Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Gobolada - Provinces: Sanaag: ...........Mindigale.......................
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mindigalawi

Saturday, January 27, 2001 - 06:50 am
Wixiii reer mindigale ah...........gacmo furan ku soo dhawaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji cali

Sunday, January 28, 2001 - 09:33 am
waryaa mindigalaawi miyaadan ogeyn in meesha lagu soo qorayey magaalooyinka keliya ee aan miyi lagaga hadleyn meesha markaa maxaad mindigale oo dooxo miyiya ah meesha kala soo doontay . Hadaadse reer saalax oo reer baadiye wada ah oo aan magaalo lahayn damacday inaad meesha ka muujiso maad koley hadaad meel miyi ah qoreysid qortid booxaaro iyadaa la garanayaaye. oo cid walbi waa taqaan in booxaaro calaamad u tahay bakhaylnimada iyo reer baadiyinimada reer saalexe.Reer Saalaxow dadkiina reer magaalka ah iskaga dhex dhuunta oo banaanka ha isu soo saarina.

BAKHAYLNIMADA REER SAALOXOW BURO LAGUU SIIYE
KA BOKHOOLA WAA TAAD ANFACO BELO KA QAADAANE
OO BOOXARO NIMAAD OO MISEEN HAW BAYUUGINA EH.

WAA GABAYGII UUR BEYTE O AH GABAYAA CAAN AH WARSANGELIGAN AAD U KALA YAQAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesi

Sunday, January 28, 2001 - 02:01 pm
Xaaji Cali

Ma laga yaabaa in Reer Saalax kaaga badan yihiin
qurbaha iyo ilbaxnimaba? Maxaad uga xanaaqaysaa
Mindigale? waxaad u hadlaysaa sidii nin cuqdadi
ka buuxdo...Ilaahay caafimaad weydiso....

Hadii aad Mindigale iigu timaadidna caano Geel
baad ka dhergaysaa.....:)

Bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI CALI

Monday, January 29, 2001 - 10:02 pm
TO GEESI

wAR MIYAAD WAALAN TAHAY MARKAAD LEEDAHAY REER SAALAX BAA REER MAGAAL AH IYO REER SAALAX BAA ILBAX AH.MIYAADAN REER SAALAX AHAYN MISE NIMAAN REER SAALAX AQOON BAAD TAHAY . REER SAALAX WAXAA MAGAALO KA JOOGA XOOGAA XAMAALA .MINDIGALE WAA DOOXO MIYI AH EE MAGAALO MA AHA. MIDA KALE XOOGAA IDO AH OOO AAD SOO DHACDEEN MAAHEE MAYDINKAA GEEL LEH XAGEE CAANO GEEL KA KEENIN.

WAADSE KU MAHADSANTAHAY HADAADBA WAX OGOSHAHAY INAAD BIXISID ILEYN REER SAALAX WAX BIXIN LAGUMA OGEYNE.

REER SAALAXOW TAARIIKHDAADA BARO OO GOLAHA KA XISHOOD OO UDAA REER MAGAALKU HA KUWADA HADLEENE IYO DADKA LEH MAGAALOOYIN AY KU FAANAAN OO MIYIGA AAD GOLAHA KEENEYSID JOOJI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Tuesday, January 30, 2001 - 12:23 pm
To. Xaaji cali

Waxaad tahay miyaa kuwa ka baqda oo wadnuhu
fariisto markay maqlaan reer-saalax.

Waxba kama taqaanid reer-saalax, hadaad runta
rabtidna reer-saalax waa xooga warsangeli.
Xaaji cali, waxaan hubaa inaad tahay kuwa ku
hoos jira jilibyada kale, raganimo haday kugu jirto is sheeg.

Wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caasho-badhan

Thursday, February 01, 2001 - 11:49 am
Assalamu Calaykum

Walaalayaashayda warsangeli iska warama. Intaa ka dib bal waxaan isku deyin inaan idin dhexdhexaadiyo intii awoodeyda ah. Waxaan aaminsanahay oo aan xaaji cali ku raacsanahay in Mindigale tahay dooxo baadiye ah oo warsangeli , waxaan kaloo ku raacsanahay in reer saalax badankiisu dego miyi. Laakiin taas macneheedu ma aha iney reer miyi wada yihiin ee haba ku yaraadeen reer magaalkuye laakiin hadda koley reer magaal waa leeyihiin. Mida ah iney xamaalaan waa aflagaado xaaji caliyow .wey leeyihiin xamaaliin faro badan laakiin waxa magaaloyinka ka joogaa oo dhan xamaliin maaha. mida kale xaaji caliyow nimanku waa niman warsangeli ah oo loo baahan yahaye ha u jebin nacabka iyo shisheeyaha meeshan ka akhrisanaya oo tolka ii daa oo si hoosa ugu sheeg taariikhdooda xitaa haddii ujeedadaadu tahay inaad la kaftantid nimanka.

cayda iyo aflagaadada dhexdeena ah iyo magaalooyinkeena ha la joojiyo.

wasalamu calaykum from your warsangeli sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Thursday, February 01, 2001 - 12:23 pm
To Caasha Badhan,

Caasha, waxaan u maleynayaa in adiga iyo
Xaaji Cali aad isku meel joogtaan.
Waxba ha iska dhigin qof dhexdhexaad ah, anigu
gabadh ma caayi karo. Xaaji Calina waa nin habeenkii ku sasa magaca reer-saalax, isagoo
kalana si fiican baa loo yaqaan.

