    WARSANGELLI-MAN | Friday, January 26, 2001 - 06:55 am Assalamu calaykom Dhammaantiin waad salaaman tihiin dallinyarta WARSANGELLI meel kasta ood joogtaan. 1. waxaa is waydiin leh meeyey dhulkeenii iyo dadkeenii? 2. maxay ku suganyihiin? 3. miyaanay ahayn waxa ay ku sugan yihiin dib u dhac,jaahilnimo,nolol aad u hoosaysa marka loo eego goboladda aan jaaraanka nahay? 4. miyaan ka aqoon liidanaa? 5. miyaan ka hanti yarnahay? 6. miyaa la inaga dadnnimo fiican yahay? 7. maxay ku dhacday in aan la hayn hogaan addag oo beeshu yeelato,sidii lagu yaqaanay ka hor sagaashan sanno? 8. maxaa loo waayey MAXAMUUD CALI SHIRE cusub? 9. in ay odayaasheena qaarkood Hargeysa u adeegaan qaarka kalena Boosaaso u addeegaan labadaana aan waxba uga dhexayn ma wax ina qobtaa? 10.maxaa loo waayey dhallin yaro midawda,iskuna dayda in ay wax ka qabtaan duruufta xun ee ay dadkeena gudaha ku nooli? dhammaanteen waa in aan helaa jawaabaha su'aalahan!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! |
    DHAHAR-YARO | Wednesday, February 14, 2001 - 01:13 pm Warsangili-man waryaa maxaad kahadleysaa, soomaaliya maanta waa isku mid.cid cid kafiican ana ka nolol fiican majirto- maxaa lacataabeysaa hadii aad talo ama tusaale haysit kunoqo soomaaliya. Aniga waxeyilatahey wixii danta warsangeki at waa in eykahadlaan dhexdooda ee maa aha inaad soo dhexdhigto umadoo dhan. Odayaashooduna wixii eydanmoodeen ayey ugu taliyeen, Boosaaso waa magaalo warsangeli iyo walaalohooda majeerteen. talo wallaaltino waxaa oo kale hakusooqorin. |
    Anonymous | Monday, March 19, 2001 - 09:46 am Weli qabiil iyo qudhun baad ka hadlaysaan. Miyaanaydin si kale wax uma qabsan karin? Qabiil waa kii idinla degay wixiina af soomaliga ku hadla oo dhan. Cadaabtii kama baqaysaan miyaa, ilayn qabiil qofkii ku dhaqmaa shaki kuma jiro inuu cadaab ku danbeenayee? Ifka goormaaad wax ka qabsanaysaan haddad reer hebel yio reer weli ku jirtaan? Ifka maad iskaga dhimataan hadaanaydin qabiil iska deyn karin? Wallaahi waa idinla yaabanahay. nabadgelyo qabiil diid |
    W | Monday, April 09, 2001 - 09:51 am UP YOU FAT BOY DHAHAR YARO |
    Warsangeli | Tuesday, April 10, 2001 - 04:02 am Waar waa Ogayslabihii...they like to put down Warsangeli....laakiin unfortunately...maaha wax ay awoodi karaan...bad luck.... |
    Qabiil-ka- xoreebe | Tuesday, April 10, 2001 - 05:57 am Walaalayaal yaan lala hadlin ninka ogeyslabe af lagaadeenaya oo warsangeli isku sheegay. waa munafaqii aanu ka soo baacsany Dhinaca "saldanadii warsangeli iyi dhelkeedii" Waa kii marna warsangeli caayi jiray, marna reer saalax, marna ogeyslabe, marna iska dhigi jiray qolyo kale oo gobolka sanaag aynu wada degno. iska erya hana hadlina hana u jawaabina. dadba ha ka soo qaadina. Waa nin xumaanat ka hela wanaagana ka damqada. Waa nin ilaahii abuuray aan ka xishoon oo jecel inuu had iyo jeer dadka isku diro. Waa nin xanuunsanyaa hadduu arko qof in yar oo wanaag wada. waa nin wax caba ama mukhaadaraad qaata. Subxaan alllah........ bal maxaa u diiday inuu wax fiican ka hadlo? waa kii diintu sheegtay walaalayaal ee yaanu idin waskhayn ee iska erya siday qolyahaasiba isaga soo eryeen. isugu taga waa munaafaqe. Ka digtoonaada, marba qolo ayuu iska soo dhigaaye. Please, ha u jawaabina waayo jawaabata iyo la tirsigu waa wuxuu rabo. Ilaahay baan ka baryaynaa inuu munaafaqaaa ummada ka qabto.....aamiin. |
