Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: YIFLE-----------The most elagent, strategic and cool place in sanaag
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yifle

Friday, January 26, 2001 - 07:27 am
Reer yifle move your hands just like you don't care.!!!!!

The town that never sleeps, better then MAIMA at night.

welcome to yifle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiba

Saturday, February 10, 2001 - 10:00 pm
Walaal wayga suaale magaalada yifle yaa dega
oo ay degaankooda tahay.
waa iga suaal. Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yifle

Sunday, February 11, 2001 - 07:43 am
Thanx for asking hiba,
yufle or yifle midba kaad doonto, waxaa dega mainly BA'SANBUUR oo biciide ah.

waligaa maad maqlin miyaa hiba??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceel boy

Sunday, February 18, 2001 - 09:22 am
to hiba,
walashii marka hore salaan, marka xiga waxaan layaaba dadka markaay maqlaan meel aanay hore u maqlin yiraahda ya dega (cajiib) wadanka ma xabshi, canfar, nayjeeri, baraasiil, yukureyniyiin iyo ma falastiin baa ina la degta jawaabtu waa maya hadaba maxaa la isu weydiinayaa halkaa yaa dega tii yoo la ogyahay in somali degto . taas waxaan ka turjumanayaa inaanu qofkaasi caafimaad qabin markaa walaashii adiga si kastaba ha kaa ahaatee hadaad meesha magaceeda ama cid soo aragtay kaaga sheekaysay ama heesta ah (yufle oo qaboow dhaxan yalalebaan ka dhex.....) waxaan kugula talinayaa in dhahaaga ku soo arag oo tag nabadeey

yifle, sxb adigana salaan iga gudoon marka xigta waxaad biisay more details ma kasoo horjeedo sida aad u tiri laakiin maxaa waxaas o dhan ku geliyiey ma kuraastii dawladaa la qaybsanaya inta aanad ka jawaabin ka feker maxaa suaashan ka danbeeya look before you leap gentleman and good by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asal-yufle

Monday, February 26, 2001 - 11:59 pm
ku yufle
waar ma meel kale oo aad sheegato ayaad wayday markaad leedahay basanbuur ayaa degta yufle
meeye ragii muuse tuurwaa miyaanay kula degin ha kala saarin duriyada degaankeeda hadii kale buurtii aan kaa soo dejiyay ayaad ku noqonaysaa.lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiba

Tuesday, February 27, 2001 - 09:45 am
Yifle, thank you for answering my question.
Yifle,may waligay ma maqal.lol:((

To: asal yufle
hadii aad uu fiirsato waxa uu qoray yifle,
waxa uu yidhi "mainly". I'm not taking sides here, laakiin no fights here please hadii kale
waxay inaga faaiidaysanaya cadawga.
To tell you alittle bit about my self I'm a Somalilander. God bless Somaliland.
waxaan jecelahay in aan mid yar idhaahdo:
Ogow dad badan oo umada kale ah in ay halkan soo galaan oo jecel in ay dab ina dhex dhigaan oo ay iska dhiga karaan duriyada Isaaq oo marba reer aflagaa deeyaan iska ilaali in aad dabin kooda ku dhacdo.

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

uduruxmiin

Tuesday, March 06, 2001 - 12:32 am
uduruxmiin.
WAA salaamatihiin reer yifle waa meel iga mid ah somaliland ku taala,hibo waan u bogay sida fiican ee ay dhexdhexaadinta u wado hadii ay isku keen diri lahayd dabka xalkaa ka bilaabmaa baryahaa ma bakhtiyeen waayo awr awr wado iyo nin naagi wadaa midna kaam baydho waa reer xiis oo idin leh yifle soo dhawaada nabad gelyo iyo nooli kulante

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Saalax

Tuesday, March 06, 2001 - 06:30 am
tuurwaa ha iga xanaajin yaanan iskukaa maroojine.

yifle waligeedba waa magaalo reer saalax iyo waadhar.

badanka magaalad waxa degan reer saalax, dee in yaro tuurwaa ahi way dektaa laakiin adeerdee ha murmin ayaana sidii aan ceeri kaaga saaray kuu galin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 09:43 am
War nimanyahow qabiilka idin googooyay iska daaya
oo ilaahi idin abuurtay ka baqa.
Dadka ilaahay abuurtayna ha idiin sinaadeen ilayn beri ilaahay wuu ku weydiinayaa hadaad qabiil ku eexatide.

Qabiil ilaahay kaa furfurayaana ma jiro oo ilaahay wax la sheeko raqiis la doonan karaa ma jiraan.

Qabiil yaanu ku hodin.