Hadii reer-saalax miyo degana waa dad badan
oo laga heli karo meel kasta, xamaali hadii aad
ka hadlaysidna tag Soomaaliya oo soo hubso cida
xamaalka u badan.
Hadii Xaaji Cali rabo inuu sidii nin rag ah kaftamo car ha sheego ciduu yahay.
wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 08:41 am
Markaan noociina oo kale oo reer hebal iyo reer hebel isu haysta arko ayaanba warsangeli sheegasadiisa nacaa!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr ogayslabe

Thursday, February 15, 2001 - 05:58 pm
xaaji cali!!!!!!!! waxan u malaynayaa ninka magaciisu xaaji ka bilaabmaa sidaa laguma ogayn inuu u hadlo. markaa ugu yaraan maa sheegatid naanaystaada kale oo laguu yaqaan ilayn adigoo kale ma naanaya la'aan kartid. mise haddaanu buuga kuu eegnaa...sida, daayeer cali...ama keleb cali....
Adiga saalah, waxba ha ka cadhoon daayeerkan. hase yeeshee ha moodin inuu yahay nin qabiilkiisa qarinaya ama ka dhaashay qabiil aad u malaynaysid ama dad aad cuqdad kala qabtaan. qofkasta waa noqon karaa. markaa adiguna ilaahay ka bari inaadan sidiisa daayeer noqon.
wa salaama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Damal Xagare

Friday, February 16, 2001 - 04:08 am
Xaaji Cali maaha Warsangeli.Wuu iska dhigayaa...hadii uu u sokayo waa midgaan.
Caasho walaalo, ixtiraam ayaad iga mudantahay, laakiin reer Saalax waa niman fara badan, dhalad ah, hiil badan, raganimo badan wax walba leh waa tol jira.Waxa la moodayey dhexdhexaadintii inay xagii Xaji Cali Xaar u janjeedhsatay.........
Reer Saalax yaa is hortaagi kara.........no body.......dhalasho, faro, raganimo......NO BODY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Damala Xagare

Friday, February 16, 2001 - 04:10 am
Nin Mucaarad ku ahaayow, midigale magaalow oo Minnesootuu la haystaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji-cali

Friday, February 16, 2001 - 08:10 am
Mr.Ogeyslabe , Damala xagare and others waad salaamantihiin.

intaa ka dib mr . ogeyslabe iyo damale xagare waxaan hubaa labaduba iney reer saalax iska dhigaya tolalkaa ay magacyadooda qaateen yihiin . waayo umalayn maayo in labadaa tol iyo reer saalax wanaag ka dhexeeyo . maxaa yeelay waxaan ogahay in reer saalax aduunka ugu necebyahay ogeyslabe , bahaogeyslabe iyo nuux cumar. waayo waxaa ku soo diray macalinkooda Ismaaciil suldaan ah. reer garaadkii markey eryeen buu wuxuu doontay reer saalax iyo warlabe meelahaa ku gaajeysan oo dadka kusoo diraa. laakiin warlabihii waa niman ileyn reer saalaxa ka reer magaalsane waa iskaga tageen ismaaciil oo wexey yiraahdeen nin tolkiisiiba soo eryey maxaanu ciidan ugu noqon. laakiin reer saalax iyagu xagey aadin ileyn xamaal iyo miyi maahee meherad kale ma lehe.

haddaba waxaan aaminsanahay in mr.ogeyslabe iyo damale xagare ay yihiin reer saalax raba inaan wax kasheego tolalkaas ey necebyihiin oo ismaaciil ku diray. haddiise aad tihiin tolalakaa aad isku magacawdeen dhiiglaawayaal baad tihiine ha difaacinina reer saalax oo runta ka sheega wexey yihiin.

hadaan usoo jeesto arintan laga xanaaqay war maxaan ceeba oo iri walaalahay warsangeli ee reer saalax aan ahayn inaan u sheegay in mindigale tahay miyi war taasi ma ceeb baa mise waa been ragow iyo dumarow? mida kale hadaan iri reer saalax reer magaal badan ma leh oo waa reer baadiye oo magaalada waxaa ka joogaa xoogaa u xamaala bahmajeerteenta iyo ogeyslabaha iyo aadan siciidka laasqorey wax kala soo dega miyaaney taasina run ahayn ? ma waxaa warsangelinimada laygaga saaray oo la igu haysrtaa in aan taariikhda walaalahay reer saalax sheegay. hadaad wax ceeb ah igu heshaan xaal baan diyaar ula ahay ilma adeeraday. taariikhda yaan la qarin oo nin walba ha loo ogolaado meeshuu kaga jiro taariikhda warsangeliga . qof tuugaa lagau yaqaan sida reer saalax qof xamaalid iyo reer miyinimo baa lagau yaqaan sida reer saalax qofna reer magaalnimo iyo lacag iyo tacliin baa lagu yaqaan sida warsangeliguba u badanyahay. markaa ilma adeerayaal reer saaloxow shaqo wanaagsan baad haysaan idinkumana caayin reer miyinimada iyo xamaalnimada ee waa xirfad eynu ubaahanahay .

gabadha caasho walaal anigu kuma caayin xaamaalnimada ilma adeeraday ee wey yihiin sidaas. waxaan kaloo xaal kaasiiyey nimankan reer saalax ee ku aflagaadeeyey ee ku yiri xagaad raacdey. nimanka afxumada waxaa u keenaya reer miyinimada oo cayda iyo in la rabshad badnaado wexey u arkaan wax lagu faano markaa walaal xaal qaado ana dadkaaga kaama maagin eh taariikh uun baan ka hadlay.

waad salaamantihiin dhamaantiin dhalinyaro and let us move up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Friday, February 16, 2001 - 08:19 am
war damala xagare miyaad waalatray walaal.

