SOOL.COM, is the solution. www.dhulka.net, walidhismo ayaa kasocda, any Idea |
    sabaax | Monday, January 22, 2001 - 08:21 pm Inaaderow ma ila aragtay waa in arintan dhulosku ay u jawaaban meelkastay joogan , waxaaba wax walba iga daran doofaro, daanyero, iyo sixir hilbo ah.War anigu waan amakaagay waxa laga soo shegayo. talabaad ninka waxa kaliyee inoo hadhay waa dadqal baa ka dilaacay. Wiilka warka soo shega ee maxmud ugaadh yahana waxaan odhan lahaa inaader waa ku sidee waxaas war mahee wax war u eg soo sheeg taasi waa habaar. |
    Dahir | Thursday, January 25, 2001 - 04:38 am Hadaad idaacad ama jaraa'id Soomaliya wax ka qora tahay oo aad war xiisa leh raadinayso xagaad ka soo warami laheyd xiligaan lagu jiro oo Laascaano ka tooboon. Gobolkuu PM u dhashey, gobol dadka degan qaarkood lee yihiin waxaanu ka tirsanahay Somaliland, qaarna Puntaland, kuwa hada badana midna maahin oo waxaanu raacsanahay dawlada ina Qaasin iyo ina Galeydh. Marka waaba furin siyaasadeede yaana warkeeda rabin!! Isn't that true? Peace, Dahir |
    ahmed | Thursday, January 25, 2001 - 02:43 pm hadaab kaaga jawaabo puntland,somalilana iyo dkmg ayaa dadka halkaa dega kalaraacsanyihiin. jawaabtu waasiadan. 1)somaliland oo dooneysa inuu wadanku kala go inkastoo ayjoogaan dad ushaqeeya oo hunguri ugeeyey majiraan dad shacaba ootaageersan. hadii lataageersan yahay marhore ayay la aqoonsanlahaa 2)puntland dadbadan baa taageersanaa, waxayna sababtu ahayd arinsiyaasadeed. waana lagaadhey arimihii loo asaasey,fikradana nin reer laascaanood ayaa keeney, hadana waxay noqotey meel cabdilaahi yusuf kushaqeysto. 3)dkmg iyo dr ALI ayaa haysta taageeradoo dhan marka calooshood ushaqeystayaasha lagareebo. waxaan la arkidoonaa markuu booqashada kutago. ninkan layidhaahdo Cabdulwaxid - Sweden ayaa kadanbeeya arintan, managaranayo sababta? waxaana filayaa inuu warsangali yahay. |