    Warsangeli | Tuesday, April 10, 2001 - 08:07 am Kani waa kii dhabta ahaa Waar ninyohow dadku dad is dhalay weeye in xumaan lakal dhedhigaana waa wax fool xun dhaqana inooma ahan.Markaa shaydaanka halayska naaro, Ogayslabena waa dakeenii waa abtiyaasheen iyo ilma abtiyadeen iyo Habaryareheen.Iyakana intaa in leeg ayaa looyahay markaa halakala xishoodo yaana xushmadii laysu hayn jirey lumin. |
    wiil dadka ah | Tuesday, April 10, 2001 - 10:05 am Walaalayaal Waa sida labada nin ee iga horeeyaa ay sheegeene hala kala xishoodo. Munaafaqa wax isku dirana yaan lala hadlin waxna yaan laga soo qaadin. Isaga ayaa isku yaxyaxi doonaa oo marka dambe iska tegi doonee. Ogeyslabe iyo warsangeli ninka damca inuu kala qaado walaahi isagaa ceeboobi doona. Ilaahayna kaa cadaabtii ayuu rawaasi ugu ridi doonaa waayo waa xaasid, isku dire, bele abuure, wax xun ka shaqeeye, wanaag ka xanuunnsade,iyo wasakh aan ilaahay aqoon. |
    somalilandhigh court | Friday, April 13, 2001 - 08:43 am salaamucalaakulukum war nimanyohow nimankan ogeyslabe ee ay nimankii warsangeli sidan uga qeyliyeen waxay nimankan warsangeli u geysteyn weynaa. bogaa tagtidba nimankii warsangeli waa cabaadayaan oo wexey leeyihiin ogeyslabaa waxan nagu sameeyey . markaa nimanyohow nimanka ogeyslabe hadey ciqaabta intan le'eg idinku hayeen maxaad intaa u qarsaneyseen dhibtaas laidiin geystey warsangelow. hadda waxaan go'aansaday in nimanka ogeysalabe iyo warsangeli la isugu keeno maxkamada sare ee somaliland oo la weydiiyo ogeyslabe waxa ay warsangeli ku sameeyeen oo warsangeli qayladii kadhameeyey. |
    Cal Madow | Friday, April 13, 2001 - 09:37 am SomalilandHighCourt, Horta adigu cid kale ha iska dhigin Ogaylabe baa tahay waa iska muuqataa.Magacaa Isaaqa uunbaad iska jeclaatay, waana lagugu yiqiin taas. Tan kale Ogayslabe Warsangeli wax uu ku samaynkaro ayaa iska yar.Miyaadan ogeyn 90% Warsangeli iniinay ogay xataa Ogayslabe inuu jiro.Kuwa kale oo yaqaaniina waxay u heestaan afar midgaan oo cuqdadi googoysey. Hadana waxa dad badan oo wax idinka sheegaya loo arkaa, ceebtiinii ayaa debeda u soo baxday, xasadkiinii iyo qurunkiinii ayaa la nacay.Waxana la arkay inaad tahiin sun dadka ku dhexjirtey beryahaan danbe. In mudo ah ayaa laiska kiin daayey ee waagii hore hadba xoogaa ayaa laydin edbin jirey.Waxan filahayaa inaad la socotid, WALA QISA, iyo ayaan tii Maxamud Cali Shire idin ku ciqaaday inaad bakhaarkiisii gura weyne buuxisaan ee ay soo baxday "AMAAN LA MA DHUDHUMIYO". Markaa waxaas oo dhan ayaa beryaahaan danbe laidinka daayey, markaasaa intaa Hargeisa tagteen, oo Isaaqii idin siiyey biyihii Daarood nacaybka ayaad waxad soo noqoteen idinka oo kibir uraya.Hada ayay kalkiinii soo galay, oo markay bakhaar buuxiya laidin oran maayee intiina miyirka qabta( waa laogyahay in aad 60% waalantihii) mar nimankii reer lo'aadka ahaa meel waad kala soo toosaysaan ama kibirka intaad joojisaan ayaad dadkiinaa ka mid noqonaysaan. |