ma afarta reer saalax ee aan ku maqlay minisota ee iyagana ey soo dhoofsheen dadkii ey xamaalka u ahaan jireen baad nimankii reer magaalnimo ku siisey. walaan reer saalax dhaladna ugu noqoneyn dayaca ey ku jiraana ugaga baxeyn reer magaalna ugu noqoneyn dooxada mindigalena magaalo ugu noqoneyn xoogaaga ey afarta reer saalax ee tagtay minisota soo diraan. umase maleynayao in afarba halkaa ka joogto laakiin taadaanba kuu raacine haddii afar halkaa joogto waxba kaba bedelayaan diihaalka nimankaas ku fadhiya.

mida kale damala xagarow maxaad reer saalaxnimadaada u sheegan weydey intaad nimnkaa reer magaalka ah ee bah ogeyslabe magacooda kaga ciyaareysid mise waxaad aaminsantahay inaan adiga laguu soo joogsaneyn haddaad reer saalaxnimaadaada sheegatid.

waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Damala Xagare

Friday, February 16, 2001 - 09:20 am
Waryaa reer Saalah waa tolkay...naagyahay waa naage....at the end of the day...aniga iyo reer Saalax meel kala aadi mayno.Walaahay baanu reer Salax cadaw iigu eegayn aniguna aanan ugu eegayn.

Markaa xumaan reer Salax laga sheegayo inaan maqlo ma rabo....ee afkaag huuradiisa iga du oo wax fiican ku hadal intaad Warsangeli kala guraysid oo hadba qola caayaysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Friday, February 16, 2001 - 07:20 pm
TO: Damala Xagare iyo Mr.Ogayslabe

Waad salaamantihiin Brothers,waxaa hubaal ah
in Xaaji Cali aad u buko oo uu qabo cudur la
yidhaahdo Reer Saalax.Bal u fiirsada siduu u
hadlayo! ragu wuu xifaaltamaa,laakiin isku dirku
maaha caado rag.

Xaaji, waxaad tahay nacas laga roona ah..doqon
yohow Reer Saalax ma nebca Bah/Ogayslabe iyo
Ogayslabe midna, labaduba waa tolkay.

Xaaji Cali, iska hadal oo nefis ileyn waa gartaayoo Reer Saalax Monitorka kaaga soo dhexbixi maayaane!!

Wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Saturday, February 17, 2001 - 02:49 am
Waan idin salaamay dhamaan
Salaan kadib waxaan doonayaa inaan waxyar usheego ninka labaxay xaaji, waligey ma arag nin somaalinimo sheeganaya hadana reer sharaf leh af lagaadeenaya adiga kahor, ma maantaa reer miyi nimadiina ay xumaan iyo cay noqotay, walaahi adaa badow fooqal badow ah, waryaa reer saalax waxay yihiinba iyagaa isu ah kaagamana baahna inaad netka kusoo qortid, tan kale waxaanba hadalkaaga ka dhan dhan shay in sheekada intaa ka weentahay, talow ma gabdhaheenii baa laguu diiday? adoo kale waan aqaan markaan gabdh kuma siineeyno iraahno baad darbiyada iyo netka madaxa ku qaraacdaa.....orod wax isku fal duli baad tahee nacnacda kala tag meesha reer saalax cidi xataa kama gaareeysidee.......
Salaam...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Saturday, February 17, 2001 - 07:10 pm
salaan; waryaadha ha la daayo nimanka reer,waayo waa niman tola eh. slaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saac

Sunday, February 18, 2001 - 02:38 pm
assalaamu calaykum; Waryaadh miyeeydin maqlin maahmaahda somaaliyeed oo odhaneysa;sida aad dhar magaalo ku xidhataa wey dhowdahay,lakiin sida aad dhal magaalo ku noqotaa way fogtahay ama dheer tahay. no hard feeling sidaa iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Tuesday, February 20, 2001 - 03:17 pm
dhalinyaro waan idin salaamay dhamaan.

sucaadey walaal ma necbi tolkay reer saalax laakiin wexey yihiin uun baan shegay cayna kama dhigin reer miyinimada laakiin iney yihiin uun baan shegay iyo taariikhdooda iyo waxay soomaaliya ama xero warsangeli ka yihiin.

xaga gabadh la diido . horta anigu ma caayayo gabdho ilma adeeraday ah iyaga keliyana ulama jeedo . laakiin jilibyada warsangeli e reer miyiga ah ku fekeri maayo inaan gabadh ka guursado reer saaluxuna wexey ku jiraan jilibyada reer miyiga ah ee warsangeli. marka maxaaba lay diidaa hadaanaanba gabadh ka doonan reer saalax. laakiin taa micneheedu ma aha inaan ilmaadeeraday hablaha ah ee reer saalax ey gun yihiin oo aanaan geyin . maya walaahay. hadaba midka yiri cid baad isku diraysaayow cidna isku diri maayo waana ka jeclahay midnimada warsangeli nin walba . laakiin maanta kala daad sanaata warsangeli idinkaa ugu horeeya sababtoo ah majeerteen iyo isaaq oo aan warsangeli weligii ku adeegan baad idinka oo uu idin hogaaminayo ismaaciil maxamuud cali shire u suuro geliseen iney warsangeli kala daadiyan oo ku shaqeystaan oo maalinba nin umagacaaban caaqil ama garaad.mida ah ineydaan nebcayn bah ogeyslabe reer faatax iyo ogeyslabe iyo nuux cumar waa beentaa. mar dhow baan wadankii ka imi . oo dadka kala qeybintiisaad ka shaqeysaan. hadaba hadda iyo dan haddaan wax qalada sameyey xaal baan siiyay ilma aderadey reer saalax iyo warsangeliga kaleba haddaad u aragtaan inaan cid caayay . mida kale halkaa ineynu ku xirno sheekada baa inoo fiican oo waqtiga uga faa iideysano wax u qabashada dhulkeenii hooyo inagoo isku duuban.

mahadsanidin hana lays cafiyo ilma adeerayaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Wednesday, February 21, 2001 - 09:15 am
Mr xaaji waadba fiican tahay inaad hurdadii aad kujirtay aad kakacday in kastoo ilaa iyo hada aad aflagaadadii wadid, tan kale nin yahow ilaahay nin rag buu kaa dhigee iska dhaaf qabiilkan aad is daba wadid, waanba kuu jeedaa way kaaga dhagtay inaad warsangali kala gurtidee.

