We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 23, 2001 - 11:53 am Gurigan waxan u dhisay Nimankii gobta ahaa ee reer Xiis xarrago
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 01, 2001 - 03:35 am xasan-xiis waan ku faraxsanahay hadaad xiis guri u dhistay waayo waa degmo xadaari oo dadkeeduna yihiin dad ilbaxa aynu balaadhino gurga xiis dhismihiisana diyaar baan kuula ahay garab kaaga ayaan taaganahay laakiin saaxiib yaad ka xasuusataa odayaashii waxgaradkii xiis sidaa iyo jawaab oo aan kaa sugo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 11, 2001 - 04:50 am ku xasan xiis MEEL AAN LAGA GABOOBAYN GAAJO LAGAGA YAABAYN MAGUBTE WAA GEYIGA XIIS. aad baad ugu mahadsantahay gurigan aad samaysay, xiis waxay ahayd rugtii ilbaxnimada,xiis waxa ka soo jeeday rag badan oo siyaasadda soomaalida magac ku yeeshay sida maykal maryamo,axmed-keyse, maxamed cali faarax,gen. axmed jaamac muuse, dubbe cali yare iwm ,raggaas oo loo baahan yahay in taariikhdoodii la qoro.xiis xadaaradeeda ma koobo karno ee waa inoo mar danbe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 12, 2001 - 01:30 am TO REER XIIS IYO HASAN XIIS. Waad salaamatihiin laakiin xiis wayna sugaysaaye, shaqa badana way inaga rabtaa ee ma isku daynaa in aynu wax ka qabano dayaca badan ee xiis ku hab saday sabankan maant ah ma i waayo istaraatiiji dhinac kasta xag kaluumaysi iyo xag dakadeedba.maye dadkii reer xiis ee dhaladka ahaa aaway aqoonyahankii reer xiis aaway waxgaradkeedii ma dalakay ka dhoofeen miyaa la dhufsadoo la waayay maya .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 10:08 am ku waaberi sida aad sheegtay weeye rugba waa ku rageed,xiis aad bay ugu baahantahay cid dhab wax u qabata markaa waxa laynooka baahan yahay marka hore taladii marka xigtana qorshihii kadibna wax qabadkii. ma garanay macjaleenka,buco-shilis iyo ceel caabi iyo madheedh?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 19, 2001 - 02:22 am To:mr reer xiis. waad salaamantahay sida iiga kaa muuqata isku ceel baynu nahay xiis maalin ay inoo baahan tahay weeye.waliba xaga dhalinyarada firfircoon,dalaayad reer xiis isugy yimaadaan baynu u baahanahay ooh urur charaty ah kaasoo danaha xiis baahideedii aynu ugu raadino dhaqaale inta xubunta ahi is saaro bishii ama sanadkii sii dib boodhka looga timo xiis,magaceedi la soo nooleeyo,dad badan baa shaqo ka heli lahaa degmaduna waa xarun muhiimah norway baan joogaa ee sxb reer xiis xagaad joogtaa adigu.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 22, 2001 - 10:48 am to waaberi waa sidaad sheegtay ee isku ceel baynu nahay , waxyaabaha aynu taabanay oo dhan waa wax loo baahan yahay in cid loo urursado si rugtii wax looga qabto,page kanna aan balaadhinno dad badanna ku soo xidhno. sxb. waxan joogaa abu-dhabi salaamu caleykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 23, 2001 - 12:20 am TO.MR REER XIIS waad salaaman tahay,waxan gartay inaad tahay ragii reer xiis kol hadaad macajaleenkii gaadhay waynu balaadhinaynaa hawshan rag badan oo reer xiis ah ayaa daafaha aduunka kala jooga oo doonayaa inay dalaayad isugu yimaadaan intee in leeg baad joogtay abu-dabai,anigu waxan ahay mataanada adiguna isukay sheeg. sidaa kulanti danbe.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 12:53 am war xiistu miyaaney ahayn xabaashii aan ogaa, war miyaan xaarka lagu cunin,oo aan xasadka laga ganacsan. xabsi miyaaney ahayn laysku xidho.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, March 25, 2001 - 11:34 pm Af caytamay waa la yaqaanaa, waxanad hadashaY garaadakaa waxa cad inaanay wax kugu jiraaba jirin dadnimo, diin aqoon,qofka kuu jawaabaana kula yawyawtamaana waa gardaran yahay.a
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, March 26, 2001 - 11:08 am ku waaberi waad salaamantahay sxb waan kaala raagay jawaabta ee ma tegin.waan ku gartay, toban iyo jarjar baan joogay halka,waxan ahay qawlayaasha markaa waxa habboon in aynu e-mail ku wada xidhiidhno. kan caytamayana ma istaahilo in aad hadal iskaga khasaaraysid ood u jawaabtid.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 07:49 am rer xiiska madmadow oo fosha xuun hoyadiin wasa u stupid qaldaans stop eating jat and find something better to do with your time
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, March 29, 2001 - 12:26 am to mr reer xiis waad salaaman tahay waxan filayaa inaan ku gartay guray baad tahay mise xoogsade, waxan kuu qorayaa e-mail kayga waana kan mattan@sula.kommune.no sidaa iyo xidhiidh furan nabad galyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, March 30, 2001 - 12:26 am hadaftime qofka hadal iskaga kaa khasaareeyaa kaaa liita ee dameeryahow milixda bada la dabaalanayaa orodoo daaca qudhunka meel la fadhiiso hooyaad cayday maanay ku dhalin mise mid aan ku aqoon baa ku soo korsatoo garac la xooraad tahay. madawgaad sheegayso bal adigu muraayad isku eeg waxbaa iska yaacsane hadaad casaan tahay oo aad ku faanayso orodoo khaniisiin baa buuxa jecel nincase u tag ha kuwaseene khaniisyahow,,,,,,,
|