Hadase waxay ila tahay wixii aad qof waliba ka sheegi lahay ka sheegtay, waadna nafistay..ok, ilaahay garabkaaga hagalo iskana dhaaf waxaas oo kale sharaf kuuma ahanee. Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Thursday, February 22, 2001 - 01:23 pm
TO. Suad

Suad, walaal waxaad ogaataa in Xaaji Cuqdad uu
yahay nin dhibateysan oo caqliga aan xor ka aheyn,
hadii uu sharaf leeyahy oo uu yahay nin wax isku
falaya,gabdhaha waxba kama sheegeen! Reer Saalax
cid wax ka qaadi kartaa ma jirto, hadii ay Garaad
yeesheena waa mid iyaga u taala markaa wixii internetka ka caytamayow iska hadla..Suad, waxaad ogaataa in qof la hadli kara Reer Saalax aanu jirin marka la wada joogo dhulkii iyo marka lays
hor fadhiyaba.

Xaaji Cuqdad, car hadii uu nin raga yahay ha sheego qoladiisa..
Suad, adiga ayaa ku filan Xaaji Cuqdad, waa nin aad u hooseeya. nin gabdhaha Reer Saalax gayana ma aha, qiimaha ay leeyihiina ma goyn karo.
Waxaan aad u hubaa in uu ka mid yahay kuwii inta la dilo ka baqan jirey in ay magtooda soo doontaan.

Wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Thursday, February 22, 2001 - 01:29 pm
TO. Suad

Suad, walaal waxaad ogaataa in Xaaji Cuqdad uu
yahay nin dhibateysan oo caqliga aan xor ka aheyn,
hadii uu sharaf leeyahy oo uu yahay nin wax isku
falaya,gabdhaha waxba kama sheegeen! Reer Saalax
cid wax ka qaadi kartaa ma jirto, hadii ay Garaad
yeesheena waa mid iyaga u taala markaa wixii internetka ka caytamayow iska hadla..Suad, waxaad ogaataa in qof la hadli kara Reer Saalax aanu jirin marka la wada joogo dhulkii iyo marka lays
hor fadhiyaba.

Xaaji Cuqdad, car hadii uu nin raga yahay ha sheego qoladiisa..
Suad, adiga ayaa ku filan Xaaji Cuqdad, waa nin aad u hooseeya. nin gabdhaha Reer Saalax gayana ma aha, qiimaha ay leeyihiina ma goyn karo.
Waxaan aad u hubaa in uu ka mid yahay kuwii inta la dilo ka baqan jirey in ay magtooda soo doontaan.

Wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saac

Thursday, February 22, 2001 - 02:55 pm
to;saalah; waryaa dhegayso;ninkaaga is ku sheegay saalax , anigu waxaa iga yaabiyey ninkaagan ku faanaya dad aydileen .hadaad dad disheen oo magtii la idiin soo doonan waayey,ha u qaadan in la idinka baqay ,ee waxaad ogaataa taasi waa mid idiin taala.remember,nin waliba waxa u dhiteystuu leeyahay.ta kale waxaa tidhi ninkani waa nin aad u hooseeya,lakiin aniga waxay ila muuqataa inaad adigu tahay nin aad uliita amba aad u hooseeya.no hard feeling please salaan dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Thursday, February 22, 2001 - 04:16 pm
salaan to saac and others

saac bro adaa dhameeyey intii aan oran lahaa . nimankiina mayla aragteen. saacow ha layaabin nimankan reer saalax wexey weli ku jiraan qarniyo dadka badankoodu soo dhaafeen . oo faan beyba iyaga u tahay dadbaanu dilaa iyo dad baanu dhacnaa. waa calaamadaha reer miyinimada waana wixii aan ku sheegayey markaa ha layaabin.markaa haddii ey jiraan waxan reer saalaxu sheeganayaan oo ay akhrisanayaan dad ey dad ka dileen oo magtii u dhaafay. waxaan ku talinayaa in aad magtii nimanka ka doontaan ileyn gun wax looma daayo oo markii loonaxariisto oo layiraahdo waaney haysan oo waa caydh oo nimanku waatole yaan loo ciqaabin wax shaqsi iska khariban oo aan ilaahna ka baqeyni sameyey ayey ileyn waa reer miyi eh umalaynayaan in magtii looga baqay dadbadeedna sidaa ugu faanayaan. markaa ciddii guntaas wax ku lehey ka soo qaata xoolihiina. laakiin cid ha la dilo oo dhiig qof ina adeer warsangeli ah ama muslim ah oo aan waxba galabsan in la daadiyo cidna kuma waaninayo . waxaasi waa shaqada reer baadiyaha ee reer saalax ha loodaayo. reer magaalka shaqadaasi shaqadooda maaha warsangelina maanta uma baahna wax cuqdad sii dhex dgiga. laakiin magta haddii ey jirto wexey sheegayaan oo aaney mag weli bixin oo awel loogu naxay in lagu naas nuujiyo ha laga doonto hadda ileyn gun reer miyi ahi abaal ma lehe oo naas nuujin ma taqaane.markaa reer saalaxow aniga cuqdad cidna kama qabo weliba ilma aderaday reer saalax cuqdad uma qabo laakiin taariikhdooduun baan sheegay. mida kale dhowr goor baan kusoo celceliyay hala iisheego oo dadka reer saalaxa ah oo la fahmi karayo sida sucaad ha iishegaan qaladkaan galay diyaar baan u ahay xaal eh. reer saalx ninka sheegtayow adaa cuqdadi kaa buuxdaa oo ku faanay dad baanu dilney oo mag bixin weyney reer miyi fowqal reer miyi . aleylehe inaad ku banaantahay reer saalax. midda kale anigu ma caayi karo xaasha lillaah gabdhaha ilma adeeraday ah mana caayin mana ihi nin dumar caaya. sharaf beyna iga mudan yihiin gabdhaha warsangeli mee lakasta oo ey joogaan.markaa nacasyohow reer miyiga ahi ha isku kaaya dirin aniga iyo gabdhaha. midda kale gabdhaha reer saalaxdan aad lasoo taagan tahay jooji oo gabdhaha ku dhex qari gabdhohoodaa kale ee warsangeli si ey umuuqdaan. banaanka ha soo dhigin gabdhaha reer saalax keliya oo dadku yey oran warsangeliga gabdhohoodu ma qoladan uun baa you know what I mean. u daa gabdhuhu ha iskaga dhex jireen hablaha qureeshta ah ee bahmajeerteen iyo bahogeyslabe iyo ogeyslabe iyo aadan siciid iyo kuwa kale ee warsangeliga si ey ugu dhex dhuuntaan . waayo haddaad gabdho reer saalx keliya baanaanka soo dhigtid nacabkaa ina caayaya you know what I mean brother.

waad salaaman tihiin dhalinyaro and like I said before let us move on and talk something better,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Thursday, February 22, 2001 - 04:29 pm
to sucaad

walaal sucaadey aad iyo aad bad umahadsantahay. markaan adiga oo kale akhriyo qoraaldaada baan ka qoomameyaa inaan qayb ka qaatay doodan aan micnaha lahayn ee ey dad cuqdad qaba oo aan waxba garaneyn ka leexiyeen majareheedii. in lays ku caayo uguma talo gelin arintan qof kii meeshan fureyna uguma talo gelin laakiin rag reer baadiye ah oo tolkaaga ka dhashay sida ninka la baxay reer saalax baa wax kharibaYA OO KALA DILAYA ILMA ADEERTA. markaa walaalo sucaad wixii qalada oo aan ka qayb qaatay xaal baan ka bixiyey adiga dartaa. qof sharafleh baad tahay hadalkaaguna wuxuu i xusuusiyey inaan reer saalx wada reer baadiye iyo xamaal aheyn ee dad sharafleh ku jiraan sida adoo kale. waxaad adigu igu tiraahdid diyaar baan u ahay. and it was never my intention to say something bad about my ilma adeer reer saalax but to tell the taariikhda jilibyadena and out cities and towns.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Damala Xagare

Friday, February 23, 2001 - 03:09 am
Damal Xagare:
Waar ninyohow dhareerkaaga iyo raganima daradaada meesha kala tag.Oo hadaad hadlaysid sidii nin u hadal maanta oo dhan ha u gunuunucin sidii dhoocil yare.....
Waxaana kuu fiican inaad ka baxdid meesha amba golaha saamax weydiisatid.....aad baad u aflagaado badantahay oo u edeb xuntahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suad

Friday, February 23, 2001 - 09:32 am
To Salah
Waad mahadsan tahay walaalkiis, adigoo raali ah waxaan ku oran lahaa waqtiga ha isaga lumin inaad ilma adeeradaa meel lagu caynayo aad qayb ka qaadatid, wanaaga ku dadaal aflagaadada iyo faankana hala iska daayo qof waliba way taqaan qofka kale wuxuu yahay.........mahadsanid.


To Xaaji

Walaalkiis marka hore qalad baad ii fahantay kuma oran reer saalax baan ahay taas haiga samayn please, tan xigta maalintii aad qoraal ku bilaawday bogan ilaa iyo hada waxaad lee dahay xaal baan bixiyey aflagaadada waan joojiyay, balse waxaan arkaa in maalinba maalinta ka danbaysa ay sii badato af lagaadadaada.

Qaladka aad gashay asalkiisaba wuxuu yahay in reer sharaf leh iyagoon kuu idmin aad taariikhdooda netka ku soo qortid, mar walbana aad lee dahay just taariikhdii unbaan dadka xasuusinayay, war nin yahow yaad taariikhda reer saalax xasuusinaysaa suaal maba xumee? ha ioran warsangaliga kale sababtoo ah they know reer saalax asalkooda waxay yihiin dhaqankooda haduu xun yahay iyo hadii kalana iyagaa kujecel oo waa walaalahood, soomaali waynta kalana kaagama baahna inaad ooga sheekeeysid taariikhda qabiilkaas oo haday ubaahdaan inay information ka ogaadaan qof laftaas udhashay ayay raad sanayaan si uu ugu sheego taariikhda dhabta ah kana saaro meesha aflagaadada...
Salaam..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogayslabe

Friday, February 23, 2001 - 11:35 am
Reer Saalax niman aqoon baa ku yira hadalka qaarkiiye. Waa niman haday rag is qabtaan huriya baaruude. Waa niman doofaarka xaaji cali ah hoor ka soo quba eh. Waa niman hablaha ay qabaan halalac leeyaane. Walaal Saalax, ninkan aad u jawaabeyso waxaan u malaynayaa in aanu Warsangeliba ahayn. Waayo aad buu ugu raaxeysanaya
cayda iyo aflagaadada tolka. Waxaan u malaynaya inu yahay idoor la dhalay(Muuse Ismaaciil),tolkana ku soo dhex koray.

Xaji Cali alaha ku shaafiyo. Ma gabar reer saalax ah baa ku diiday, mase wiil reer saalax ah baa adoo yar ciida ku cun siin jiray. Waayo cuqdada kugu jirtaa waa mid aad iyo aad u weeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 02:49 pm
Waryaa Imaaciil Maxamuud Cali Shire aflagaadada
halaga Daayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 02:56 pm
WAR ISMAACIIL WUXUU IS MOODAY IN UU WARSANGELI WAXDHEERYAHAY REER SAALAX UUN BUU HAYSTAAYE
WARSANGELINA WAATAY ERYEENE.
WAA TUULA RAACE EE TUULADIISA AYO HADBA KAN SOO
GALA HALA TUULADIISA HABAACSADO.

HADAADSE U HIILINAYSID WAXBAA LOOGU HIILIYAA
WAXA UU NINKU GUDO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saac

Saturday, February 24, 2001 - 06:15 am
asalamu calaykum ; To ,xaaji ali,marka hore reergraad ma eryin ,mananebca,Ismaacil suldaan.ta labaad ismaacil reer saalax kuma dirin dadkan aad kor ku soo sheegtay,sababtu waasidan,Reer saalax waa dad badan ,markaa umalaymaayo kana filimaayo ,reer saalax iyo ismaacil inay isku raacaan dad nebcaad.Anigu waxaan kugu la talin lahaa in aad arintaa xaal ka bixiso,waayo, ismaaciliyo reer saalaxba meel baad kaga dhacday. Sidaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Saturday, February 24, 2001 - 11:12 am
TO sucaad

waad mahadsantahay walaalo. waana fahmay hadda inaadan ahayn reer saalax. markii horeba waan ka shakisanaan inaad reer saalax tahay laakiin hadda waad ii cadeysay. walaal dadka tolka ah iney is xifaaleeyaan oo ka sheekeystaan taariikhdooda ceeb uma arko. ujeedadeyduna taas uun bey aheyd ee qalad ha iga fahmin.

to ninka isku magacaabay ogeyslabe.

waxaan kuu sheegayaa inaad reer saalax tahay waan hubaa oo aadan ogeyslabe aheyn. waxaad tahay reer saalax tolkaa ogeyslabe oo uu cuqdada u qabo raba inuu aniga igu diro oo aan caayo.laakiin ninkan reer saalaxa oo sheeganaya inuu yahay ogeyslabow qorshahaagii wuu dhicisoobey oo ilma adeeradey iyo ilma abtiyadey igu dirimeysid oo caayi maayo ee cuqdadaada aad ogeyslabe u haysid adiga iyo reer saalaxa kale ku dhinta idinku anigu waxba uma aan qabo oo waa niman tolkey ah oo ixtiraam iga mudane.


to saac

walaal waad mahadsantahay laakiin waxba kama aan sheegin ismaaciil maxamuud cali shire. waxaan uun sheegay in caradii ey ilma adeeradii isku caroodeen la fogaatay . oo intii uu sharafta iyo midnimada saladanada ilaalin lahaa uu ka doorbidey in niman aabihs maxamuud cali shire ilaahay ha u naxariistee askar u ahaa oo ah nimanka reer saalax uu intuu miyi kasoo uririyo yiraahdo suldaamo baad tihiin. bal reer saalx waa lagu shaqeysan jirey oo ciidan bey ahaan jireene mexey saldanad ka yaqaaniin. markaa ismaaciil inuu waxaa sameeyey ma shaki baa ku jira oo uu ka qayb qaatay kala qaybinta warsangeli iyo wiiqida saldanadii warsangeli ee taariikhda iyo magaca lahayd. wadankii baan dhowaan ka imi waxaana daawaday cajilad laga duubay dooxada mindigale markii reer saalxu halkaa isugu ururay oo yiri wax la yiraahdo saldanad baanu sameysan. dhegeyso cajilada oo magaca ismaaciil dhegeyso isagoo hambalyeynaya. tii xaqa aheyd oo family giisana wuu diiday inuu ka qayb qaato. markaa haddii arintaasi beeneewdo xaal baan bixin. ok. marka ismaaciil wuxuu islahaa baabi i magaca suldaanka xaqa ah ee suldaan siciid , laakiin wuxuu wiiqay magiciisii iyo magacii warsangeli oo dhan oo dhibta warsangeli ilaa hadda kasoo kaban la yahay waxay dadka taariikhda warsangeli indha indheeyaa u tirinayaan talaabada ismaaciil iyo askartiisa reer saalax. dadkii wadanka wax u qaban lahaa oo dhan baa faraha uga qaaday markey qalalalase majeerteen iyo isaaq soo abaabuleen wadankii ku mashaqeeyeen. and remember majeerteen iyo isaaq ma rabaan iney wadankeena horumar ku arkaan arimo siyaasadeed darteed.

markaa saacow waxaad tahAy koley nin macquul ah oo aan rumeysanahay inaanu meel ax isla dhigi karno. haddii xaal igu cadaadana waan bixin .

to damal xagare.

waxaan weli aaminsanahay inaad tahay reer saalax iska dhigaya bah ogeyslabe oo raba inaan caayo nimankaa tolkey ah. marka marba iska dhig qabiil aad necebtahay walee taariikhda waan ogahay oo haddaan wadankii ka imi oo kaama yeelayo inaad ii isticmaashid inaan aflagaadeeyo tolaka aad isnecebtihiin. inaad reer saalax nimadaada iska sheegatid baa kuu fiican intaad hadba tolkale magiciisa qaadaneysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji cali

Saturday, February 24, 2001 - 11:29 am
to ninka ogeyslabe sheegtay

war ninyahow markii horaan kuu sheegay oo waxaad tahay reer saalax raba inuu ogeyslabaha uu necebyahay afka ii geliyo. markaa taas ma yeelayo. mida kale war ma reer saalax baa gabdho halallac leeya horta guursada waa tuma gabadha quruxda iyo sharafta leh ee guursaneysa reer miyi ama xamaal reer saalaxa. mida kale haddiiba ey dhacdo in mid ilaahay u duleeyo ma reer saalax baa gabadh ey qabaan sharaf ku dhaqa. xamaalad iyo tuugad bey ka dhigaane. markaa ha ku qaldamin raga dhala gabdhaha halalcda leh. oo ha i oran dooxada booxaaro iyo mindigale baa dad noocaasi ka dhashaan. midda kale war ninkan reer saaloxow waxaad uun haysaa reer saalax baa baaruud ridee yey baaruuda ku ridaan oo xagee ka ridaan. ileyn weligay ma maqlin ciidan reer saalax oo meel fadhiya eh. waan maqlay reer saalax ciidan u ah bah majeerteen iyo bah ogeyslabe oo ay ku shaqeeyaan laakiin ciidan reer saalax oo goonui meel u fadhiya oo baaruud ridaya!!!!!!!!!!!

ii sheeg hadaad ogtahay oo goobtaa i dheh.

hadal saarnaan meyno ee ninkii taariikhdaa aan reer saalax ka sheegay mid ka duwan hayaa ha ii sheego haddii kale let us move on oo aan wax kale ka hadalno.

waad salaamantihiin dhalinyaro dhamaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CeelBuh

Saturday, February 24, 2001 - 12:28 pm
Tolku waa wada salaaman yahay. Xaaji Cali ninka sheektow ka jooji fidnada halkan, tol isku aruurin meysid inaad kala tirtid mooyaanee.

Reer Saalax, waa tolkayaga, iyo ilma adeerteen. Tan kale markaad leeday askar bay u ahaayeen The Great Suldaan Maxamuud Cali Shire, waxay halkaa ku tusineysaa sida ay ugu dhawaayeen Suldaanka iyo geesinimadooda, iyo in ay jirto Suldanada. Tan xigta, Suldaanku dadka waa kala yaqaaney, reerna ma uusan dulmin jirin, sharaftoodana uguma dhici jirin meel.

Suldanada maanta meesha ay mareyso waa loo wada dhan yahay, calool u shaqeystayaasha qolo ma aha. Reer walba nin baa ugu jira. Reer Cawl baa maanta Suldanada ugu dhow, iyagana rag baa ugu jira haddii ay ahaan laheyd Hargeysa, Garoowe, iyo kuwa maleega, kana shaqeeya burburka midnimada Warsangali ay hormoodka u aheyd Suldanada. Taana ceeb ma aha waayo reer waalba dhamaantood lagama helayo rag wada fiican sida aan looga heleyn ragg wada xun.

Hadaba, Xaaji Caliyo dhibta jooji, malaha adigaba ayaaba ah nin reer Saalax oo doonaya in aad waxaan jirin ku sii kicisid. Iyaguba way garanyaan Wada jir in ay awoodu ku jirto.

Maca salaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saalah

Sunday, February 25, 2001 - 01:03 pm
waxaa aad la yaab u leh in Xaaji Cuqdad, uu qof kasta oo meesha soo galo ku sheego Reer Saalax.
hadii aad is leedahay Reer Saalax waa la necebyahy
oo Warsangeli oo dhan baa neceb, waad khaldantahy.
Waxaa nasiib daro ah in aanan aqoon jilibka aad
tahay,waayo jawaabteda ayaan ku siin lahaa.

Mida kale, hadii aad tahay Warsangeli dhalad ah
ilama aha in aad caayi lahayd gabdhaha Reer Saalax. Marnaba aniga igama suurtowdo in aan caayo
gabadh warsangeli ah.
waxaad ogaataa in aad tahay shakhsi aad u yasan
oo jiran.
Taariikhda Reer Saalax waxaa yaqaan Warsangeli iyo
cid kasta oo ladegan mid aad adigu xumayn kartana ma aha, Reer Saalax iyaga ayaa tashada oo go'aan ka gaadha wixii dan u ah.
Xaaji Cuqdad, ilaahay weydiso in uu kaa saaro
cuqdatul nafsiga kugu jira.

Mr. ogayslabe iyo Ceelbuh waad ku mahadsantihin
sida tolnimada ah ee u hadasheen.
Wasalama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Osman

Tuesday, February 27, 2001 - 09:59 am
waa laydin salaamay dhamaantiin. runta is waydaarsada cayda joojiya. salaamu caykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qawdhan

Tuesday, March 06, 2001 - 06:39 am
waxan idiin sheegayaa in reer saalax ay askar u yihiin ismaaciil suldaan xaajina been ma sheegin waxay yihiina waa la yaqaanaa reer dug yuurur weligood ninkii gabar ka guursada ayay dugiisa fadhiisan jireen gun guni dhashay. laakiin haday u daraayeen oo ismaaciil ku yiri cadawgiinu waa nuux cumar,bah ogayslabe iyo ogayslabe iyana way rumaysteen ilayn caqli malaha eh........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GabadhWacan

Tuesday, March 06, 2001 - 07:09 pm
Salaamu Calaykum

Hayaaaaaay!!! Anoo meel kale soo maray oo hadaa ka yaaban ayaan meeshaan is idhi bal eeg. Ilma adeerayaal waxaan filaya inaad wada joogtaan qurbo. Inaad wax garad tihiin.

Waxaan idin odhon lahaa magaca tolka yaan lagu ciyaarin. Yaanan cadowga naloo jebin. Meeshuu waa forum oo waxaa soo gala dad farabadan. Warsangeli weligii sharaf buu lahaa iminkana waxaan qabaa inuu leeyahay. Laakiin waxaa ka soo shaqeeyay raggi hore.

Yaanan lagu ciyaarin sharafteena. Waxii intaa la soo dhisaayay inay 5 nin oo ka dharagtay Big Mac iyo Coke ku ciyaarto ma aha. Raggoow joojiya dhibka. Ragoow is qabta! Ragoow hadaad isku ciil qabtaan aqaladiina isku qabsada! Dhabtii waxaan qabaa kan ninka tolkiisa meel banaan ah ka caaya oo shisheeye maqli karaan in tolka laga saaro. Mise anaa doqon ah oo weli aaminsan midnimada tolka?

Laakiin ragga dadka isku diraya ma aha warsangeli. Yaanan loo jawaabin. Ilahay baan idinku dhaarshee ka aamusa oo mawduuca bedela.

Salaam

GabadhWacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Wednesday, March 07, 2001 - 08:45 am
ciid wanaagsan

sis gabar wacan aad baad u mahadsan tahay. ilaahow adoo kale ha noo waayin. walaaalo midnimadii iyo sharaftii wey jirtaa weli laakiin qurunkan iyagii meelahan oo dhan isku xagxaganaya oo shisheeyihii maqlayo ceebtooda waa jaahiliin aan waxba ogeyn ee tol ma mwetelaan . dad shisheeya ah oo ka faa iideysanayaana waa jiraan oo u hoos gelinaya sida ninka warsangeli sheegtay ee ka nac nac leh boga kale. markaa walaalo ilaahay ha kaa abaal mariyo waxaana ina ku waaninayaa dhamaan sida walaasheen inoo sheegtay inaan loo jawaabin kuwa ku soo hoos noqonaya tolka dhexdiisa.

wasalamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed

Saturday, March 10, 2001 - 05:19 am
asalamu calaykum ;
waryaadha waa nimanka reer saalax, isxaaq baa la weeydiiyey sababta uuku diiday ama kacadhooday markii loogu yeedhay isxaaq,markaasuu wuxuu yidhi war isxaaq ma diidine ... xaaq...daa danbaan diiday.
markaa reer saalax waxaa weydiinayaa sababta ay ku diideen reer miyinimada,elayn somali inteeda badan ayaa reer miyi ah one way or the other.
no hard feelig please;
\

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHOGAYSLABE

Monday, March 12, 2001 - 07:18 am
i dhagaysta qawdhan iyo xaaji cali waxaa la yiri baastar gabadhi keentay basarkaa waa lahaan jiray
waa laydin dhalay ee xishooda, tan aad leedihiin bahogayslabe iyo reer saalax waa cadow hooyo waydii oo waxaad tiraahdaa hooyoy bahogayslabe iyo reesaalax ma cadow waxaan ogahay in markii aan ku jiray jihaadkii ay ahaayeen qabaailka aan isku halayn jiray ee taagnaa garabkayga bidix
markaa taa hooyo soo waydii oob waxaad tiraahdaa waa laygu qabsaday hooyo waxaad ii sheetayy berina aan war kaa helo
bay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARASHO

Thursday, March 15, 2001 - 09:50 am
waar waxaan sidaa u dhintay goormay tolka ku soo biireen reer laasqoroow waxaan idiin sheegayaa waalaynagu jiraa shisheeyaana inaga maadsanaya ee damiirkiina wax haw dhiminina reer saalax reer garaad ogayslabe bah ogayslabe ha kuk warwaregina ee wax waxtar leh ka hadla.....
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Saturday, March 17, 2001 - 08:55 am
thank you bro garasho.

dadkan dhib baa haysata ah aaney fahanssaneyn in meeshan cid walbi soo gelaysio oo ka maadeysaneyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin qabiil nacay#37

Thursday, March 22, 2001 - 06:00 am
Saud iyo gabadhwacan mooyee intiina kale waxaad tihiin dad qabyaaladi la tegtay oo duli ah Ilaahayna ka baqayn.

Isla yaaba dadka kale waa idinka yaqyaqsoodeene.
wax micna leh ku hadla.
Qabiil Ilaahay baa lagaga fogaadaaye isla yaaba.

Qabiil wuxuun buu isku diraa, idinkaana ii markhaati ah.

Qabyaalada meesha kal baxa oo qudhunkiina astura.

Mandaqadiinii magac xumo ayad u soo jiideen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qabiil-ka-xoreebe

Wednesday, April 04, 2001 - 02:31 pm
To samater

walaal waa ku mahasantahy maqaalkaad qortay.
Gabadhwacan iyana way mahadsanthay.

Dadkii maxaa helay anigu yaabye?
dadku miyaanay sheekaysan karin haddii aaanay qabiil ka hadlin?

dadka ma duumaa ku dhacaysa haddaanay is caayin?

Islaanimadii ma daaqaday dadku ka tuureen?

War dadyahow wax iskula hadha oo ilaahay ka baqa oo qabiilka iska daayaa.

Qof qabiil ku dhaqmaa ilaahay hortiisana sharaf kuma leh dadka dhexdiisana waxaa loo arkaa wax jaahil ah.

Anigu idinka yaabay; umadii kalena waydin daawanaysaa idina ismaba ogidin.

Waa yaab iyo yaabka yaabkii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siwaaqroon

Saturday, April 07, 2001 - 02:35 am
mindigale laga guur sidii loogu diidey nimankii aasaasay oo ahaa reer carab marka reer saalax waxba maqabsan karaan reer carab laaantood
waxaana jira xaq
haddii aad samaysateen garaad wax lagu sheego ooaan garaad lahayn iyo garasho toona lahayn
ee ilaahay ka yaaba oo soo celiya xoolihii aad reer carab ka dhacdeen ,haddii kale maxkamada aduunka baa laidin geynayaa
jawaab iyo calaacal iyo gurashona imarimayso
waayo ciilkiina ayaan la gaaxay oo ah dhac iyo boob garaadkana u dacwoonay oo wax noo qaban waa
waxaan idinka sugayaa kulan iyo xoolihii iyo guryihii oo aad soo celisaan